Jaarkayga - Episode 2 - Uu Dhintay

  Рет қаралды 1,272,273

BUuTI Television

BUuTI Television

Күн бұрын

#Jaarkayga​ waa taxane cusub oo qosol ah oo ka hadlaya laba reer oo jaar ah iyo dhibaatooyinka kala dhex mara.
Directed by: Poete Noir Meurtri
Written by: Poete Noir & Dab M.H
Camera/Editor: Rami Abdalla
Assistant Camera: Abdifatah Giriyaad
Actors: Poete Noir Meurtri
Dab M.H
Faiza Mahamoud
Amuun Mohamed
Abdoulgabar Idan
Rami Abdalla
Sponsor: Residence Lagon Bleu
#uudhintay​ #djibouti​
From #Buuti​ with #love​
Enjoy...🎉🎉🎉
#BuutiTVproduction​ #buutitv​ #localvideoproduction​ #webtv​ #localmedia​ #africancreativity​ #africancreatives​ #africanfilmmaker​ #africanfilmmaking​ #africanmedia​ #africanentertainment​ #djibouti​ #hornofafrica​ #eastafrica​ #africa​
N'hesitez pas à #Commenter​ et #Partager​ cher(e)s ami(e)s!

Пікірлер: 779
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
been I din ma sheegayo reer jabuuti waan jeclahay aad io aad❤💜💙 from mogadisho
@dhemaanqueen5792
@dhemaanqueen5792 3 жыл бұрын
🥰🥰🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🥰🥰
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
@@dhemaanqueen5792 merci
@ayanibrahimayanibrahim7459
@ayanibrahimayanibrahim7459 3 жыл бұрын
Sidokale wllo
@osmanboreh9506
@osmanboreh9506 3 жыл бұрын
anaguna sidokale hn
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
@@ayanibrahimayanibrahim7459 thankx hno
@crisaaqmaarmaar3339
@crisaaqmaarmaar3339 2 жыл бұрын
JH reer Djibouti waan idin wadana
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
Wlhi wa iga qosliyeen Dadkaan ree Djbouti 🖐from.SomalilanD Borama😍😂😂😂
@asmafaarax7472
@asmafaarax7472 3 жыл бұрын
Waa dhiman doontaa hadii Allh ku gaadhsiiyo
@zizutimes1997
@zizutimes1997 3 жыл бұрын
@@asmafaarax7472 bjjb
@ramadanmohamed3546
@ramadanmohamed3546 3 жыл бұрын
We have a great deal to do in this country
@abdallahchakir5504
@abdallahchakir5504 3 жыл бұрын
Hadaad ad uu qososhay like sar commentigayga😂😂😂
@drtasfayaassafe2576
@drtasfayaassafe2576 3 жыл бұрын
😁😁😏😆
@fatimahassan1593
@fatimahassan1593 3 жыл бұрын
Hadaad ad uu qososhay like sar
@official4805
@official4805 3 жыл бұрын
Mahad qosolk aiga dhameyYa
@faraxdecor8629
@faraxdecor8629 3 жыл бұрын
waan ku taageerraa
@fatimamohamed6223
@fatimamohamed6223 3 жыл бұрын
Has more money
@abdirahmansaidgurey6328
@abdirahmansaidgurey6328 3 жыл бұрын
Tagere buuxa Buuti Djibouti J'taime ll Support from Somalia 🇸🇴❤
@updirahmanmohamed4298
@updirahmanmohamed4298 3 жыл бұрын
Yaa ila sugaya reactionka ARIMAHENA IYO DIRISLE
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Waa iga Cosi 3
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Channel kaan Waa iga Cosi 3
@abokorhersi3737
@abokorhersi3737 3 жыл бұрын
Waliga ma reaction kiisa ku farax galiya ood ku qososhaa .subxn
@Akzamfamilys143
@Akzamfamilys143 3 жыл бұрын
ARIMAHEENA
@lukmaanabdi1713
@lukmaanabdi1713 3 жыл бұрын
@@abokorhersi3737 reactionkiisa hadii uu sugayo waa fanskiisa adi maxaa kagalay🤫
@Azad_2004
@Azad_2004 3 жыл бұрын
1 million markuu gadho like isaar😇👉👍
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 3 жыл бұрын
Reer abtigay wlhi waa funny😃😃😃😃
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 walahi aduunka u jeclahay ree Jabuutiga waa funny
@amal-4c3
@amal-4c3 3 жыл бұрын
😂😂😂YOOOO MEEL WALBA MA JOGTAA
@ugbadmusse3474
@ugbadmusse3474 3 жыл бұрын
Choukran abowee🥰🥰
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
mss aaisha meel walba waan isla Joogna dheh😂
@amal-4c3
@amal-4c3 3 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 😭😭😂😂☠️ilaa 2018saa isdaba soconaa 😂💜
@maryamodaahir545
@maryamodaahir545 3 жыл бұрын
@@amal-4c33
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 жыл бұрын
Ilaahey naarta ha kaa waraabiyo wlhi waa dacada qosolay 😂😂😂😂 keep going team buuti frm borama 🖐
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Waa iga Cosi 3
@hudacismaan8296
@hudacismaan8296 3 жыл бұрын
wallahi intaa ama waan ku qoslay
@fahiimbashiir7021
@fahiimbashiir7021 3 жыл бұрын
Hpjgd
@akaafikc5047
@akaafikc5047 3 жыл бұрын
Reer jabuuti big funny wllhi😂one love💯✌from🇸🇴
@homegrown4126
@homegrown4126 3 жыл бұрын
We love also somalia
@abdikadirmagan7488
@abdikadirmagan7488 3 жыл бұрын
@@homegrown4126 lĺlll
@abdikadirmagan7488
@abdikadirmagan7488 3 жыл бұрын
@@homegrown4126 ý
@ayaanlecabdi6242
@ayaanlecabdi6242 3 жыл бұрын
Z by L
@xasan5728
@xasan5728 3 жыл бұрын
Asc kkkkkkkkk😅😅😅😅😂😂😂😂
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 жыл бұрын
Hhhhh Ani marka bilaa qaad miyaa legadhigayaa🤣🤣Woooow from muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Channel kaan Waa iga Cosi
@homegrown4126
@homegrown4126 3 жыл бұрын
We love People somalia
@abdiqadirabshir7510
@abdiqadirabshir7510 2 жыл бұрын
@@homegrown4126 fc
@JIPJAAP1
@JIPJAAP1 3 жыл бұрын
Taagere hortiin dad uma noqon Keep goin dar illahay ni jeclahay Reer jabuuti🇩🇯 one love
@djamakader3382
@djamakader3382 3 жыл бұрын
🙏🙏
@abdihamidbilal5931
@abdihamidbilal5931 3 жыл бұрын
Salaamo sheeri inta aanan fahmin waxa laga wadaaa Salaamo gacaliso, Qaali, xaaskayga, qofla jecel yahay.
@qalbidhaya3236
@qalbidhaya3236 3 жыл бұрын
intii sugaysa in uu arimaheena uu recticon ka soo bixiyo like ii saar from arimaheena 💯🥀🥰
@bilybilybily1996
@bilybilybily1996 3 жыл бұрын
Macha allh my dadkaygii iiladhasahy wlh xogban mini tagera macha allh horay usocda
@xoriyohussein6421
@xoriyohussein6421 3 жыл бұрын
Reer jabuuti dadka somali ugu fcn noolada waligiin walaladen
@axmadyare9155
@axmadyare9155 3 жыл бұрын
Walaaleheena ree Djibouti waan idin jecelnahay riwaayad wanagsan bay ahayd
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
Ķkkkkkkkkkk walaaahi si anan dhowaanahan uqoslin ayan uqoslay walahi siiba inankani madoobi waaaa very dunny
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Hhhhh Amiir ba dhintay io Akshey ba dilay taariikh ba ka danbeysay🤣🤣🤣
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Channel kaan Waa iga Cosi 34
@bishaaromahdiya2780
@bishaaromahdiya2780 3 жыл бұрын
@@teamtayzirofficial6490 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@washdheshop9775
@washdheshop9775 3 жыл бұрын
@@teamtayzirofficial6490 jffff
@canabisaaq4545
@canabisaaq4545 3 жыл бұрын
Waw reer djabouti waad kabaxsateen taagera reer Mogadishu ah
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 3 жыл бұрын
Actors dhab ah ayaad tihiin, dhallintayadii. Top Top Top
@dab-jacaylofficial762
@dab-jacaylofficial762 3 жыл бұрын
@Arimaheena wallhi daacad baan u qoslay 😂😂😂 mahad waa xaalad kale keep going @buutitv
@musab9621
@musab9621 3 жыл бұрын
Best comedy sheeri haku ciyaarin 500 faran ee wax fcn ku qabso😂😂
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Waa iga Cosi
@musab9621
@musab9621 3 жыл бұрын
@@teamtayzirofficial6490 ok zxp
@aboubakerabdikhaireh9489
@aboubakerabdikhaireh9489 3 жыл бұрын
BUuti tv keep going brothers and sisters 🥰
@gocasechannel1122
@gocasechannel1122 3 жыл бұрын
Reer jabutti keep going on from hargeisa
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 3 жыл бұрын
Best comedian in this year BUuTI💯🤍
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
❤❤❤❤❤😂😂
@bileali8846
@bileali8846 3 жыл бұрын
😂😂😂😂viiva reer jabuti prt 3 lasoo dhaqsada🥰👏
@zooyaasiman2890
@zooyaasiman2890 3 жыл бұрын
Hhhh wan idin wataa dadkygi🥰🔥🔥🔥
@borbowahmadey2684
@borbowahmadey2684 3 жыл бұрын
Jaarka it is something else 🤣 War suga laba min baa u hartay 😂🕺🏻👏🏾👏🏾👏🏾
@nagiibafarhan5213
@nagiibafarhan5213 3 жыл бұрын
Reer jabouti wn idin salamay huno😂🙏
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Dhimo xaflaaD baaaN dhignaYyy🤣😁 Alla cadab hku fogeeyo kulaH😁
@madipadabalofficial
@madipadabalofficial 3 жыл бұрын
BUUTI TV go forward our team
@akaashbaadhe5107
@akaashbaadhe5107 3 жыл бұрын
Sxbo xageh kala so xirira
@curejocali7104
@curejocali7104 3 жыл бұрын
Hhhhhh hh hhh😂😂
@maxamedsadiiqsadiiq7690
@maxamedsadiiqsadiiq7690 2 жыл бұрын
@@akaashbaadhe5107 7ìòòop7
@abdallaabdikariim5375
@abdallaabdikariim5375 3 жыл бұрын
Welcom somali hhh reer jabuuto
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
Love you bro..... Sometimes you made my day 😂😂😂
@khaliifdoolad7471
@khaliifdoolad7471 3 жыл бұрын
Waaw
@rowdamahdi6320
@rowdamahdi6320 3 жыл бұрын
@@khaliifdoolad7471 ri
@salmonbarre8178
@salmonbarre8178 3 жыл бұрын
Refgshyrut
@salmonbarre8178
@salmonbarre8178 3 жыл бұрын
😂😂😍🤩🤩😂😂😂😂🤩😂😂😂😂😂🤩😍😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😅💋💋💋💋💋💋💋💋💜👺🤡💋😼😹❣💗💘😻💔💗💙❤💛💯💫💦💤💫🤍🖤💜💙💚💛❤💯
@suhaybabdi9804
@suhaybabdi9804 3 жыл бұрын
See us to I'd i
@AYuubCashuur-o2g
@AYuubCashuur-o2g 3 жыл бұрын
WLhy QosoL iguma hadhin😂😂😂 GuuLaysta Jaaleyaal from Burco😂😂
@ismailoumalkaire4846
@ismailoumalkaire4846 3 жыл бұрын
Je vous aime trop wlhii continue comme ça buuti tv🤑🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdiallah614
@abdiallah614 3 жыл бұрын
Where is the smallest boy of this team we need him because he is so funny
@soulehabdallah6504
@soulehabdallah6504 3 жыл бұрын
He quit. He has his own Channel now. His channel is Omreynn
@amiensm12
@amiensm12 3 жыл бұрын
His channel is OMREEYN
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allah
@abdiallah614
@abdiallah614 3 жыл бұрын
@@Somalihappyfamily amiin wllo waan kuu saarey subscribe
@marwomane4322
@marwomane4322 3 жыл бұрын
Omar the best one
@clubhouse1207
@clubhouse1207 3 жыл бұрын
Hadaad dirisle Abdi kasoo aragtay like ta ha ila dhaafin❤️🙏
@sayidmaxamed5873
@sayidmaxamed5873 3 жыл бұрын
Qofkii fahamay baa fahmay soomaliyeey aanu isku raacno soomaalinimo. Somali and Djibouti lives ( political) matters.
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allah
@apdiqaadirodka18
@apdiqaadirodka18 3 жыл бұрын
Hayeee is astura ku dheha haplahaaa
@yahyeawali4229
@yahyeawali4229 3 жыл бұрын
Hehehehe,wllhi so funny🤣 Wating for Arimaheena✌
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 3 жыл бұрын
Ar kuwan umadeen ma ah Aniga bilaaa jaad ma la iga dhigayaa duliyaanyohow baas😂✌ From baydhabo janay✌✊
@djibnoeh2988
@djibnoeh2988 3 жыл бұрын
😂😋😜🇩🇯from my sweety Djibouti
@waxsanside527
@waxsanside527 3 жыл бұрын
Wllhy wa fnny matalaa diinu lkn inta wax lama talayo yaan la ilaabin xaga alle wayo mararka qaar wala qaldamayaa o bami aadm aya la yahay
@souberomar3307
@souberomar3307 3 жыл бұрын
Loooolll so much funny im so proud of you mane , mirane and all staff , dont stop never never , you are guys the sunshine of djibouti
@mahbubsiraj1945
@mahbubsiraj1945 2 жыл бұрын
hossn
@Mohamed-st3ve
@Mohamed-st3ve 2 жыл бұрын
Ree jabuuti funny 🤣
@iamlilzayn2554
@iamlilzayn2554 3 жыл бұрын
iNta reactionka AtimaheeNa sugaysa like
@deysane124
@deysane124 3 жыл бұрын
War dirislow soo orood sheeko macanku hayaye 😂😂😂😂😂😂
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 жыл бұрын
Kuwani umadeena maahin🤣🤣 istaqfurulllah
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Waa iga Cosi to 3
@Story_time1432
@Story_time1432 3 жыл бұрын
وتفقد إن جهلت وأنت باق Waa lagu waayayaa oo dadka agtooda wxba tihid ihtimam badanna laguma siinayo hadii aad thy mid jaahil ah , xattaa hadii ad joogto. وتوجد إن علمت وإن فقدتا Waana lagu helayaa oo wa lagu xusaya hadii aad thy mid cilmi leh xattaa hadii aad maqan thy . Farqiga u dhexeeya qofka jaahilka ah iyo ka cilmiga leh lama soo karayee jimce wanaagsn dhamaantin salliga nebigana yaan la ilaawin صلى الله عليه وسلم .
@ramadanmohamed3546
@ramadanmohamed3546 3 жыл бұрын
As the Movie was A bit more than the last episode Really had a lot to draw attention from Kung to the movie that Was a big hit for Imaginary characters and the characters
@hanadyare77
@hanadyare77 3 жыл бұрын
Je riais de toutes les personnes drôles de Djibouti. de la Somalie 🇸🇴
@sharmaakesheekeeye8871
@sharmaakesheekeeye8871 2 жыл бұрын
❤👑👑👑
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
war abti somali ku hadal aan ku fahane
@medowskinamso5773
@medowskinamso5773 3 жыл бұрын
Amoun 🤣🤣🤣🤣🤣 bien jouée 👏👏👏🔥
@zulthanbiiga5163
@zulthanbiiga5163 3 жыл бұрын
Intii tagnida Ku sugaysay love dhac Ku sii
@shamsamuuumin3292
@shamsamuuumin3292 3 жыл бұрын
Wlhi idiin jeclhy noolaada dhmntin buuti tv
@najmabilan9336
@najmabilan9336 3 жыл бұрын
Reeeer jabuuto waan ku wataaaa👏👏👏👏
@ayaanibraahim4246
@ayaanibraahim4246 2 жыл бұрын
Waaw
@zalmaziman5110
@zalmaziman5110 2 жыл бұрын
amiir baa dhintay lutaha 😂😂😂😂agshay baa dilay 😂😂
@moussaabakari1315
@moussaabakari1315 3 жыл бұрын
Trop funny yallak 😂😂 Ani hy nos stars Houmed et Mahad ✌
@mesutapdalla9565
@mesutapdalla9565 3 жыл бұрын
Keep going prothers wllhi dacad u qoslay...😂😂😂✌💯💯
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll subscribe ii Saar Waa iga Cosi 33
@gogovic101
@gogovic101 3 жыл бұрын
WAA JISHeen LOVE YOU FROM MOGADISHU
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 3 жыл бұрын
Walahi cadi maha
@sagalmahamoudguedi842
@sagalmahamoudguedi842 3 жыл бұрын
Big fans of you ma chérie amounita très bien réalisé 🥰🤣🤣
@luckyugbaad1807
@luckyugbaad1807 Жыл бұрын
😂😂😂😂❤🥀🎊💗💓🤣🤣
@aliismail3472
@aliismail3472 3 жыл бұрын
Naa kac cuntqda noo kari qosolkii igu horeyay aan ku qoslo wllhi funny baad tihiin😂😂😂😂
@cabdullahicabdicisman6023
@cabdullahicabdicisman6023 3 жыл бұрын
𝐇𝐡𝐡𝐡 𝐫𝐞𝐞𝐞𝐫 𝐉𝐢𝐛𝐨𝐮𝐭𝐢🤣🤣🤣
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk ala walhy wa Riwayad macan somali jabuti wa so funny 😂 😂😂😂😂
@sacdiyaahmed6079
@sacdiyaahmed6079 3 жыл бұрын
Waaidin taageeraa Walaahi dar alle idiin jeclahay from Mogadishu
@moustapheliban3276
@moustapheliban3276 3 жыл бұрын
Mahadsanid from Djibouti 🇩🇯😍😅
@saraibrahem9715
@saraibrahem9715 3 жыл бұрын
Hhh Anu gurigeyguu ku soo maydhey kulahaa🤣🤣🤪 Buuti TV one love💖
@Shaafie
@Shaafie 3 жыл бұрын
Woooow one hour 10k.😍😍😍 BuuTi Tv Guulaysta Horumar wacan.
@fatmaabdi7698
@fatmaabdi7698 3 жыл бұрын
Love you so much guys 🇩🇯❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😘😘
@iqraabdiwali108
@iqraabdiwali108 2 жыл бұрын
Noo soobadiyaa jaarkeyga please
@shamsamuuumin3292
@shamsamuuumin3292 3 жыл бұрын
Part 3 inta sugoysa lika saar
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 3 жыл бұрын
xaskiisi way fashilankay imika iyo jaarkiisi macal shiikhi
@mahdimiad
@mahdimiad 3 жыл бұрын
I liked it, great content , voici un autre behind the scenes
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 жыл бұрын
Dr ma so bixi mise vitamin C kugu shiidaa😅😅 best comedy
@luckyugbaad1807
@luckyugbaad1807 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 3 жыл бұрын
Xumud Jaar kaa Xun wali maan araG😂😂💔
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 3 жыл бұрын
Xumad maaha somali lkn afsomligu si fcn u yaqanaa
@bachirosouldan1429
@bachirosouldan1429 3 жыл бұрын
From Djibouti jana
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 3 жыл бұрын
XUMUD ma Maxamud baa laga wadaa.
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 3 жыл бұрын
@@mohamedomat4028 maya wll magacda canfarta
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 жыл бұрын
so funny walahi hhhh , anyone else from Armehena,
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allah
@kahayoussouf4284
@kahayoussouf4284 2 жыл бұрын
Le films est fd
@abdillahifarahayoub8537
@abdillahifarahayoub8537 3 жыл бұрын
Amun abdo ma camarade de classe ❤️keep Going Quenn 😊
@zakari3abdirizakofficial704
@zakari3abdirizakofficial704 3 жыл бұрын
Film samayn tiisa wata 🙏
@ayanibrhim8226
@ayanibrhim8226 3 жыл бұрын
Hahahaha😂😂😂😂 siesta ma gayna kulaha qosol iguma harin srx c vraiment drôle😂😂 merci gués ❤❤
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Omar Away Ninkas Aya Mesha Shidi Jiraye 9:39
@fartuunjamalmohamed9287
@fartuunjamalmohamed9287 3 жыл бұрын
Wallah beerka ii casaaaadey😂😂😂😂😂
@awalehosman5554
@awalehosman5554 3 жыл бұрын
Mahad my best man 👌💯😆😆
@mohamedyousuf9065
@mohamedyousuf9065 3 жыл бұрын
INTA DIRISLE REACTIONKIISA SUGEYSA IS MUUJIYA
@mooyoyusuf2148
@mooyoyusuf2148 3 жыл бұрын
Waan sugoyaa
@awadbouh2285
@awadbouh2285 3 жыл бұрын
Woww se ça Fc Djibwood❤
@mimimarwa53
@mimimarwa53 3 жыл бұрын
Mahad j'ai l'aime du base,il est fou 😅😇
@rahimameraneh6565
@rahimameraneh6565 3 жыл бұрын
Un vrai talent
@fathiabdi2204
@fathiabdi2204 3 жыл бұрын
Waxa aanu u baahan ahay omreeyn ninkaa ayaa meesha shidaayay
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 3 жыл бұрын
Way isku dhaceen o Chanel kale ayu leyhy omreeyn
@deqayazinofficial8753
@deqayazinofficial8753 3 жыл бұрын
Waaaaaw nice keep going pro hormar wacan insha allaah aboowe qali
@ESMA_upThi
@ESMA_upThi 3 жыл бұрын
Episode 3 nga dawa geeya😂😂jaarkeyga from somalia❤
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 3 жыл бұрын
Bilaa akhlaaqdani wuxuu ahaaa uf jaahilnino ayaa haysa meesha wax fiican la imada
@abdillahihardin4965
@abdillahihardin4965 3 жыл бұрын
J'Impatiemment attend le suivant scene
@idilabdi508
@idilabdi508 2 жыл бұрын
GisSIS
@idilabdi508
@idilabdi508 2 жыл бұрын
Laki💔💔💔
@MunoMaanka-me4ti
@MunoMaanka-me4ti Жыл бұрын
Allah is one☝☝❤❤☝
@zegtaba9680
@zegtaba9680 3 жыл бұрын
Inta kale away walhi wan ku cawynayey 😂😂😂😂♥️♥️♥️
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 3 жыл бұрын
dhimashadhii sir badan buu ku helay
@edepsan7499
@edepsan7499 3 жыл бұрын
Intii mooday inuu kaluunkii ku dhimtay😂
@abdifatahali2121
@abdifatahali2121 3 жыл бұрын
Je vous jure vous êtes cool buuti tv félicitations de tout mon coeur
@naimahajji4749
@naimahajji4749 3 жыл бұрын
😃😂😄😃😃😃 Alla beerka i casaaday ma nooli
@najiali1097
@najiali1097 3 жыл бұрын
U guys will surprise me hadad qaad(chat) aad some how kusodariwaydiin
Jaarkayga - Episode 3 - Jaadkaygii
8:25
BUuTI Television
Рет қаралды 680 М.
MA DHERA Part 3 and last
13:36
Djib Medias
Рет қаралды 381 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 9 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
JAARKAYGA (Part 1-3) | BUuTI Television
19:46
BUuTI Television
Рет қаралды 726 М.
HOOYO uur baan Leeyahay Episode 1 (Mum I’m pregnant)
15:40
BUuTI Television
Рет қаралды 810 М.
MA DHEERA RIWAYAADII
13:19
Djib Medias
Рет қаралды 1 МЛН
Jaarkayga - Episode 1 - Kalluun
7:15
BUuTI Television
Рет қаралды 597 М.
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 3,5 МЛН
BE HAPPY_EP 03 -  BABY CALM DOWN - série ramadan with Mouss Bileh
5:24
Gashan Production
Рет қаралды 216 М.
WAA LEY XADEY | Doctor OMREEYN | QOSOLKI ADUUNKA 😂
8:03
OMREEYN
Рет қаралды 427 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57