No video

Jacbur Cusub Xasan Cagaaran

  Рет қаралды 500,293

maxamed axmed caynka

maxamed axmed caynka

Күн бұрын

Hees macaan oo jacbur ah (ka kooban heeso la isu geegeeyey). Waxaa Qaadaya Xasan Cagaaran, waxaana Muusigga garaacay macallinka muusikada, al ustaad Caynba-Cayn. Enjoy it.

Пікірлер: 157
@Cadde1432
@Cadde1432 3 жыл бұрын
Hadaad u baahan thy xusuus hore io heesihii macanaa Xassan cagaarane raadi nimaan dhageysan ama aqoon hees ilama aha inuu weli dhageystay tan io 2008 dii aan dhageysanoya 💯👌👌👌
@warkaahmed8035
@warkaahmed8035 7 жыл бұрын
marba heesta macaan uu qaadaba ma gaysata baa i qabanaysa mise mida kala kasii daran kkkkkk. loved it
@M.Duran71
@M.Duran71 7 жыл бұрын
Warka ahmed indeed xasan cagaaran dad kuu waalayaa
@suweytking9377
@suweytking9377 6 жыл бұрын
Warka ahmed kkkkl wlhi anba qarban gestayba
@muparickmohamed8733
@muparickmohamed8733 5 жыл бұрын
Warka ahmed beenta maaha waana 2019 4 19
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
tabtaas ayaa igu dhacdey hhhh allah ninku cod qurxoonaa that is what talented person mean
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
fanaan waa Xasan cagaaran sida uu ukala badbadalahyo ayaaba iga yaabisey
@Tooxcade
@Tooxcade 12 жыл бұрын
rageeeeeedi walaahi cajiib sida uu isugu keekenay ayaa cajiib ah. WELL DONE. KEEP UP THE JACBUR SONGS.
@Maxkamadda-runta
@Maxkamadda-runta 3 ай бұрын
12 sano kadib wan ku salama
@Tooxcade
@Tooxcade 3 ай бұрын
@@Maxkamadda-runta Bisinka waa iga nixisay kkkkkkkkkkk, weli waa noolahay. thanks bro
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Walahi waxan imika heesa niinkana ugu cood macan o isku wada dhama
@MohamedAbdulkadirAli-e8h
@MohamedAbdulkadirAli-e8h Ай бұрын
Fadreshen was ku wataa 🎉
@shamsaqaali843
@shamsaqaali843 11 жыл бұрын
masha allaah la fanan xasan cagaran waxan ku xasusta hon africa
@ForeverShel
@ForeverShel 7 жыл бұрын
waaw xsan cagaran
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Xasan cagaaran hobol qiima.leh nolow in badan
@qaasimi21
@qaasimi21 4 жыл бұрын
Xasan cagaaran wa nin dhalinyara ah fankana aad ugu wanaagsan, rintii codkiisu wa dahabi.
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 5 жыл бұрын
Inaba caadi maahan best jacbur ever
@mahadsaaidadani3873
@mahadsaaidadani3873 4 жыл бұрын
Axsan fananaan iyo musician mucjiso ah yaa ishelay 🙏❤️💯
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa dhab. Fannaan weyn oo hibo hore aan loo arkin leh.
@omarmungani7989
@omarmungani7989 5 жыл бұрын
Xasan Cagaran your big legend horey u soco by OSMANETO
@Villa7700
@Villa7700 10 жыл бұрын
caleyk xasan cagaaran cadi habeysane waye jacabur umada mataqano eee bar mid ba ku leh heesaha meel ha oga dhicin ... jacaburka iyo heesa cadiga kala baro dheh enjoy bro bashaalkeedaay
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
allah ninku cod qurxoona bismilahi
@kooshinAli
@kooshinAli 12 жыл бұрын
hadii aan waraaqaha kugu dhiio wariyaha una qoro war geesyada warka ma iga gaarsin
@bz768
@bz768 12 жыл бұрын
Waan fanaan cod wanaagsan!
@doortodoordoor6256
@doortodoordoor6256 4 жыл бұрын
XASAN CAGARAN WAA CIYAAL WARTA NABADA GAR AHAN CIYAL XAMAR JADIID 1997 1998 WAQTI AAN TABAYO
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Heesaha aanan maqal meel ay ka baxayaan iyo cid qaadaba waxaa kamid ah 1. Shinbirba shinbirkii la duul Aadmigu laba laba u shawr 2. Mala hayga dhiginoo Nacas ha ii malaynine 3. Wacadkuna hadii uu Wadnaha uusan jirin Waayahay afka ah Waxba kuma fulaayaan Sadexdaa heesood cida qaada igu caawiya sxbyaal
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 5 жыл бұрын
heesaha caanka waxa lagu gartaa hadii eray yar laga soo qaato waa la aqoonsanaya
@nadiyamuriidi7881
@nadiyamuriidi7881 12 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwww i love it
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
2009 ayaan dhagysan jirnay waxaanu u haysanay nin waalan. Aadbaanu ugu qosli jirnay . Wuxu markay kugu cusubyihiin waad la yaabtaa kkkkk Ninkaani muxuu hees isku gubay...
@salad288
@salad288 13 жыл бұрын
axsan fannaan u are the best of wajiyaxun
@abdulrazakabduljalil664
@abdulrazakabduljalil664 5 жыл бұрын
Xamarjadiid legend
@qadarhaji79
@qadarhaji79 6 жыл бұрын
Musikistaha aaba qatar ah
@sahraluujiyano6
@sahraluujiyano6 11 жыл бұрын
He is talented
@1000guled
@1000guled 11 жыл бұрын
nice song caadi mahan xassan cagaaran
@kham3610
@kham3610 7 жыл бұрын
Marqaanka micna ha sameeyo. ama magaalka ka seexo
@kingaj3936
@kingaj3936 3 жыл бұрын
Nacalaa shedaan ku yaalo 😅🤣😅
@ashwaqbogsiya5483
@ashwaqbogsiya5483 7 ай бұрын
2024 from Hargaysa
@YahyeJimale
@YahyeJimale 5 ай бұрын
2024 dayniile
@Sahruuja2015
@Sahruuja2015 12 жыл бұрын
wacadka hadii uu wadnaha uusan jirin waayahay afka waxba ma ku fulaanyaan ...sidaa mooday caanshaqa maahee ka daaa ...yaa salaam caadi ma tihid xasan cagaaran,fanaantinta kale waa ka duwaanaatay you come up your own style.
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
IMA OGIDEE WAXAN AHY AXDI KUMA CIYAARO ANIGA
@Hooda36
@Hooda36 9 жыл бұрын
Loooooolz inabacaadi maaha iskudhexkaris weeye
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 3 жыл бұрын
kkkkk
@hamadaboss8855
@hamadaboss8855 6 жыл бұрын
Musician ayaaba wax u dhigmo jirin sidu u kala badalaayo 😃
@cabdiqanni
@cabdiqanni 12 жыл бұрын
Waaaaw best of the bests::::::))))))
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 жыл бұрын
Asc
@HUSSENI315
@HUSSENI315 12 жыл бұрын
Nice song bro
@ahmeddube4230
@ahmeddube4230 8 жыл бұрын
heesaha Hassan Aadan samatar amma Bashiir Ali Husseen baad aad ugu cod wanaagsad.
@aminamohamed9139
@aminamohamed9139 9 жыл бұрын
aminaay xasusnow i like that long time xasuus time
@fahadhassan7555
@fahadhassan7555 5 жыл бұрын
Amina Mohamed aniga ayey aad ii quseysa hesta amino jaceylkeygii igu horeyay iguna danbeyay ayay ahayd amino ilahow ciil iyo cadab ka dhowr
@hassanjama4596
@hassanjama4596 5 жыл бұрын
Is up to tolka
@abdalatiger1579
@abdalatiger1579 11 жыл бұрын
waw soo cool waa ye heestaan
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 5 жыл бұрын
heesa hii hore away Heeso ayaa maqan ee ee ku wii hore ee
@abshirali313
@abshirali313 5 жыл бұрын
Aad ayaan uga helay
@abdimoh
@abdimoh 4 жыл бұрын
Ka rogoo hadana saar Another level ✌
@moali134
@moali134 10 жыл бұрын
Legend
@maxamedkayse9974
@maxamedkayse9974 Жыл бұрын
Waxaan ubaahnahay ereyada ah shinbirba shinbirkii laduul iyo inta eelayga ah
@fadumofarta8014
@fadumofarta8014 4 жыл бұрын
Yaa cagaaran iyi ceel jaale
@yasinmohamed7103
@yasinmohamed7103 5 жыл бұрын
Waa is ku jamciyay heesaha sidii Qof safar ah oo salaada jimcinaya oo kale ana waa I jahwareeriyay.laakiin.waxa uu dhamaa kuwa Hadeer yaacaya.
@jamaal_cademaazim1487
@jamaal_cademaazim1487 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wllhi wad iga qoslisay sxb
@mohanadchanel8730
@mohanadchanel8730 7 жыл бұрын
kkk Jacbur khatara nice nice
@xeraale2003
@xeraale2003 9 жыл бұрын
Lolz!!! This is crazy & cool!!! I literally LOVE ALL the songs his singing. Good job.
@mohamedsherif7114
@mohamedsherif7114 5 жыл бұрын
WAA FANAANKA QARNIGA MAASHA ALLAH HALKAA KASII WAD BOQORKA CODKA.
@jabshe09
@jabshe09 12 жыл бұрын
fanaanka yaan la caayin nooh
@rakiyokhalif826
@rakiyokhalif826 7 жыл бұрын
haaa
@libanloveasha4855
@libanloveasha4855 4 жыл бұрын
Liban makahll💝💝💝💝💝💝💝
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 7 жыл бұрын
Heesto leyla Yaa qaaday
@Mohamudsid
@Mohamudsid 7 жыл бұрын
hassan cagaran funny man
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 жыл бұрын
Like isaara waa sxb kiin xuseenibrahim217@gmail.com
@codkaliban2425
@codkaliban2425 3 жыл бұрын
8/25/21 legend 🌹🌹🌹
@makalaango
@makalaango 10 жыл бұрын
cagaaran is talented qof keeni karo ma laha this is chalange who can do it let us see who can try ....this is a chalange ...
@bulcad444
@bulcad444 12 жыл бұрын
talaabo ayuu hore u qaaday ninkani wlaahy waa nin fikiraya maxaad caan ku noqotaa ayuu is yidhi aakhiirkiina caan ayuu nioqdey maansha alah ...
@cabdirahmanabdullahi3723
@cabdirahmanabdullahi3723 11 жыл бұрын
kkkkkkkkk jacbur jacub dhafay waye kansaid waye peeeeeeee sidu iskusuuuuuuuurenayo ayaba funny ah
@Shaakirson
@Shaakirson 13 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Jacbur inaba caadi matihid waligay ma arkin nin kaa funny ah wlhi heesaha walaxadaa laakin adi wixii dhan hal mar aa wada xaday bee hada maxaa ani ii reebtay sxbow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hassanmusse5279
@hassanmusse5279 8 жыл бұрын
waar kani heesihii macaanaayoo dhan buu meel isugu kenay
@zeynababdullaahi2931
@zeynababdullaahi2931 7 жыл бұрын
heestaan"" magceed Wallayaal """ Maanta Taliska iga Daa Nacas Ha Imalaynine
@abdiwahabmohamud4084
@abdiwahabmohamud4084 9 жыл бұрын
hablaha cida jogana adigay cajabiye. wawaawaaawaaawaaw
@AK_boy-
@AK_boy- 5 жыл бұрын
hadee hees kaa maqantahay cagaaran u imoow
@Higfxijv
@Higfxijv Ай бұрын
😂😂😂😂Ala berka
@user-vy6zl5pk2n
@user-vy6zl5pk2n 4 жыл бұрын
Inaba cadi ma ahan
@abdisalanomar3570
@abdisalanomar3570 6 жыл бұрын
Jacbur iga dhedh
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Жыл бұрын
burcad heesaad
@abaascabdullahu7516
@abaascabdullahu7516 8 жыл бұрын
wow
@abdifataahomar4050
@abdifataahomar4050 9 жыл бұрын
Hhhh wallee waa fanaan hees uu ka tagay maba jirto md walba halkeedi buu saaray
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
hhhhhhhhh keep going lipaax unuka hana waline
@najmoqali893
@najmoqali893 6 жыл бұрын
Plz hesahan ayaan rawaa fananka qaday
@aminbanooda1
@aminbanooda1 7 жыл бұрын
5:41
@shamsaqaali843
@shamsaqaali843 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk sec macal he jacbur miya waaw xasan cagaran
@maxamedmustafe8931
@maxamedmustafe8931 2 жыл бұрын
Crazy 🤪 😜
@iloveumaamii162
@iloveumaamii162 7 жыл бұрын
kkkk funny i liked
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
IGOOY TOO LEE FADAA SEE IFAKABAA KIIN KA GUREE
@Sahruuja2015
@Sahruuja2015 11 жыл бұрын
Laqanyada jacelkiyo lurka caanshaqa kululaa ruuxaa u lahaadayo kula lada ban ahay ma ogtahay curyankaba caga looma waayinee ceenkaa wax loo yiri...... afkaaga wax macaan lagu qabay fanaankeena hadal saxsan baa inoo sheegtay :)
@abdikadirabdikadir3981
@abdikadirabdikadir3981 8 ай бұрын
Carurti ifo kujogtay maxa uu ilowdan
@wizzomarion3846
@wizzomarion3846 5 жыл бұрын
2019🍁😎🦅
@fadumofarta8014
@fadumofarta8014 4 жыл бұрын
Xasan cagaaran
@qeysgesey4444
@qeysgesey4444 12 жыл бұрын
cajab cajab
@salimmustafomar2433
@salimmustafomar2433 5 жыл бұрын
wacadkuna hadii uu wadnaha uusan jirin waa yahay afka waxba kuma fulayaan
@Ismalura
@Ismalura 13 жыл бұрын
kuwa hal hal heesaha u qadaya raganimo ayuu dhaafay walee waa nin raga daaya intuu jeclaa buu isku aruriyey hal hees ka soo saray cajiib cajiiib mansha laah hadana codadkii oo dhan keenay
@ahmedsaid-ob8of
@ahmedsaid-ob8of 11 жыл бұрын
Geey geey dhalay hees ah ku ciyaaraha
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 5 жыл бұрын
Haddalkaas waadka- jawaabaysaa Geeridaada kadib(because what you saying to him in front of Allaah is big Sin (Al'Kabaa'ir) and Allaah will not tolerate that....inshaa'Allaah
@abdixakiin9120
@abdixakiin9120 4 жыл бұрын
@@ibrahimabdulle8206 inuu dhintay ayaa laga yaabaa waa laga fiirsadaa waxa aad qoreyso allow Magantaaa 🤲
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 4 жыл бұрын
@@abdixakiin9120 ❤❤❤
@cadarus75
@cadarus75 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ABAAY ABAAY WAAN KA QAYLIYEY NINKAAN is soooooo funy .
@mahamed1113
@mahamed1113 12 жыл бұрын
kakakakakakkakaka ragedii jacbur waa yahay ninkaan
@samrahareed3660
@samrahareed3660 8 жыл бұрын
heesi hii xulka ahaa ayuu isku darey wwwww
@abdikanihusein7594
@abdikanihusein7594 7 жыл бұрын
horta ma ogdihiin fanaan dhan hees leyahay ma bilabo hees ladhintay hesha dhagaysto qadaa
@nacasbatahay
@nacasbatahay 11 жыл бұрын
su'all........... pleas i sheega magaca hestaan shimbirba shimbirkiis la duul adimigu labalaba u shoor 3:42
@mohvolgs2808
@mohvolgs2808 7 жыл бұрын
mcx ali. sidas ugu qor youtube way ku so bixi sxb
@abshircarab18
@abshircarab18 5 жыл бұрын
Fiska iyo cabdi fitax yare qaaday
@shuceybabdi8263
@shuceybabdi8263 5 жыл бұрын
@@abshircarab18 heestaas maahan marka uu qaaday jacburka heestan fiska maba heesi jirin
@TheMuslimMotivator2023
@TheMuslimMotivator2023 6 жыл бұрын
1000
@yaasiinalasow6472
@yaasiinalasow6472 3 жыл бұрын
Hessti kalamaan iyo cagaran hhhhh
@tifowfoolbirsheeali3836
@tifowfoolbirsheeali3836 11 жыл бұрын
CAADI MA AHAN
@HUSSENI315
@HUSSENI315 12 жыл бұрын
100%
@ahmeddube4230
@ahmeddube4230 8 жыл бұрын
also shimaali
@ahmedhussen6279
@ahmedhussen6279 9 жыл бұрын
Sxb faananida ayaa xadheery
@BARIXI207
@BARIXI207 11 жыл бұрын
Abow suaal aan qabaa ninkaan marku hesaa isku jacburinayay muxuu cunay
@mohamedabdullahi1085
@mohamedabdullahi1085 6 жыл бұрын
Maxaad kafahmi karta marka doqon
@yasinmohamed7103
@yasinmohamed7103 5 жыл бұрын
Ma Ogtahay curyankaba caga looma waayinka
@jokoraaw
@jokoraaw 12 жыл бұрын
war ninka daaya waana dhagesaneysan gadana waaka ceyna alla somali maxay cunsuri yihiin
@jimmyrustam7391
@jimmyrustam7391 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@qamaan37
@qamaan37 12 жыл бұрын
Cod waadledahay sxb lakiin isku day in aad heesahan Kali kalina noo qaadid markaas aan kuuqiraynaa in aad ku wadatid iyo inkale. Good try.
@farxiyoshukir8176
@farxiyoshukir8176 7 жыл бұрын
farah qamaan
@ahmedadan524
@ahmedadan524 11 жыл бұрын
Caadi mahan hesahaan live. Laguugu qaadi. Donaa Qolka soo gal 2063729583
@naciimaxuseen9645
@naciimaxuseen9645 11 жыл бұрын
heesaha meel ha kaga dhicin
@nacasbatahay
@nacasbatahay 11 жыл бұрын
hablaha ciida jooganah adigaay cajabiyee hobeey booy 5:24 wa heeste yaa qaado >?
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Kkk
@ahmedali-dq2ko
@ahmedali-dq2ko 4 жыл бұрын
Maskaxbadana soowkuxiftiyay kkkkkkkkkklllllllkkkkkkll
Hees Jacbur Xasan Cagaaran
6:45
Hamdi Kadiye
Рет қаралды 91 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 236 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 650 М.
shariif baastoow heesta dab markaan ku joogsado
6:25
CodkaSomalia
Рет қаралды 1,5 МЛН
CABDI DIINI 2016 DAWADII NAFTEYDAAY
7:30
RASTA MEDIA
Рет қаралды 645 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
HEESTII  ADUUN BAAN DARAADAA    CABDI JIBAAR KHALIIJI
4:21
Moha Burcaawi official
Рет қаралды 252 М.
XUSUUSTII AXMED CALI CIGAAL CAGAARAN IYO FILFIL
7:05
filfil studio production
Рет қаралды 39 М.
farxaan badacas iyo heestay hagarlii - YouTube
7:05
maxamed cali
Рет қаралды 206 М.
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
kaka ronaldo
Рет қаралды 424 М.
Abwaan Dhoodaan Qosolkii aduunka jacbur kii u dambeeyay
9:23
Ibrahim Jimale
Рет қаралды 173 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН