No video

jabati aan cadi eheen oo Los lagu sameye kush kush KKK ka faideso thanks 🌹❤️

  Рет қаралды 244,332

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

shukri masala

Пікірлер: 680
@maariaaadan7738
@maariaaadan7738 3 жыл бұрын
Mansha allah habo shukri masala aniga wxn ku cuni lahaa dalac bilaash bisbaas leh ama Fasuliyad intii igudoq like an ka arko
@asmahaaji7993
@asmahaaji7993 3 жыл бұрын
Shaah cadees aan umaleyna maasha Allah illaahay hakuu barakeeyo gacantaada maamii il cadaw Allah kaadhawro
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 3 жыл бұрын
Shaaah cadees bas an kucunilahaa aniga shugri cadey ❤️❤️💯🙏
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 3 жыл бұрын
Waxaa ku fiican inaad ku canto Shah casts ah
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Shaaah cadees ah
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Gacanta galoofis gasho. Waadna ceebeysay. Nadaafaddii ayaad iloowdey
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Saliid iyo lows, blouband, ukun,.. Walaal dufanka badan ma fiicna walaahi. Bur iyo ukun kaliya kasamee. Walaal gacantana wax gasho(gloves)
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 3 жыл бұрын
Haa sax shaah unbaan ku cabi lahaa anigu
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 3 жыл бұрын
Jabaatiga waa qruxbadanyahay laakiin Saliida Ayaad uga buuxisay subxaanallah
@ashashego3474
@ashashego3474 3 жыл бұрын
Masha Allah walaashey dembiga iska dhaaf like waa la iloobi karaa nolashaada qof ka xun ma jiro qofka qalbigiisa adiga ma ogidee ee ha ha dambaabin. Wa Bilaahi Towfiiq
@hanijoon2804
@hanijoon2804 3 жыл бұрын
marka koowaad jizaaakallaah habo qaali marka xigta Wanka Faaideystay Waana Tijaabinaa Ani ahaan waxaan ku Cabi lahaa Shaah Cadeys Adigase Saan filaayo Oodkac inaad ku Cuneesa jeclahay
@hibomaxamed3610
@hibomaxamed3610 3 жыл бұрын
Mash allh abayo qali sharafey wa ku salamaya
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 жыл бұрын
Masha Allah jabati wan samey waxan ku cunay hilib kalakal ay ku cunay waxan ku Qer Àllah ku xafido Inshallah 🤲🤲🤲😍😍😍😋😋💚💙💜💞
@amnobintuaaadam6057
@amnobintuaaadam6057 Жыл бұрын
Shugriyeey wllo dee waad naga waashay rabbi gacmahaga haku barakeeye kuwii ka faaido rabbi hainaga yeelo idim alle
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 жыл бұрын
Shaax cadiis ah aan filaa in aad ku cabaysid kkkkkk 😃 wax mala gaqa ban karo mashallah thanks abayo ❤️🥰❤️🥰🥰🥰❤️❤️🥰❤️❤️
@nashaadahmed1130
@nashaadahmed1130 3 жыл бұрын
Maasha allaaaah abaayo aad ku salamaya shugrii masala abaayo allaha ku barakeeyo gacmahaaga waa quruux lagama sheken karo qali
@umusuldan4062
@umusuldan4062 3 жыл бұрын
Ani shah dhaga yare iyo sinjibil iyo heel lagu daray oo bigeysa ku cuni laha masha allah gacamaha ilaahay haku barakeyo
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 3 жыл бұрын
Ma sha shukri abaayo gacanta Allah. Kuu barakeeyo I love 💕 sabaayada
@shukrisharaf5204
@shukrisharaf5204 3 жыл бұрын
Aniga shaah cades aa kucunilahaa jabaatiga sidiisabo shaah cades aa kujeclhy wlhi mahadsanit habo mcnto
@hodanmohaned7548
@hodanmohaned7548 3 жыл бұрын
Abaayo shugri kheyr allaha kusiiyo
@hafsahubi2148
@hafsahubi2148 3 жыл бұрын
Masha allah anigu waxn ku cuni lahàa koob shaha oo dhako jabiya ama suugo lagu sameyey digaag
@lakuufarah7013
@lakuufarah7013 3 жыл бұрын
Shugri mahomed Cali dar illhy Ku jeclhy hbo RBI haku dhowroh anigu shaax Ku cuni laha adna sasan filya
@umualmaaschannel5508
@umualmaaschannel5508 3 жыл бұрын
Masha allah shax cadees an ku hesta ani ahan sugo maba u radiyen ugu yran mlab ayan ku dadin laha
@faatmammm5604
@faatmammm5604 3 жыл бұрын
Masha allaah gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi uqti qaali adiga iyo ciyalka iyo familka wan kahelay wlhi 😋cafimad ku cuna 🥰🌹
@sahraapdiasiis8942
@sahraapdiasiis8942 2 жыл бұрын
Mashlh jasakalah ilhy haku barakeyo😍😍😍😍😍
@asmamalabo6146
@asmamalabo6146 3 жыл бұрын
Masha aallh barAkalh qaali dumar aallh haku sharfo xaqiiq wan kaheelay
@mumtas-hr6dc
@mumtas-hr6dc 3 жыл бұрын
Walhi qof Walky oo Muslim ah in aan noloshiisa ka xumeyn allh haydin siyaadsho noloshiisa qurux badan
@siraddhoof5813
@siraddhoof5813 3 жыл бұрын
Shugri abayo anigu shaah cadays ayaan kucunilahaa
@leylaibrahim2687
@leylaibrahim2687 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah ani waxaa ku cabilahaa shah somali cades ah waxaa umaleynaa atna sidookale inaa ku cabeysid 🥰🥰🥰🥰😘❤️
@ayaniitainaadan6359
@ayaniitainaadan6359 3 жыл бұрын
Habo shaah cadeys ayu ku macan badan yhy ilhey haku barakeyo run ahaanti wax badan ayan kaa faaiday habo jazaakallaah🥰
@MohamedAli-zn8cm
@MohamedAli-zn8cm 3 жыл бұрын
Maamo shukri aad baa mahadsantahay sida noo caawiso hadaa nahay iskaabulada alle haku xafido 🥰🥰🥰🥰
@laylawarsame5810
@laylawarsame5810 3 жыл бұрын
Masha allaah il iyo cawraba la waa markii ugu horaysay oo aan wax kadaawado janalkaga huuno jir oo joog runti waxba kaala bakhylimaayo hady suuragalthyn waxkle ayaan kudarilahaa ee qaali halkaa kaga hay huuno waan kuwataa.
@hodonalisheikhabdullahi4741
@hodonalisheikhabdullahi4741 Жыл бұрын
Waad salaamantahay Shukri Masala. Waxaan kaa salaamaya Australia, Melbourne
@aminaamisha1413
@aminaamisha1413 3 жыл бұрын
Qof walbo o somali ah wlh xita videogisa hadi an kahelin liketa makaxasdo waxan waiska cunto qofkan waxna macaynaye maxa disliketa usarten o sabab ah
@amiishamohamed9802
@amiishamohamed9802 3 жыл бұрын
Malayabtay waa dad xanunsan
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Walahi aniga xita wan layabay
@abdullahititanicofficial1123
@abdullahititanicofficial1123 3 жыл бұрын
Telfonka gedisgediis uhestan cunto hita dislike lasarayo subhanallah
@ramladahir6959
@ramladahir6959 3 жыл бұрын
Dislike waa caadi waxaa loo sameeyey qofka haduu kahelin wuu saari karaa ceeb ma ahan
@qaalimohamud8753
@qaalimohamud8753 3 жыл бұрын
Masha Allah cunoyinka ad be kariso badana wan kariya kana wan karinaya insha Alah waxan ku cuni laha shah biges iyo malab
@shukrimaxamuud6511
@shukrimaxamuud6511 3 жыл бұрын
Waad mahad San tahay shukri 👍👍🙌🙌🙌💝💝💝
@alizahour5519
@alizahour5519 3 жыл бұрын
💗💗💗💗💗
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 жыл бұрын
Masha allah shukriyey boondhere ayn ka salamaya allah haku xafido
@caashajaamac6013
@caashajaamac6013 Жыл бұрын
Masha Allah habo gacanta Allah ha Ku barakeeyo
@lamafilaan4509
@lamafilaan4509 3 жыл бұрын
Sabaayad dhamystran weye koob shaaha ku kabo lee maahoo
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 жыл бұрын
Qurux tislam yadayk ukhta waxankucunilaha subag somaali banmarinlaha shaah cadays o rasiin ah ama bigays rinji bankawada yaah 😳 caadimaaha Masha Allaah
@ceyniqurux1846
@ceyniqurux1846 3 жыл бұрын
Asc mamo shugri gacantada illah haku barakeyo aniga shaah biges ah kucuni lahaa
@MHA766
@MHA766 3 жыл бұрын
Shaah cadey ayan ku cuni laha aniga jabatiga waa cuntada kaliya e kenya aa ka helay ilahey gacantada haku barakeyo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@sabkahajj9531
@sabkahajj9531 3 жыл бұрын
MashaAllah shukriyey daacadnimo kugu jeclahay
@saaraawad6504
@saaraawad6504 3 жыл бұрын
Ani jabaatiga waxan ku jecelahay Shaac cadays ah adnah saas ayaan filaayaa inshaa allah
@aminaomar1882
@aminaomar1882 3 жыл бұрын
MASHALLH XABIIBTI WAXAAN KUCUNI LAHAA SHAAH CADEYS AJAJAJAJAJAJAJAJ GACANTA ALLE HAKUU BARAKEEYO WAAN KAHELAY BARAKALLHU FIIK
@naimaahmed5054
@naimaahmed5054 3 жыл бұрын
Masha allha shugriyeey ayaabo shaah bigays ah iyo malab Lee ku cunilahaa
@dekiyahismail3532
@dekiyahismail3532 3 жыл бұрын
Wsc shukriyay aniga waxankucunilaha odkac saliida ankaqalajiyay iyo shaah bogeys ah wanamahadsantahay Martina iyo dadka amooratiga ah ayalaisagadhisaya cidii awodo shukran xabibti
@zamzammoha6572
@zamzammoha6572 3 жыл бұрын
Masha'Allah koob qaxwo ah iyo xabad sabayada isku qabo waaye waxba lagama qaban karo 'waxan rajeynaa inaa isku dooq noqono insha'allah allaha ku xifdiyo adiga io reerkada aamiin yaa rabi
@ayaanmaxamed1038
@ayaanmaxamed1038 3 жыл бұрын
Macalimadaydii shukri masala miss u teacher
@hannahassan1767
@hannahassan1767 3 жыл бұрын
Masha allah walalo habalaha cuntada kariya xaq bay u leeyihiin in la support gareeyo waayo cidna ma cayan cidana dhibato uma Gaystaan wax danbi ahna kuma jiran oo inagay inoo faaideeyan marka like and support dhaman hablahas. We love you shukri masala jazakaala khayr walalo
@hibo9250
@hibo9250 Жыл бұрын
99
@faadumoali8095
@faadumoali8095 3 жыл бұрын
Maasha allaah gacantaada allaha kuubarakeeyo
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 3 жыл бұрын
Shaah xawaashkisu u dhan yahay oo laws leh ayaan ku cuni lahaa
@burale2warsame167
@burale2warsame167 3 жыл бұрын
Shaah bigaysa oo xawaash leh iyo malab subaxii hore. Qac.
@haninora533
@haninora533 3 жыл бұрын
Mashallaah Tabaarakallaah 123 nooloow Hooyadey kibis ayey nogu soo korisey Allaha iidaaye Aniga waxan jeclahay caano kulul inaan ku gogooyo xabad kibis ah sonkor iyo subag Omg❤️☀️☀️✨💯✅
@amranissedahir
@amranissedahir 3 жыл бұрын
Aniga koob shaax cades wayo siga dhan waba nafaqo masha allah
@ubahmohamud1192
@ubahmohamud1192 3 жыл бұрын
Gacantada alle ha ku barakeyo washey
@khadijasalad9238
@khadijasalad9238 3 жыл бұрын
Kan shaax lee sabayad isku filan ba la dhahaa ayadoo kulul koob shax le lagu kabana masha allah
@fadmamohamed2058
@fadmamohamed2058 3 жыл бұрын
Masha Allah maama shugri aadbaan kuu xiiseeyaa walaahi laakiin wali waxaan kaasugeynaa wayaabihii wajiga saliida haaraha iyo finanka bi'in lahaa iyo hooyooyinka uurka leh! Noolow inta nolol jirto💝💝💝💯👍👍👍
@xuseennuur8377
@xuseennuur8377 3 жыл бұрын
Wuxuu ku fiican yahay shaah cadees oo mucamir ah
@eftinesmacil8634
@eftinesmacil8634 3 жыл бұрын
Wwwwwwwooooowww.shukari.hore.usoo.ili.ha.kul.garab.galu
@umaahmed7225
@umaahmed7225 3 жыл бұрын
Masha allaah habo aniga waxan ku cunilaha Shah cadees ah😘😘😘
@umumuhsin4626
@umumuhsin4626 3 жыл бұрын
iskumid
@umaahmed7225
@umaahmed7225 3 жыл бұрын
Somahan
@amalwarsame2508
@amalwarsame2508 3 жыл бұрын
Waa kugu qosol kal iyo laab waa ilaawa like lkn hada kadib like horta wllo mhdsnid faaidaad qaali
@umusihaam9337
@umusihaam9337 3 жыл бұрын
Maan shaa allaah walaashay
@aminamohammedsalaat142
@aminamohammedsalaat142 3 жыл бұрын
Masha Allah TabarakaLLAh shukri maxmmed Cali shukri masla gacmahaga Allah ku barakeeyo 😋 aniga shax cadeys ah ayn ku cabbi lahaa runtii wax kle Uma bahno
@fosiyaomar5824
@fosiyaomar5824 3 жыл бұрын
Mashalah walashy shugri masala ilahay gacanta haku barkye wan ka faidne 🙏🙏
@aminabilow9834
@aminabilow9834 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah Tabaaraka Allaah
@abdallasalah8945
@abdallasalah8945 3 жыл бұрын
masha allah qof haduu qof alle dartii kuu jecelyahay waallahi waa aniga allah haku xifdiyo quruxeey👑👑👑
@wanaag_badan6719
@wanaag_badan6719 3 жыл бұрын
Masha allaah qaaliyah Allah Ku barakeeyo Gacanta waa kujeclahay 🔥❤️❤️❤️❤️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😉😉😉
@ahmedmirehassan2330
@ahmedmirehassan2330 3 жыл бұрын
Jabaati waan kahelaa balse waa igu adag yahay in aan sameeyo Anjeelo ama laxoox iyo muufo waan sameen karaa balse hada waan isku dayaa I will try insh alaah
@cabduqaadirmacaaniarts2289
@cabduqaadirmacaaniarts2289 3 жыл бұрын
Kosto iyo yanyo bisbas oo seeko ah ayaan ku cuni laha
@umurayanos6515
@umurayanos6515 3 жыл бұрын
Mashallah ani malab marsanlaha iyo koob shaaha 😋😋😋 adne saas umalayna shukri 😂jizakallah khayr
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 3 жыл бұрын
Checking ama malay ayaa kucunesa shugri xbbti Ani ahan waa dookhayga👍👍
@najmahassan3173
@najmahassan3173 3 жыл бұрын
Shaah cadees lagu cuna mama shukri 🥰🥰
@foziaaden1310
@foziaaden1310 3 жыл бұрын
Isku doq ayaa nahy
@saidasaida8741
@saidasaida8741 3 жыл бұрын
Ma shaa Allah tabaraka Allah waa qurux laakin salida aa aad ugu badan liketa mar walbo wa u saraya somali oo dhan guleysta kuligiina
@laylayaasiin7167
@laylayaasiin7167 3 жыл бұрын
Shaah cadees ayaa ku cabi lahaa
@IlwadAbyan-ys8tw
@IlwadAbyan-ys8tw Жыл бұрын
Masha Allah wll Allah gacanta haku barkeeyo
@hanicabdi4255
@hanicabdi4255 3 жыл бұрын
Shugri gacantaaga allhakubarakeyo waxbadan Kafka idey
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y 7 ай бұрын
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo
@axmedmaxamed3528
@axmedmaxamed3528 3 жыл бұрын
Wllo waad mahad san tahay bal waan isku dayayaa wllo inshalaha
@nimconalka4686
@nimconalka4686 3 жыл бұрын
Ugu horeyn anigo like saarin maba daawado ilahey amarkisa hor mar wcn my role model
@faatuuabiib5009
@faatuuabiib5009 3 жыл бұрын
Masha allah sisthar ilhye gacanta kaama gooyo
@umumaahir3465
@umumaahir3465 3 жыл бұрын
Habo anaga rer kenya chapati kuma darsano ukun bur salid sokor waana yaaba sidu u egyahay
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 жыл бұрын
😋😋😋😋 Jzklkheyr Shukri Waan ka Heley.
@safiyohadad79
@safiyohadad79 3 жыл бұрын
Qeer badan alaha kusiyo aada nogu dadashay Ani shah cades lee kucabaa
@saciidomuudeey2535
@saciidomuudeey2535 3 жыл бұрын
hbo mcn gacantaada ilah haku barakeeyo
@fardowsa2236
@fardowsa2236 3 жыл бұрын
Hawo ani marwalbo laayk waan kuusaaraa
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 Жыл бұрын
Shukri massala waxaan u daawadaa waa qosol😂❤
@halimomohamed3769
@halimomohamed3769 3 жыл бұрын
Soraci shugriyey wixi lagucunilaha insha alaaah gacanta ale haku barakeeyo xbbti
@mohamedcabdinuur4653
@mohamedcabdinuur4653 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo wax badan ayan ka faaiidnay gacmahada Allah kuu xafido
@haweeyoadan938
@haweeyoadan938 3 жыл бұрын
Abaayo markasto kuarko wan iska farxaa 🥰❤💙
@Umunashaad60
@Umunashaad60 3 жыл бұрын
M.a mamo shugri wn ku wataa ani wxn ku cuni lahaa shaah cadees
@shukrialiahmed4831
@shukrialiahmed4831 3 жыл бұрын
Wcs w wMsha allh habo sami ku jecliya ani waxan ku cuni lahaa dalac bilaash ama koosto
@maariyaaadammuuse7247
@maariyaaadammuuse7247 3 жыл бұрын
Mashallah maam from Libiiy Tarbulis waxayabo badan ban ka faiiday
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Masha alh qurx wlhi hormar wcn abayo mcnto
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah aniga waxan ku cuni laha dalac bilaash baas baas badan aan ku daray
@bisharoabduqadir6238
@bisharoabduqadir6238 3 жыл бұрын
Shaah cades eh waxkale maku cuni laheen wlhi
@hibbomohammed8223
@hibbomohammed8223 3 жыл бұрын
MaashaAllah dia. With milk tea with slight coffee.and u put some ghee on it.
@abwaanjeeyofficials6751
@abwaanjeeyofficials6751 3 жыл бұрын
Pp
@abwaanjeeyofficials6751
@abwaanjeeyofficials6751 3 жыл бұрын
M.a
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 жыл бұрын
alla habo sas hadhihi inta ku neceb inta ku jecel aya kabada jabatigan hadan isku dayo wixi lagu cuni lah suqar
@istarxaaji2625
@istarxaaji2625 3 жыл бұрын
Mashaalaah abaayo mcnto wxsrabto kucon lakon alah kudWeyo salmon admin admin yarabi
@raxmocali1163
@raxmocali1163 3 жыл бұрын
Masha alllh abyo gacanta alllh ha ku barakeyo
@shukrimuuse2063
@shukrimuuse2063 3 жыл бұрын
Mash allh mamii allh gacntada haku barakeyo ani hormarkaga wn jeclhy wx tahay qof aan jeclhy oo aan ku daysada allh haku xafido umiii love you bilhi
@faliseibrahim2721
@faliseibrahim2721 3 жыл бұрын
Wana ku salmye walshye ilhye haku xafdo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😋
@4KANIME810
@4KANIME810 3 жыл бұрын
Shaah dhako jabiye ah ayan ku cabi lahaa
@aminamohaaa5668
@aminamohaaa5668 3 жыл бұрын
Ma sha Allah 🥰🥰 ani ahan waxan ku cuni laha shah bageys iyo oodh kac
sabaayad somali |sida loo sameeyo sabaayad jilicsan |sabaayad
11:38
zukayna channel
Рет қаралды 1,6 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 11 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 20 МЛН
Unique Dish of Azerbaijani Cuisine - Shakh Pilaf
28:10
Cooking In The Wild
Рет қаралды 724 М.
SIDE U DUBTA SABAYADA ( HOE MAKE SOMALI JABATI)
11:26
RUUN FAMILY
Рет қаралды 48 М.