Jabkii Buurta Kaaraamardha Dagalkii 77 & General Cali Samatar oo ka waramaaya

  Рет қаралды 419,915

BASHRAM LYRICS

BASHRAM LYRICS

2 жыл бұрын

Jabkii Buurta Kaaraamardha Dagalkii 77 & General Cali Samatar oo ka waramaya

Пікірлер: 177
@fareymaxamed2483
@fareymaxamed2483 4 ай бұрын
War madaxdii hore somaliya iyo kuwa maanta madax isku shegayo haisasoo garab dhigin madaxdii hore waxay ahaayeen madax somalinimada ayaa la weyneeyd kuwani mane madax iska dhiga waa ku qabiil madaxa ka galay
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Kuwee madax ahaa makuwa laga dhaxlay burbur iyo barokac ma kuwa wadaadada laayey makuwa magaalooyinka Somaliyeed diyaarado ku duqeeyey Ma kuwa Jigjiga ku Tigray 1978 77 askari oo waxba galabsan
@AbdiAbdio
@AbdiAbdio Ай бұрын
😢E😮🎉
@user-ri4kp7tu3t
@user-ri4kp7tu3t Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xe7ej5vr2t
@user-xe7ej5vr2t 9 ай бұрын
Burtaas kara madhouse abahay ayaa ku geriyoday isago bèbe wada abahay iyo inti la dhimatay alaha Janadi alaha ka warabiyo aamiin yRabi
@MohaAhmedadeerow
@MohaAhmedadeerow 5 ай бұрын
Maanta kawaran hadii bad Somalia lasiiya
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 5 ай бұрын
Aamin
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 4 ай бұрын
Ameen
@XakiimoMaxamuod-ly6mh
@XakiimoMaxamuod-ly6mh 4 ай бұрын
😮😮😮😮​@@MohaAhmedadeerow
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Aamiin Allaha u naxariisto. Waa ehlu janno, saa shacab islaam ayuu xoreynaayey.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Geesiyaashii Soomaaliyeed Allaha u naxariisto. Dhulkii iyo shacabkii Soomaaliyeed ee maqnaa ayey xoreynaayeen oo ay u dhimanaayeen. Kuwa maanta joogaana, sida Muuse Juudaan waxay iibinayaan dhulkii iyo baddii, oo waliba ay laaluush u siinaayan Amxaarada.
@dnur1555
@dnur1555 2 ай бұрын
Ilaahow kuu naxriiso awoowge general mohamed cali samatar ❤❤
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 4 ай бұрын
The greatest African soldier of all time. Lieutenant General Mohamed Ali Samatar AHUN
@mhassan9288
@mhassan9288 2 ай бұрын
5 Star General or, Simply (General) ama Sareeye Guud..Marxuumka waxba ha ka reebin, adigoo Mahadsan
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 ай бұрын
Waxaan 13 jir waan jeclaa ethiopia in wax latuso oo la iska celiyo waayo kibir baa laga fadhiwaayay.
@user-ol2pq7ms3r
@user-ol2pq7ms3r 3 ай бұрын
Awooowe macn alaha ku naxaristo ❤
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 4 ай бұрын
Allow Al marxuum Cali Samantar jannada Firdowsa ku geey Habeen iyo maalin ayaan ku duceeya❤❤❤
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq 4 ай бұрын
ALLAAH ha u Naxariisto Geesiga General Samatar
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂madax na xasuqeyso argagixiso no danbeysay madaxdeni hore sharafta laheyd ka mid yahay Maxamed Cali samatar African lion king 👑 Jano Allaha siiyo Aamiin ❤❤❤❤❤❤
@foosiraadguuleed3991
@foosiraadguuleed3991 10 ай бұрын
Allow kuuuu naxariiso general maxamd cali samantar
@foosiraadguuleed3991
@foosiraadguuleed3991 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-yt1wv9sl2e
@user-yt1wv9sl2e 4 ай бұрын
General adag buu ahaa. Nin korneyl somali ayaan dhageystay isagoo oranaya 100km ku dhawaad ayuu lugeynaye gudaha Ethopia isagoo general ah cajjiib
@ismailh6518
@ismailh6518 3 ай бұрын
Love this story alla yarxam intii dhimatey our ciidaan was the best
@abdalladubow8127
@abdalladubow8127 10 ай бұрын
Ilaahay haunaxariisto janadii firdowsa Allah hakawaraabiyo j/ral Mahamed Ali samatar.
@xanafi8654
@xanafi8654 3 ай бұрын
Allah haw naxariisto aabahay ayaan ku waayay
@LJama6119
@LJama6119 4 ай бұрын
geesi geesi dhalay allow kuu naxariiso.
@kyoid..
@kyoid.. 4 ай бұрын
illaah haa kuu naxariisto general
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Qabiil+Qaad+Qori+Qowleysato Baa Nalaharay. Raxma Walmaqfira Adeer.
@user-vk6ik5rb6x
@user-vk6ik5rb6x 3 ай бұрын
Kkkkkkkk waanu dabajoognay oo waanu eryanaanay my country allah hay sooceliyo mar labaad
@Ibraahindhereproducts
@Ibraahindhereproducts 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤janaral maxamed Cali samater nolow
@user-hz7qj6xr3x
@user-hz7qj6xr3x 21 күн бұрын
Alaha janatul fardowsa hakawaraabsho😊😊😊
@hassanosman5686
@hassanosman5686 4 ай бұрын
Alyarxam Jen samatar waa halayeey taariikh wcn ka tagay
@said.janagaleofficial2716
@said.janagaleofficial2716 8 ай бұрын
Alla yaa raxma mujaahidiinteena Yaa Rabbi
@shabcaanmohumed
@shabcaanmohumed 10 ай бұрын
Ilahy ha uu naxariisto adeerky
@CabaasGorgor
@CabaasGorgor 5 ай бұрын
Aamin
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Жыл бұрын
Geesi sharaf low soomaali sax ah
@Yacquub121
@Yacquub121 21 күн бұрын
Ilahy hanu naxaristo🤲
@dargo114
@dargo114 10 күн бұрын
Dagaalkii 77 tariikhda ayuu galay. Laga bilaabo 2024 ayaa dagaal culus soo socdaa ee qofkasta ee Somaaliya ha u diyaargaroobo sidii uu dalka u difaaci lahaa.
@hamdamohamud-ss7gs
@hamdamohamud-ss7gs 8 ай бұрын
Mashallh we was Heroes but the tribes make us a cat of Africa instead of lions of Africa
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline 5 ай бұрын
xaqiiiq
@abdulahiabdi4213
@abdulahiabdi4213 8 ай бұрын
Waxaa ayaa daro ah in rag magac iyo sharaf lahaa oo janaralo iyo sarakiil is kugu jiro ee maanta qaxooti ku yihiin ethiopia iyo Kenya iyo calamka kale
@user-xt3ug8dt6d
@user-xt3ug8dt6d 10 ай бұрын
Àlaha unaxa riisto janeraal maxamed samatar ninkaas ookale ayaalo baahan yahay inloo maga caabo wasaarada gaashan dhiga ninqabiil manoqon karo wasiirka gashaan dhiga
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 10 ай бұрын
Qolomuu ahaa generalku bro?
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 10 ай бұрын
ILaahoow. U. Naxriiso. Amiin
@abdirahmanahmed7403
@abdirahmanahmed7403 10 ай бұрын
Ilahay ha unaxaristo amin . General mohamed Cali samatar: Buurta Wayten absame iska leh 🤣🤣
@millgoheff3577
@millgoheff3577 Жыл бұрын
Allahrahmo Beloved Adher Mohamed Cali Samatar ❤️ 💙 💖
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 9 ай бұрын
Waan uducaynayaa inkastoo uu 1988 uu madaafiic nala dhacy oo Allah naga badbaadiyey anigoo 3 sano jir ah uu burco naga qixiyey. Hadana waxaan u ducaynayaa maadaama uu ahaa geesi soomaaliyeed oo Cadawgiisa ka adkaa. Maanta soomaali meel ay joogto sharaf kuma laha Dunida waxaana sabab u ah waxa ay madaxdii hore faleen oo ah in ay mustaqbal siyaasadeed u samayn 16:25 16:25 16:25 16:25 16:25
@ibnadam1860
@ibnadam1860 3 ай бұрын
Bal ka waran kuwa hada 3 jiradii ka qaxiyay kuna xasuuqay laascaanood 2023 iyagoo madaafiic la dhacaya.
@sharmaboy2024-oz6ft
@sharmaboy2024-oz6ft 21 күн бұрын
Somaliyey tooso tooso isku tiir sadayey. Hadba kiina taag daranee taageera waligiin❤
@Warya4_222
@Warya4_222 10 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto dhamaan dadkii Somaliyeed oo ku geeriyooday dagaaladii Somaliya iyo Ethiopia.
@MuxiyoAadan602
@MuxiyoAadan602 Ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Tolaay maantana maxaa yaal maxay ku dhamaadeen ciidankii somaliyeed yaa dhulkii ay xoreeyeen iyo sharaftii Dadka aaheey
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 10 ай бұрын
Allaha u naxaristo jeneral samatar waa runtis wax nala safta o noo xiliya ayanweyney o na garab istaga ethiopiana hiil iyo garab istaag ayey heshay somalia weligeed lama garab istaagin lakin ethiopia garab istaag ayey helijirtey balka waran 5000 kun o askari aya ku dhintay iyo weliba 500 boqol somalida way dhamadeen welina ilaa hada dhimashadu weyku socotaa ragii somaliyed wey dhamanayan
@tarsanckofficial9480
@tarsanckofficial9480 5 ай бұрын
Inshalah waa lasoo noqoneynaaa dhulkeena
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 9 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@claahi931
@claahi931 10 ай бұрын
Boon waxa ah Ninkan.wax.baran.cayduna.wa.danbi
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Geesi somalia
@user-so8xu7xh1h
@user-so8xu7xh1h 6 ай бұрын
Aliya rahman raaximiin jnraalka
@tarsanckofficial9480
@tarsanckofficial9480 5 ай бұрын
Ciil iyo cadho weynaaa garab ayaa weynay ilaa hadana dhulkii waa naga maqanyahu
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Aun madax sharaf leh tariqda galay waye cawan caloshis u shaqeysta ma aheyn
@somalien9447
@somalien9447 2 ай бұрын
Hooyaday walaalkeed baa ku dhintay karamara ee illahay ha u naxaristo 😢
@maxamed765
@maxamed765 8 күн бұрын
Asc Somalia miyaa
@sahroladan
@sahroladan Жыл бұрын
Somali ciid guuuulll❤❤❤❤
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 4 ай бұрын
Sarkaal Ethiopian ah ee ka mid ahaa Maxaabista Muqdisho la keenay kadibna la daayay; Sarkaal ahaa wuxuu diiday in Ethiopia ku noqdo; waxaa la siiyay Basaborka Somali Hadaana Paris ku leh Maqaayad Heer sare ah ku yaala Meel u dhow Stationka Gardlyon Paris.
@user-qb2wi6tm3h
@user-qb2wi6tm3h 9 ай бұрын
Geeri qaran oo la xusuusan doono.
@saidali9435
@saidali9435 2 ай бұрын
One and the only best general of africa , general Samatar , May allah bless you
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto mohamed cali samatar iyo geesiyadii ku shahiiday xorayntii dhulka somaaliyeed, dagaalkii 77 cashar baa loo dhigay ,itopia Nacalaa dhalee
@qasimboobe1049
@qasimboobe1049 10 ай бұрын
Midgan waxa ah kiwii itobiya uha jawajisti SNM iyo ssdf waxay ahayen jawajiis
@ismailjama9452
@ismailjama9452 10 ай бұрын
Iyo USC iyo spm jawaasiista ku dar mise hawiye tahay kuwa u haysta mooryaantii inay ahaayeen mujahideen? jamhadiihii dowlada dumiyey oo dhan baa shisheeeye ku shaqaysanayey ilaahada siyaasiyiindta somalida Ethiopia Kenya uea emirate khadar Uganda iyo wadamo kaloo badan oo shisheeya u shaqayaan runtu wataa
@omarosman619
@omarosman619 10 ай бұрын
Midgaanka kowaad waa adiga oo cuni jirey saxaradii askarta.
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 10 ай бұрын
@ismailjama9452 somalia waxaa sabab u ahaa in ey bohol kudhacdo xakun jaceylkii siyaad barre , madax adeeg iyo aniga uunbaa talinaya saas bey somalia ku bur burtey taariikhda iyo runta lagama been sheego , siyaad barre hadii dal jaceyl iyo somali jaceyl dhab ka ahan leheyd dalkeenaa muusan bur bureyn , lkn xakun jaceylkii iyo aniga uunbaa talinaya buu dalkii bohol kula riday marka waataa runta
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 10 ай бұрын
Dagaalkas wuxuu ahaa dagaal khasaaro ah waayo waxaa naloo ogola ilaa jigjiga in la dhaafo ma ahyn in halkas difaac laga xirta baay ahyd lkn siyaad bare wuxu istusay hdii aay soo noqdaan cadankas inay ka qaadayaan xukunka taas baa keenty inaan jabno😊
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 9 ай бұрын
​@@ibraahimmahamud5148dawladii dhisnayd waxa boobay oo dhacay waa hawiye illaa maantana waa wadaan marka dalka cidan danbi ka galin ma jidho
@kingmj5675
@kingmj5675 8 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR ❤❤❤
@suguleadan1592
@suguleadan1592 11 ай бұрын
Sannad-guuradii 46 aad ee dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya ee 77 ama Ogaden war.
@EidMohamed-lf7nz
@EidMohamed-lf7nz 8 ай бұрын
Ogaadeen waar ha odhan wixii somali kala dilay baad waddaa wali iyadoo lamaryo 2023😢 Ma qabiil somaliyeed baa kamaqnaa oon ciise ama jabiuti ahayn haddi se dagalku ogaden war aha mxy uburburtay dawladii somaliyeed e awooda badnayd,ogadeen ma dhaqaaqi laayeen la,aanted somalia? Ma qabsan lahayeen dhulkii inti leekaa ay qabsdeen? Mase uso gurman lahayeen gaaladu haday ogaadeen bez gali lahayeen? Wa maya jawabtu,dhanka kale somali galbeed ogaden kaliya daga miya? Miyanu dagin zamaroon,ciise,gabooye,majeerten,isaaq,hawiye,gaadsan,jidwaq,abasgul,gari iyo kuwo kaloo badan mise majoraty kusiisay magaca😅 Waa kufnay lkn wa kacnay akhirkna ainka guusha leh wll somali galbeedna halkay ahayd uunbay ku dambaynaysaa wll
@shuaibqeilow5644
@shuaibqeilow5644 2 ай бұрын
Bisad baa laga dhigey, that was great history 👏
@mhassan0163
@mhassan0163 4 ай бұрын
78 askari ee Jigjiga lagu toogtay haka waramo Allah uma naxariisto
@AhmedMohamed-et1mv
@AhmedMohamed-et1mv 3 ай бұрын
Waa run. dadka somali dexdeed inta aya iska dileen ayaa 5,500 aad uga badan.
@suubanseeraar3
@suubanseeraar3 3 ай бұрын
Ciidankay dhabar jabinahayeen,khaain waa la toogan.
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 3 ай бұрын
Cali samatar allow unaxariiso taariikh wayn ayuu katagay
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Soomaalidu waa dad adag itoobiyada inaan isdiyaarino naga sugeeysa usheega shan milyan oo hubeeysan ineey maanta soomaalida ujoogaan
@abdinasirismail5839
@abdinasirismail5839 Жыл бұрын
Allaaha u naxaaristo 😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 күн бұрын
Somaliya dagaalkii 77 waxay la dagaalamaysay ,itopia,russia, cuba,libiya iyo yemen, lkn waan iska celinay
@user-jv8yn2by2d
@user-jv8yn2by2d 4 ай бұрын
الله واكبر الله واكبر ولله الحمد❤😂🎉😢😮😅😊 1:59
@SuudiSuudi-ws2zz
@SuudiSuudi-ws2zz 4 ай бұрын
Tha best gen in africa
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 5 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@wanini169
@wanini169 9 ай бұрын
Allah unaxariisto
@nourhassan1524
@nourhassan1524 4 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴
@mahamouddaoud1365
@mahamouddaoud1365 9 ай бұрын
Waa halyey qaran samaar
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@axmadyare5574
@axmadyare5574 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-rs9ko1mn6j
@user-rs9ko1mn6j 7 ай бұрын
Jaaaah❤
@user-ho6wi4hc3k
@user-ho6wi4hc3k 3 ай бұрын
Ok
@odayjama1829
@odayjama1829 9 ай бұрын
Cali samatar hadalkiisu waa hadal hogaamiye sida uu hadlaayoh
@NimcoGuuleed
@NimcoGuuleed 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-js1yu4mz1k
@user-js1yu4mz1k 9 ай бұрын
Xiligaas xataa qabalayiint somaliya burburiyey waxey lasafnaayeen itobiya
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 ай бұрын
Ku yaaca kasoo yaaca ayuu ku baabiiyey xoogii dalka soomaaliyeed.
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikarinbuuqay9974
@abdikarinbuuqay9974 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fozia-fd8qw
@Fozia-fd8qw 2 ай бұрын
Viva somali
@CabdirashidCalixasan
@CabdirashidCalixasan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mhassan9288
@mhassan9288 2 ай бұрын
EL GENERALISIMO ⭐⭐⭐⭐⭐ Aun
@user-js1yu4mz1k
@user-js1yu4mz1k 9 ай бұрын
SNM SSDF USC IYO SPM waa qabalayiintii somaliy wexeyna lajireen itobiya iyagoo somaliya laraadinayey godk aymanta ku jirto
@yaasir1936
@yaasir1936 4 ай бұрын
Bilaa caqli baa tahaye taarikhda dib ugu noqo xayawaan ,
@user-ff9wz5uo6r
@user-ff9wz5uo6r 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XuseenDhiq
@XuseenDhiq 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@axmedadan531
@axmedadan531 9 ай бұрын
Waaae
@AhmedOmar-yh9mf
@AhmedOmar-yh9mf Ай бұрын
Qalad inaga dhacay dhinaca siyaasada buu ahaa waqtigaa Cudur baan aheyn in aan la galin Bey aheyd lkn in aan mudo Ethiopia in ey dhulkaa ka taliso Dabadeena bulshada dagan afti Loo qaado ayey aheyd in ey Ethiopia ama somalia ama in Ey wadan naqdaan la weydiiyo Anagane bulshadeena hormarino Dhanka warshadaha iyo beershada iyo wax barasho U jaheyno wadanka walaheenana Maxmiyada kujira aan garab istaagno dhanka horumarka iyo Tacliinta ku garb istago mid qarsoon iyo mid muuqata
@YuusufxasanGuure
@YuusufxasanGuure 10 ай бұрын
Asc
@farahomar2921
@farahomar2921 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 3 ай бұрын
Janalaal maxamad cali samatar
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 4 ай бұрын
Yaa jebiyay itoobiya isaaq Isaaq iyo itoobiya ayay ahayd
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 7 күн бұрын
Wasiir social media haloo sheego inuu joogo booskii Maxamed cali Samatar 😂😂
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 ай бұрын
Hada ciyalka xafada ugu sarey
@user-uv4rf6hf6t
@user-uv4rf6hf6t 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤nacm
@Utuber387
@Utuber387 9 ай бұрын
Dhiig soomaali ayey bilaash ku daadiyeen. Dagaalkaas wax faiido laga heley malahan.
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 9 ай бұрын
The somali people were poor nomadic herdsmen @80% in 1977 Somalia ranked the poorest nation @c.i.a factbook The somali people needed above all " food " " health care services" pastoral system development Instead they were called to an " ill motivated senseless war of agression against its brotherly neighbor ETHIOPIA " Ethiopia survived Somalia ceased and died .
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 3 ай бұрын
0:16 0:22
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg Ай бұрын
Aun rag wa ki hore
@amareto5772
@amareto5772 4 ай бұрын
Dagaalka sidiisaba haddii aad goolka aad lahayd aad gaari weydo, ma, aadan guuleysan. Generaalka waxuu ku leeyahay:"Si fiicana aan u qorsheenay, si fiicana aan u maamulnay". Israel ilaa iyo hadda (Alxamdulillah) Xamaas waa jebin la'dahay, Gazana waa ay burburisay. Haddii dagaalka istaago, ay Xamaasna ay sii jirto; Israel ma adkaatay?
@Kaapesaciid444
@Kaapesaciid444 2 ай бұрын
Ciidan xamas hala barbardhigin dadkaan waa dad mabda iyo diin ku dagaalamayo weeye halka ciidankaas ay ahaayeen ciidan uu tababaray russia hubka siiyay halka xamas hubka ay dugaalamayso dhan ay samaysteen ayagoo xayn daab ku jiro sidaas ayaana lagu jabin la.yahay halka ciidanka somalia hadii ay hubka ka dhamaado ay qusbanaanayaan inay is dhiiban inlee hub warshad u samayso malehee
@Maxamuud-bx1cl
@Maxamuud-bx1cl 3 ай бұрын
Dawlada aanmadaxwaynaha .ka ahay Raysal wasrre. Majeerten Maaliyada samaroon Talihaha militari madigan Arimaha dibada marexan Cadaalada ogaaden Arimaha gudaha hawiiye Caasimada gaalkacayo Gashan dhiga isaaq Gaboye taliska booliska Gudonka barlamanka jareer Duulista garxajis .isaaq Badaha habargadiir Maxaad kudari lahayd
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 2 ай бұрын
Dagaalkaas lagama fiirsan,degdeggooda bay soomaalidu eedeen ilaa imika cidhib dambeedkiika dhashay degdeggaasaa na haysta.
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 10 ай бұрын
Soomaali waxey taagera uwaayen sababta eh Somali waxey burburisey charterka OAU iyo UN
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 ай бұрын
Marexan iyo gaboye meel ay mamulan ay jirin ba madax isku sheegay waxano lo samysty u jeedo gar ah cid aya la rabay in cid kale lagu garaco u may ahyn dawald jirta taasi waqtika 😂😂😂
@user-my2hj1jl1l
@user-my2hj1jl1l 3 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 ай бұрын
Itopiya iyo somaliland in lagu garaco lagu tala galay laangabka goboye iyo mareexan ilayn meel ay xukuman labada reer ma jiri 😂😂😂
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,1 МЛН
IS THIS REAL FOOD OR NOT?🤔 PIKACHU AND SONIC CONFUSE THE CAT! 😺🍫
00:41
Xasuuqii Itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho. Xusuus aan tirmeyn!
11:20
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 49 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
17 october 1984 Maxamed xaashi Diiriye-lixle
14:52
Somimage
Рет қаралды 216 М.