ISTIQFAARTA MARKAAN JOOJIYAY IYO SIDUU XAALKEYGA NOQDAY

  Рет қаралды 17,452

Jawaahir Hussain

Jawaahir Hussain

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@shukrinuh4509
@shukrinuh4509 Жыл бұрын
Wlhi digriga istiqfarta waa caja ib waxa aan kala kulmay lamaso koobi karo Waxa jirtay in markii aan jamacada dhameeyey ay shaqadii igu adkaatay laba meelod ayan wax kasugayey Marka meel way imeer meerisay ano larajo xunba Waxa lagaadhay meeshi kale maalintii dadkii ku guulaystay shaqada laso sheegayey maalintii oodhan istiqfarban waday 10,000 ayaan gaadhsiyey shaqadadii waa laso dhajiyey Lkn kuma jiro anigu waan nijad jabay Fiidkii markan goglanayey ayaan idhi ilaahow hadaan halkaa wayey halkii kale hayga qadin Carabkaygii marku hadalki kaso dhamaday go ii aan goglayo aan gacanta ku hayo Ayey iso wacday meeshi aan ku ducaystay waxana laygu yidhi bari shaqada soo gal sidii ban ku shaqo galay
@ziyaamaxamuud2086
@ziyaamaxamuud2086 Жыл бұрын
Abyo qaabke uaqri jirtay isheeg
@shukrinuh4509
@shukrinuh4509 Жыл бұрын
Astaqfirulah ban ku celcelinayry marmarna astaqfirulahil cadiim wa atuubu ilayhi
@fatimamohamed7076
@fatimamohamed7076 Жыл бұрын
Jazakallaah Alf khayr abaayo dadkeena aad ayay ugu baahanyihiin Barnaamijkan. Istiqfaartu Shuruudo ayay leedahay, Marka aad istiqfaarsanayso waa inuu Qalbigaagu xaadir ahaadaa ama uu joogaa oo aadan waxyaabo kale ku mashquulin. Sidoo kale qof walba isagaa og wixii Danbi ah oo uu galay, xasuuso oo meel ku qor dhammaan danbiyadi aad gashay ka dibna mid mid uga toobad keen oo mid kasta si gaara uga istiqfaarso. Kuwaas waa danbiyada aad Ilaahay ka gashay, sida inaad Salaadaha daahiso, inaad Music dhegaysato, hadaad gabar tahay intaadan Xijaab fiican qaadan. Danbiyada aad Dadka ka gashay waa inaad marka hore Dadkii aad Danbiga ka gashay aad Cafis waydiisataa, haday wax kugu leeyihiin waxoodi aad u celisaa, markaad xaqaas iska celiso oo ay ku cafiyaan waa inaad hadana ka istiqfaarsataa, oo Ilaahay danbi dhaaf ka waydiisataa. Hadana waa inaad ka qoomanaysaa Dunuubtaas kuwaad Allah ka gashay iyo kuwaad Adoomada ka gashayba, waa inaad Go’aan ka qaadataa intaadan dib ugu noqonayn. Markaas ayay Istiqfaartaadu saxiix noqonaysaa oo aad Barako iyo Barwaaqo ku helaysaa.
@zeynabali9979
@zeynabali9979 Жыл бұрын
Qq1qvvv
@aidarus1360
@aidarus1360 Жыл бұрын
Shukran wll
@asmaqasim7259
@asmaqasim7259 Жыл бұрын
,m m zu
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 Жыл бұрын
Mansha allah jasaallh khire
@khawlamohamed7860
@khawlamohamed7860 Жыл бұрын
Asc Abaayo Jaawahir Qisoyinka Astaqfarta No soo badi Wallahi markad Soo Galiso Qisada Astaqfarta aad iyo aad Ayan ugu Farxa Marka Abaayoy Noo Soo badi malin walba Adigana Guurkaga Cusub ilahay ha kuu Barayeeyo Wan kala soo Dahay Hambalyada
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارلک علی سیدنا ومولانا محمد❤❤❤❤❤💎💎💎
@nameless-io5xf
@nameless-io5xf Жыл бұрын
ماشاالله♥️♥️💯🥰🥰🥰🥰
@jawahirsheeqabuukar1901
@jawahirsheeqabuukar1901 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah mcn badaney alle dardiis ayan kuujeclahay jawahir magaceyga markan qurayo jecliyaa
@sahroxaamud1109
@sahroxaamud1109 Жыл бұрын
Illhy ha ku xafido aduun iyo akhirab
@أمةالله-ج6ر
@أمةالله-ج6ر Жыл бұрын
Maasha allaah aamiin aamiin
@salmawerar7045
@salmawerar7045 Жыл бұрын
Rabiyow mxa nimca nasise🥺 ya Allah ♥️
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa Allah jazakallah kheyr Ukhti qaali Ilaahay haku Barakeeyo ❤
@bisharahussein1799
@bisharahussein1799 Жыл бұрын
Mashallah Jawhaire
@mariaali2422
@mariaali2422 Жыл бұрын
Aamiin
@leylaabdirahmanislow8531
@leylaabdirahmanislow8531 Жыл бұрын
Jazaaka laah qeer xabbti alle dartiisa ku jeclahy wlshey qaali
@ayaanxasan259
@ayaanxasan259 Жыл бұрын
Asc jawaahir intaad iskaaya bartay maad naga tagaysaa waxad tidhi waanjòojinayaa KZbin ka❤️❤️❤️❤️❤️
@yasmiinhussein8639
@yasmiinhussein8639 Жыл бұрын
Manshalaah wll
@Suban24924
@Suban24924 Жыл бұрын
Xaqiiq digriga qalbiguu dajiya, jazaklh walal noo soo badi qisaska khayrka ah.
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 Жыл бұрын
Walaaladeyda aan dar illahey ku walaalownay fadlan KZbin keena cusub aan meel gaarsiino shaleybo kan adinka meel gaarsiiyay kana meel iigaarsiiya waa codsi amar maahan 👇 kzbin.info/www/bejne/hWmaYXeYjcaGl8k
@suhurcimro8283
@suhurcimro8283 Жыл бұрын
Wllo jawahir Alle dartiiban kujeclhy waxaan kamid ahay dadka kugu xidhan ee khayr walba aad soo dirto eeg layka sara ee isoo duce wll murug ayaa ihayso wlhi xalkayga Alle ayaa og in Alle hooyo iga dhigo ama awlad Alle isiiyo salada markad tukanaysid isoo duce Alle darti adiga iyo asxabtada wll qali
@najmacomment2309
@najmacomment2309 Жыл бұрын
Abaaayo ilaaahy kurbada ha kaa dulqaado muraadkaada allaah ku sahlo
@iimaanmaxamed8602
@iimaanmaxamed8602 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi
@ifraharreh6330
@ifraharreh6330 Жыл бұрын
Macha ALLAH Tabarakalla
@falhathoahmed9944
@falhathoahmed9944 Жыл бұрын
Scw
@fadumojamac879
@fadumojamac879 Жыл бұрын
Maashallah
@suhuurahmed1275
@suhuurahmed1275 Жыл бұрын
Jazaka Allahu kheir Walal 🌺🫶
@muhyadinabiib7959
@muhyadinabiib7959 Жыл бұрын
manshallh wllshey Allah ha ku barekeeyo
@ayaancabdulahicabdi9677
@ayaancabdulahicabdi9677 Жыл бұрын
M.a
@ayaancabdi574
@ayaancabdi574 Жыл бұрын
Tnxz apayo waxbad kafaudey❤️👸😘
@yussufomardahir8552
@yussufomardahir8552 Жыл бұрын
mashaa alaah wll jawahir ale hakubarakeeyo wll qali horay usoco
@ayaanjaamacdheeman9706
@ayaanjaamacdheeman9706 3 ай бұрын
Mnsh allh ❤
@caaliyagoobaad1914
@caaliyagoobaad1914 Жыл бұрын
❤scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ماشاء الله wllo Qalih ❤🌺👸🥰
@umanabil737
@umanabil737 Жыл бұрын
Allahuma amiin
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Subxanallah
@caishasahal9865
@caishasahal9865 Жыл бұрын
Allaha kuxifdiyo macaanto
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Жыл бұрын
Amiin yaraaabi
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك ❤❤❤
@Anzal1
@Anzal1 Жыл бұрын
Shukran qaali
@sharifaabuu5528
@sharifaabuu5528 Жыл бұрын
Thanks abaayo waa noo faa iideeysay
@balqiismaxamed5359
@balqiismaxamed5359 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا واحسن إليك ويجعل في ميزن حسنك
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh Aamiin
@khadijahusen6162
@khadijahusen6162 Жыл бұрын
Allah darti baan kuujec lahay abaayo
@sagalsimanofficial8558
@sagalsimanofficial8558 Жыл бұрын
jazakallaahu qeyraa xappti Allaha ku sharfo🤲 illaahey dartiis ayan ku jclhy 🥰
@zamzamali2122
@zamzamali2122 Жыл бұрын
Allahumaa ameen 🙏
@maxamedabdiabukar2567
@maxamedabdiabukar2567 Жыл бұрын
Jazaakallah!!!🤲🤲🤲
@guudonqali5088
@guudonqali5088 Жыл бұрын
Mansh allah wllshy SHukrn ❤💋
@hawahasan2112
@hawahasan2112 Жыл бұрын
Wlldy waxan idinka codsanaa ina iducesan muraad le yahay ducadina aof ka mida inuu Allaah ii aqbalo laga yabaa🥺🙏
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
Abyo llha kuusahlo
@hawahasan2112
@hawahasan2112 Жыл бұрын
Aamen abayo🤲
@maryamabdi5374
@maryamabdi5374 Жыл бұрын
Ilahay haku sahlo muradkaga abayo isbar Ina duceesatid adiga marwalbo ilahay lagama xigo
@hawahasan2112
@hawahasan2112 Жыл бұрын
@@maryamabdi5374 hayeh abyo mcn❤
@hawahasan2112
@hawahasan2112 Жыл бұрын
@@maryamabdi5374 wanba bilaabay hada
@jawahirsheeqabuukar1901
@jawahirsheeqabuukar1901 Жыл бұрын
Allow danbigena dhaaf yarabi
@fathimadirie8653
@fathimadirie8653 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@safiyoaadanali8533
@safiyoaadanali8533 Жыл бұрын
Jasakumullahu qer 🤗🤗🤗😍😍
@falhathoahmed9944
@falhathoahmed9944 Жыл бұрын
Abayo athigo dahir ehen saliga iyo istaaqfurta maaqrisan karta
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo ❤
@mustafeahmed8133
@mustafeahmed8133 Жыл бұрын
Soobadi
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 Жыл бұрын
Mansha allah tabarakalah
@maxamedyonis8476
@maxamedyonis8476 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo macaan. Amiin 🤲 🤲 😘😍❤❤❤
@FardawsoJaamac-r5h
@FardawsoJaamac-r5h 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaharaomar9875
@zaharaomar9875 Жыл бұрын
Ameeen
@Uknownw
@Uknownw Жыл бұрын
@fadumojamac879
@fadumojamac879 Жыл бұрын
Asc
@khadrahaji3792
@khadrahaji3792 Жыл бұрын
Asc abaayo wan ku salame halke kaga xidhidha
@fadumoabdirashid3194
@fadumoabdirashid3194 Жыл бұрын
Asc wll Jawaahir murayad baan leeyahay wll dar ilahy igu soo ducee in waxa maskaxdayda ku jira ilahy ii fudaydiyo
@safiyoxasan6881
@safiyoxasan6881 Жыл бұрын
Waxad jeceshahay allah ku sahlo
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@safiyoxasan6881 Qali.subscrbe Isaarwaa.codsi
@amina7642
@amina7642 Жыл бұрын
Amin ilahay hakufududeya abyo saliga badi ansha alah
@maryamabdi5374
@maryamabdi5374 Жыл бұрын
Qeer Hade kutahay ilahay haku sahlo Shar Hadee kutahay ilahay waxka qeerbadan hakugu duwo
@teamehelsharafofficial5832
@teamehelsharafofficial5832 Жыл бұрын
Halke kala so xirara abyo plz waku bahnhy
@shugrisheeqaxmedxalane936
@shugrisheeqaxmedxalane936 Жыл бұрын
اختي اريد ان اتكلم معك ممكن هل تستطيعين ان تساعدني ان اكون يوتوبر
@bintiiosman2644
@bintiiosman2644 Жыл бұрын
KZbin kale mxakuqoron abayo
@mMohammedabiib2
@mMohammedabiib2 Жыл бұрын
asc jawaahir walaashay waan kusalaamay xbbty maalin hore ayaan numberkaaga iisoo dir ku dhahay maad ilawday
@H-Abdull
@H-Abdull Жыл бұрын
❤❤❤❤
@aminomohamed9460
@aminomohamed9460 Жыл бұрын
Asc wll jawahir mashallah abaayo numberka mala heli karaoke plz
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
Walalaheyga somaliyeed waxaan idhinka coodsana inaat subcribe isoo saartaan Allah daartis
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Жыл бұрын
Masha allah
@shugrisheeqaxmedxalane936
@shugrisheeqaxmedxalane936 Жыл бұрын
اختي اريد ان اتكلم معك ممكن هل تستطيعين ان تساعدني ان اكون يوتوبر
@naimayusuf9008
@naimayusuf9008 Жыл бұрын
Masha allaha
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 207 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
GUURKA MAXAA KA HORTAAGAN DHALINYARADA MUXAADARO CUSUB || Sh Abudalxa
37:22
Daacad Production
Рет қаралды 134 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
Qoorgaab qaybtii 4
34:47
Asma
Рет қаралды 219 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56