Tixmaal - suugaanta haweenka 5/6

  Рет қаралды 98,233

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Tixmaal - suugaanta haweenka

Пікірлер: 23
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
1) qamriyacab Qaadirkeen wixii u xarimay Kuwa quud la gayo mooda Qamrada iyo aalkoolaha Kuwa sii qudhqudhinaaya Qaad iyo haduu buuri cuno Amase qiiq nuugo Qalbigiisu inuu qooman yahay Waa mid loo qiraye Qudhun iyo ileen lagama karo Qoon xun daba roore Gabdho an qaadi loo geyn Buu qolol la seexdaaye Qawiiloow alahayoow Midkaa nolol ha noo qaybin
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
yuusuf shacir Abwaan qaliya marwalba wan ku duceya cafimad ku nolow akhirana janada ku nolow 💕💓🤲🤲
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
Aamin ❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
2)kibirlow Gar ma qaate kaligii quman Aan garanin qaynuunka Qalafsane mid aan nolosha qirin Abidna qiimeynin Oo qaloocano lala heshiin Damacu waa qayb ee Oo aan qadarintana aqoon Qowlna kugu deeqin Oo hadana qabweyn iyo kasxumo Kibir is qaadqaada Qows inan gumeeyd buu ka yimid Aan qorsha lahayn Qawiiloow alahayoow Midkaa nolol ha noo qaybin
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
6)Nin fudud Qiyaas buu dadkuba leeyahay Iyo qaab u gooni ahee Qof waliba siduu yahay Yaa loo qadariyaaye Mid qafiif ah oo lagu matalo Qodobka ruux waalan Qasnadiyo mid aan lagu ogeyn Qoob wax lagu kaydso Oo hadal aan kala qornayn Qubayaa hoodaasa Qardajeexa sheekada Marbuu qalad rumeeyaaye Qawiiloow alahayoow Midkaas nolol ha noo qaybin
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Aduun waa qisiyo yaab Quudhsan oo gudhin ee Marna waa qaflado iyo naxdin Qaawan abidkiiye Qoraxdii dhacdiyo waagu Way kala qaloocaane Qosolkiyo farxadiiso Waa qaab aan soconayne Marna qabow iyo nimco Laysku qoofalay Qof waliba wixii loo qoray buu Qayb u heleya Qasdigiyo ujeedada Hadaan qodob kasii taabto Arintii la qaataba Hadaan laysla qabanayn Qardoofiyo hadaan laga tirtirin Camal qaayano dhan Qodaxdana hadaan laga jarayn Way qalibantaaye Qiyaasti qorshaha aadmiga Yaa taa la qaabadehe Qiimo mala barashadu Hadaan lays qadarineyne Qeyrkay hadaan kuu jeclaa Waan ku qoonsadaye Ka qawadayna qoyskaan laha Aysla qabataane Qormadaan yagleeleyney Een qiimo galinaynay Qabanqaabadii an watay Iyo qaradkii beenow Inkasto sad an qaayibo Iyo qarash la ii sheego Ama quruxda ad leedahay Iyo qalin la faaleeyo Qalbigaygu wuu jabay Sida shay quraarad ah Qosolkiyo sasabadaad wadana Ka qoto dheex xaale Qof liita ilayn lagu hodaa Qaladka ii dhaafe Hadaad qaafil ii haysatayna Dhowr qarnaan jire Sharafkaygi anigo qaba Aan qooni igu oolin Oo aan qalqaalina ahayn Qawlna aan fududaanin Qalqaloocna aan abidkay usocon Qubinna diinteyda Nafta inaan qisaasaa Waa mid aan meesha qabaneyn Quudhsigu ma fiicna Ee runtaan kuu qayaxayaaye Qawlkaan ku leeyahay Maaha been aan kuu qoraye Qiyaas iiga maqal Oo dhagaha qun ugu sii deyso Sheekadaa markaan qaadanay Iyo quruxdii hasaawaha In qalooca laga dhowrayo Yuu qodobku taagnaaye Ciladdii la qariyaa Dib bay kuugu qaraxdaa Qunyar socodka waa taan ahaa Een ku qaabilaye Qiyaaniyo adaa been watey Oo qubay wanaagiiye Ma qayiro ilaahay Ileen qoonkii daacad eehe Qofkii qool sameeyaa Marbuu qoorta galiyaa Dabinkaad igu qaban lahayd Qoobka kuugu roorye Adaa qoday daluunta Ee yeey kula qadhaadhaanin
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 5 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay, hadaad inoo dhamaystiri kartana way wacnaan lahayd.
@milgohodan7351
@milgohodan7351 4 жыл бұрын
Mahadzanid Mahadzanid 🤗
@nastehomar9474
@nastehomar9474 3 жыл бұрын
Manshalaha
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
7)bakhayl gacantii go'day ah Qalbigaa tijaar laga noqdaa Qarashka ma ahayne Quud iyo mid aan hoo aqoon Oo lagu qasoodaayo Midda uu qabi'iyo Uma damqado Qaanka u dhalaye Ehelkiyo qaraabadu Haday mar uun Qof soo moodo Qarshi ma hayuu dhaar qayaxan Qac uga siiyaa Dabadeedna iqarshuu ku yidhaa Qoom siduu dilay Qawiiloow allahayoow Midkaas nolol ha qaybin
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
3)beenlow Qalbigii an daacadi ku jirin Qoon jin baa gale ee Qiyaaniyo midkii been yaqaan Ama qudh soo gooyo Qabri inuu galaayiyu Marnaba dhimasho qoondaysan Qaadirkii abuuriyo Mid aan qirin rasuulkeena (scws) Aan qowl lilaahiyana aqoon Diinta waa lagu qaboobaye Qawiiloow alahayoow Midkaas nolol ha noo qaybin
@nabadraadshe
@nabadraadshe 15 жыл бұрын
"Hooyo ma joogto kor iyo koofur bey aaday" This is one of the familiar lullaby & cradlesongs. Do you remember any others????
@mryamg
@mryamg 15 жыл бұрын
I am loving this, it shows how great & strong Somali women are, proud to be Somali despite all the negative things going on in all Somali nation. may Allah have mercy on them and all troubled human being. Thanks Hassan, appreciated.
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
Hhhhh
@nabadraadshe
@nabadraadshe 15 жыл бұрын
Hassanahemdw. thanks for uploading this unique clip about the role of the Somali women in the national poetry. It is the customary within the Somali culture to overlook the role of the women in this field. Women's poetry is usually recited within a limited & close circle (Buraanbur) & as a result it fails to reach out to the common. I suppose the gender inequality is an international issue!!!
@Googaa
@Googaa 15 жыл бұрын
thank you brother,allah may bless you
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Mahadsanid Milyan jeer1
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
Yuusuf shaacir ❤
@maxamedshaakirmacalinmahad5116
@maxamedshaakirmacalinmahad5116 4 жыл бұрын
Kkkkk
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 жыл бұрын
HhHh YzuF ZHaaCir____Waa NiN XkMaaWiYaH________
Tixmaal - suugaanta haweenka 6/6
3:19
Jabuuti TV
Рет қаралды 42 М.
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 3
35:38
Bartamaha
Рет қаралды 1,4 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Djibouti: Tixmaal iyo Abdi Haybe Laambad
53:29
Assajog Studio
Рет қаралды 115 М.
Dagaal suugaaneedkii seed cawad iyo salaan carabey #yuusuf #shaacir
12:24
siinley 6
8:10
Jabuuti TV
Рет қаралды 107 М.
Omar Kuul gabeygisi
55:16
Abdillahi Ahmed
Рет қаралды 13 М.
Barnaamijka Sawrac | Yuusuf Shaacir | Astaan | 2021
48:34
Astaan
Рет қаралды 21 М.
Tixmaal - cabdinaasir
6:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 29 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН