Documentary | Sida ay ku billowdeen dagaallada Burburiyay Syria | Sheeko Bannaan-bax ka weyn

  Рет қаралды 121,191

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Documentary | Sida ay ku billowdeen dagaallada Burburiyay Syria | Sheeko Bannaan-bax ka weyn

Пікірлер: 296
@liibaanahmed6139
@liibaanahmed6139 3 ай бұрын
Itaal media waa channel faa,idol wayn uleh bulshada somaliyeed
@KaydXasan-b2u
@KaydXasan-b2u 3 ай бұрын
7:20 😮😂😅😅🎉
@bisharomohamed8351
@bisharomohamed8351 3 ай бұрын
Dyr❤
@Abdullahiibrahim-nt3qp
@Abdullahiibrahim-nt3qp 2 ай бұрын
Ad iyo ad
@Amiir2107
@Amiir2107 3 ай бұрын
Thanks for your information from 🇸🇾
@Hamzik04
@Hamzik04 3 ай бұрын
Jasakalaah sxp so badi insha allH
@AbiibCawale
@AbiibCawale 3 ай бұрын
Nabiga_kusali ❤❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 ай бұрын
SCW SCW SCW❤
@JamaalBaashe
@JamaalBaashe 3 ай бұрын
Soo badi zhp kuwan oo kale hore usoco ❤
@Maan-u1p
@Maan-u1p 3 ай бұрын
Waan jeclahay vidioyadaada thanks
@mohamedabdishakur7285
@mohamedabdishakur7285 2 ай бұрын
Mahadsanid itaal media, Documentry waqti iyo maskax aad ku bixiseen baan Nala wadaagteen .
@YasineApdallah
@YasineApdallah 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@kas1231000
@kas1231000 3 ай бұрын
Yemen ku xiji walaalkeyga itaal media thanks
@AbdinasirMalim
@AbdinasirMalim 3 ай бұрын
Allahu akbar aad iyo aad ayaad umahadsantahay wllky wlahi runti Waa wax cashir. Muhiim ah lagabarto oo ah mwafaqa Llanta Isurmayn la lanta
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 3 ай бұрын
You deserve a million subscribers But the Somalis don't want channels of efficiency and knowledge that can be inherited🙏🙏🙏
@saidabdullahi63
@saidabdullahi63 Ай бұрын
Itaal media wax badan ayaan kafahmay warbixintaada, waa in lafahmo ciilka iyo cadaawada rer galbeedka, ay uqabaan islaamka. Waad Mahadsanid
@Bashe12
@Bashe12 3 ай бұрын
In shacabku dulqaataan oo aan talisyada lala googoosan ayaan ka baran karraa.
@hooskasii486
@hooskasii486 2 ай бұрын
Hadey shacabku kacaan waa qasab inee madaxdu is casisho maahan inee tank giyo soo rakibato
@NurathinThayyipizmail
@NurathinThayyipizmail 3 ай бұрын
Dhibaatada ay leedahay kaligii talisnimada waxa uufiicnayd in uu sameeyo sidii nimankii kahoreeyay saynal caabidiin iyo xusni mubarak in uu xilka iskaga dago
@abdikuusmaxamed1770
@abdikuusmaxamed1770 3 ай бұрын
Xukun jacel wuhuu dhalaa xaalad xumo.wuhuu daawanahaya gabal dayihii uu beerey oo gabalkiisu dhacay. Wahay lamidtahay somalia 1969 october ilaa 1991 januar.
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 ай бұрын
Next Yeman kadhig ustaad ❤😊
@bareomar4050
@bareomar4050 3 ай бұрын
Illahy ha uu gar gaaro dadkaas Xaqiqdi waanla murugooda markaan arko dhalinyaradi ree Suuriya oo ka tuugsanaya masajida iyo jidadka Dalkeena gaar ahaan kismayo oo aan joogo Gabadh iyo wiilal illahy qurux u dhameeyay oo baryootamaya markaan arko wan is badala
@أحمدمعلم-ص7ظ
@أحمدمعلم-ص7ظ 3 ай бұрын
Aad ayaad umahad santahay ustaad Awees alle haku xifdiyo zxb 🤍 Ee yaman kasoo hadal
@SalmonAwil
@SalmonAwil Ай бұрын
Ammaano Allah ❤💯👏
@DHUUXA
@DHUUXA 3 ай бұрын
Mahadsanid
@Mohamedabdihodan9
@Mohamedabdihodan9 3 ай бұрын
Fadlan wll waxaad kasoo hadashaa mashruuca la dagaalanka nuurka plz
@mohamed_shariif
@mohamed_shariif 3 ай бұрын
Thanks teacher ❤
@AALAA-j5l
@AALAA-j5l 2 ай бұрын
Ilaahay haka jaro kumanaanka muslimiinta ee uu laayay
@kismamedia6719
@kismamedia6719 2 ай бұрын
Inshallaah isago bakhti ah ba laga so jiidaya qasriga dhagar qabe bashaar
@Adnanabdulahi-f2g
@Adnanabdulahi-f2g Ай бұрын
War bishaar maaha dhibta ee waa reer galbeedka wax fahan
@A.k.s.378
@A.k.s.378 2 ай бұрын
Keep going brother, waxan ka codsanayna inad warbixin noga so diyaariso dalka Yaman 🙏
@abdilahiahmedmohamed9417
@abdilahiahmedmohamed9417 2 ай бұрын
Allaha ka dul qaado dhibta annaga iyo iyagaba
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 3 ай бұрын
Noo soo badi sxb Mahadnsd
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 2 ай бұрын
Si wanagsan ayaan u fahanay mahadsanid sxb
@qalidaxmad8716
@qalidaxmad8716 16 күн бұрын
Arrintaa waa " Cadyahoow ku cunni ama ku ciideeyi".
@saalaxxuseen6174
@saalaxxuseen6174 2 ай бұрын
Wa aaan kabarnka karnaaa xukun jaceylka iyo in madax caalamaka ay yihiin kuwi dalkoda iyo dadkooda utanasula waxwlibne danta guud ka hormariya.
@BoqorShiine
@BoqorShiine 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 3 ай бұрын
Waa taariikh madow oo dhameystiran
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 ай бұрын
Mhdsanid saxib.
@mustaphekaraama6206
@mustaphekaraama6206 2 ай бұрын
Talent
@Isse-Farah
@Isse-Farah 3 ай бұрын
Waxaan ka baran karnaa in markasta laga fogaado collaada waxa yar ee markaas la haystana lagu fara adaygo. Somalia haddii ay kaligiitaliyaheedii ay daysan lahayd maanta ma dhaceen waxaan sidookale Syria hadii ay bishaar daysan lahayd maanta matagteen halkaas.
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 2 ай бұрын
Shacabkaasi iyaga u sabab ah burburka suuriya
@AALAA-j5l
@AALAA-j5l 2 ай бұрын
Burburka suuriya Sabab uma aha shacabka ee bashaar Al asad ayaa u ah ee ilaahay ka baq adigoon wax ogeyn ha hadlin
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 2 ай бұрын
@@AALAA-j5l dalka intuu talada hayay bashar dagalaada sokeeye ka hor wad garaneysa su aha iyagana kibir iyo ula kac urabay inu ridaan bashal al assad anu waxan aaminsanahay shacabka suuriya iyaga dalkooda usababa inay burburiyaan madaxwaynahoodana la dagalaamey waxana ka faadi,deystay dawlado shiishiye . Kacdoonadi gu,gi carabta ayay dhagta ufureen oo raad raacen sida dameeraha dalkoodana way ku burburiyeen shacab maahane igada nio.
@murtikaab9164
@murtikaab9164 2 ай бұрын
Thnks bro
@abdikhadaraxmed-sg6yd
@abdikhadaraxmed-sg6yd 3 ай бұрын
hadii bishaar al asad la o dhan la haa maxkamad lagu sari mayo waa kadagi lahaa xilka takale dhibatada in taa le eg waxaaba kadan baysay iraan si ayna shiicadu xukunka oga dagin
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 2 ай бұрын
Bashar al asad si u xukunka u hayo ayuu malayaanii qof ku dilayan malayaan kle ku dhawaacay kuna barkiicayaay ilahayow umadad miskinta ah u gargaar😢
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x 2 ай бұрын
Wahaabiyo ayay ahaayeen Yahuud ku shaqeysanaysa Al-sayid Bishaar Al-asad wuu guuleystay ilaahaa mahad leh. Wahaabiyo iyo Yahuud wuu ka adkaaday.
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
​@@AliAmino-w5xadga bishaar kuma aqaane diin ma heysto wxb ha is qaldin african ka ahow😂
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x Ай бұрын
@@AliHusseinMohamed-ig3qr aniga maba dhaxgalin adinka lee idin ceshanooyaa jaahiliin ah. Carab is mooda. Faarisiyiinta iyo Carab waxaa Ii dhaw Faarisiyiinta sababtoo ah, faaris wali good dalkeena dhib uma geysan, kuwa barlamaanka lacag siiya, kuwa alshabaab keenay, dhamaan waa Carab, qarax ayagana na baray. Marka wlhi Carab iyo Israel Israel ayaa Ii dhaw oo aan ka jeclahay, Carab waa cunsuriyiin, lkn wahaabiyo waxaas ma taqaano. Orod bal laamiga ku qarax si Sacuudiga jano kuu siiyaan iyo Imaaraadka😂😂.
@dromarhabeb
@dromarhabeb 3 ай бұрын
Guuleyso Aweys Aarka document dib ino celinayo xasuus aan so marnay ee warbaahinta kula socon jirnay. Soomaaliya in ee wax bartaan ayaa aheyda reer Syria. Dowladda xun Dowladda la’aan ayaa dhaanto.
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 ай бұрын
Qof walbo dalkiisa dumiyo sidaas ayaa udambeyso cadowgane wuu kaa faaideysanaa kaliya. Waxey aheed iney xukunka udaayan sababto ah sidaan manoqon laheen. Ufiirso inta wadanee madaxdooda kasoo horjeesaty waxa u dambeeyay. SOMALIA LIBYA SUDAN YEMEN IRAQ SYRIA iyo kuwa badan.
@Abdirisak1
@Abdirisak1 3 ай бұрын
Guuleyso zxb
@MaxamedmaxamudYare
@MaxamedmaxamudYare 3 ай бұрын
Walee weey kashalaayeen baaluhu karifay
@waanoproduction1800
@waanoproduction1800 3 ай бұрын
Mudaaharaad faa.iido ma leh. Dowlad laga horyimaado faa.iido ma leh.
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 3 ай бұрын
Guuleyso tabintadu waa heer sare
@Bishaar82
@Bishaar82 3 ай бұрын
Somalia 1960 ilaa 204 kaga fadhinaa
@rumaanmaxamud7236
@rumaanmaxamud7236 2 ай бұрын
Horaa loo dhehay dab munaafaq shiday muslim baa ku gubta Madaxda islaamku hadii ay alle kacabsanlahaayeen damaca shisheeyana meel iska dhigilahaayeen maanta dunida islaamka ayaa hogaamin lahaa 😢
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 ай бұрын
Wxba kama barankarno Wayo somaliban nahay Ku dhawan 40sano aya Dagaalo sokeeye kujirnaa Walina wx an kabaranay Maba jirto
@najibnajib487
@najibnajib487 3 ай бұрын
Burburki somalia sidee wax ku bilowdeen iyo halka xaalku ku dhamaday muqAl nogasoo samee
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 ай бұрын
Inaan dawladaada lagu kicin ee leyska imaansado
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 3 ай бұрын
Yeman kasoo hadal
@AbokorHasan-k3n
@AbokorHasan-k3n 2 ай бұрын
Kamayi faaidin kacdoon ka caarbta ka dhacayi
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 3 ай бұрын
Markaad Barwaaqo Gaadhid , Cid Ku danaysaa majirto🥴🙁 + Shiici Kaligii taliyaha ah 🔥🙆‍♂️.
@zaakir2884
@zaakir2884 3 ай бұрын
Kii Tunis iyo Masar iyo libia noogu xigsii wall thanks
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 2 ай бұрын
War nio waa lagu waayay away muqaalki yamen
@askarstudio2469
@askarstudio2469 2 ай бұрын
Please Somalia Soo samee wax badan Hana Naga maqanana
@boolocadey4661
@boolocadey4661 2 ай бұрын
HADA MAXAY FAA'IIDEEN QURXDII AY SUURIYA LAHAYD DHULKAA LAGU DAREY DADKII DAGAAG BAA LAGA DHIGEY WADAMADA REER GALBEEDKU U DURBAAN TUMEEN WAA HALAAG IYO BURBUR AAN LA MAHDIN EE HADA HAKA XAABXAABIYAAN WAXAAN MAQLI JIREY DAYRSADAA ALLE WAA U DARAA SUURIYA KHAYR FARO BADAN BAA YAALEY WADAN QURUX BADAN BUU AHAA BELO WADANKAAGAY KAA BURBURISAA WADANA KUUMA DHISTO TALO XUMO WAA TAAS WADAMO BADAN KU HABSATEY SIDA SIRIYA , SOOMAALIA , CIRAAQ , LIIBIYA , YEMEN , SUUDAAN DHULKAA LALA SIMEY WALINA LAMA DAYN REER GALBEEDKU WAA HORTAAGAN YIHIIN LAAKIIN ILAAHAAY BAA XAQ U WALI AH.
@Slimshady-o9h
@Slimshady-o9h 3 ай бұрын
እሄ ሁላ የፈፀመችው አሜሪካ ናት ውርድ ከራሴ ሩሲያ ልድረስ ብቻ ወላሂ ከዛን ቀን በውሀላ ስለ አንድ ግዛት ታወሪ እና እናያለን እንኳን መደፋፈሩ ቀርቶ በሁለተኛ ደረጃ ደሞ አንድ ሰኡዲ እና የሱሪያ እና የየመን እና የኢራቅ እና የሊቢያ እና አፍጋኒስታን ምድር አንድ ሰላይ ይርገጥ እና አሳየሀለው ወላሂ እንደቆመርከው እኔም በሂወትህ ባልቆምር ወንድ አይደለውም
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 2 ай бұрын
Can I Asked one Question Can Youn Uderatand language of Soamalia
@Qajami
@Qajami 2 ай бұрын
😢😢😢
@Nadara54
@Nadara54 2 ай бұрын
Walal lkn maxey isiss uso kashey syria 🇸🇾. Iyo sidey kuduntey maclumad noga saame
@MohannokiaMohannokia
@MohannokiaMohannokia 5 күн бұрын
Runti wakaxumahay balse waxasabab uahaa bisharkaqablawaha xukunjecelka
@CabdiFitaax-i5d
@CabdiFitaax-i5d 3 ай бұрын
Sxb waa mahadsantahay dalka yaman so gudbi
@YuusufmohamedMuuse
@YuusufmohamedMuuse 3 ай бұрын
Reer galbeedka meel walba ayaga ayaa qaso
@farxiyoyaxye-lq5pj
@farxiyoyaxye-lq5pj 2 ай бұрын
Maraykan ku duuli maayo shiicada asigaaba abuuray oo keenay khumeyni was saaxiibo waa gacanta lagu burburiyaa muslimiinta waxey qabtaan wax israaiil qaban karin waxey burburiyeen suuriya ciraaq yaman hadafkooda waa maka
@dayaxjordan4383
@dayaxjordan4383 3 ай бұрын
🇨🇦
@DadirSuley
@DadirSuley 3 ай бұрын
Ajaake dor yaa digtor
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 ай бұрын
Yamen ku xeji
@xaalicabdi-vc7sz
@xaalicabdi-vc7sz 3 ай бұрын
Somalia mxaa usoo qaadan wayday wll😂
@HooyojanoMagaalo
@HooyojanoMagaalo 3 ай бұрын
Suriye iyo somalia iskumid ma aha waad ladantahay
@Bidaayewaye
@Bidaayewaye 3 ай бұрын
​@@HooyojanoMagaalo waqti ga adag baa soo marnay ayaga hub bee ku dhinteen halka anaga aan gaajo u dhimanay iyo abaar xabada iyo gaajada yaa xun 😢
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm Ай бұрын
Suuriya waxa ka dhacay waa wax tusinaya In kacdoonnada hubaysan aan la isku halayn karaynin. Balse ay muhiim tahay in isbedelku uu is faham ku salesnado.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 ай бұрын
CIA waxwalba oo ay samaysay wey ku guulaysanweyday inay suuriyo wax kabedesho
@sadakabdiwali407
@sadakabdiwali407 3 ай бұрын
Waa ku mhdsnthy sxb macluumaadka aad mar walba noo soo gudbiso ee halkaa kasii wad.
@nuuugaaa
@nuuugaaa 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@MohamedAwaale-ps7tm
@MohamedAwaale-ps7tm 2 ай бұрын
Mahadsanid
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 3 ай бұрын
Decomentry wan ubaahnaaa thanks wll
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 3 ай бұрын
Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤
@hussenahmad1663
@hussenahmad1663 Ай бұрын
Scw
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og Ай бұрын
Scw scw scw
@mohamedfarah7762
@mohamedfarah7762 3 ай бұрын
Laba sheyba waa halis xukun jaceyl Shaqsi iyo kuwo Dano shisheeye fulinaya, hadda waxa Suuriya burburiyay waa fulinta Dano mareykan, gaas raadin iyo difaac Ruush, gaas difaacasho, waxa aan ka baran karno waa in aan had iyo goor maanka ku haynaa maxaa Dan inoo wada ah oo inaga dhaxeeyo.
@Saakir-s7h
@Saakir-s7h 3 ай бұрын
❤ustaad si wcn oo habsami leh ayaad usoo tebisay barmaamijka thank you
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Horta wadan walba muslim muxuu dhib uheeesta😢😢wllhi waan yaabnhy 😊
@GOAL473
@GOAL473 3 ай бұрын
Wax weyn Lee khaldan 😅😢
@imbashiir1825
@imbashiir1825 3 ай бұрын
Gaalo ayaa gacmaha kula jirta si aanay u so kicin dalalka Islaamku
@Abdisamad24
@Abdisamad24 3 ай бұрын
Gaalaa far kuwalaaqaysa markay doonaana mudaaharaadyada istaaraya markay doonaana caadi kadhigaya
@omarhashi853
@omarhashi853 3 ай бұрын
Waa su aal muhiima ani waxaan umalaynaa dantooda mayaqaanaan
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 ай бұрын
Wa Xaranta Iyo iman la.anta Iyo Qabilka Iyo Lacagaha Rer Galbedku sinayan Islam O Ah Xaran Iyo Dabo dhilifyo Galada L Jira
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 ай бұрын
Ninka KZbin kan leh ma Harun Macruf
@kaamiltube7754
@kaamiltube7754 3 ай бұрын
Aweis guul
@AbdaleDaahir-wj7bj
@AbdaleDaahir-wj7bj 3 ай бұрын
guul musliminta.falastin❤❤❤
@GaariAli
@GaariAli 3 ай бұрын
Dagaalkii mosul 🇮🇶 waan kaasugeenaa walaal please 🇸🇴🫡
@zhidesaed
@zhidesaed Күн бұрын
Mhatznid weriye sare afka somaliga hodan ka ah
@calicade3834
@calicade3834 3 ай бұрын
حفظه الله الشيخ محمود شعبان حيث قال اللهم عبدك بشار تجبر علي خلقك اللهم أقسم ظهره وعجل زواله
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Waxan kaa baran karna xukun jecelka iyo kaligi talisnimada waxey dasho 😢😢😢
@kalidmahamed4922
@kalidmahamed4922 3 ай бұрын
Barnamij cajiib ah ayadso diyariseen thnks
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 ай бұрын
Damascus waxay ahayd caasimadii aduunka ugu horeysay waa Meeshii dawlad ayuubiyah fadhi jirtay. Syria, Ciraaq iyo Yeman waxaa burburiyey mareykanka oo raba in aduunka oo dhami asaga hoos yimaado
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 3 ай бұрын
Sidi ragi Tunisia iyo masar haday xilka iskaga dagi lahayen waxasi ba ma dhaceen 30/40 sno haysten ma iyaga dalka samaystay maxy iskugu dhajinayan carabta xoolaha aadban uga xumahay dhibatadas 😭
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 ай бұрын
😢😢😢walaahi waa dhibaato iyo murugo aad u daran dadkii oo ina la laayo iyo in dhawayo iyo in barakacday iyo in gaajo iyo macaluul xad dhaafa ayay u qayib sameen shacabkii suuriya ee suniga aha alla se how gar gaaro iyaga iyo dhaman musliminta suniga caalamka
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 26 күн бұрын
AMIIN YA ALLAH ❤🤲
@Waayeel1
@Waayeel1 2 ай бұрын
Dagaalka suuriya waa u guro fogyahay ninkan Bishar. Cid kastaaba ha ka dambaysee waa lagu guulaystay qorshahaas
@Zolaouais
@Zolaouais 3 ай бұрын
كنت طالبا صوماليا في جامعة تشري
@Zolaouais
@Zolaouais 3 ай бұрын
😢😢😢😢Syria 😢
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 ай бұрын
Waligaa Xukunka isku dheji dheh daaìman nolaaan meeysid ugu dambeyn waad ka faaruqee aduunka! Qabriga waxa kugu sugaa alle S.W.T un baa og.
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x 2 ай бұрын
Qabriga Wahaabi maa joogo dagaalkaas wahaabiyaa jihaad ku tilmaamtay laakiin tii ka raacday dhagaha faraga la gashtay. Kkkkk ilaahay ragii sida saxda ahaa u aaminsanaa ayuu garab istaagay🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪💪💪 Yahuuda iyo Wahaabiyadda waa isku mid. Wahaabi habaar lee tabartaada ah, adinkana gantaal isku diyaariya😂😂.
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
​​@@AliAmino-w5xiiran ma xayesineysa nabiga scw xaskisa caaya sxbada caqli yarida iraan hadi wx isku haya car wakas dhaliban ah u dhawadan wxii shiico ahaa wadnka ka saartey 😂?
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x Ай бұрын
@@AliHusseinMohamed-ig3qr 😂😂 Saxaabada caayaan wixii lagu dhaho ma iska qaadanee mise waa hubinee waligaa ma aragtay ayagoo caynaaya. Mida labada daalibaan anagaaba taageeri jirnay wali good shiico ma taaban mana aha wahaabiyo nimankaas. Adiga hadaa tabar isku heyso, aaway Ciraaq, aaway Syria aaway Yamen aaway Cumaan aaway Lubnaan, aaway Falastiin😂😂😂. Carab dhan waxaa dhagaha ku dhufatay Xuutiyiinta.🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪💪💪💪
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 ай бұрын
Ilaahow suniyinta suuriya u gargaar
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 2 ай бұрын
xitaa maclinkii dugsiga kama faa,idin waxan ka faa,idey mahadsanid zxp
@drsocial6889
@drsocial6889 3 ай бұрын
Horaa loo sheegay inee suuriya ka bilaaban doonto saacada qiyaamo dadkana isku imaan doonaan😢
@CaddeCali-ie5pz
@CaddeCali-ie5pz 3 ай бұрын
War nio bur burkii somalia kasoo hadal😂
@mohamedamin-rw5lu
@mohamedamin-rw5lu 3 ай бұрын
Next Yemen ustadh ❤
@wardaismail2064
@wardaismail2064 3 ай бұрын
Si dalka taariikhdisa u dhegeysto imisa jeerban daawadey 😢 insha allah Syria way guuleysan Yemen kaso diyari decoumentry
@mohadeeq5038
@mohadeeq5038 3 ай бұрын
Next 🇾🇪 🇾🇪 Ustad🫡🫡🫡
@xumayra____
@xumayra____ 2 ай бұрын
Bishaar alasad Dadka reer suuriya dhibatada uu ugeysty xitaa natenyahu wxuu ubahanyhy 10banaan sano si uu usameyo xasuuqan oo kle Dadka ku dhinty wxaa lgu qiyasaaa 600,000. Ooo shacab ah malayiin barakac ku noqdey aduunka 😢... waa mujrimka ugu weyn qarnigan. Waa sabta burbrka 🇸🇾 Syria
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x 2 ай бұрын
dagaalkaas wahaabiyaa jihaad ku tilmaamtay laakiin tii ka raacday dhagaha faraga la gashtay. ilaahay ragii sida saxda ahaa u aaminsanaa ayuu garab istaagay🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪💪💪 Yahuuda iyo Wahaabiyadda waa isku mid. Wahaabi habaar lee tabartaada ah, adinkana gantaal isku diyaariya😂😂. Al-Sayid Bishaal Al-asad wuu guuleystay. 💪💪💪💪💪.
@xumayra____
@xumayra____ Ай бұрын
​​​@@AliAmino-w5x 1 in lalaayoh shacab masakin aan wxpa galapsan miyaaa guul ah 2 ma Iran 🇮🇷 (shiicadaas miyaa ah dadka sida saxda.ah ILLAHEY u aaminsan 3 wahabiyo aan ognahy iney yihiin culumo sharaf leh. Miyaa. Yahuud xun isla meel dhigty doqon. Waar rabigi kuabury istigfaar weydiso
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x Ай бұрын
@@xumayra____ iska aamus in shacab la laayo Yaa masuliyadoda iska leh, sow wahaabiyadii Sacuudiga ma fatwoon, Suuriya waxaa yimid rag ka imaaday dhamaan dalalka khaliijka si ee jihaadka Suuriya ugu qeybta qaataan. 1. Yaa waaye cida lagu jihaadaayo ee Suuriya heysato, maxaa Falastiin u aadi weyseen. 2. Iran 🇮🇷 dagaalka markii ee soo galaysay waxaa kasoo horeeyay dhamaan dalalka khaliijka sida turkey, ayagoo mareekan wato. 3. Bishaar argagaixiso ayuu xasuuqay wuuna cinaadaystay, Carab iyo Wahaabi wuu ka adgaaday, intaas ayaa jano ugu filan. 4. Adiga Carab beentees inta iska dhaaftid orod Somali galbeed xureyso, Sacuudiga kuwii uu ku xasuuqay Yamen gaalo miyay ahaayeen. 5. Wahaabi gaal xabad ku riday wali good lama arkin, waa kuwaas Falastiin irdaha ka xiratay. 6. Shiico waa erey la micno ah waxaan raacsanahy Ahlu beytka Rasuulka. Ee adiga bal kaalay u diid in islaam aheyn, Wahaabi waa khaarij neceb Cali abii daalib ayaga ayaana dilay. Beenta carabta waa la fahmay haday diinta run idinka tahay maa halmid noqotaan sida Shiicada waa isku calool furan, is aaminsan, is raacsan Hal Imam leh, aaway diintaa heysataan Wahaabi, khawaarij, Suufi, tabliiq, iyo balaayo dhan. Wax kale iska daaye bal Hal mar itus Waxa Suni la dhaho oo is ogol.
@AliAmino-w5x
@AliAmino-w5x Ай бұрын
@@xumayra____ in dadkaas la laayo Wahaabi ayaa ka dambeysay oo tiri Bishaar waa gaal ee halagu jihaado, Suuriya maxaa geeyay dhalinyaro ka socoto Soomali, iyo dhamaan dalalka Suniga sheegta oo u badan khaliijka. Bishaar wuxuu laayay argagaixiso IS ah oo khawaarij ah, shicibkana labada dhinac ayaa dhibaatayay kaligiis maaha lkn asaga waa lagu soo duulay. 2. Iran 🇮🇷 hadayaan Muslim aheyn shiico, Yaa Muslim ah, waa lasoo dhaafay waqtigii shabada muslim nimada aad adinka heysan jirteen. Diinta nabi muxamed baa loo daba fariisanaa not Carab. 3. Adiga hada ma aaminsantahay Xuutiyiinta aa aragtay dadaalkooda ayaa gaalo ah, Masar iyo Imaaraadka ayaa muslim ah kkkk wll Shiicada waa niman diintooda darteed iskugu gargaara Iran Ciraaq Suuriya Lubnaan Cumaan ilaa Yamen maanta ayaa ka taliya Alhamdulillah.
The Destruction of Madinah and The Greater Israel | Ustadh Wahaj Tarin
51:59
OnePath Network
Рет қаралды 1,7 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,4 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 19 МЛН
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 59 М.
Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen
31:04
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 106 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 223 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 257 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,4 МЛН