No video

“Jabhad Dagaalamaysa ama hubaysan oo Gobalka Awdal ..Ururka Hilaac Waxaan ka cabsi qabnay”

  Рет қаралды 27,054

SAAB TV

SAAB TV

Ай бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 53
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Ай бұрын
Xilkasnimo iyo ilbaxnimo iyo calool fayoobaan ayaa ka muuqata masuulkan. Alle ha barakeeyo.
@IdcIcc
@IdcIcc Ай бұрын
Awdal State 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d Ай бұрын
Illaahay waxaad umada muslimiinta ah la rabtaan ha idinku ciliyo kuwiina lacag yaroo geele soo siiyay raba inay dholkoodii ciidoodi wadankoodii hooyo ku burburiyaan iyagoo dhuuni eegayaa rabana inay dadkoodu qaxoonti noqdaaan illaahay waa saacado danbee waxaan ka baryayaa kuwaa wax soo abaabulaaaya haday warbaahin noqoto iyo kuwa fulinaya kuwa soo adeegsanayaba in illaahay masiibo umadu aragtoo kuwa ka danbeeyaa ku cibro qaataan ilaahay ku ridoo amiin yaa rabiii
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Ай бұрын
aamiin yaa rab🙏
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Ай бұрын
Waa sarqaamiin wareersan Amad ismaciil Samatar he is Owner of Hillac party yaakaqaadikara
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Ahmad Samatar will be the leader of Awdal State of Somalia 🎉💙🎉
@husse0512
@husse0512 Ай бұрын
Waa aqlikiina iyo qaran qaa'inka aad sheegteen. Reer Awdal waa dad halal ah oo Somaliland ku dhimato. Xaasid kanax oo nafta waa
@ahmedalin
@ahmedalin Ай бұрын
WAA SIDII SSC KU BILABANTAY. WAXBA LAGAMA BARAN WIXII INGAG QABSADAY SSC. INTII MUSHKILADDA LA XALIN LAHAA AYAA WAXABAAN BADALNAY IYO HORGOLAYAAL CUSUB LAGU SAMEEYO. TAAS XAL MAAHAN. QOFKII INAGA FIKRAD DUWAN HA LA DHAGAYSO OO LA XALIYO.
@AaminIbrahim
@AaminIbrahim Ай бұрын
Awdal state🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Ай бұрын
Caqliga iyo garashadaba ilaahay kuu barakee xildhibaan waxaad tahay muwaadin dhaba
@Fessi_contryballs
@Fessi_contryballs Ай бұрын
BAGAY JAQAADEEN XILKA. DHUQAN WAALAN EE ASASAQ A. AH
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Axmed ismaacil samatar waan ka xumay hadanu reer hargaysa nahay waanu tageer sanahay axmed ismaacil waynuku gafnay talabad in dad muwadinina oo xaq ulah inay dorashada dalkoga ka qaybgalan laga dadafeeye oo cidgara lasiiyo waa qalad talabad isaaqaw dalka waa la inalaleyahay kaligeen malihin marka aysiidatahay qaran nimadeenu wayku dumaysa marka xukumadu inay arimahan hoos uegto dadka reer awdal waa lafdhabartii somaliland axmed ismaacil samatar hadu maanta dalkiisi usoo noqday kam marane inaynu arintiisa laga hadlo la qanciyo xaqsa lamariyo waa lama huran reer somaliland an isgarabtagno gar ahan reer hargaysa halaga hadlo
@ahmedalin
@ahmedalin Ай бұрын
DALKA WAA LA INALA LEEYAHAY, SAX. DHACDADII SSC WAXBA KAMA AYNAAN BARAN.
@yoyogi52
@yoyogi52 Ай бұрын
Arab iyo samaroona wakuwaa ka baxay somaliland. Habrii ayaa isku hadhay
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Garxajisna wuu ka baxay 😂😂😂
@a.hakimwarsame5954
@a.hakimwarsame5954 Ай бұрын
​@@adamjumale4871yeelkii
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Xukumadu ha joojiso ururada ay inqilaabayso
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 Ай бұрын
Masha Allah iilashaada naabadiina Reer Somaliland meel uga so wadajeeda adogina Somaliland guul guul insha Allah ❤
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Hadii aan nahay reer berbera codkayag waa. Hilaac
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Waan ka xumahey Abti 😢
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp Ай бұрын
Have you heard Somaliland and Ethiopian will be signing the seaport agreement and all the enemies of our beloved country Somaliland will be very disappointed and angry but that’s the reality, however most the enemies will not be allowed to carry on their propaganda campaign against the seaport and recognition of Somaliland and the enemies within will all be prosecuted and the rest will flee to Mogadishu and that will be the only place they will be welcomed. Somaliland forever
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm Ай бұрын
Wadankyga somaliland ciyarta noga dayaaa ader pro samatarna sii wacn ha lo la hadlo
@tahirmohamedabdi5680
@tahirmohamedabdi5680 Ай бұрын
Ina samatar fartiisuu eeday ninkastoo muuse ujaasayna maanta waxa uu noqday xaabo uu maalmo shitay uun
@fatumanur2227
@fatumanur2227 Ай бұрын
It doesn't mean anything , Samatar was the founder and the owner of Hillaac I wonder who can sake him.!
@abdiabukar379
@abdiabukar379 Ай бұрын
Lkn waa laangaab
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
@@abdiabukar379timaha futada laba sal dhexdooda kaaga yaala iska xiir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Pro samatar In ururka hilaac laga buriyo maaha .. Because waa qalad .pro samatar waa nin miisan culus ku leh siyaasada somaliland
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 Ай бұрын
Arab waa .5 somaliland ku dhax dulman
@FaraxaanIsmaciil
@FaraxaanIsmaciil Ай бұрын
Reer awdal way katashadeen snm
@a.hakimwarsame5954
@a.hakimwarsame5954 Ай бұрын
Tv gow caadi iska dhig
@user-yt5zz2lv6j
@user-yt5zz2lv6j Ай бұрын
si wacan buu u hadley
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
PRO. SAMATAR WUXUU QIIMIHIISU DHINTAY MARKUU ISU DHIIBAY ASKAR JSSHILIINA
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Saab cadawga gudaha leh oo dad ka hor buu tv faqash ahaa
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
Alhamdulah hadaanuu oromadq guduhu lahayn 😂😂😂
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Ай бұрын
Ninkii Diida Amarka Muuse Wuu Iska Tegayaa Ogaada
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Muusaa hadaba tagaya taas ku biyo cab
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Nacala muuse iyo asalkagaba ku yaal . Muuse hargeisa ma leh xarshin ayuu tagaya
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt Ай бұрын
Prof samatar uu katanasulay dorasho urur inu galo uuna iskaga tegay ee cidii inay xisbiga siiwadato rabti may aamusnan uun iskaga watan maxa wan kasarnay kenay
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
WAAR MUU AHAYN AXMED ISMAACIIL SAMATAR QOF UQALMA INUU DALKA&DADKA HOGGAAMIYO WAAYO WUXUU AHAA GARAB KULMIYE KATIRSAN OO GACAN KURIMIS AH
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
WAAR QAWAANIINTA GOORMAA LAQORAY
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Ай бұрын
Looma Baahan Munaafaq
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Ай бұрын
Runta Waxaan Dadka Usheegay Suldaan ka Gun Buur Dalkan Rag Baa Iskale Ninkii Amarka Diidoow Aday Kuu Taal
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Ай бұрын
Qaran iyo qabiil ayaanad kala garaneyn ee iska aamus
@ahmedalin
@ahmedalin Ай бұрын
BARI WAX KALE HA KU HADLIN SIDII INAGA QABSATAY SSC MARKA AY DHACDO.
@user-ls3ep2wm4b
@user-ls3ep2wm4b Ай бұрын
adeer axmed ismaaciil ururka lidar shiibkuisa weeye cidda dadweynuhu doonataan isaguu ahaaye yaa idinla sheekaysanaya
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Ай бұрын
Samaroon & Pro-koodu, ma isla reerkii "dhulkooda & Badooda" Itoobiyaan kula shuraakoobay bay ugu "dudayaan" Xisbi na siiya?! Waa min subxaanalah. Waar jiritaankiinaa "halis" ku jira idina meel soke & xisbi baad ka hadlaysaan ee kor u baxa
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE GOODBYE SNMLAND
@nuhaden3448
@nuhaden3448 Ай бұрын
War ninyow. Tilifayshankan maxaa looxidhiwayay
@MohdHajee-wx8ju
@MohdHajee-wx8ju Ай бұрын
Markaa maa hoydaa iyoo musi bixi iyoo kulmiye baa iskleh jamhuriydaa somaliland
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Waar waa dawakhay duqu
@mukhtaaarxasan7023
@mukhtaaarxasan7023 Ай бұрын
𝚆𝚊𝚊𝚊 𝚗𝚘𝚘 𝚓𝚊𝚊𝚊𝚗𝚒𝚜 𝚜𝚊𝚖𝚊𝚛𝚘𝚘𝚗 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚊𝚊𝚗 𝚗𝚊𝚑𝚊𝚢𝚎 ❤❤❤ 𝚓𝚊𝚋𝚊𝚑𝚍𝚊 𝚊𝚢𝚊𝚊𝚊 𝚔𝚞 𝚋𝚒𝚒𝚛𝚊𝚢𝚗𝚊𝚊𝚊𝚊
@mukhtaaarxasan7023
@mukhtaaarxasan7023 Ай бұрын
𝙰𝚠𝚍𝚊𝚕 𝚜𝚝𝚎𝚝𝚢 𝚠𝚊𝚊 𝚘𝚘 𝚖𝚒𝚍𝚊𝚢𝚜𝚊𝚗
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 37 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
Beesha Gabooye oo u jawaabtay Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Jabuuti.
15:12
Hereri iyo America 3aad-wareeysi Ilhaan Cumar &  Somali Museum
43:15
Universal TV
Рет қаралды 368 М.
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 121 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3 МЛН