No video

Jaceyl uu uqabo Dartiis ayuu Sameystay Kabankiisa iyo Alaab kale

  Рет қаралды 4,545

Maal Tv

Maal Tv

Күн бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 23
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran guulayso Guulayso wiilka yar Hal abuurka samaynaya
@maguled
@maguled 2 ай бұрын
Amazing story, go ahead. Succes.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Qofka farsamda rabi baray waa la maal galiyaa
@bashe3051
@bashe3051 3 ай бұрын
Waar ninka mobilkisa sheeg. We can order one or two...
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 3 ай бұрын
Masha alaah war wiilkan hala gacan qabto xasan maal aadban ku salamaya wiilka aniga gacan qabanaye so saara taleefan kiisa shaashada please
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 3 ай бұрын
Taleefan kiisa xasan maal adeero iso qora
@user-hz2nh5ll7j
@user-hz2nh5ll7j 2 ай бұрын
aad bad u mahadsantahay
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
Marag fur baad u baahantahay. In kabankaad samaysay aad tustid fanaaniinta layaqaan si ay tumaan oo kuu markhaati kacaan in kabankaad samaysaa lamid yahay ama kaba fiicanyahay kuwa dhulkale lagu sameeyo, ama talo ku siiyaan haddii wax ka dhiman yihiin si aad u hore mariso waayo daka miyuusig tumaa waxay yaqaanaan codku sidauu usoo baxayo xaggiis hoose xagiisa sare iyo mugga ( tone, frequency and volume ).
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 3 ай бұрын
OK weeye Laakiin gacantiisa ayaan fadhiyin weli waxuu u baahan yahay gacan qabasho adduun iyo maal gelin ay weheliso than U.
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 ай бұрын
Waxaa uga khayr badnaa wax dadka aduun iyo aakhiro anfacaya sameeyo kamankan danbi weliba xataa haduu dhinto sshaqayna waxaan ahayn uga soo kordhimaayaan
@XamseNaasir-nh8yq
@XamseNaasir-nh8yq 3 ай бұрын
Walalkey jimcaale naasir Axmed nin culus
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 2 ай бұрын
Sxb number kiisa ma haysaa
@user-hz2nh5ll7j
@user-hz2nh5ll7j 2 ай бұрын
xagad jogtaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
😢qof lacag haya ayaa maal gashan kara
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 3 ай бұрын
Waa waxbarasha fiican
@GF-fk4is
@GF-fk4is 3 ай бұрын
Halkeeduu dhigay Kamanka siduu u sameyay Iyo laxamada Uu soo qatay
@user-hz2nh5ll7j
@user-hz2nh5ll7j 2 ай бұрын
waxad soo qortaa lanbarkaga
@mohamudosman7184
@mohamudosman7184 3 ай бұрын
Hambalyo. Somaaliyey ninkaas hal abuurka leh gacan siiya oo taageera. Runtii waa istaahilaa. Waan arrin lagu farxo.
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 2 ай бұрын
Jimcaale naasir waa nin hal abuur leh niman ciishon wax ma qabsado waana in la gacan qabto
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 3 ай бұрын
Wlhi jimcale waa mufikir hindisi kara waxyaabo badan ha la gacan qabto
@mahamednuuh3133
@mahamednuuh3133 3 ай бұрын
Hanbalyo
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 3 ай бұрын
Ninkani hal abuurnimo ayuu leeyaha. ninkan waa inay dad wax haystaa la kulmaan oo ka wareystaan waxa kale ee uu samayn karo, deetana ay maal gashadaan.
@hah7064
@hah7064 2 ай бұрын
Waar naga iibi cuudka hhh
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
@WARIYE CAWKE  AHU IYO DHIFIQ MAXAA KAla qabsaday
3:33
QORAAL
Рет қаралды 3,9 М.
War dagdeg ah......
12:28
Konfurglbed Media
Рет қаралды 505
Madal kulmisay Maal Tv iyo Fanaaniin iyo Sutigaashan
6:48
Maal TV
Рет қаралды 1,7 М.
Taariikhda Degsiimadda Xamur
7:02
Ahmad Qurkavic
Рет қаралды 69
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44