El Salvador | Dalka ugu Halista Badan Caalamka | Xaalad Yaab badan

  Рет қаралды 56,514

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Documentary-gan waxaynu kusoo qaadannaynaa Xaaladda Amni dalka lagu tiriyo in uu yahay kan ugu Halista badan Caalamka EL SALVADOR
Warbixinno la mid ah:
Dalka Venezuela: • Documentary | WADDANKA...
Dalka Cuba: • Dalka CUBA | Waddan we...
Dalka Haiti: • HAITI | Dal Tusaale u...

Пікірлер: 59
@hibomaxamed1085
@hibomaxamed1085 Жыл бұрын
Waxa mahad iska leh allah oo nagu maneystey nimcada islaamka🥲
@XaliimoYuusuf-hh9cb
@XaliimoYuusuf-hh9cb Жыл бұрын
I respect you
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Жыл бұрын
Thnx bro
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 Жыл бұрын
Waa dal somalia ka daran balo ku dagtay
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Жыл бұрын
Our Channel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufshbare5889
@yuusufshbare5889 3 ай бұрын
yaab
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
Honduras 🇭🇳 waa halis iyaba
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
Wankugu xirnaan inshaallah
@abdulrahmanmohammed32
@abdulrahmanmohammed32 Жыл бұрын
Asc bro aweys horta wadanka yar ee El Salvador waxa ka daran oo ka cabsi io dhimasho badan dalkena Somalia maxa isaga indha tire xaqiiq Somalia wa kan ugu jaxiimada io cadabta kulul aduunka xita waxan og nahay Ukraine oo digal ka socdo inta ku dhimata iyo inta Somalia ku dhimata ineysan isku dhigmin dhabti beenta run in loo badalo wey fududahay lakiin in runt la sheego ayaa ah mid saxafiyiinta iney aad ugu adag tahay
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
way dhici kartaa, waana marka aan anagga qiyaasteenna bes wax ku saleeyno, laakiin hadda waa qiyaas dhab ah oo ay hey'ado lasoo xigan karo sameeyeen, tusaale yar aan ku siiyo, dalkan (El Salvador) waxaa lagu leeyahay halkii maalin 50 qof ayaa la dilaa, Midda kale dhimashadaas waxaa loo barbar dhigayaa tirada guud ee dadka dalka ku nool, bal qiyaas dad ayagaba lix milyan bes ah oo maalintii 50 laga dilo, soomaaliya maka dhacdaa in maalin kasta 50 la dilo?
@abdulrahmanmohammed32
@abdulrahmanmohammed32 Жыл бұрын
Guddomiye hada wan fahmay yacni waxan u qatay 100 qof kaliya in lagu dilo sanadkii celcelis ahaan hadiba 50 qofood lagu dilo malinti wa tiro aad u badan
@MohamedOmar-wh6fi
@MohamedOmar-wh6fi Жыл бұрын
bal noogu soo dar szb sheekadan kama xiiso dhacAyo waxaan layaabey nin carab ah aa madax wey ne now day bal siduu umareeyey xaladas aydoo fah faah san noo soo dhame szb wan ku tageera
@Need2getrich
@Need2getrich Жыл бұрын
3 sano kahor el savador aan ka shaqeyn jirey ani iyo wiil itoobiyaan ah 12 milion oo dollar aan kasoo shaqeystey wiilki itoobiyanka sxpkeyga ahaa hunguri weyni ayaa qaadey meesha ayuu sii joogey 2 bil kahor aa waxaa maqley maqaarka aa laga fiiqey meeshaasna cadkiisa lajarjarey waana kaxumahyu😪 Alx hada waxaan jooga somalia 9 sano aan jirey 1 malin xita si nabad uma seexan malin walipa waxa kafikire goofme lagu qBanaa
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
12 Million dollar maa ka waddaa mase 12 kun dollar
@Need2getrich
@Need2getrich Жыл бұрын
@@ITAALMEDIA 12 million oo dollar aa shaqeystey 4 million aa la imaadey inta Kalena Mexico aan kudhameeyey lacagtii
@jamaldiriye8226
@jamaldiriye8226 Жыл бұрын
Cooking mee
@Mohamed4333Yasin
@Mohamed4333Yasin Жыл бұрын
Guatemala 🇬🇹 ka xun , mada waxba arkyba dadk nool ayaa laisberiya 😮
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Жыл бұрын
Subhanalah waa wax Yaad badan maafiyada Latin America
@abdirizakmohamedabdinur5134
@abdirizakmohamedabdinur5134 Жыл бұрын
Mexico 🇲🇽 ayaa kaalinta 1aad ku jirto gangiska😮
@ILKACASESTYLE1051
@ILKACASESTYLE1051 Ай бұрын
Alx dulilah ilaheygii nagu makaniyeye nimcadisa❤
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Жыл бұрын
I aamin Somalia 🇸🇴 jano wye wllhi alxamdullilah ❤🤲
@xanann2408
@xanann2408 Жыл бұрын
Dhibka jiro somaliya Shaqo maleh
@najiibaxmed7158
@najiibaxmed7158 6 ай бұрын
saa wax u shegte waa qalad. hada ama markii hore hada elsalvador waxey ka mid tahy dalalka ugu amniga badan latiin america. 2023 hal kiis oo dil ah kama dhicin. wax aad soo hubise. dadka lala hor imaadaa.
@Naklamasara
@Naklamasara 3 ай бұрын
Sxbow aan Ku saaxo el -salvador waxaa uu jiira wadamada calaamka ugu amni xun
@saadaqcosoble4802
@saadaqcosoble4802 Жыл бұрын
Ustaad aways aar wax badan waa kaa faaiiday Allah hakaa abaal mariyo waxaa kaa codsanaa Portuguese inaa ciwaan nooga soo sameeyso iyo xiligii adoonsiga fasco digama
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
CARAB markan maqlay naxayba subxanallaah dadkaasi yuhuda dhanta manta subxanallaah allow shartooda ku celi
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
kuwaas dad laguma sheego karo waa bahalo isku yimid inago in badan baan dhaanaa.
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 8 ай бұрын
Somaliya dhib badna matalo baahina mataalo gages ma jogaan kaliya qabiilo bay kuqaybsanthy
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Gobolka awdal ayuu la egyahay hadana burcadii ayaa ku dhex dhuumaneysa, inagoo 25 jeer ka dhulweyn xaaladeenu heerkaa ma gaarin alxamdulillah.
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
Waa nugaal ayuu leegyahay
@SAIDGALER
@SAIDGALER Жыл бұрын
Why aay Somalia u dhahaan wadanka Ugu qatarta badan caalamka
@wardaismail2064
@wardaismail2064 Жыл бұрын
Salamaat allow wa mahada hadaadan sida naga dhigin Allhmdullilh
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 Жыл бұрын
Somalia ti ay so martay wili cashar kuma qaadan qabiilki o qurun noqday iyo dadki o imaan xumo ku dhacday Allaha na badbaadiyo amin
@Mukhtaarcabdirooble
@Mukhtaarcabdirooble Жыл бұрын
Oo sidee udhici kartaa saw ciidan ma laha dalku
@aarkanmohamed9158
@aarkanmohamed9158 Жыл бұрын
King of geography, history, islamic , biology
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim Жыл бұрын
75 kun Lee makudhimatay wxa noo bunbunineysid dagaaladii somalia kadhacay xta half keda mhn gangs koodu waxay lamid yihiin kuwa gobolada somalia qabiilada iskugu laaya
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 Жыл бұрын
soogudbi walal dagaalki america iyo panama
@haldoorofficial8011
@haldoorofficial8011 3 ай бұрын
Nabibia kaso hadal
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 8 ай бұрын
Markad tidhi carab ba ka taliya Ayan dhib oo dhan suraystayba 😢 Allow carab ha inoo jabin 😮 Subxanallaah
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 Жыл бұрын
Waligay Uma malaynayo inay jirto meel soomalia ka argagax badani
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Жыл бұрын
Wad ku mahad santhy
@Maclumad
@Maclumad 6 ай бұрын
Iᴛᴀᴀʟᴏᴡ sxʙ Aʟʙᴀɴɪᴀ ᴋᴀsᴏ ʜᴀᴅᴀʟʟ🇦🇱
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 Жыл бұрын
Boqol Qof Somaliya Ayay Habeen Iyo Maanlin ku Dhintan Adigaba Ka Badbadiyay Sxb Biyo Nagaga Qabooji Waxan Islaha Malinki Waxa Ku Dhinta 2000 laba kun
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 3 ай бұрын
Teenu wabyaalad balase masiboyinka budhca nimo konfurey idilamaqabno❤
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Somalia aya ugu sharbadan aduunka 😮
@sadaqofficial3937
@sadaqofficial3937 Жыл бұрын
Ben baa shektay
@AbdikhadirJeeylani
@AbdikhadirJeeylani Жыл бұрын
Maahasinit
@KapitänAhmettlachtviel
@KapitänAhmettlachtviel 9 ай бұрын
Colombia 🇨🇴 first waye ma jirto meel ka halis badan
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
El Salvador 🇸🇻 😍 ✨
@calidhiidhaco9724
@calidhiidhaco9724 Жыл бұрын
اكرمبقؤماكمالقرءانا
@Ahmedsuudi02-li5kr
@Ahmedsuudi02-li5kr Жыл бұрын
Anaga dalkena kama dhacaan wxas
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Жыл бұрын
Thanks sxb soo badi
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
Zhp naxt jamacada camuud
@najmamohamed6245
@najmamohamed6245 Жыл бұрын
Waan ka cabsadaa laatin amerika iyo amerikada dhexe
@Need2getrich
@Need2getrich Жыл бұрын
Ma aadeyna
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdiqanimuuseayuub217
@cabdiqanimuuseayuub217 Жыл бұрын
😢😢😢
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Somalia meel ka shar iyo halis bdan aduunka ma jirto😂
@ahmedroobl9060
@ahmedroobl9060 2 ай бұрын
Waa been kuma jirto10 wadamada oogu halista badan aduunka
Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-Shabaab
17:50
VOA Somali
Рет қаралды 172 М.
Hackerska Ruushka | Wajiga qarsoon ee ciidamda ruushka | Waaberi Media
11:11
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 21 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 125 МЛН
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 47 М.
Jaasuusadii ugu halista badnayd Sirdoonka Mossad | Qaybtii 2aad
12:56
Waaberi Media
Рет қаралды 169 М.
Qisada Dilaagii 72 Haween kufsaday kaddibna Dilay  Daniel Camargo
13:02
خريطة الحرب السورية 2011-2024 | كل يوم
11:07
خرائط زمنية | Atlas
Рет қаралды 470 М.
Documentary | WADDANKA VENEZUELA | Nolosha Ugu Yaabka Badan
15:27
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 21 МЛН