Рет қаралды 169
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Isugeynta Jajabyada Tibxaha Aljebra kuwaasoo leh hooseeye kala duwan. Muuqaalka waxaa kusoo qadaany tusaalooyin kala duwan oo fara badan.
#Afsoomaali. #Saynis. @SAYNIS_
#Isugeynta #Jajabyada #Tibxaha #Aljebra
#xisaab. #SAYNIS