ISMAIL DANNAN INTAAN BAASE SOO MARAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025

  Рет қаралды 729,995

Ismail Dannan

Ismail Dannan

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@AaminaAbdiqaadir
@AaminaAbdiqaadir 10 күн бұрын
Ala indr maxan ooyay inbadan alhamdulilah hada so baxday hn 🩸😫😭
@Naacimoxaajiahmed
@Naacimoxaajiahmed 10 күн бұрын
Wlhi kula mid baan ahah Alle 😢😢
@Hazaziibrahim
@Hazaziibrahim 10 күн бұрын
@@Naacimoxaajiahmed runti
@MoktarAsad
@MoktarAsad 9 күн бұрын
❤❤❤😢
@Amiishabdi-sg1uq
@Amiishabdi-sg1uq 9 күн бұрын
Ala muso baxy 😢🥹
@DjWageone
@DjWageone 9 күн бұрын
Haa ​@@Amiishabdi-sg1uq
@KadarBarkad
@KadarBarkad 9 күн бұрын
Rajo walba Mar unbay rumaydaaa qof walpana oo aminsan inu ilahay jiro nabi mahmedna rasulkeni yahay ilahay cidlyn mayo alx alahba mahdleh ❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 8 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ Alhamdulilah Always n always
@TALL_MAAN
@TALL_MAAN 7 күн бұрын
Aad io aad wll imanka allaha nobuuxsho❤😊
@queennasra601
@queennasra601 4 күн бұрын
S.cw riyadha ugu weyn an leyhy aya ax inan arki hoyo o wey rbta an siiin kro ilhyow Riyadheydha irumeee😭🤲🤲
@Fatyma-zahraAboubaker
@Fatyma-zahraAboubaker 10 күн бұрын
Ala in badan baan ooyay oo ku duceenayay Alhamdoulilah Illahay uu ii aqbalay walalkay Ismaëlow Illahay haku ilaaliyo from Djibouti 🇩🇯🥹
@yahyehussein
@yahyehussein 9 күн бұрын
Merci mahad sanid
@faizam523
@faizam523 4 күн бұрын
Mahadsanid Fatyma-zahra.
@naasirabdirizak4789
@naasirabdirizak4789 7 күн бұрын
Heeskaan wxuu soo baxay maalin aan kasoo baxay xabsi ku yaal wadan aan ahyn kaygii hooyo. Xoriyadu macaanaaa markaad tahy maxbuus.. Waa hees dareen gooni ah igu reebtay Welcom3 back ismacil bro X
@team27_asad_hagio
@team27_asad_hagio 9 күн бұрын
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢
@roukyadajiya-gz4ou
@roukyadajiya-gz4ou 9 күн бұрын
Waa runtaa taasaa been ahayn
@Khadarabiib-cz4cn
@Khadarabiib-cz4cn 9 күн бұрын
Waa runtaa por
@Abdirahman334
@Abdirahman334 9 күн бұрын
Realy❤
@SahroWadani-f9j
@SahroWadani-f9j 9 күн бұрын
Wa run wllhi quraanka k mcn
@dhaqaneibraahimgaar-gaar6839
@dhaqaneibraahimgaar-gaar6839 9 күн бұрын
⁠Really
@abdirahmanherzi2603
@abdirahmanherzi2603 2 күн бұрын
Waaridkey ima Noola Dhamantod Hooyo mcn.aabe Mcn Labo Ayeeyo Labo Awoowe AUN Lakin waxan Haysta Walalo I jecel Allah Ha i daaye ❤
@axmedweersame5760
@axmedweersame5760 10 күн бұрын
Ninkani waan la cajiibaa toonkiisa iyo hab naaxiyadda uu leeyahay weli ma aan arag fannaaniinta dambe mid lacayna welcome back Masuul waxaan ku leeyahay Nasiib wacan
@axmedxassan8910
@axmedxassan8910 5 күн бұрын
Cawaale oo nin weyn ah baa sheegey dee
@ugaaz
@ugaaz 4 күн бұрын
He being to school for this probably
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 күн бұрын
Wllo Ismaaciil, Waayuhu Waa taxane, Midba tusmo u taagane, Allah tiirkaada ha adkeeyo, tawaawsi dambena kuma tuso, taariikhdaada qurxoon & tariiggeedu ha kuu shidnaado IA🤲🏽🇸🇴🇫🇮🇬🇧bi’ithnillaah🤩the Somali🇸🇴Legend Danan😇
@SidiiqAbdilaahi
@SidiiqAbdilaahi 10 күн бұрын
😭😭😭😭wlhi wan ooyigadhay wan iska damiyay heestiba wan adkaysan kari wayay ismaciil danan never give up my singer noloshu dibkuma xumayso ❤❤❤
@aaliyamoalin6683
@aaliyamoalin6683 9 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 8 күн бұрын
Kula mid ayaan ahay walaahi ilinta ceshan waayey waan iska damiyay waayo meel aan joogo iyo meel kale kala kasi waayey anigee iku dhacday 8bilood ku xanibnaa meel silac iyo saxriil ku maray aan xataa ku xanuunsaday markaa heestaan maqlo waanba ilmeeyaa nolosha dhan waxay iku noqotay ciqaab qalad aan galin ayaa dusha lakaa saaraa inta xabad xabad lakuu seexiyo dhabarka lakaa tumaa ul tubo nooca cagaarka ah kadib lugta qabso laku dhahaa hadana lugta lakaa tumaa Mar quustay oo dhahay waad ka sabartay is dhahay oo xubnaheyga dhan barareen lugta ka Socon waayey ku xanuunsaday 30/03/2023 ayeeyadee go;aansatay in ay ika soo saarto dib la ii daaweèyo xaqiiqdii waxay aheyd meel xabsi guri ahaa dadka uyaqaan dhaqan celin alxmd maanta waan ka soo baxay dhibaatadii 8bilood ku dhibtoonaayey dhibaatadii 1sano ku dhibtoonaayey markaa heestaan maqlo xasuus aaba galaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@deksanousman7747
@deksanousman7747 6 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@drsmunabileabdi6092
@drsmunabileabdi6092 8 күн бұрын
Sanadkan wuxuu ahaa macalin waxaanan kabartay casharo waawayn ilaahoow sanadaha dambe iiwanaaji hana igu oofsan xaaladaan aan kujiro yaa Allah 😢
@SalebaanBade
@SalebaanBade 5 күн бұрын
Sorry 😐😐😮
@mohamedjama1325
@mohamedjama1325 5 күн бұрын
Sorry my sister 😢inasha allah you will came back strong ever
@adnanalibouh1155
@adnanalibouh1155 4 күн бұрын
Sory wll Khayr badan aya imaan
@Tusmofilms
@Tusmofilms 10 күн бұрын
Top💯🫡welcome back legend
@MaqdisduniyoMaqdis
@MaqdisduniyoMaqdis 2 күн бұрын
🫡🫡🫡
@ABDIRAZAKIBRAHIM-f2j
@ABDIRAZAKIBRAHIM-f2j 9 күн бұрын
Bahda layga uumu iyo qoyska layga beerow ha biqiina waligiin Ha i baqan, ha i baqan Ayaaneey Somali Badan baan laqaba dhibkoodee Welcome back legend
@MaxamaedApuukar
@MaxamaedApuukar 10 күн бұрын
Ismaciil-danan nin dhibatadiisu qalbiga nagaga talay welcome back favorite singer dananka
@ayanaacomedian6838
@ayanaacomedian6838 9 күн бұрын
This song emotional bey igadigte coz it reminded me of habeen saqdexe anigo aroos kaimid baa laiqabte sharci ne mawadanin habeen baan seexde jeelka wlhi noloshaas mugdi waye and I will never wish qof inu galo😢💔 waqtiga salada in lagaare iyo inkale magarani kartit sababto ah jeelka mugdi waye😭 kuleel,nadafad laan no suuli no nothing subxanallah😢 Ismail danan alhamdulilah illahey hadu kasosaare noloshaas I have been praying for you hunno🫂 nolosha hakuwacnaato❤️ cid walbo message keyga aragto waansalamaya🤗❤️ Love from Ayaaneey😍
@ABDIRAHMANJAMASALAD
@ABDIRAHMANJAMASALAD 9 күн бұрын
Sigaara kusalamay
@charliehouston525
@charliehouston525 8 күн бұрын
Sharcigaga haka tegin ayaaney walaal
@ayanaacomedian6838
@ayanaacomedian6838 6 күн бұрын
@@ABDIRAHMANJAMASALAD Waankaqaade walal macaan adne wankusalamaya
@ayanaacomedian6838
@ayanaacomedian6838 6 күн бұрын
@@charliehouston525 haye sharaf Mahadsanid
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg 10 күн бұрын
Heestan waxa la diyaariyey intii uu jeelka ki jirey hadana way soo baxday ❤
@Adhiile
@Adhiile 10 күн бұрын
Waa run
@CabaasAxmed-zd9pn
@CabaasAxmed-zd9pn 10 күн бұрын
Zxp alaha ka dulqado wax walbo adaremayso amiin amiin
@cabdinaasirnuux3426
@cabdinaasirnuux3426 5 күн бұрын
Wa fananka qudhe darenkisa fanka iyo hesaha ku cabira ninkani wllhi🙆🏻🔥the real goat🐐
@MohammedAdam-e8o
@MohammedAdam-e8o 10 күн бұрын
Wllhi 10 mar kabadan ayaan ku ceshedey runtii waan dhageysan kariwaayey ereyada heesta ku jiraa waliba kuwa uga danbeeyo wllhi islamil danann aad yaan kuu taageera
@ZamzamMohmed-e6i
@ZamzamMohmed-e6i 8 күн бұрын
Hay baqan wllshey fardowsey hoyaday ma nola lkn waxan haysta wll qiima badan alxm ilahay ba ku mahad san 21 bisha 12 2024 😢 ilahay sanad cusub ba so socde nolosha hadafka ka leyhy irume aniga iyo qof walbo muslima😢
@Farduuso.garand
@Farduuso.garand 10 күн бұрын
Nabiga NNKH IGULA SALI SCW ♥️♥️✍️
@nimcoabdirahmannimcoabdira2750
@nimcoabdirahmannimcoabdira2750 7 күн бұрын
mn❤🤚😅😊😅
@OsmaanAliSaneey
@OsmaanAliSaneey 8 күн бұрын
Ismail danan nin qalbikena ku weyn misna dhibatooyinka heeysTa qalbiga inoga tagneeD alx ducadeenii allah woow aqbalay dhaman inta ani ilamid ah oo jecel fanan kena al osman danna keep going brother in badan wan ku ilmeeYne 😭😭😭✋️🥰🦁
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 10 күн бұрын
Welcome back 🙏 ismail danan waanu kuu xiisnaye my singer 👨‍🎤 🎤 🎶 waa laguu xasiisaye😢 inkastoon nin bila ahay baqashadu ku ceeb tahay waay bogashada waxa jira wax u baahan dabacoo samiruun ku bixi karo iyo buux iyo buuux daraan qaba😢😢😢
@AxlaanmaxamedAli
@AxlaanmaxamedAli 9 күн бұрын
Ismaacil danan zcp aad Baan kuu tagera xitaa xadhigaagu aad buu ii dhipay waan kusoo ducyay alx ugu danbytii ducadii waa la aqbaly alxamdulillah❤❤
@IfrahMahmed-k1u
@IfrahMahmed-k1u 5 күн бұрын
❤❤❤❤
@gashireedla1740
@gashireedla1740 8 күн бұрын
Alxamdilaah aboowe ducadii muslimiintaa illhay kuu aqbaley waa illh mahadii heestan walhi wey iga oohiszy allha ku amaansado aduun iyo aaqiraba illhay idankii allhuma aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdull-F
@abdull-F 10 күн бұрын
It’s been a long road, and I can’t imagine the weight of all you’ve endured. While the time lost hurts, today is a new beginning. You’re free, and you have the chance to rebuild and move forward.-always. Welcome back, brother.
@WilsanMed-ib9xk
@WilsanMed-ib9xk Күн бұрын
Inader qali ismeal wa farhey whil ❤❤❤ from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hannifomar6894
@hannifomar6894 10 күн бұрын
Habeen Jimco tariqda tahay 20/12/2024 sacada 12 habenimo. Ya Allah ya rabi wan dali ,wan qusti ,wan nogi 😢😢 Ya rabi shaqo kheir leeh ii sahal from Nairobi 😢😢😢
@axmedibro
@axmedibro 10 күн бұрын
Rabi muraadkada oo khayra degdeg ha kuu siiyo wll mcneey ❤
@idiladanali4196
@idiladanali4196 8 күн бұрын
Heeskan ruux adag unbaa dhageysigiisa dhameysan kara so xanuun welcome back eedo macaan ilaah dhib dambe kuma tuso oo nolosha aduun iyo aakhiro hakuu wacnaato ❤❤
@farhiadule9675
@farhiadule9675 10 күн бұрын
Ismail Mahamed Barkhad 💕Danankaygii 💕 Maanta Adaa ugu sereeya. Ilaahay dhib dambe kuma Tuso Huuno 🩸❤️
@ismaildannan4567
@ismaildannan4567 9 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️ 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@Caanka_47
@Caanka_47 5 күн бұрын
Heesta Ila intey so baxday wan kuso celceshanayey wayo hda kohor ban xabsi so galay _ Ismail danan wan tagera wna sugayey inu maalin un u so heesi doona keep going zxp 😢wnkujclnhy we love you❤😢🙏
@SomaliNorthBoy
@SomaliNorthBoy 10 күн бұрын
Fanaan qaran Dannanka we miss you 😭Guulayso somali bdn ban boholyowga la qaba🇸🇴😭
@BedriMohmed
@BedriMohmed 8 күн бұрын
Guulayso wllo insha alalah marwaliba qofwaliba oo sidaysa oo kle dhib hsytana alle haka qaado aamin
@Hasla.wabi.tore.0
@Hasla.wabi.tore.0 10 күн бұрын
Nin adag ma jabe u yara licaa never give up noloshu kuma xumeyso taliye waxa tahye waya araag ✊
@hamzeMohamedyassin
@hamzeMohamedyassin 4 күн бұрын
Welcome back 🔙 Ismail 😢 inch'Allah je vous souhaite kheair mon frère. Good luck my best friend Ismail vraiment je me suis trop étonné in your back 🔙 brother so I will hope you the best coming days. Bon courage 💪💪 my LOL never give up 👀💭🤔 forever ♾️ brother to be continuing in your life 💯 ♾️.
@NaniiAlpha
@NaniiAlpha 10 күн бұрын
Ismacilow Heestan Ani Hooyaday Macaan Isla Dhagesineyna Ilmada Ceshan weene 😪🥹
@HamdaMukhtar-h9l
@HamdaMukhtar-h9l 9 күн бұрын
Hoyada macal ma hesahay dhagaysata 😢 wareer ba.ay wale
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 9 күн бұрын
Hhhhhhhhh wlhi waa qoslay Alle hasoo hanuuniyo ​@@HamdaMukhtar-h9l
@Salman-g5q
@Salman-g5q 9 күн бұрын
😢😢😮😅😅dhintay​@@HamdaMukhtar-h9l
@Dahabojilcanedahabo-p4h
@Dahabojilcanedahabo-p4h 4 күн бұрын
Welcome back boqorka fanka waankuxiisay wllhi wiliga jir ojoog❤❤❤❤
@jocker_poy
@jocker_poy 10 күн бұрын
Soo laabasho wacan Ismail danan hees qiso dhab ah xanbaarsan inyarna ay fahmeyso mihiimadeeda somalidu waxay ka adag yihiin qof ku marku meel iska soo saro uun dhehan wa ina hebel inta kale no thing
@mahdihassanayane9979
@mahdihassanayane9979 9 күн бұрын
Macha Allah hamplalyo wllo Ismaaciil horay usoco wa alhmdullilah hadaa horiyad heshay 🎉wa ku salamay from Djibouti 🇩🇯🩸👋
@abdi2883
@abdi2883 10 күн бұрын
💔😭😭 We miss this legendary fanaan somaliweyn wada jeceshahe🇸🇴
@nimcomuse183
@nimcomuse183 9 күн бұрын
Wllkay qali ismail illhay haku ilaaliyo ala maxan kaa fikiri jiray intadad xidhad wanan ku ducan jiray wll noolaw wan ku farxsanhy soo labashadad wll from somalilnad hargeisa ka so salamayaa wll
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 9 күн бұрын
Alla maxaad hiboole tahay!! Soomaalidu dhacdooyinka ay la kulmaan hadday fan ahaan ama qoraal ahaan dunida kuso gaadhsiin lahaayeen dad layaqaano baynu noqon lahayn waa hore.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 9 күн бұрын
Maanka ha waayin walaal gacalle!! ❤❤❤
@faizam523
@faizam523 4 күн бұрын
Asma, waa runtaa walaalo.
@rahaymuhammad3812
@rahaymuhammad3812 8 күн бұрын
Am so happy today...alhamdhulilah...I don't know you at a personal level but my duas have always been with you ..I remembered you in every swala..am glad you are back and safe❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 9 күн бұрын
Qof kasta aad bay u taabanayaan ereyada heesta ku jiraa. Al fanaan Ismail Dananow, gobtu ma jabtee, way liicdaaye hore u soco walaal.
@nimcomuuze
@nimcomuuze 9 күн бұрын
10 mar wax kabadana dhagysty ilmda indhahyga kasocota barkinta ku jifay way qoysy ila hada waa ilmyna walalky igu soo duceya inu allah u fududeyo jidka 😭😭😭❤
@ElmiAPDIKaniDaahir
@ElmiAPDIKaniDaahir 7 күн бұрын
I a wll uu dhaafi sifudud
@mohamedabdullahiahmed7317
@mohamedabdullahiahmed7317 10 күн бұрын
Habiin jimcaha 19/12/2024 waxan ahay nin dhalinyaraa ku nool finland 🇫🇮 dhibkeyga allo adaa ku sheegtay bila aadan iga kaafi ya rabi 🤐🤲😭
@Mohmudjamac
@Mohmudjamac 10 күн бұрын
Waad gulesan sxb. Ninkii rgga bey nolsha Qabta. Miyaad Aragtay nacas nolasha ay heyso 🫡🦁 wan Gulesnena Wllky♥️
@AmalOmarJamac
@AmalOmarJamac 10 күн бұрын
Maxa kugu dhacay wllo wadan wax laga qabsan karo ayad joogta. Istaag oo hamigaaga ka dhabe aniga ku huba wad guulaysanaya. älä koskaan luovu unelmistasi
@axmedibro
@axmedibro 10 күн бұрын
Rabi kurbada ha kugu badalo farxad bro qli
@ridwanaharir8777
@ridwanaharir8777 10 күн бұрын
Ilaahay wllo Dhib kasto ku haysta haka Dulqaado.
@ShucaybYuusuf-p3r
@ShucaybYuusuf-p3r 9 күн бұрын
aaamin walal alle ka kor qaado dhamaanteenba
@AbdullahiOsmanNor-u7w
@AbdullahiOsmanNor-u7w 4 күн бұрын
Walahi waanu kula dareenahay fanankena qaliga ah please iska ilow waxkasta aad soomartahy alx dulilah hadaad kaso badbaaday gacan cadaw
@sahalsaleebaanmaxamed368
@sahalsaleebaanmaxamed368 10 күн бұрын
Ismali danan come back is Big legend Bogashada waxaa jira Wax u baahan dabacoo Samiruu ka bixi karo iyo Buux garaad qabaaa...... ✨️💯 Feelings songs 🎵 💕 😌
@mubarakabdirahman2907
@mubarakabdirahman2907 7 күн бұрын
Wllky ismaaciil danan soo noqod wanagsan noloshu kuma xumayso horumar wacan zhp inta raggu meel kasta wuu ka dhacayaye ❤
@AbdimootaAbdimoota-m6d
@AbdimootaAbdimoota-m6d 9 күн бұрын
Cawa taarkhiida waa bisha 12/20/2024/ wax joogya Libya 🇱🇾 insha allaha waan ka baxay / ma jiroh jeela ka wenya Libya 🇱🇾 insha malina aan kaa baxaya dhibta ayaa dib soo xusuuus donta heestii oo deraan ka kicisa 😢
@CadooYe
@CadooYe 9 күн бұрын
I.a wax yar dhiman wllkey meel walbo joogto wax ku xumeya alle kuma tuso Nolol qurxoon proda🙌❤
@AbubakorZiyath-d1h
@AbubakorZiyath-d1h 6 күн бұрын
Wadka bixi taliyE inzhllh waxa daremi kara nin jeclsomaray
@aishaahmedmohamud3947
@aishaahmedmohamud3947 5 күн бұрын
InshaAllah Apowe wad kabaxee😢❤
@anwaramekk
@anwaramekk 9 күн бұрын
Keep it up bro quruxda fanka ayaad tahee fanaan mulaxan musician, tusaalaha fanka maanta iyo generationka danbe. ISMAIL DANAN🫡
@hamseahmed9131
@hamseahmed9131 10 күн бұрын
Sanadkani waa sanadkaaggiii bro sooo badi heesaha 👉🏾👍🏿👋🏾
@Zumaya__Ahmet
@Zumaya__Ahmet 10 күн бұрын
Haku dhiiri galin xumaanta duce waanina sidan musan ahayn balanki nabi maxamed walalo anago dhanba qaldan Rabi Hana so hadeyso blse haku dhiirin dhanka shaydanka
@ApdirizakIsmail-rf4xn
@ApdirizakIsmail-rf4xn 8 күн бұрын
Nìnka ragga waxan fool ahyn wuu mraa😢inzhAllH guulo bdn u joog apTio 😊❤
@abdirahmanalarabiya3367
@abdirahmanalarabiya3367 Күн бұрын
Ninka ragga ahi wxn fool ahayn wuu mataa😢
@Ayanshiino
@Ayanshiino 10 күн бұрын
Ismail danan never give up nolosha dib kuma xumeyso abowe wanku murugoday wllhi alx qadarka ku qanacsanhay love ❤️💪🤴🏽
@farxaan3421
@farxaan3421 7 күн бұрын
Fanan somaliyaad fanan ka aan tagero ayaad tahay xiiso wayn ayaan ku qabnay ❤❤❤❤
@YahyeCAbdi-q4u
@YahyeCAbdi-q4u 10 күн бұрын
Ismaaciil Maxamed Barkhad Waan kuu xiisnay wlhi Heesahaga noo soo badi
@nasriindayib3935
@nasriindayib3935 8 күн бұрын
21 12 2024 illahow rajoohin badan baan leeyahay mana ogi mustaqbalkeyga illahow Adan talo Kuu dhiibtey nolol qurux badan oo farxadleh ayan ku weydiistey yaa Allah
@napiihanalka
@napiihanalka 3 күн бұрын
Insha allah huno nolol qurux bdn ku rajaynayaa 😢
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 10 күн бұрын
Soomaali badan baan la qabaa dhibkoodeee☑️ ilhy mahadii kaa soo furtay
@Mostafjoy
@Mostafjoy 7 күн бұрын
Hees Qalbi taabad ah iyo Dareen wadata iga dheh waad guuleysan bro Ismail Danan. Somalida hadii ay dhacdooyinkooda qaab nuucan ah u soo gudbin lahaayeen fankooda waa uu guulesan lahaa fananka kaliya ee codka , teenbada , ,dhacdadiisa qaab dareen u ah u jilay wallee waa Ismail Danan
@nusaybasaee7369
@nusaybasaee7369 10 күн бұрын
Hay baqan ayaaney walalnimadu qiimo badnaa❤😢
@AbdikareemMohamed-w1o
@AbdikareemMohamed-w1o 2 күн бұрын
Nin Rageed Wakhtigu Helay Mantan Big Legends ah ❤ zxp Waligaaa haliicin ❤
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 10 күн бұрын
Ismaaciil danan nin rag ahi waakii tahriiba oo soo rafaada sxb Anigu tahriib waxaan bilaabay 2011 ilaa maanta oo ah 2025 tahriib ayaan ahay oo dhamaad maleh noloshu Xaajo rag ayaa layiraahdaa rafaadka iyo muhaajir nimada
@hamdiraabi8035
@hamdiraabi8035 7 күн бұрын
Välkommen till tilbaka, så glad att du fick din frihet, du var i min bön. Allah skydd dig, från sweden❤
@YahyeCAbdi-q4u
@YahyeCAbdi-q4u 10 күн бұрын
Nin weyn ma lumee wuu soo yara habsaama welcome back legend ismaail danan🎉
@MahadiIsmaciil
@MahadiIsmaciil 9 күн бұрын
20/12/2024 🇱🇾 libya allow dhibked naga saar 😢🤲
@zaakbillioner
@zaakbillioner 4 күн бұрын
26/12/2024🇹🇳tunusia amiin Amiin insha Alah Wan ka Baxeyna Insha Alah
@kingvlogs.
@kingvlogs. 10 күн бұрын
THE REAL GOAT LIFE ISMAIL DANNAN🐐
@Somaliboy-s1y
@Somaliboy-s1y 7 күн бұрын
The best fanan sxb alx dheh Allah mahad usugnate❤❤
@CabdilaahiCabdiraxmaan-jw1xc
@CabdilaahiCabdiraxmaan-jw1xc 10 күн бұрын
My 🐐 All time Ismaaciil danan walee codkaagu 🗣waa dananey
@khadiijaxasan
@khadiijaxasan 5 күн бұрын
mnsha allah waxa igagadan hooyadeeyda bilaneey macaanow aabahay ha ibaqan wllkay dauus ha ibaqan ayaaneey legend ismail danan
@xamdi125
@xamdi125 9 күн бұрын
Inaderkey walahi waxbadan baakawarwar alhamdulilah hadaa sobaxday ❤
@MuxiyadiinMuuse-h1n
@MuxiyadiinMuuse-h1n 5 күн бұрын
Wow m.c ❤❤❤❤ waaba olale haboon io marwaan 2 fanaan isljeclyhy nolxumeyso abti hbaryar barcelona Liverpool gavi burao somaliland ❤❤😢😮😅
@hodanqaaliquman4711
@hodanqaaliquman4711 9 күн бұрын
😢😢😢 abti macaane noloshu kuma ciisho markale nooloow nolol boqartooyo abti❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
@basheybsb7919
@basheybsb7919 8 күн бұрын
"Waan ka bixi dharaaraha ila yara bariideee" 😢😢😢😢😢😢
@MahadAxmed-j1e
@MahadAxmed-j1e 10 күн бұрын
Welcome back goat of voice and music 🎶 Dannanka
@Ayaan-rw3wh
@Ayaan-rw3wh 3 күн бұрын
Ala san fanankan utageray KZbin hadan soo galaba wa anoo iskaga dhagaysanayo wlhi fanankan qalbiyanban ujeclahy illahy haku xafido bro welcome back 🙏 ❤
@NaiamaYaas
@NaiamaYaas 6 күн бұрын
Axmedw ilahow kaso. Furfur igu duceeya wlalkay caloosha i huraysa ilahow ku aamnso wlo🥲😭😭😭😭
@ArmaanTowzan
@ArmaanTowzan 8 күн бұрын
Danan waa fananka kaliya codkisa dabiciga yahay wllhi guleyso pro❤
@FadumaAbdi-f6v
@FadumaAbdi-f6v 8 күн бұрын
Halkaan fanaan aan jclhy hesihiisa 😢guulayso boowe😢😢😢
@ArmaanTowzan
@ArmaanTowzan 8 күн бұрын
Qofki jeel galey aya daremikaro hestan
@mohavezwadani6579
@mohavezwadani6579 9 күн бұрын
Wlh heestaan qof walba madhadhamin Karo * dhadhanka😢* 2013 anaa meeshaas 9 bilood kuxidhnaa markaan kasoo baxayna qof xitaa guri igusoo dhaweeya waan waayay lkn maanta alxamdllh 🙏 inkastoon nin bira ahay baqashadu kuceebtahay.......hee ? Samir Samir Samir 🙏 the key to life * Samir sadkaaga waad heli🙏
@alonegirl8
@alonegirl8 8 күн бұрын
Alhamdulilah abowe haddu rabbi ka Soo bixiyay garab kaga Allah galo wll❤
@mohavezwadani6579
@mohavezwadani6579 7 күн бұрын
@ aamiin walaashey sidoo kale noloshu kumaxumeyso🙏🏽❤️
@MuxiyadiinsomaliMuxiyadiinsoma
@MuxiyadiinsomaliMuxiyadiinsoma 5 күн бұрын
Ninkan fanaanka sanadka iyo Fanaanka somali ahan ina matala ma ka dhigana ileen hebel walba OO wax noqda rer ka dhiganayeee eee ninkan ninka soomali oodhan Fanka inagumatala maka dhigana soomaliyeeeeeeey❤
@MawliidShiine
@MawliidShiine 10 күн бұрын
Oh Walal Heetan Merl Bay i Xanuujisay Wan Tahriibay Waxana Maray Saxaraha Aljeria Waxaa Halkaa Nagaga Dhintay Wiil saxibkaY ah waxan Soo Galay Tunisia 🇰🇬 Waxan Ku dhacay Jeel Waxn Xidhnaa 3bilood Ax Markan soo XasustO Rafaadkan soo MaraY wan iska Ooyaa Wlhi Mantana Eaxan Jogaa Europe Spain 🇪🇸 Alxmdilah Kaliya Waxa Dhiman Tii Qalpigayga Xasuustii Xumayf Ka Titi LahayD😢🙌🤦💔
@AyaanXasan-z3l
@AyaanXasan-z3l 9 күн бұрын
Alle haku xafido wllo
@sahraxasan5021
@sahraxasan5021 6 күн бұрын
Welcome back ismail danan waa hees iga oohisiisay alxmdulah inbadan waan kuusoo duceeyey waana kuu xiisay, nolow walaal waanu ku jecel nahay inbadan❤❤❤
@Jookar1
@Jookar1 10 күн бұрын
Marba haday jaylaani adhiile iyo dananba isugu tageen hit weye waan sugi lahay intay soo dhacayso
@AbdiKarim-hk9ux
@AbdiKarim-hk9ux 6 күн бұрын
Nin qaliya ismail danan respect brothergaykiii 🎉🎉🎉🎉
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 8 күн бұрын
Waxaan ku dhagaysanayaa algeria tamarsat caasimada layga soturay alle waxaan kabaryaya inuu igu guleyo safarkayga isoduceya in alle ifududeeyo habeen axad sogalayso Sabti baxayso 21/12/2024 rabiyow hadafkayga irumeey
@Yusro557
@Yusro557 5 күн бұрын
Asxan hees❤❤❤wiilashii soomaalida jial wada jiifan allow uwada gargaar umadaada amiin❤
@hugapoi9146
@hugapoi9146 10 күн бұрын
Welcome back my brother ❤🎉🎉🎉
@mustafecali9656
@mustafecali9656 Күн бұрын
Alle ha ikaadayo hooYo mcn😢❤
@JaamacMaxamed-qm1kh
@JaamacMaxamed-qm1kh 10 күн бұрын
Ismail danan wlcme back wllkei we miss you more alot of alot brozkiii ❤🔥
@hamzemario
@hamzemario 6 күн бұрын
The best song 2025-2030 ❤ This song is the history the legend Ismael 😊
@JolieTaslim
@JolieTaslim 10 күн бұрын
Ismail danan ❤ never give up my dear brother 💪
@saacidsamakaab9997
@saacidsamakaab9997 5 күн бұрын
#Ismaaciil #danan run ahaantii waa mucjisada fanka ee waqtigan waxa udheer waayo aragnimo iyo inuu lugtiisa ku ciilbaxay yurub cagtiisa ayaa gayzay maraykana sidoo kale cagtiisaa gaysay legend guul iyo gobonimo fanaan qaran .
@IsaaqXasan-v6c
@IsaaqXasan-v6c 10 күн бұрын
Alla riyo miya mise warun libaax sodhawow waan kuxiisy inbadan ugu danbeen wanku arky
@Xariir77
@Xariir77 5 күн бұрын
Noloshu kuma xumayso wll. Qisada Ka heestay bulshadu way ubaahnayd wll macn guulayso danan. Telent Boy❤
@HamseSaleebaan-bc2fo
@HamseSaleebaan-bc2fo 10 күн бұрын
Come back my brother
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 2 күн бұрын
Alxamdulillaah dheh mar hadaad xoriyadadii dib u heshay❤❤
@EidMagtirehIssa
@EidMagtirehIssa 10 күн бұрын
Jir oo jok noloshu kuma xumeeyso abtiyo hore u soco
@yahya-kingofficial610
@yahya-kingofficial610 5 күн бұрын
Wlhi wan ilmeyay 😢heestan qalbiga ayay taabanaysaa wlhi wllky ismacilow ilahy aya mahad leh noso kaa soo celiyay welcome back my brother 😢❤
@yahya-kingofficial610
@yahya-kingofficial610 5 күн бұрын
@jimaale3095
@jimaale3095 10 күн бұрын
Welcome back my fav singer 😊❤
@adenabdullahi8620
@adenabdullahi8620 3 күн бұрын
Saxibkay waan kutagaresbahay waana kutegarsana weliga keep on shining Daaban
@Tusmeeye875
@Tusmeeye875 10 күн бұрын
Shp ismail danan nin raga wa kii jab soo mara waayo waragnimo aad raga bdan dhertahay ayad so martay maanta , guulayso allah kuguma celiyo shp jeelka
@HusseinAarka-305
@HusseinAarka-305 8 күн бұрын
Mashaa allaha Ismail DANAN allha ku sharfo intaad nooshahay ❤❤❤🎉
@Sakisa3dSakisociid
@Sakisa3dSakisociid 10 күн бұрын
Zxp wllhi markii aan maqlay in aad lagu siidayey habenkaa si raaxo leh ayan ku seexday mnshllh keep going prother❤❤❤❤😢😢
hooyo mcn
4:15
Nafiso Axmed
Рет қаралды 16 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,2 МЛН
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 6 МЛН
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?
11:01
MM Somali TV
Рет қаралды 78 М.
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,9 МЛН
Naf kuu wacan lama ilaawo
7:10
Xanmaal TV
Рет қаралды 96 М.
Xasuusaha Madoow
7:50
MAXAMED DAYAX - Topic
Рет қаралды 34 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,4 МЛН