ISTIQFAARTA AYAAN KU HELAY ARIN FILAN WAA IGU NOQOTAY MAANTA KADIB MAJOOJIN DOONTID

  Рет қаралды 109,202

Jawaahir Hussain

Jawaahir Hussain

Күн бұрын

Пікірлер: 253
@najibmohamoud7027
@najibmohamoud7027 Жыл бұрын
Imtixaaan baaan ufadhisanaya isoo duceeeya istiqfaar iyo salaad xagayga waaah kadadaalaya ilhayow iguleeee amiiiin aaamiiiin kuligeeen alle hana guuuleeeeyo somali isooduceeeya alle haydin xifdiyo❤❤❤❤❤❤
@shamsaabdirahman6298
@shamsaabdirahman6298 Жыл бұрын
Madhameyse examki
@iqroaxmedbisle6811
@iqroaxmedbisle6811 2 жыл бұрын
Abaayo jawaahir alaah ku xafido aduun iyo aaqiro abaayo mcn xagee kaala soo xariiraaa waxaan rabaa qiso inaa kuula wadaago oo aan ka arkay astaqfaarta iyo saliga nabiga scw
@hodhanibrahimali2991
@hodhanibrahimali2991 2 жыл бұрын
Abayo anigana ilawqdag facebook hada qabtid
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 2 жыл бұрын
Waakan facbkgayga👇 facebook.com/sultan.almshrafy
@Baaaaaar12
@Baaaaaar12 2 жыл бұрын
Abayo manisooqorikartaa adi mahadsan sankagafaa idno please
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 2 жыл бұрын
Abayo ani culees iyo dhib adun i haysto Ninkeyga gursady Nin qalafsan igu noqday hada dhowna wa gursady Ano hada gursaday In leyfuro ka baqaa haben walbo murug la oyaa Please i faaide 😢
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 2 жыл бұрын
​@@mssdhukuro3401 wll qali u samir wani isku day in aad fahanto dabecadisa hadalka u jilci adi ayaa badali kara
@hanisalad8738
@hanisalad8738 2 жыл бұрын
Qisaska saliga nabiga sallaahu calayhi wasalam Nala wadaag abyo
@Qaali_mahad
@Qaali_mahad 2 жыл бұрын
Abyo mcnt beeen maahan istigfarta waaa sirta gusha anaa arke wx bdn ❤
@Zakicadde1646
@Zakicadde1646 2 жыл бұрын
Abayo nala wadaaga wxaad ka faa iday iyo mudadaad waday Si ay dhiiri gelin noogu noqoto Kharna allaha kaasiiye
@hanihasan2065
@hanihasan2065 2 жыл бұрын
Isooducey asxabey arin ayaan kuhaminayaa inaa garo
@kowtharhussein9669
@kowtharhussein9669 2 жыл бұрын
@@Zakicadde1646 apweh iska aqri un biliyon iyo maalmo wxy noqotaba waad heli donta faidadeeda waan huba استغفر الله العظيم واتوب اليه
@mariaabdi6265
@mariaabdi6265 2 жыл бұрын
mashalah abya jazaklah. alxmd waxan bilaby rotine november 15 waxana rajyna in aan wadi dono for my life waxana aminy in wax waliba ey fureso.
@dr.abdallaibrahim3520
@dr.abdallaibrahim3520 2 жыл бұрын
Jwaahir walaasheey aad ayaad mahadsantahy xaqiiqada aad kahadleyso qofkii lanoolaaday ayaa og si daacad nimaa ula hadashey dadka hore usoco
@rahmayarow3592
@rahmayarow3592 2 жыл бұрын
Jazaakillaahu khayr xabiibti beskeliya istiqfaar ha dhihine ista meeshaa ka dhaheysid ku bedel astaqfirullaah sidaas ayaa sax ah igana raali ahoow
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 жыл бұрын
Haaa somali badan qalad bey udahaan😢
@mohamedcabdullahiaden916
@mohamedcabdullahiaden916 2 жыл бұрын
Asc Abaya Aniga saliga nabiga scw scw yamar walba Aqrista wan isbara marmar Ano ilobe isarka wah kale shega shedan ka iskanara waaqriya inan Afkeda bara yaraba wahan is daha Aqrista wad Ano aqrin in yaarka marka
@iftinabdullahi2120
@iftinabdullahi2120 2 жыл бұрын
Aniga salaiga nababiga salllaahu caleyhi wasalam aan ku arkey waan badiyey waanku dadaaley hoyadey aane waligey arag ayaa codkeeeda maqley hadanah inaa is aragno ayaa rajeyneynaa i.a halagu dadaalo saliga nabiga
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 2 жыл бұрын
I,a😍
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Mashallh tabarakallh
@AsmaAbokor-r2p
@AsmaAbokor-r2p 8 ай бұрын
Insha allh wll ❤❤❤
@Milyaneerad
@Milyaneerad 2 жыл бұрын
إستغفر الله العظيم واتوب اليه❤️
@missbeauty6088
@missbeauty6088 Жыл бұрын
J8luĺ0þ
@abdiwahabhalane3486
@abdiwahabhalane3486 2 жыл бұрын
Walashey Juwaahir Husein Waa ku mahadsan tahay Qisada cajiibka ah waa ka faaidaysan doonaa insha Allah Hadii aan isku dayo inaan Turjumo kalatu تعويض waxaa af Somali lagu dhahaa Magdhow mahadsanid
@muxuboshire7268
@muxuboshire7268 2 жыл бұрын
Mashalah abayo waa mahadsantahay saa noogu faidaysay horay usoco
@som1
@som1 2 жыл бұрын
Mashallah qiso fiican waaye walahi ukhti, allah ha noo gargaaro
@najmomohamuud7790
@najmomohamuud7790 2 жыл бұрын
astaqfaarta waxaan kahelay waxbadan masha allllah alxmdulilah
@nasracabdi8294
@nasracabdi8294 2 жыл бұрын
Abaayo adùunka dhan kuma farxsNi wax dhibaato ah na ima hyesato
@ramzaayman1919
@ramzaayman1919 Жыл бұрын
@@nasracabdi8294 Istiqfarta iyo saliga nabiga biloow InshaaAllah waxa ku nacsinayo wey ka tagayan hana ka cajisin e joogteey Suratul Baqarana aqri malin walbo adiga isbadal ad ku faraxdid arki dona.
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 жыл бұрын
Maaasha allah tabarakallah Jizaakallahu qayr abaaayo qali ❤
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku barakeeyo Jawaahir jizaka Allah kheyr
@hafsahasan3582
@hafsahasan3582 2 жыл бұрын
Jawahirey sa ku jeclhy ilhey ha ku jeclado❤❤❤❤👸😘
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 2 жыл бұрын
Asc walashay hadan dawaday vio gagan lakin midjan rabaa inaan ku saxo afka soomaliga wax walba waa ku jiraan waa luqada qaniya 1- abalmarin, ama raaligalin maha wax maxkamad iyo abukate loo qabsadee waa wax laba ruux qalad iska galay ayaa isa siiya rali galin abal marina waa ruux wax qabtoo la abaal marinayo 2 qofka xabsiga galay waa magdhow walasheey sas u baro
@MaryamaMaryama-r2q
@MaryamaMaryama-r2q 6 ай бұрын
Alxm Marka aqriyo oo 1000 wado qalbigeyga wuu qabobaa baraf cml alxm
@hibaaqdiine6998
@hibaaqdiine6998 2 жыл бұрын
Wcs wllshey jawahir xusen inbadan kuxisay alle hakubarakeyo isodocey wllshey mcn xamila ahay isodocey in alle ifudadeyo
@omarhassan2876
@omarhassan2876 2 жыл бұрын
Allaha kufududheya in sha Allah
@hibaaqdiine6998
@hibaaqdiine6998 2 жыл бұрын
Amiin yarabi wllkey
@indhauron7326
@indhauron7326 2 жыл бұрын
Allah haku fududeyo abyo dhamanten
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 3 ай бұрын
Walaashey Jazaakallaahu khayr Lakin. Iska ilaali ikhlaaskaga iyo cibaadadada inaad kashekesid
@faadumomaxamed3280
@faadumomaxamed3280 2 жыл бұрын
Mnshlhaaa ilhye haku barkyo wllo wad noo faaidyse
@halimamahamed96
@halimamahamed96 2 жыл бұрын
Allh kugu sugo anagana allh na wafaqsiyo🤲
@AaminaMaxamed-xs7io
@AaminaMaxamed-xs7io 7 ай бұрын
Shukran hno ilhy haku xifdiyo jawaahir ❤
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Ай бұрын
Assalaama Calaykum walaashay Jawaahir sidee u astaqfaarataa noo sheeg.
@Fadumo-ec8vv
@Fadumo-ec8vv Жыл бұрын
Masha Allah allow kuxafid ❤❤❤❤
@munashAmiin
@munashAmiin 2 жыл бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا بنتي الغاليه الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله جزاك الله خيرا
@Ali34388
@Ali34388 2 жыл бұрын
Jazaaka alaah khayr abaayo waxwanaagsan vaadnalawadaagtay khayr alaaha kusiiyo aamiin 🥰🥰🤲🏼
@Poqoradakaftanley
@Poqoradakaftanley Жыл бұрын
M.allh waa gabr qlpi wngsan alle ha xafido🤲
@sahramohamed1402
@sahramohamed1402 2 жыл бұрын
Masha allah allaha ku xafido walaal
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 жыл бұрын
mashllah abayo alle ha kuxifdiyo hore usoco inshllah
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 2 жыл бұрын
Scw Scw scw Scw scw Scw ❤
@farhiyoibrahim7533
@farhiyoibrahim7533 2 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲
@AhlukheyrChannel
@AhlukheyrChannel 7 ай бұрын
Waxaan billaabay 9/8/2024 iisooduceeya in alle culeeska iga dulqaado culees iyo ciriir ayaan dareemayaa shaqadaa culees iga saaranyahay bleas😢iisooduceeya
@samiha9119
@samiha9119 6 ай бұрын
Amiiin yarabi Allah culeyska hakaqadho
@maymona9820
@maymona9820 2 жыл бұрын
Msha Allah abyo nuurkeeda ayaabo ka muqdo wlhi
@mohacade8773
@mohacade8773 2 жыл бұрын
M. a wa qiso cajiib ah xaqa ilaah hana tuso khaatimadana ilaah hana waafajiyoa
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Astaqfarta wa furaha goosha Aaqiro adun🥺❤️
@samirasahra1747
@samirasahra1747 7 ай бұрын
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 жыл бұрын
Masha Allaha ❤️❤️❤️✅️
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️
@habiboismailali5784
@habiboismailali5784 2 жыл бұрын
Asc wllshy ajar iyo xasanad alle hakaa siiyo
@leylaomarhassan6285
@leylaomarhassan6285 2 жыл бұрын
Masha allah wlshy mcn jazaakallahu qeyr
@BaloziChannel
@BaloziChannel Жыл бұрын
Asc setahay walashey proud of you..❤
@HazzanWali-n7s
@HazzanWali-n7s 8 ай бұрын
Mash allh ilahey haku barakeyo
@aminamire4169
@aminamire4169 2 жыл бұрын
Abaayo waan ku jeclahay
@hawomohamud7802
@hawomohamud7802 Жыл бұрын
Asc wllashalay jawahir qalbi dajiga xagee ka dhacday
@imraansheqAhmed
@imraansheqAhmed 4 ай бұрын
استغفر الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@dekaelmi39
@dekaelmi39 2 жыл бұрын
Shukran xabibtiy jawa Hussein
@carfonmahamed
@carfonmahamed 2 жыл бұрын
M.a wamahasantahay will Sobadi will qasath
@shamsaabdulle5985
@shamsaabdulle5985 2 жыл бұрын
Asc jazakaallah Kheyr aad u mahadsan tahay abaayo.
@kaltunali7271
@kaltunali7271 2 жыл бұрын
Maansha allah Jzk llaahu khayran walaal
@HaniFarxaanciiseHani
@HaniFarxaanciiseHani Ай бұрын
Wll lanbarkaaga iisheeg
@barlin7796
@barlin7796 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah
@fatimaali722
@fatimaali722 2 жыл бұрын
Mashallah Jazakhallah walashay
@amatarraxman6558
@amatarraxman6558 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته walaal jawaahireey inaan suaalo kuwaydiiyo ayaan rabaa khaas ah xageen kaalasoo xidhiidhaa
@barlin7796
@barlin7796 2 жыл бұрын
Ana kuguleystey. Stiqfaar
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
🤝السلام عليكم ورحمه الله وبركاته 💚بسم الله الرحمن الرحيم 👉 Cawa Waa Habeen Jimca Aan Badino🔮 👉 Ku Sallinta Nabiga💖 C.S.W💖 Waxay ka Mida Tahy🌷🌴 👉 Cibaadoynka kuwaa ugu Fadliga Badan 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹 👉 Allah Drtis Ixasuusi Aan ku Xasusiisay Khyrka Walalah Cafi Allah Drtis🙏 Baarkallahfikum🎁
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Jazzakallahu khayran wll.
@xaawomahamedsaalim9122
@xaawomahamedsaalim9122 2 жыл бұрын
Allahuma aaaamiiiin yaaa rabbi 🤲
@sucaadahmed4775
@sucaadahmed4775 2 жыл бұрын
Asc abaayo Allhum amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@sacdiyoibraahin3428
@sacdiyoibraahin3428 Жыл бұрын
Asc qali jasakalaah qeyr ❤❤
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 2 жыл бұрын
Jazakallah Abowe
@maxmedaxmed7492
@maxmedaxmed7492 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ياختي
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 2 жыл бұрын
Maasha Allah mahadsanid 🌹
@suldaancaydaruus6182
@suldaancaydaruus6182 2 жыл бұрын
Masha Allah haye wll khayr ilahay haku siiyo
@sodamustaf2860
@sodamustaf2860 2 жыл бұрын
Masha Allah sis shukaran jazahu qeer ❤❤❤❤❤
@ista-istar
@ista-istar 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@xalimosheikh3106
@xalimosheikh3106 2 жыл бұрын
Jazaakalaahu kheyran Qaali🥰🥰🥰🥰
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 2 жыл бұрын
Maasha allah wll shey
@NasraMohamedhareed
@NasraMohamedhareed 6 ай бұрын
abayo Lamarkada isoo dri xagee kala so xarira
@ubaxaden7217
@ubaxaden7217 2 жыл бұрын
Mahadsanid Walashey qali
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo ❤
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 жыл бұрын
Maasha Allaah jzklh kheyran
@xusenmaxamuud3867
@xusenmaxamuud3867 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr wll 🥰🥰
@mahadcismaan3190
@mahadcismaan3190 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah raxmaan
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 2 жыл бұрын
Raaligali lamadhaha ee magdhaw baa la yiraahdaa
@niciiimaaragsan4888
@niciiimaaragsan4888 2 жыл бұрын
Wllo may shegi karta qimaha masar lagu yimado iyo waxa so bixista igaga baxaya
@Indha_deeqa
@Indha_deeqa 2 жыл бұрын
Jawaahir xuseen love you xppti🥀🥀🥀🥀👊👊
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 2 жыл бұрын
Màsha Allah
@sagalcali7910
@sagalcali7910 2 жыл бұрын
Masha allah shugran xbbti❤❤
@mssdhukuro3401
@mssdhukuro3401 2 жыл бұрын
Abyo adiga ka jawahir ahaan maxaa ka faiday please kaso hadal ❤️
@DegganMohamed
@DegganMohamed 2 жыл бұрын
Maansha allaah guulayso abbaayo
@SagalBashir-kz2sk
@SagalBashir-kz2sk Жыл бұрын
Abaayo jawaahir xageen kale so xirir
@-ur9jx8ee1c
@-ur9jx8ee1c 9 ай бұрын
Dhiira galiso😍♥️
@afaafayni5303
@afaafayni5303 2 жыл бұрын
Masha aallah thanks abyo
@CabdiraxmaanCalitahliil
@CabdiraxmaanCalitahliil Жыл бұрын
Masha Allah 🥰❤
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 2 жыл бұрын
Shukran wll
@bkstudio77
@bkstudio77 2 жыл бұрын
Masha allah Jawahir Allah ku barakeeyo abaayo
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xasancabdirahmaan-q9o
@xasancabdirahmaan-q9o 7 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@jawahirsheeqabuukar1901
@jawahirsheeqabuukar1901 2 жыл бұрын
Alla jecliyaa magaeega samigey ❤❤❤
@hawaahmed3585
@hawaahmed3585 2 жыл бұрын
Manshallh wallshay qalii
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 жыл бұрын
Masha Allaah 🎉
@monaahmed5700
@monaahmed5700 2 жыл бұрын
Mansha allaah tabaraka llaah xbbti
@ahmedb724
@ahmedb724 2 жыл бұрын
Mash allh wll Qali
@farxiyosalaaad9056
@farxiyosalaaad9056 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
@maxaadxadi3201
@maxaadxadi3201 2 жыл бұрын
Jashaa jasaa kalaah wll
@ista-istar
@ista-istar 2 жыл бұрын
Amini yaa allah allah allah
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 2 жыл бұрын
Jasakalaah khayar
@fafigohar5153
@fafigohar5153 2 жыл бұрын
Machallah machallah shuqran
ISTIQFAARTA WAAN WADAA WELINA WAX KUMA HELIN SABABTA WAA MAXAY?
16:47
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 62 М.
JOOGTEENTA ISTIQFAARTA IYO FAAIDOOYINKEEDA
12:45
Diintu Waa Nasteexo
Рет қаралды 132 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,6 МЛН
ISTIQFAARTA MEEQA AYAAD MAALINTII SAMEYN KARTAA?
13:45
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 53 М.
Fadliga Tasbiixda Iyo Faaidooyinka Laga Helo || Sheikh Mustafe #wacdi
22:47
DANBIGU INU SIDAN WAX U BADALO MA MOODAYN | XASILOONI |PODCAST
24:04
Ibrahim Al Haydi
Рет қаралды 23 М.