jacaylkayga ayaan hadyad siinaya ciidka lacag iso dir aabo 🤣🤣prank

  Рет қаралды 81,263

Sakariye Jakarta

Sakariye Jakarta

Күн бұрын

Пікірлер: 451
@mohamedabdulkadirahmed3806
@mohamedabdulkadirahmed3806 3 жыл бұрын
9:47 walaahi waan ilmeyay hooyadaas allaha xafido MASHA ALLAH maxaa ka qiimo badan in hooyadaa sidas kula hadasho haday hooyadaa noshahay like
@shurkia6172
@shurkia6172 3 жыл бұрын
Naxariista hooyada walaahay waan ooyey MashaAllah
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
Wiilka Hooyadii La Hadlay Ayaa Uwanaagsan Hooyo Allaha Janeeyo ( Aamiin )
@xamda4668
@xamda4668 3 жыл бұрын
inta Aragtay inu prank benyahy ismuujiya hhhh😂😂
@YOUTUBE-GuLiet_Hamze
@YOUTUBE-GuLiet_Hamze 3 жыл бұрын
Wllhi Been Maaha Nio
@maxamedbile9502
@maxamedbile9502 3 жыл бұрын
Walhy waa been gabadhan Ka gartay markay lahadlaysay
@abdirisaaqmaxamed4968
@abdirisaaqmaxamed4968 3 жыл бұрын
Waa runtaa waaaa beeen mida kle wabaaa nin kaliyaaa waa isku cod
@awaalehofficial4789
@awaalehofficial4789 3 жыл бұрын
Halk qof ba lawada wacayaa 😂😂😂
@somalicyber5044
@somalicyber5044 3 жыл бұрын
Wlhi pro kula mid ahay waa run sakariye been bu dadka usheegaya
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 жыл бұрын
Ree burco gacan idiin tagaay funny tihiin sxbyl hhhhh muqaalkan like iyo share dhah 😁😁😁😁😁😁😁
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 3 жыл бұрын
😅😅😅 ruwayad reer burco weye wlhi si aaada utageeraa 🤣 like farabadan isaara freee mahano
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 2 жыл бұрын
Fzvvkhgqdddnbueabxc
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 2 жыл бұрын
QASSJO
@c.risaaqdhalmaayir6506
@c.risaaqdhalmaayir6506 Жыл бұрын
Waa barnaamijkii ugu fiicnaa
@clzhakuur
@clzhakuur 3 жыл бұрын
Sakariyoow sxb maaanad kabaqayn inaad la kulanto dadkaa aad leedahay Hooyo iyo aabe waca inaaanay lahaynba qaarkood sxb 🥺😔
@Adnomo1234
@Adnomo1234 3 жыл бұрын
True weyaaan sxb Sideydo kle hooya joogta aabena hooygiisi dhabta ahaa ayuu tagey
@ilaahowyanandhimananoonara5336
@ilaahowyanandhimananoonara5336 3 жыл бұрын
Dad badanba jora yidhi hooyo ma noola palze waxa ka badna inta tiri aab0 ma noola. Iga caddeeya
@Paxton.11
@Paxton.11 3 жыл бұрын
malaha zhp wuu sii waydiiyaa bro
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
@@Adnomo1234 alle ha unaxariisto zhp isku mid ayaanu nahaye
@joma_xoogzade9115
@joma_xoogzade9115 3 жыл бұрын
Inta oog inaay jaliin tahay codkuna haL qof yahay like dhac kusii😂😂
@suhaibxaaji8998
@suhaibxaaji8998 3 жыл бұрын
nabiga ku saliyaa wllayl mcn
@hindaaxmed4579
@hindaaxmed4579 3 жыл бұрын
Scw
@abdoulhakimbarre9573
@abdoulhakimbarre9573 3 жыл бұрын
Scw
@maadiiichannel8623
@maadiiichannel8623 3 жыл бұрын
Scw scw ❤️💟
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@zadaam_official3953
@zadaam_official3953 3 жыл бұрын
Vaar vaar All cododkuna waa isku wada mid codka qofka lagu sheegayo ayaan jeeda 😂😂😂😂
@CR-xr6zk
@CR-xr6zk 3 жыл бұрын
From somaliland ❤️⚪💚
@jamanaasir
@jamanaasir 3 жыл бұрын
Jikarta bahasha naga yar bandhay hal qof un baa la wada wacay waa filin aad isla ogtihin
@MohamedAli-jj2vm
@MohamedAli-jj2vm 3 жыл бұрын
Sax halqof codkisa unban maqalna
@monaabdillahi8402
@monaabdillahi8402 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Jacaylku muxuu ahaa dhulku kula go'ye.😂🤣😅
@BigmaanStudio
@BigmaanStudio 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk odayga cadi mahan
@xayatimohas2782
@xayatimohas2782 3 жыл бұрын
Hhh
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
Rag adag reer burco from Mogadishu keep going zhp zakariye Jakarta 😂😂
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 3 жыл бұрын
Been wayn weeye wllhi nin gabadh yar wacay hooyo dadpay la balameen si waalid noga dhigayan🤣
@adenhashi4027
@adenhashi4027 3 жыл бұрын
Masha Allah waalidkii somalida waa dad fiican oo naxariisbadan
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Maanta Ninkii aabe leeh baa nasiib leeh🥰ilaahow intuuna u nooleen ha u naxariisto🤣
@johncenawalaazhii6392
@johncenawalaazhii6392 3 жыл бұрын
War bal zheekadad noola imanayzaan daawada 😅 ma qofka indho adkaanta intaa leeg intuu ula tago aabihii ku dhahaya jacaylkayga lacag uzoo dir 😂😂qaaq
@ismailxusen7654
@ismailxusen7654 3 жыл бұрын
hooyo iyo aabo isku mid anay aheen meeshaan ka.ogow allow.hooyoyinka inoo.dhowr aamiin
@mohamutabdi5718
@mohamutabdi5718 3 жыл бұрын
EID MUBARAK UMA MUZLIMINTA AH MELKASTABA AAD KALA JOGTANN💞💞
@cabdiqaniboss
@cabdiqaniboss 3 жыл бұрын
Nin iyo naag Kaliya bay wada wacayaan dadkuba waa prank la isla ogyahay😂😂
@C-risaaq-Jureej
@C-risaaq-Jureej 3 жыл бұрын
Ninkaga wayn aan hawsha u dirsaday ma gabadh yar ba ka dhaman wayday inte ku qoso shay anay xisaab igu go antahay😂😂
@yamoothman6908
@yamoothman6908 3 жыл бұрын
wlhi waalidku kala fiican m allah waa prank qaraaxo wato ❤️❤️❤️❤️❤️
@WalaalahaAustria
@WalaalahaAustria 3 жыл бұрын
11:00 inta ila fahantay inay tahay wax la isla ogyahay oo been farta Tag
@tayosiirofficial1444
@tayosiirofficial1444 3 жыл бұрын
Ma aha been reer burco beenta masheegaan
@mercimoe1055
@mercimoe1055 3 жыл бұрын
Hhhh🤣🤣🤣🤣, Waar dar ilaahey ban kuugu qosley ee sii wad , waad uqalantaa subscribe & like ba
@timoibnumahad6126
@timoibnumahad6126 3 жыл бұрын
Haday tasiii igu dhici lahad hoyaday ayan garaci lah ilahay hadayee❤🙏🙏
@updicaziizhazzan932
@updicaziizhazzan932 3 жыл бұрын
EID MUBARAK WALALAHAYOW♥️
@adansiikaweadan7961
@adansiikaweadan7961 3 жыл бұрын
Waaaaaaa beeeeen prank isku hal qof baaa lawacayaaa .....!!!!; Sakariyoow hoos heysu dhugin
@elmikhalid7068
@elmikhalid7068 3 жыл бұрын
Waa been kulahaa aabo wiil baan jeclhy
@awliyo1260
@awliyo1260 3 жыл бұрын
Wewe maxamed cali mr ceero islaanta ha lugoyn😂😂
@hanadlionafrica6296
@hanadlionafrica6296 3 жыл бұрын
Waaa beetii oo cad intay qof phonka udhiben ayuu iska dhigya aabo ufiirso codka qofka LA wacayo 1hal qof ayey ku celcelina wuu fashilamay qofkii igu raac is muuji
@cabdiwaaxidsancad5189
@cabdiwaaxidsancad5189 3 жыл бұрын
Ala hooyada iyo aabuhu iskumidmaaha hal qofa uunbaa hooyadii wacay wuuna kahelay 🥰🥰🥰🥰
@mohamedbadel1977
@mohamedbadel1977 3 жыл бұрын
Hal nin inuu codkaasi yahy inta ila aragta farta taag
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
abahayasha isku mid ma aha😭😭😭 ilaaheyow abaheey u naxariiso😭😭
@ilaahowyanandhimananoonara5336
@ilaahowyanandhimananoonara5336 3 жыл бұрын
Dhagahaygu h00z bay iigu leeyihiin codka la duupayaa waa isla hal qof 🤔 Inta igu raacsan iscadeeya .
@abdirashiddiriesugal4229
@abdirashiddiriesugal4229 3 жыл бұрын
Runta waaya
@encrypted983
@encrypted983 2 жыл бұрын
Indha adkaa iidoorku! Inan baan jecelaha aa🤣🤣🤣🤣🤣🤭✌ anigiiba yaxyaxay!
@SomaliTiktok-Reaction
@SomaliTiktok-Reaction 3 жыл бұрын
Inkastoon Aabo laaheyn Oo aad iga Oohiseen Hadana Hadalan ayaan ka Qosley Kaftanka 1. Kaalay dhabarka tuuro bariiska xamaal🤣 2. Meeshi xumayd bay kula gashay jacaylkaga wase noo keen gaadhiga🤣 3. Sownigii laba shay ku iibiyey ku dhahay xafadaha soo marmar🤣🤣 4. Jacaylku muxu aha dhulku kula go'ye 🤣 5 ma inanka sodoga u noqon lahaaba🙏❤ Alle cimriga ha idinku barakeeyo waalidkin ana alle aabahey ha u naxariisto
@abdilahisalah8214
@abdilahisalah8214 3 жыл бұрын
War Sakariyow Prankigi Beenta Aha Bad Baratey Imika Wa Ki Labaad😂
@hajjiqarshiile754
@hajjiqarshiile754 3 жыл бұрын
Odeyga ugu dambeeyaa Odeygaa idhi inankan sodoga unoqonlahaa yaa dadka wax garanaya ah
@abdirahman_gannoofficial5215
@abdirahman_gannoofficial5215 3 жыл бұрын
Ubax ali Ahmedeyy beerka lugu dhufaye ma waxasad odayga ula tagtey🤣🤣🤣
@abdirizakwalaayati8869
@abdirizakwalaayati8869 3 жыл бұрын
Sakeriye Jakarta walaal Prank mahee,reer burco khaamihiinii baad bilawday Hal qof oo isku cod baan wacaysaan.
@xbotlitegaming2646
@xbotlitegaming2646 3 жыл бұрын
Omg😂 prank kan ma ahan ee waalysla ogyhy broo cyarta nga daaa😎😎👢
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Waa wax aad u fiican in dareenka waalidiinta Soomaalida la ogaado gaar ahaan aabayaasha Soomaaliyeed waliba markeey timaado hablaha Soomaaliyeed waa dad naxariistii ka guurtay
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 2 жыл бұрын
Thnk u waa iga qoslisay sxb 😂
@onjeepanjeep9025
@onjeepanjeep9025 3 жыл бұрын
Inta fahantay codku in uu hal qof oo qura yahay like isku muujiya si jikarta Fake prank iskaga daayo hahahahhaha
@thisworldisatemporaryhomef5942
@thisworldisatemporaryhomef5942 3 жыл бұрын
Eiiiid mubarkkkk 🤲🏾❤️
@najmanituu7749
@najmanituu7749 3 жыл бұрын
Kani prank maaaha jikaartow😅😅
@idirisjeeni8624
@idirisjeeni8624 3 жыл бұрын
Ninkii Aabaha Lagu Sheegayo Wan Fahmay Waa Ninkii Ilkaha Cascas Ee Meel walba oo Jikaartu Tago Wuu La Joogaa
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
True
@M19-u8v
@M19-u8v 3 жыл бұрын
Ar aabay bal waran kulahaa 😂😂😂 reer burco dadkaygii hadal ciid naguma gaadho
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 3 жыл бұрын
Sakariye SHIICO bilaa dhaqan baad tahay
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad Ай бұрын
WAXANOO DADA MA ISKU AABAA DHALAY😂
@jimaalemuse9446
@jimaalemuse9446 3 жыл бұрын
Inta illa aragtay in Ay is ogyihiiin like talk hayla dhaafina
@Paxton.11
@Paxton.11 3 жыл бұрын
kuligood aabe kaliyay wada qaraaceen 😂😂😂
@hoygafanproj7397
@hoygafanproj7397 3 жыл бұрын
Waa prank beena inta ila aragtay like😂
@abdullahixaaji6672
@abdullahixaaji6672 3 жыл бұрын
5:07 waxan is iri odayga qaac ah oo ka habaynaya kulahaa kkkkkkkk
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 3 жыл бұрын
Jakaarta macquul maaha prankigani Mid abihii garaacy wllhi kuma jiro ee zahipadod ayay garaceen
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 3 жыл бұрын
Fashil fashil aabo wxani prank maahe kunoqo🙈 labada nin ee ugu horeeya ee iswacday ayuunba dadkuba wada wacayaan
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Cajiib... Arintaani waxay cadeyneysaa iney jiraan waalidiin badan oo qalbi fiican... Caruurtoodana xiriir wacan la leh.... Waayo inta ogalaatey ayaa ka badan inta diidey... Maashaa Allah
@xirsimaxamed2809
@xirsimaxamed2809 3 жыл бұрын
Waaar waxan wllhi waa dad lasii diyaariyay . Sabatoo ah bal u fiirso dadkan codkooda waa habla yar yar iyo inamo yaryar . Waar naga lataga beenta
@AliHassan-yz8bd
@AliHassan-yz8bd 3 жыл бұрын
Odaga danbe ragsanaa wiilka uu sodoga uyahay buu lacag udirayaa Kwan
@amiirhanad4534
@amiirhanad4534 3 жыл бұрын
Sabab aabe un lo wada wacay mise hooyo waa laga baqaaa mida kale aabayasha dhan maxa hal mid ka wada dhigay hal qof un waaye codka see cml
@zamiirkhan3740
@zamiirkhan3740 3 жыл бұрын
Inta Arkagtay dadka la wacayo/ Aabuhu waa mid lasoo diyaariyey. Prank maahan kani Just funny lkn halagu qaato inankeena Jakarta 😂
@indheergaradindhabiraale3592
@indheergaradindhabiraale3592 3 жыл бұрын
Inanta shalmada akhtarka ah xidhan eeee adeerkay baaan la hadlayaaa leh iyo inanta shalmada huruuda ah xidhan eee aabahaybaan la hadlayaa leh bal u fiirsada ninka la hadlayaaa waaa nin kaliya wlhi clip bada sakariye jakaaarta uu prank ka ka dhigo waaa qaaar laysla ogyahay.
@abdirahmannuradin8106
@abdirahmannuradin8106 3 жыл бұрын
ANIGU AABE AAN IDHAAHDO INTA MA HAYSTO LK HADU NOOLAN LAAHA WUU ISIN LHAA 😥😥😥😥😭😭😭
@xayatimohas2782
@xayatimohas2782 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 jcylku wuxuuhaa dhulku kula gohyee😂😂😂😂😂
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Prankigu waa been cadaan ah zxp Waa ciyaal xaafad wada sheekaysanaya
@sahankii-haldoorka
@sahankii-haldoorka 3 жыл бұрын
Waxaad soo samaysaa barnaamij ah?( MAXAAD IS ODHAN LAHAYD ALYLEHE QIYAAMADDII WAA LA JOOGAA HADAAD ARAGTO MAANTA?
@shaaficiibrahim2163
@shaaficiibrahim2163 3 жыл бұрын
Hooyo walhi mar walbo waa garb an lag marmin m.a hooyo alle haa ii no dhaf
@Hargeisa_
@Hargeisa_ 3 жыл бұрын
Mida nagamad baandhey Sakariyow. Wax macquula la kaley. Caadi ayay umuqata in la jilayo
@nimcomohamed5683
@nimcomohamed5683 3 жыл бұрын
Waxa igu darneed guriga imow wayno taala aniga ayaba isku maleye cabsi ayaa 4jaha iga imate
@mohamethjunior3786
@mohamethjunior3786 3 жыл бұрын
7:25 sownigii ku idhi xaafadahaa soo marmar ma xaqal ciid doonoo aniga i dhaafi baa😂😂
@hogaamiyeabshir4476
@hogaamiyeabshir4476 3 жыл бұрын
Rer burco umadena maaha🤣😂
@cmktiger4086
@cmktiger4086 3 жыл бұрын
Ninka kaliya Aan u soo galo you tube ka keep going ❤💪
@hassansomali8088
@hassansomali8088 3 жыл бұрын
qaabkani waa qaab khaldan waxaa dhaantay isagoo dhaha jacaylkaaga lacag isoo dir dheh
@Maphiavloggs
@Maphiavloggs 3 жыл бұрын
Shimbirta waa xey 😂😂😂😂
@sadam1318
@sadam1318 3 жыл бұрын
reer waqooyi ma naxaayaan walaahi
@ribaxzoo5240
@ribaxzoo5240 3 жыл бұрын
Wxaan abihi Kenya jogeee maahaa
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 3 жыл бұрын
Waa maxay dadku aabahan isku codka ah ee ay garaacayaan 🤣
@mobiyaystemp915
@mobiyaystemp915 3 жыл бұрын
Waad ila fahamsen tahay
@dixfreeman5586
@dixfreeman5586 3 жыл бұрын
Haa waiskuaabe maistiri
@suhaypadanxasanxaddi8085
@suhaypadanxasanxaddi8085 3 жыл бұрын
Dee ader ninka aabaha iska dhigayaa waa hal code ma nin baa wada dhalay waxanoo qofa
@sahandoonmedia3570
@sahandoonmedia3570 3 жыл бұрын
Ma jiraan waalid la garacaaya. Ciyaal baad wada garaacdeena
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk hhhhhh istaqfurullah lagugu dhufayee jeceylka xaawa ku yeh
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 жыл бұрын
Sakariya jakaarta madaalysid miyaa Adi xataa ciida😌😌😌
@abdinursabrie8772
@abdinursabrie8772 3 жыл бұрын
Prankigi ugu benta badnaa. Meesha caruuri majoogto . Maraxnimada joojiya
@nimcoismacil4497
@nimcoismacil4497 3 жыл бұрын
Oo kaalay wll ma nin qudhaa wada dhalay dadkan
@updiazizdiyo5715
@updiazizdiyo5715 3 жыл бұрын
Inta iLa aragtay Var ismuuji 😂😅
@mdismaylismael4353
@mdismaylismael4353 3 жыл бұрын
Zakariyow khiyaliga dadka kala tag waayo nagta Aabahed intey garacdo ku dhahayza Aabo nin ban jeclahEy taazi waa mid dhiman kitapka
@jamaalmostafe6157
@jamaalmostafe6157 3 жыл бұрын
Ar Naga KaLa YareeYa Jiliinka niwo😂😂😂
@KilweHero1988
@KilweHero1988 3 жыл бұрын
Zakariye wlle dadka u raaci oojadaba tuur in aysan waalidka shidayn ooay u sheegaan in ay prank ahayd waxaani waa maxay dadkan wada dhaarsan ee lacagtaba iska cunaya
@hamdahusseinshire6887
@hamdahusseinshire6887 3 жыл бұрын
Anagay waxaa noogu sheekaynayaan aabayaasha somalidu ma jacayl bey yaqaanan diintaadey caayayaane kkkk
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 3 жыл бұрын
Kan aaboy la leeyay waa isku cod dadkan aabayaashod ma isku wada cod baa
@sacadkaabe7179
@sacadkaabe7179 3 жыл бұрын
Kkk prankingani wuu fashilmay Waa ben
@hajibarut9920
@hajibarut9920 3 жыл бұрын
Warya Beenaale, Naagta aabaheed waxas ku odhanaysa waa taadee🤣
@soleimanabdiqani2575
@soleimanabdiqani2575 3 жыл бұрын
Jakarta Keep going
@amirduqow3145
@amirduqow3145 3 жыл бұрын
How can the skiza of all the people being called be the same
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 3 жыл бұрын
Qqwweeererttturii
@Mindblowinguniverse4657
@Mindblowinguniverse4657 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂Fake dad dhalinyaro ah noo wacayzaan aabe iyo hooyo toona ahayn
@joqobodhidhakobirta6346
@joqobodhidhakobirta6346 3 жыл бұрын
Vaaar burco ma hal aabay wada leedahay waa isku wada code
@shaciyeofficial1841
@shaciyeofficial1841 3 жыл бұрын
Odayga. Ay garacayaan wa isku cod zhb ciyaal vaar meeday kkk
@iidaanz
@iidaanz 3 жыл бұрын
Aad bay u nasiib badanayhin mid waliba wuxuu wacay aabahii ama hooyadii mancha allah Allayow u daa waa ayaamo duniduye, wuxuunban sawirtay anoo uu igu yidhi abaha ama hooyada mid uun la hadal, oon idhaa “labada midna ma noolee yaan wacaa ee kale” 😭😭 Allah naxariistisa Aabe iyo Hooyo🤲🏽 💔
@wllpaul676
@wllpaul676 3 жыл бұрын
Zakariye Jakarta waa ku waata PAba 🙏✅
@hindaaxmed4579
@hindaaxmed4579 3 жыл бұрын
Wallhi wa qosol ❤😍
@faatimaayaan
@faatimaayaan 3 жыл бұрын
Hooyo wanaagsan Mash allah
Prank reer burco iyo lacag💸💸 qosolkii aduunka
16:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 110 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 15 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
SAY WLHI IYO AYTO MAXAA KALA QABSADAY
10:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 273 М.
Dabadhuub & Saleeban Dheere Maxa Kala Qabsaday
6:57
Nalka Maanka
Рет қаралды 22 М.
Xaliye O Wareyste Gabadh Wiilal Badan O Danyeer Ah Dhacday
13:30
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 373 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 15 МЛН