Geam Baabka Iyo Cadnaan Mudel Hadalo Laga Diiwaan Galiyay Guri Barwaaqo Reaction

  Рет қаралды 30,277

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

Күн бұрын

Пікірлер: 299
@Khayrwade01
@Khayrwade01 7 ай бұрын
Cida nabiga jecel loofta saara ❤
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 7 ай бұрын
@Qarami-o9t
@Qarami-o9t 7 ай бұрын
Scw❤
@MohamudIndhotag-wq8gz
@MohamudIndhotag-wq8gz 7 ай бұрын
❤❤❤
@MaxamedAbdirashiidSaleebaanAmi
@MaxamedAbdirashiidSaleebaanAmi 7 ай бұрын
❤𝘴𝘤𝘸 𝘴𝘤𝘸 𝘴𝘤𝘸❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 7 ай бұрын
Scw❤❤
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 7 ай бұрын
Cadnaan: Qofka Casiirka ah FROM hargeisa 🎉 😂😂😂😂😂😊😂
@iammoesaed139
@iammoesaed139 7 ай бұрын
Cadnan qof casiire ❤from burco
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 7 ай бұрын
Cadnaan Reer burco Waxay u yaqaanan qof yar oo fulay ah oo bilaa macno ah 😂😂
@arresaqirochannel7594
@arresaqirochannel7594 7 ай бұрын
waxanu unaqana hadanu nahay rer burco baf baf 😂😂😂😂😂😂🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@mahdakhadar233
@mahdakhadar233 7 ай бұрын
😂😂
@AsliBaruuud-ui1lo
@AsliBaruuud-ui1lo 6 ай бұрын
Waa caano maracii from hargaysa and berbera
@SakiSuldaan-ne5in
@SakiSuldaan-ne5in 7 ай бұрын
Cadnaan waxa loo yaqanaa qofka jilicsan ee ciyalo casiirka
@SuwoAnga
@SuwoAnga 7 ай бұрын
Inta nabiga jecel ❤
@walaalak1976
@walaalak1976 7 ай бұрын
QoFka caziirla aHe jiliczan from burco😂
@NafisaAyaan
@NafisaAyaan 7 ай бұрын
Cadnaan: qof dhaqan celis from meelahaa😂😂
@Cazanyo-b1h
@Cazanyo-b1h 6 ай бұрын
Masheegi😂😅
@ClfataaxSiciid-z7h
@ClfataaxSiciid-z7h 7 ай бұрын
First comment like 👍
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show 7 ай бұрын
Cadnaan macnaha oo Lasoo koobo waa “Qof jilicsan”
@ShucaybYaasin
@ShucaybYaasin 7 ай бұрын
Allow yaa guri parwaaqo. 1m. Uwaada. Keeping zxp
@AhmedIsmail-u9d
@AhmedIsmail-u9d 7 ай бұрын
Wa Rerka Kaliye Cod Macani Iyo Qurux Ku Fana 😂😂
@ibraahinAadan2024
@ibraahinAadan2024 7 ай бұрын
Waaaw wuu uqalmay guusha baabka burco
@Abdirahimofficialy
@Abdirahimofficialy 7 ай бұрын
Xabaalaha reer nuurku halkay ku yaalaan maad garanaysaaa guri barwaaqoy 😂😂
@khaalid713
@khaalid713 7 ай бұрын
kkkkk owen goal kii ugu foosha xumaa ugu doqon sanaa ayuu iska dhaliyay guri barwaaqo.inaba caadi ma ahan 😂😂😂😂😂
@ridwaanmaxamedjr7453
@ridwaanmaxamedjr7453 7 ай бұрын
Wad qapyaaldeysee maante inta inad ka balaadhneyd ku moodayee😮
@NuuvOdowaa
@NuuvOdowaa 6 ай бұрын
Waa will yaro hooyo caano kuso koriisay ayaa cadnan ladhaha😮😮😊
@cabdiqaadircismaan1953
@cabdiqaadircismaan1953 7 ай бұрын
Guribarwaaqo waan ku tageraa lkn youtubekagu wuu damay nagashid ama iska daaa😮😮
@liibaanxaaji1443
@liibaanxaaji1443 7 ай бұрын
Waad soo wada baxaday intaa nin ka wayn ayaan kuu haystay hhhhh
@Mahiigaan1398
@Mahiigaan1398 7 ай бұрын
guri barwaaqo😂
@ZayidShucayb
@ZayidShucayb 7 ай бұрын
yaaaaaaaaa Aaaaaaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Guri barwaqo darad yooos
@40Durkiya
@40Durkiya 7 ай бұрын
Wale waa lagu raftay canaan cuud 😂😂
@garaadsame_
@garaadsame_ 7 ай бұрын
Majajiliste ma gabowday mise cabaaryihi warda so xaday😂😂❤❤
@XaawoLuulo
@XaawoLuulo 7 ай бұрын
KZbin kaa wllkeen Omaar offncil47 aan uraarno 100k aan u xiidhno
@User-drjambiiryutuber
@User-drjambiiryutuber 7 ай бұрын
Cadnaan waa wax jilicsan ee softiga oo kale ah , 😂😂😂
@MohamedUpdiqaadir
@MohamedUpdiqaadir 7 ай бұрын
Cadnad 😂😂 wa ciyala casiir from hargeisa 😂😂
@Hadari10
@Hadari10 7 ай бұрын
Cadnaan=qofka reerkodu ladan yahay isna guri jooga ah 😂 waa qof jilicsan uun From reer burco
@Somaaliland592
@Somaaliland592 7 ай бұрын
Baaabka ❤❤❤
@yaziit
@yaziit 7 ай бұрын
qofka maraanka ah baa cadnaan ah waxaa kaloo dhahnaa cando cando 😂😂
@GujisMursal
@GujisMursal 7 ай бұрын
Dugsimale❤Qabyaladi 😢waxay dumeso .moyane😢😢😢😢
@CLCASIIS234
@CLCASIIS234 7 ай бұрын
Cadnan waxan unaqana qof yaro jilicsan ah from Burco😮
@maliawaynechannel956
@maliawaynechannel956 7 ай бұрын
KZbin miyaa kentaan 2 million 😂😂😂😂😂 laxwla war waa is ceebsan
@AhmedShaacuur
@AhmedShaacuur 7 ай бұрын
Tiim guru barwaaqo hadanahay kaama xanaaqayno pro dhiiqayso lkn qamar sudaani ayaa carada Kala dual dhacayna hadaa mj nahay❤❤
@muunasacad1294
@muunasacad1294 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@awoabdi3610
@awoabdi3610 7 ай бұрын
Guri barwaaqow adna xabad zoo habee aynu dhulka ku jiidne 😂😂😂
@ayanasad5S
@ayanasad5S 7 ай бұрын
Salalaahu calyhi wasalam ❤❤❤
@huznihproduction8445
@huznihproduction8445 7 ай бұрын
The one and only
@azmardesiner4276
@azmardesiner4276 7 ай бұрын
cadnaani waa qofka yare casiirka ah😅😅😅
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 7 ай бұрын
Waa run cadnaan nin jilicsan buu ahaa gamekiisiina siduu isagu isku ciyaarayo buu cidna wax ka weydiin Teeda kale gurayoow 7sanaa laydin garaacayee ma maanta as soo hadashay😂
@MuuseMuxumed-kf5xz
@MuuseMuxumed-kf5xz 7 ай бұрын
Cadnaan means (ciyaalo casiir)only reer hargeisa 😂😂
@khadermahamedcali2738
@khadermahamedcali2738 7 ай бұрын
cadnaan waa caano muuska😂
@foodaadeOnthebeat-bn8nd
@foodaadeOnthebeat-bn8nd 7 ай бұрын
Cadnan = dabo yar 😂 From hargysa
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 7 ай бұрын
dictionaryga burco oo aan helay waxaan ka arkay CADNAAN =BADHBAA XAMDA AH(wixii ka danbeeyay 2010kii)
@naimabasheyousuf6697
@naimabasheyousuf6697 7 ай бұрын
cadnaan ciyaal casiir u naqaanaa from hargeisa😂😂😊
@SaCaD1
@SaCaD1 7 ай бұрын
Cadnan waxan u naqana qofka casirka ee jilicsanta from duriyada 😂😂
@JimcaleGii
@JimcaleGii 7 ай бұрын
Cadanan qofka casiirka😂😂
@User-drjambiiryutuber
@User-drjambiiryutuber 7 ай бұрын
Guri barwaaqo ma maqashay ilahay markuu kula maago cidad thy ma eege xoolo carbeedyo cadnaanbuu ku siiyaa 😂😂😂😂
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 7 ай бұрын
Ilahayow somali hano jabin ninka wax ba helay😢😢😢😢😢
@smith9498
@smith9498 7 ай бұрын
Cadnana waa ciyaal cas cas👋🏻😂😂💔
@Hanihappy1359
@Hanihappy1359 7 ай бұрын
Qofka nacaska ah ayaa loo yaqaana 😂😂🎉 cadnaan
@abdifatahcabdi9874
@abdifatahcabdi9874 7 ай бұрын
Canaan == qofka jilicsanka ah 😂 awlaadu GOPOLka RapaH
@40Durkiya
@40Durkiya 7 ай бұрын
Dee xata waaka faysal guusha TikTok udabaal dage ma xuma inaa maanta guushiina reaction ka bixiso guri barwaaqo wana ku salamaya ciyaal xaafad
@MaxamedValverde
@MaxamedValverde 7 ай бұрын
Cadnaan means nin jilicsan😂😂
@SadiiqApthirahman
@SadiiqApthirahman 7 ай бұрын
Ciyala casiir from ceerigab0
@abdihayd3415
@abdihayd3415 7 ай бұрын
Nin ciidagale ah baad ku leedahay hadal ma yaqaan😂😂 ingiriiskii yidhi ciidagale dadka afsoomaliga bara soo baadh taariikhda😅
@ayanazkar6059
@ayanazkar6059 7 ай бұрын
GB legend waan ku taageera lakiin cawa dhiiqaad cagaha la gashay kkk hadalkaaga qabyaalad diidka ah iyo dhamaadkiisu ismalaha ,, xitaa Magacii baad falaysay . Markaa bal dib iskugu noqo gurow kkkk
@zamiirayaasin5846
@zamiirayaasin5846 7 ай бұрын
Cadnaan waa qof doqonka jilicsantaa😂😂
@AdnaMohmed
@AdnaMohmed 7 ай бұрын
Reer burco 4 io 4 bay dhahaan reer hargaysina ciyaal casiirbaa la yidhaahdaan😂😂
@Najax-n2h
@Najax-n2h 7 ай бұрын
Ciyala casiir aya u naqan cadnan ama qof an waxba fahan sanayn 😅😅😅😅
@najiibmoha8419
@najiibmoha8419 7 ай бұрын
Casiir 😂 from Hargeisa
@SaiidAbdiqadir
@SaiidAbdiqadir 7 ай бұрын
Cadnaan qofka jilicsan ta ah from erigavo
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 7 ай бұрын
Lkn wiilka waa baskin😂 waana kudhamatay
@EidhasanGaab
@EidhasanGaab 7 ай бұрын
Cadnaan qofka casiirka ayaan u naqqana from barbera
@GujisMursal
@GujisMursal 7 ай бұрын
Ciyalo casiir cadanan❤❤❤ casir
@AyaanleCabdikariim
@AyaanleCabdikariim 7 ай бұрын
cadnaan waa ninka jilicsan 😂FROM BURCO❤
@BilalMuse
@BilalMuse 7 ай бұрын
Nio ninka sikalad ujaftaybe😂
@goojacade4325
@goojacade4325 7 ай бұрын
Cadnaan waxaanu unaqaanaa qof yaroo xanaano ah oo cududaha hablaha leh baastada ka liita😂
@abdulrashiidmohamed5744
@abdulrashiidmohamed5744 7 ай бұрын
Cadnan waa cadnan yare 😂
@DulmaradanXandule
@DulmaradanXandule 7 ай бұрын
Cadnan waa qof yar oo caga baruuur from hargeisa
@amaaladem3486
@amaaladem3486 7 ай бұрын
Guri barwaaqo inan qurx badan ayaad tahay dadka ku taageera ayaan ka mid ahay Waxaan ku odhan lahaa waxaad ku qurux badantahay timaha la iska yareeyo gadhka yaree timaha madaxana yaree quruxdaada soo celi
@ayuubcabdiraxmaan770
@ayuubcabdiraxmaan770 7 ай бұрын
Dadana magazine Bay u haystaan dadna waa ka cararaan magaca 🤔😁😅😅
@khaalid713
@khaalid713 7 ай бұрын
wlhi game kaas qamar sugani iyo sharma boy waan hubay in la odhanayo labadoodu waxay ku ciyaarayaan magacyadooda waana la baajinayaa waana dhacday 😂😂
@muxamedsaleebansalaar
@muxamedsaleebansalaar 7 ай бұрын
ina cabdilahi geed Adayg Warwaan ku wataa
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 7 ай бұрын
Cadnaan waa ciyaala casiir ka Dee aptio 😂😂
@FadumoJamac-ch8re
@FadumoJamac-ch8re 7 ай бұрын
Isaaq wa markii kowad ee 4m kubadiyan halka mj 11m kudhuften gabar yar mic qadata😂😂😂😂😂
@salaxalaahdiray4031
@salaxalaahdiray4031 7 ай бұрын
Dhakhle wayn baatay Guray baraaqoy 😂
@apdyrahmanmohamett4362
@apdyrahmanmohamett4362 7 ай бұрын
Qofka Cas een guriga kaso bixin from Hargeisa 😂
@nimcoabdi4148
@nimcoabdi4148 7 ай бұрын
Cadnaan waa ciyaal caano maraaci weeye😂
@hanadeprahimaleihaanadah9516
@hanadeprahimaleihaanadah9516 7 ай бұрын
First😂
@NimcoHirad-n2y
@NimcoHirad-n2y 7 ай бұрын
Cadnan: carab yahoo caano maraaciya😂
@cabdishakuurmahamuud2568
@cabdishakuurmahamuud2568 7 ай бұрын
Cadnaan Qofka jilicsan Ee dacifka from burco
@ayannaahmed78
@ayannaahmed78 7 ай бұрын
reer burco cadnaan waxay u yaqanan qof nacas ah😂😂
@mazcuudcade1997
@mazcuudcade1997 7 ай бұрын
Cadnaan waaxn u naqana qof jilicsan ah 😂😂
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 7 ай бұрын
Waa markii ugu horeysay oo aad badisaan Tan kale maxa uga cabsateen Sharma boy iyo Qamar inaay ku ciyaaran Puntland iyo Soomaaliland waad cabsateen aniga oo Hawiye ah ayaa ku dhahaayo
@CmajiidMohammed
@CmajiidMohammed 7 ай бұрын
Waar ninkan dadka waaninaya qabyaalad halaso donan waxaa maba yaqaane
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 7 ай бұрын
@@CmajiidMohammed waxa caruurta ha uga sheekeeyo labada nin si dhex dhexaad ugama hadlin jilicsan ayuu mid ku tilmaamay welibo point walba oo ka dhacay waa uu sheegay halka kan kale point walba oo fcn uu kasoo qaatay taas waa cadeyn ah inuu walalkii xigsaday marka qabyaalad caqliyeysan ayuu 16 daqiiqo nooga sheekeyay
@sakariyecolaad
@sakariyecolaad 7 ай бұрын
Mjyoo washamsi aan ku qaadno😂
@apdihakiincumar2959
@apdihakiincumar2959 7 ай бұрын
Cadnaann wa qofff cass cass aH 😂
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan 7 ай бұрын
Cadnaan waa qof yaroo iska jilcan 😂
@munajama6042
@munajama6042 7 ай бұрын
Qofka yara nacaska ahee waxbadan fahansanayn😂😂
@KhalidMaxamuud-f4w
@KhalidMaxamuud-f4w 7 ай бұрын
Cadnan qof casiire from GoBaLka RaGa 😂😂😂
@farhanfiloofficial5183
@farhanfiloofficial5183 7 ай бұрын
Cadnaan waa caano nuug yar 😂
@Cityboy-vd7hx
@Cityboy-vd7hx 7 ай бұрын
Cadnaan waa qofyaro manakhmakh ah
@ikhlasmaxamed9656
@ikhlasmaxamed9656 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 7 ай бұрын
Cadnaan waa qofka iska casee jilicsanta ah ciyaal Hargaisa way adeegsadaan, somalidu qabyaalad daradeed wax walba way u bixin karaan bal hadii lacagtaas meel khayrle lagu bixin lahaa ka waran, gurow adi xataa reaction kan waad qablaadaysay😂
@HamseSadiiq
@HamseSadiiq 7 ай бұрын
Adnaan wax buuqa ku furay waa ninkii gloves 🧤 xaday 😂😂😂
@Hasla.wabi.tore.0
@Hasla.wabi.tore.0 7 ай бұрын
First one 😂
@jibriilmohamedfarah5301
@jibriilmohamedfarah5301 7 ай бұрын
Cadanaan waa jilcsan doqon ah ayey reer burco iyo reer cerigaabo u yaqaanan
@abdiazizmohamed6961
@abdiazizmohamed6961 7 ай бұрын
war gurow dee adigu dhex ka ahaw waa sidee 😂 waabad kaxuntahay inaanu qamar sooqabanaye
@Abdurashith
@Abdurashith 7 ай бұрын
Cadnan dee waa qof jilicsan
@DhuxulCadaaawe
@DhuxulCadaaawe 7 ай бұрын
Cadnaan qofyaroo aan adag ahayn😂
Malilaha Guri barwaaqo Manta Iyo sheeko kale Yabka tik tok....
15:27
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
REACTION SHARMA BOY HEESTII ( WAJI MA LIHI)
14:16
Imraan abdirashiid
Рет қаралды 8 М.
DALXIISKI BADA HOOSTEEDA DJIBOUTI
11:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 87 М.
REER BURCO WAAN IDIN WATAA GABDHO QURUX BADAN OO ASAD HAGIO AMAANAY
13:11
Qamar suugaani iyo noloshiisa gaarka aanad waxba ka ogeyn
29:38
Ardaa Media
Рет қаралды 19 М.
Reaction Sharmo boy Karbaash Guri barwaaqo
19:07
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 68 М.
Sharukhan iyo kajal Hees Reaction Buqiisa Wata  Guri barwaaqo
12:59
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 13 М.
Todabadla Mantiyo Walikale Aad Yaabi guri Barwaaqo
16:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 45 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.