Tixmaal - Omar Macalin 2/2

  Рет қаралды 20,071

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Cumar Macalin (1954-2009)
djibouti somali

Пікірлер: 28
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
13:50 YA RASUULALAAHI KHUD BI YADII (Erayadii AUN Cumar Kuul & Codsaarkii iyo Codkii Cumar Aadan Duugsiiye iyo jiibintii baxda Nabi ammaanka ee Cumar Aadan Duugsiiye) ''Geedi weeye aduun hadhkays gurayoo ninba gooru ogayn Ka goosanaye Malintaan go,ee ka soo galbado ii gurmo nabow i gacan qabo Ya rasuula laahi khud biyadi Ya xabiiba laahi khud biyadi Yowmal farqi ruuxi wal jasadi Judlana bi nuuri wal madad Mugdi baan gudayaa habeen gibiloo Gudcurbaygu galay dhul geeda loo Iftiin gaara Guullaa ku siiyay adee iigurmo nabow i gacan qabo Ya rasuula laahi khud biyadi Ya xabiiba laahi khud biyadi Yawmal farqi ruuxi wal jasadi Judlana binuuri wal madadi Giriyaad cidlaan go,doon ku aho Gudgudaygu miroo galiilyoode Gabadanada adaa go’ iiga noqdee iigurmo nabow i gacan qabo Ya rasuula laahi khud biyadi Ya xabiiba laahi khud biyadi Yawmal farqi ruuxi wal jasadi Judlana binuuri wal madadi Gibilbaa indhahayga guud sudhano Godadkiyo ma arkaayo gucundhada e Hilaygan igu gaadhan iga gooyo Iigurmo nabow i gacan qabo Ya rasula laahi khud biyadi Ya habiiba laahi khud biyadi Yowmal farqi ruuxi wal jasadi Judlana binuuri wal madadi Galgasho xalay gama’ la i diidyo Xubi baa i guboo is garan maaye Xadhkaha igu giigsan iga gooyo Iigurmo nabow i gacan qabo e Ya rasula laahi khud biydi Ya xabiiba laahi khud biyadi Yowmal farqi ruuhi wal jasadi Judlana binuuri wal madadi''
@shimashacib7310
@shimashacib7310 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا.
@vanmustang1119
@vanmustang1119 Жыл бұрын
C'est absolument d'une extrême élégance, un génie pur et simple. contrairement a nos jours cette époque fut d'une richesse absolue dans le sens intellectuelle et moral. Les programmes regorgeaient de bon sens, d'intégrité sans ce laisser s'entrainer par la folie de l'urbanisation. La RTD des nos jours c est l'exemple parfais de la télé abrutissante.
@roblehronniee86
@roblehronniee86 7 ай бұрын
Oui ,cette mélodie me touche
@berberabranch8298
@berberabranch8298 6 жыл бұрын
alaha naxariistii jano ha siiyo abwaan cumar macalim nuur
@cabdilahiaadanduale2244
@cabdilahiaadanduale2244 3 жыл бұрын
Geedi weye adun hadhka isguraye ninba goruu ogayn ka gosanaye allow noo gar gar ale hawnacaristo abwan cumar macalin
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Amiin allh unaxaristo macalinki wayna cumar kuul
@haibeim7582
@haibeim7582 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso cumar macalin abwaan qaali ah buu ahaa
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Allh unaxaristo abwaan cumar macalin cumar kuul
@hawadjama2791
@hawadjama2791 6 жыл бұрын
illahow u naxariisto omar macalin allaha yarxamo
@Issas121
@Issas121 8 жыл бұрын
Allah yarhamu omar maaclin
@omarbachiralbachir7953
@omarbachiralbachir7953 6 жыл бұрын
Allah uu naaharistu Omar macalin
@is-daweechannel916
@is-daweechannel916 2 жыл бұрын
2022 ayan dhegeysanaynaaa kolleey isna dhowr iyo toban sano kahor ayu ahaaday
@jamachasan8410
@jamachasan8410 3 жыл бұрын
DJabbuuti waa walaalo ehlu xadar ah, runtii door wayn ba ka qaateen ilaalinta suugaanta iyo afkeenna hodan ka ah. Bal hadda eeg waraysigan ku dhisan aqoonta, sida oo kale ba eeg nooca muusik iyo laxan ee loo saarayo heesahaa afkeenna ah, iyada oo loo eekaysiinayo heesaha qarbiga.
@missaomar3190
@missaomar3190 Ай бұрын
Aad iyo aad jabuuti fanku waa heer sare
@kelseyadam7886
@kelseyadam7886 4 жыл бұрын
MashaALLAH
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
16:42 ISKII KELIGI WAAROW (Erayadii Cumar Macalin iyo Muuse (AUN), codsaarkii Cumar Aadan Dugsiiye, Codkii iyo jiibistii xerta Nabi ammaanka Cumar Aadan Dusiiye) “Iskii keligi waarow Aabidkii jirow Allahayow adaa leh Eebbahayow adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Awood iyo xoogba adaa leh Itaal aad ku faanto adaa leh Addunka dhammantii adaa leh Iskii keligi waarow Aabidkii jirow Allahayow adaa leh Eebbahayow adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Arsaaqdiyo khayrka adaa leh Ayaanta qiyaame adaa leh Abaalmarinteeda adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Iskii keligi waarow Aabidkii jirow Allahayow adaa leh Eebbahayow adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Arkaantiyo diinta adaa leh Eedaanka salaada adaa leh Addon kuu sujuuda adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Iskii keligi waarow Aabidkii jirow Allahayow adaa leh Eebbahayow adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Iftiinka cedceedda adaa leh Habeen gurcud awdan adaa leh Cadaab ololaysa adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Iskii keligi waarow Aabidkii jirow Allahayow adaa leh Eebbahayow adaa leh Idaylo idaylo adaa leh Malaa‘ig adeegta adaa leh Jannooyinka iftiima adaa leh Udgoone Rasuulka (NNKHA) adaa leh Iskii keligi waarow Aabidkii jirow Allahayow adaa leh Eebbahayow adaa leh Idaylo idaylo adaa leh”
@drsuber6587
@drsuber6587 3 жыл бұрын
Cumar macalin allah ha u naxariisto
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 жыл бұрын
Naxariso jano 2021
@Sanrioxxie
@Sanrioxxie 8 жыл бұрын
ilaahy naxariistii jano hakawaraabiyo cumar macalin
@HassanAli-ff6sv
@HassanAli-ff6sv 4 жыл бұрын
Naxarisso jano
@aaliisac7796
@aaliisac7796 5 жыл бұрын
Cumar macalin allaha una xariisto qabriga allaha unuuriyo abwan buxu ahaaa
@abdillahihamda9039
@abdillahihamda9039 7 жыл бұрын
allah ha unaxaristoo amin
@boobamoktar9676
@boobamoktar9676 5 жыл бұрын
Machallah
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Cilmi wakaa
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Markay marayso 15:54, ''Muuse''-haasi waa kee Soomaalay ?? Mahadsanid jaalle Xasan
@DonKako
@DonKako 5 жыл бұрын
Waan soo baadhay: waa hobolkii Muuse Faarax (Tuug) ee qaadi jiray heestii ”Maanta waa maalin wanaagsan”. ILAAH ha u naxariisto.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Cilmi wakaa
Tixmaal - Omar Macalin  1/2
19:01
Jabuuti TV
Рет қаралды 10 М.
Djibouti: Abwaan Omar Macalin Nour
1:01:07
Assajog Studio
Рет қаралды 17 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 36 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 20 МЛН
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Tixraac
Рет қаралды 415 М.
DINKARA PERE ROBERT
4:52
STUDIO YANKACIS
Рет қаралды 160
AMINA FARAH - CISHA AAN TAGAAN CABAAR DAAWADOO
8:29
ismael djama
Рет қаралды 82 М.
Godob jaceyl  riwaayad
2:15:26
Waaberi News
Рет қаралды 803 М.
Maouloud Nabi parti 4
20:52
Djib Talents
Рет қаралды 74 М.
abwaan cumar macalin cumar kuul & sugaantisi murtida badnayd
9:05
Geel Case Media Pro
Рет қаралды 1,6 М.
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
cumar macalin
10:11
Jabuuti TV
Рет қаралды 31 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 36 МЛН