Itoobiyaanka oo laga saarayo Garoowe, maxaa maanta ka dhacay Nairobi? | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 37,025

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; dadka Itoobiyaanka ee sharci-darrada ah oo laga saarayo Garoowe, Dibad-baxyo maanta ka dhacay Nairobi, Booliska Xamar oo amar ku soo rogay baabuurta, Biden oo sharci u ogolaanaya soo-galootiga qaar, Qorshaha Turkiga ee loolanka Shiinaha iyo Yurub iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:00 Dadka Itoobiyaanka ah oo laga saarayo Garoowe
05:18 Dibad-baxyo maanta ka dhacay Nairobi, Kenya
06:50 Biden oo sharci u ogolaanaya soo-galootiga qaar
11:44 Biden oo ergey nabad raadin ah u diray Lubnaan
15:22 Booliska Xamar oo amar ku soo rogay baabuurta
17:52 Putin oo booqanaya dalka Kuuriyda Woqooyi
20:35 Qorshaha Turkiga ee loolanka Shiinaha iyo Yurub
24:11 Trump xilka ma qaban karaa saddex muddo xileed
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 85
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 8 күн бұрын
Somalidu sifo sharci ah bay ku joogaan Ethiopia iyaguna waa in ay sifo sharci ah ku soo galaan ama ku joogaan
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 9 күн бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH WAA CADOWGA SOMALIA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH HABAXAAAAN
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 8 күн бұрын
MAASHA ALAAH ILAAHOOW NOO DHOWR DOWLADEENA
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 8 күн бұрын
Waaaaaaw Masha Allah reer garoowe caawa waa IGA farxiyeen wadaniyiin
@gulbahar2714
@gulbahar2714 8 күн бұрын
I'm very pleased to hear that News
@abdihassan4382
@abdihassan4382 8 күн бұрын
masha Allah duqa magalada garoowe wa nin wadani ah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 7 күн бұрын
Duqa waa wadani❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 7 күн бұрын
Maashaa allaah garoowe ku dayda soomaaliyeey
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 8 күн бұрын
Waa sax ee hala saaro waayo waan aragnaa siday u dhaqmayan
@MahamuudAhmedAbdulahi
@MahamuudAhmedAbdulahi 9 күн бұрын
duqaa wadani igaa dheeh wllk kor allaha kayellu
@MohamedOmarAbdi-tc9ue
@MohamedOmarAbdi-tc9ue 9 күн бұрын
YuuuhuddA ha dhacAn,yuuhudda waa xayawaan
@ashafarah4621
@ashafarah4621 8 күн бұрын
Itbiyaanka halasaaro Please and Please
@abdirahmanyassin7406
@abdirahmanyassin7406 8 күн бұрын
Aniga ahaan waxaan qabaa ethiopian wadanka somalia kuso qulqulayo iney kuligod la tarxilo. Beerito waxey dhihi donan somalia ban degna oo xaquqdeyna hanalasiyo
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 8 күн бұрын
Guul Garoowe ha iska Saaran walahi bari dagal hadey dhacdo kadal ayeyba ka tooganayan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴reer Garoowe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 8 күн бұрын
👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 9 күн бұрын
axsan etopiyan hanaga baxan waxan somalida etopiya ahayan oro.o xabashi uraago tekrey halasaaro
@abdiizemohamed8149
@abdiizemohamed8149 8 күн бұрын
Duq fiican dheh. Waad saxsantahy. Waa saraakiil Dhar cad aha
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 9 күн бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴HANAGA BAXAAAAN ITOOBIYA YAAAAN KU WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOMALIA HABAXAAAN ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAASH
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 8 күн бұрын
Adiga iyo kuwa kula midka ah hadad sharci kujigtan waxad tihiin residents premade xaquuqda la idinku leyahay bixiya. Cid sigar ah idiin takorikarta majirto plz or fadlan
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Күн бұрын
Waa arin wngsn warka kasoo baxay duqa garoowe
@user-qn5jv1sc6m
@user-qn5jv1sc6m 8 күн бұрын
Wa sax
@Bikaac44
@Bikaac44 8 күн бұрын
Ayadoo dadka ethopianka soo galootiga ah lajuujuubin waxaa ila wacan in loo sameeyo sharciyo qofkaan sharciyadaas qaadana la tarxiilo
@somaliofficialtube9016
@somaliofficialtube9016 8 күн бұрын
Good job😅
@YuusufCabdimuuse-dn7bn
@YuusufCabdimuuse-dn7bn 8 күн бұрын
Dadkan iskasoconaya itobiyanka ah dhibato ayeykuhayan dalka iyo dad somaliyed makawaxalobahanyahay inwaxlagaqobto
@issanoornoordakat3070
@issanoornoordakat3070 8 күн бұрын
Waa 3.4 trillion ee maaha billion
@msh984
@msh984 6 күн бұрын
Waa war lagu farxo in itiobiyaanka laga saa rayo wadanka . Meelkasto oo jidadka ayay wasaqeeyeen anaga markaan tagnay lacag ayay naga sameyen guryaan ijaaranay. ayagu bushash yey dageen wax aan ka faa iidnay majiro, erya farona ka qaada
@Ali-xs3km
@Ali-xs3km 2 күн бұрын
Waa wadan hoogay oo ba'ay Somalia. Duqa magaalada Garowe aya dhahaya Ethiopianku haka baxan Garowe (wa duq magaalo).. aawaye hayadihii federaliga aha ee socdalka iyo askartodi tarxiilka qabilsanayd. Reer Puntland hada nahay runtii sharaftii dawladnimo ku cayaarnay..... Somalia Allow badbaadi
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 8 күн бұрын
Halaga saaro gabi ahanba Wadan bay leyiin waliba Garowe kaliya maahe Magaloyinka somalida dhmn Wa in sida ugu dhakhsiyaha Badan loga saaro ?
@MahamuudAhmedAbdulahi
@MahamuudAhmedAbdulahi 9 күн бұрын
masha allah mayarka garawe
@abdullahiyusuf8985
@abdullahiyusuf8985 9 күн бұрын
V
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 9 күн бұрын
Nice nice
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 9 күн бұрын
HANAGA BAXAAAN ITOOBIYA WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA GUMAYSTA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA
@Zakariya0070
@Zakariya0070 8 күн бұрын
Meel walba waa in laga bixiyaa xabashida ku soo duushay dalkeena iyo diinteena
@user-es1jv2iq1s
@user-es1jv2iq1s 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hassanalimohamed6019
@hassanalimohamed6019 8 күн бұрын
Somalida itoobiya ku nool sharci ayee ku jooga
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw 9 күн бұрын
Acs caasha cuuda galb wangsan
@Abdifarah2025Guled
@Abdifarah2025Guled 8 күн бұрын
Aaad Ayan usodhaweynayna in lagatarxilo Ethiopia ka joga magalada garawe. Wa fikirfican
@user-uc9br8ry9d
@user-uc9br8ry9d 8 күн бұрын
So saara waa mass qolyahaasiye
@ayaanlesuudaan8769
@ayaanlesuudaan8769 8 күн бұрын
Dadka dhahayo halakalasaro maxa Ka qaldan walalayal dadka Ethiopian ah o dhan dalka majogaan ee oromada un maxa goboladena kubadiyay qorsho muddo dher laqorsheyay aya jiro marka aan gacmaha isku qabsano mahadsanid
@hawa8224
@hawa8224 8 күн бұрын
Saxhalasaaro
@guleit89
@guleit89 8 күн бұрын
Ithiopia hala saaro
@HaashimAbdulkhadir
@HaashimAbdulkhadir 8 күн бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹Arinta ka hadlesaa 🇪🇹Ethopia Ruuxii aan Sharci Ku joogin in ayee sharciga u Hogan Saman Soo Waxanu ku maqsudi mahan somali hadanu nahay
@abdihassan4382
@abdihassan4382 8 күн бұрын
xududa hala ilaliyo
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw 8 күн бұрын
Waxaa la diidan yahay ku wa ilahaan yar yar ku so daayo magaalada la ma diidanah dadka shaqesto ama ganacsadada ah
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 8 күн бұрын
Waxba yaan lakala saarin Ethiopian waa ayax Hala tarxiilo dhamaan waayo niyada waxay Ka jecelyihiin in ay dhulka iyo badda naga qaataan
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 9 күн бұрын
Ethiopian ka lasaarayaah wa inaynoqdaan Oromada iyo qoomiyadaha aan ahayn soomaalida Ethiopia, waayo Oromadu wa dad doonayah dhul iyo Bad aydhacaan marka fadlan maamulgoboleedka puntland wa inugo'aankaqaatah Ethiopian kaan sidi daadki wadanka usoogalayah. Hadakahor Sharma hiilwalaal aya kadigay Ethiopian- kaan kusobatay wadanka inlayskaqabto waayo dhaqanxumo ayaysokordhiyeen dhalinyaradi ayayxanuuno kutalaaleel lkn aniygu waxaan dareemayah in ujeedokalanajirto oo aydoonayaan wadanka inaysodhoobtaan kutarmaan kadibnalawareegan. Daadku intuusan kusogaarin balayskamoosah, Ethiopian ku intaysam idinqabsan iskasaara dhulkooduwa unabade.
@ABDIRIZAKNADIF
@ABDIRIZAKNADIF 8 күн бұрын
Halaga saaro somalia magalo kaste
@user-rt4ho5qj7s
@user-rt4ho5qj7s 8 күн бұрын
Waryaada qof tuugsada meyl kasta Wa joga ee mida garaowe max lo bafiya
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 8 күн бұрын
Dal ayuu leeyahay ee dalkiisa haka tuugsado hadii kale adigu qaado hakula nooladan
@gantaalsyl5927
@gantaalsyl5927 6 күн бұрын
Inaad soomaali meeshaad aragtaan kudishaan idinkuna nabad kujoogtaan garowe xalawada raafo itoobiyaan waa isku mid
@salaxleychanel8500
@salaxleychanel8500 8 күн бұрын
Ilahay ha rumeeyo riyadani way naga farxisay mar uun aanu aragno dalkayaga oo laga saaro oromada wlhi way na dhibeen hadaanu nahay reer hargeisa waxaanu u baahanahay sidan oo kale in loogu dhawaaqo in laga saaro oromada na dhibtay masaajid goob shaqo guryaha jidadka baabuurta dariiqa maraysa meel aad gaga nabad gelaysaa ma jirto goob kasta waa joogaan waxay nagu hayaan nadaafad xumo xatooyo xaalafuin wax ay dhaafayaan ma jirto waxaanu aragnay iyagoo markay soconayaan jiidanaya xadhko lagu xidhay mignad si intay socdaan ay u uruuriyaad wixii musbaar iyo bir ku jira dhulka si loo miisaamo oo loo dhoofiya hada waa dad iska socda oo hadana xadhko jiidaya halkaas ayay marayaan
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 8 күн бұрын
AMARKAAN WUU HIRGELAYAA SIDII WIXII KA HOREEYEY AY U HIRGALEENBA TAAS HA KA WELWELIN MR WERIYE MAXAA YEELAY HADA DOWLADA IYO SHACABKU WEYWADA JIRAAN AWALSE SHACABKU SHAKI BAA KU JIRI JIREY HADASE SHAKIGII IYO SHUUSHKII WAA BAXAY
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 8 күн бұрын
Waa xaq in lakala saaro waayo dad dagan oo ganacsataa ,oo deegaamowbay , Geedi qaxooti meelkasta waa jogaan anagaa reer puntland ah qoxootina ah , lakiin socotada iyo dadka shaqaysta oo lacgta laga qaado canshuurta fadlan kala saar mudane maayar
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 8 күн бұрын
war asc war waxaan leenahay anagu soomaali ayaan nahay caasimada oramiya ayaanu joognaa marka waxaan leeyaha dadka halakalasaaro saadsheetee
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 8 күн бұрын
Hadii adigaba ey kusoosaaran kwrn
@findheofficial621
@findheofficial621 9 күн бұрын
Hala kala reebo ayaan oran lahaa muddo hala siiyo kuwa ganacsiga leh ama carruur kudhalay. Soomaali waa ay kabuuxdaa itoobiya.
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 9 күн бұрын
Warr ma nin_kaan ayaa la dhalan Oomaar Bar_Bar, yac_nii Heesaagaan reer Mudug, ee ku dhex waashay Baraha Bul_shada.
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 8 күн бұрын
OROMO DALKEY AABSADAAN HADAAN HADA LEYSKA SAARIN KUWII XAMAR WAXEY GAAREEN INEY HAWIYE SHEEGTAZ KUWA PUNTLANA DAAROOD BEY SHEEGTAAN WAA TUUGO HAKA MASAAFURIYO
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 8 күн бұрын
Wiilka haladaayo waayo isagaa garanaya Ethiopianka noocyadooda iyo kuwa cdaawada daran noohaya wuxuu afkiisa kaqirtay in uu muslimyahay nagu dhaqan yahay ganacsade yahay intaa nagu filan Somali weyn
@mohamedartan4135
@mohamedartan4135 8 күн бұрын
Ethiopia waa cadowga soomaaliyeed waa
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 8 күн бұрын
Hal qof oo Ethiopian ah yaan la dhaafin dalkooda halo celsho hadii kale dagaal ha isku diyariyan no more
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 8 күн бұрын
Ninki donahayo in oow Somali noqdo waliba harti kas wu jogikaraa
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 8 күн бұрын
Dowlada puntland waa inaysan musaafurin oromada muslimiinta ah.ha bixiso gaalada lasoo xawilay oo ay siyaasadi ka dambayso
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 9 күн бұрын
Ethiopia dhulkeni bay xoogku haysataa haka baxan soomaalia
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 9 күн бұрын
wadani dhaba weeye
@saacidgacayte4688
@saacidgacayte4688 8 күн бұрын
Sideee sifo sharciyah oogu dagantahay ?? Yaaa visadah daganaanshaha ku siiyay ?? Indha adayg buu hayaaah
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 8 күн бұрын
War Dariska Dhafa Reer Garowe Wax Badan Baad Addis Ababa Daganeyden Nilamana Soo Celin Idinka Soo Dhaweyy Ee Qaxotiga Dariska Dhafa Wana Dad Aad Jeceshihiin Oromo Samale & Amxaro Urtoy 😂 Duqa Magalada Garowe Hala Casilo 😂😂 Ethiopian ka Uu Dhahay Naga Noqda
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 8 күн бұрын
ITOOBIYAANKAAN DHAMAANTII MARKII CIIDAMADOODA LA SAARO IYAGANA SOOMAALAAY GOBOL TUULO ILAA DEGMO AANU KA SAARNO TAA CIDNA YAANAAN KA SUGIN WAAYO WAXAY BARA KICINAYAAN NOLOSHOODA QASAYAAN WAA INAGA
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 9 күн бұрын
WARIYE SARE CAASHA IBRAHIM ADAN GULEEYSO KUSOCO WARARKA
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 8 күн бұрын
Somalida garowe iyo somalilend kibir ba ka batey balashle ma raban kabalyeri ma raban koko ka sii daran kibirkas wuxu u kenaya in gobolka lagala warego lakiin gobolada kale ha isku imanina gobolkiina ilashada intan laga qadan reer garowe iyo somalilend kibirka wa lagu jaba tas ha ogada
@abdicash8787
@abdicash8787 9 күн бұрын
Ugaadeenkiiii miyaad saarayzaaaan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 9 күн бұрын
Ogaadeenka dhulkuu leeyahay waa nin laandheere daarood ah
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 9 күн бұрын
​@@husseinaden7560kuwii garowe lga tarxiili jrey Melas zanbawi lo dhibayey ya waye😂😂
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 8 күн бұрын
Caasha cuud waa naag madow oo quruxbadan oo fariid ah oo xishoota laaki n miyaa la qabaa talow kkkk
@ABDIRIZAKNADIF
@ABDIRIZAKNADIF 8 күн бұрын
Kuye ethiopia dhibaato nama dhextaal ninku aduunka lama socdo miyaa inay badenii qateen dalkiina kala goyen
@tayebmussa3836
@tayebmussa3836 8 күн бұрын
Dadka mudada dheer deganaa ee shaqeysta hala daayo hana lasiiyo sharci waa walaalaheen nagu soo qaxay.
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 9 күн бұрын
Muxu ku hadlayaa wiilka u dhalo dofaarkan hadlaya
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 7 күн бұрын
.war.duqa.garoowe.waa.geesi.wadaniya.war.kaalay.madaxweyne.aan.kadhigno.walaahi.sharaf.ayaad.ledahay
@MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
@MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny 8 күн бұрын
Oromia masha allah waa qabiil kamid ah soomali walal Nahey oromada
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 8 күн бұрын
👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 3,6 МЛН
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 20 МЛН
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 49 МЛН
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 10 М.
WARKA DUHUR EE KNN 27 06 2024
14:22
KNN
Рет қаралды 2,9 М.
WARAR CULUS: US | JABUUTI | INDIA | IRAN | ISRAEL WAR
18:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
CITIZEN TV LIVE
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 205 М.
Забота от брата 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 5 МЛН
1❤️ #shorts
0:17
Saito
Рет қаралды 21 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
0:40
EVA mash
Рет қаралды 1,1 МЛН