Abaayo mcn xijaabo jirkaaga quruxda badan astur wa aayad quraana ilaahay ina amray ilaahay hana waafajiyo cadaabtiisana hanaga badbaadiyo❤
@Borama19609 ай бұрын
What is your obsession with hijab? The amount of sins and disgusting things we are doing is off the chart, but for some reason, Somalis only care about hijab. Is it possible for you guys it's to show it off to the others? And not for religious reasons? The young lady is talking about a topic that affects the world. Mental illness is global, and a lot of smart minds are working to find a way to ease the burden. Medication is one way and awareness. She is trying to help to educate you so you can help ur children and your community. Instead, say thank you, walaalo. u send her stupid comment. Wearing a hijab is her decision and hers alone. There is more to the religion than hijab and there is so much more to this young lady than hijab. Much respect to you. I like your unselfish way that if you can't help ur brother , you want to help the rest of us. Thank u for that, and I am truly sorry about ur brother. Remember, u tried, and it was out of ur control. We appreciate you for sharing your story. Love and respect always.❤
@salnuuradiin988310 ай бұрын
Mxa dhacaya hadad aduu tagto ood waxad usheegayso aduu uqabato 🙁🙁 it’s never too late asmay help your brother instead of crying here 😢😢
@mounaabdillahi562910 ай бұрын
Right talk asma I'm totally agree with you. May Allah give him recover him and others Muslims. Ameen 😢
@Muna-kr8fd10 ай бұрын
Sister that is true. All I can I do is make dua . My grandmother also used to have hallucinations
@suubanjabane21910 ай бұрын
Sh Hebel dhibaatadiisu aqal soomaaliyeed oo ay ka maqantahay wallahi way yartahay. Calool xumadaa ado wixii garanaya ee an lagula garanayn way xanuun badan tahay.
@SalA-es1dt10 ай бұрын
May Allah give him shifa, may Allah ease his affairs and make it easy for you all, mental health is a big issue in the Somali community everywhere.
@NimcoAbdikadir-bk8rc10 ай бұрын
😢😢😢 we love you mowdliid nasiib noloshada illaahey hakuuso dadajiyo❤
@rahma_daqueen929710 ай бұрын
Thank you Asma for educating the Somali community about mental illness such schizophrenia. I am a behavioral health Social Worker and I would love for the Somali Community to discuss about mental illness and medication management which is the most essential part of treatment to mental illness. 🙏 ❤ for your video.
@kubayoacademyfordevelopmen10859 ай бұрын
You are totally as Somalians we have alot of damage and ignorant is everywhere. Inshallah dear we put our hand together and help our people. Barak alahu fihum
@Leylab80710 ай бұрын
Omg that’s absolutely true our Somali people are so ignorant 😢make alot of Du’a for him sis I hope he will get better ❤
@sahragouled73710 ай бұрын
Thanks for the awareness of mental illnesses diseases. Hope change for the future generations. I also hope if you get time to visit your brother and
@hiboabdulahi510610 ай бұрын
Thanks for sharing quruxey! I worked with patients who have schizophrenia.With the right medication and psychological support, they can recover in psychiatry. Our culture is challenging, so i hope your family hears your message and provides your brother with the proper help he needs. InshaAllah, may Allah reward you with everything you wish for your family! 🤲❤
@MohamedAhmed-mt6fv10 ай бұрын
Wllhi waa nooc an jaceylahy gabdhani quruxuley mash allah ❤ Xijaab qaado ina ader
@NimcoSiciid-gq5re10 ай бұрын
Wllhie asmay wn ku daremaya dhibka aad ka hadashay mid la mida ayaan ku suganahaY Lkn cid ila fahanta ma haysto Habo mcn wllhi wn kula ilmeyey Lkn inaga wx badan bedali doona I hope in aad aragto qoraalkayga😢 love you hppti ❤
@mariamal-faith459710 ай бұрын
walaal as someone who works in healthcare, your brother needs both mental and spiritual health support, instead of saying to them he doesn’t need quraan maybe tell them we can do both. Mental heath is still understudied until this day and we need more people talking about it. May Allah give your brother shifaa and make your family see the benefit in medicine etc. Furthermore most of the antipsychotic med have high side effect like addiction to gambling sex etc.
@fiicanfarah37229 ай бұрын
❤
@hodancaday726710 ай бұрын
Iam really crying 😢because she's what talking that's really I'm so sorry asma 🥺
@HawaMoussa-px2cn10 ай бұрын
Yes huno,I like the way you express your childhood,,
@CawoiyoAyaan10 ай бұрын
Asma gabar caqli badan xanuunada maskaxda waxa daawo u ah quraanka iyo sygologi doctor 😢
@mohamoudhussein106010 ай бұрын
You are brave and young Please go back and help your family.this time they need you
@Ahmedj4810 ай бұрын
Umada somaliyeed gormay wax fahmayaan illahow jahipnimada naga bixi thank you asma wallkana alle ha cafiyo iskuna day inaad cawiso xitaa wallka kle haduu u dhowyahy la xiriir laas dhaqtar ha geeyo
@shukridirie851810 ай бұрын
Absolutely, this is the reality of Somali mental health. We need big awareness. Hope changes will shine one day
@AyanDiriye10 ай бұрын
Manshaallah you have beautiful soul. May Allah bless you in this life ❤
@ismahaanjama75029 ай бұрын
its is very emotional you are brave to talk about it may allah give him his health back 🙏
@hawa184410 ай бұрын
Asma my little sister nerver give, please always try to help and ask Allah to make those ignorant society or family to guide them in the right path for the sake of your brother life. I feel so sorry for you and understand what you are saying. It is a big issue the mental health in our society. I am in USA and a lot of people live a normal life with schezophrenia and other mental health issue but our society do not know because of tradition, religion, lack of education even the people who live in the western society have that issue. Somalie people believe to sihir, evil eye, and jeolouse. So sister i make dua for brother but please do not give up to try to help him in anyways. 😢😢😢
@caashobashiir64810 ай бұрын
walaahi waan ilmeeye😭😭😭😭sory wiilka SaaS fariiidka u ahaa ee jahligu halkaa dhigay .walaal ilaahay ha caafiyo wiilkaa. ani yarantaydii baan dhib soomaray xanuuno nafsiyaan qabaa hooyaday markaa dhaho hooyo xanuun nafsiya dareemaya xooga ban jawi soo qadanaya magalokalan aadaya waxay dhahaysaa qofna camal la.aan uma wareege jinbaa ku haye kalay quraan ku soo saare😢😢😢😢anigii yaaaaaab iyo oohin😭😭😭
@GlowwithNafisa6 ай бұрын
Asma my older brother had the same mantle problems cuz of my mom is dead. It’s good thing we grow up in Canada and my brother was Diagnosed Schizophrenia. He is doing great alhamdulillah
@saadanoor933110 ай бұрын
Mashaa'a Allah waxaad leedahay khibrad iyo karti, walaalka iyo intii Muslim ah Allaha ka caafiyo.
@ismahaanjama75029 ай бұрын
thank you sister for the awareness for mental health issues we have so many especially our men education is the best way ❤️
@Fatwa197510 ай бұрын
Yeah you not alone I know exactly what you’re talking about and feel you pain ❤❤❤❤
@username574710 ай бұрын
Congratulations on trying to educate our community about mental illness through your personal experience. Ignore the people who say what can you teach us your not covering your hair etc. I hope one day someone in your family will listen to you to get the help your brother deserves.
@siradm10 ай бұрын
Wad badbaadin kartaa Asma! Don't give up, caawi wiilka, wax uun samey Asma, xittaa daqtar u tag dhibtiisa u sheeg oo isku day inad dawo u keento ama adigu aad oo daqtargey. Ku adkeey insha Allah. Ilaahay ha caafiyo. Am so sorry for you Asma . Waxad xiran tahay iyo maxaa iska galay? Anigu hadda kugu fekker ban ahay xijjaabna waa xiranahay teeda kale Soomaalidan walaalayalow salaadda ayaa laga yaabaa inad ka tagtaan iyo soon waajibaadku wuu badan yahay war dadka daaya
@Saada029 ай бұрын
Waa run wlhi yeeysan ka niyad jabin weee badbaadin kartaaa😢
Insha Allah he will be well. Do your best fir him, still you have a chance to save him from that state you stand a better chance than him.❤
@hodanabdi736210 ай бұрын
Habo Asma , si fiican baad iga hadashey arinka . Family badan bey ku dhacdey waana cultureel iyo denial innagu wada jira . Weli waqti waad heysaa ha daalin reerkiina -it never too late Inshallah si dhaw so ah bey kuu maqli
@rahmaabdilkadirmohamed851510 ай бұрын
Walhi waa xaqiiq, waana dhibaato bdn oo jirta abaayo ha quusan si waliba walalkaa u caawi inshaa allah waa ka guuleysandontaaa asma❤
@rummohamud940610 ай бұрын
walaal cilaajkana ha lageeyo hana la geeyo DR cilmi nafiskana ha la geeyo 😭😭😭😭
@MAG____16-0610 ай бұрын
I'm sorry for what happened to your big brother😢🙏🏻 I wish him a good recovery as well as others who suffer from this mental illness and inshallah I hope everything changes for the better🤍....
@dr.khyriabasheir506410 ай бұрын
Ooh, asma don't cry wllo plz your tears hurt me a lot 😢 💔 😭
@muzamilali294910 ай бұрын
Don't cry every thing was written before we was born lakin Illahey wu no shegay dadala wan idinla jira yes i agree with you dhaqtar iyo qurankaba wu u bahanyahay wan u duceynaya walalo Allaha caafiyo inta bukta oo dhan Allaha caafiyo
@aishaahmed571610 ай бұрын
Oo maad tagtid wadankii hadad saas oodhan u aaaminstahay inuu xanuunkaaa qabo deee subxaana Allah
@rtuqsiile783610 ай бұрын
He is not alone somali badan cudarka qaba ILLAHAY haka dulqaa dhamaatood 😢😢😢
@Onceuponatime-f7h9 ай бұрын
Waxba maad xumayn. Wax kasta oo aad sheegtay waa run iyo dhab. Allah caafimaad ha siiyo walaalka
@DDmuse10 ай бұрын
This is sad our people need to educate. I’m sorry to hear your brother and others like him
@Supr9310 ай бұрын
I’m going not
@MaidaMohame310 ай бұрын
I feel you wllo Asma! Allaha caafiyo wllo Mawliid iyo inta xanuusan. It's so sad wllhy sida jahliga mental illness ku uu bulshadeena uga buuxo. Insh markaan dhammeyo course kayga Psychology ka waxan ku raja waynaha inan dadkeena caawiyo. Waxaana boorinayaaa talada aad usoo jeedisay dadka bartay xanuunadaas sida loola tacaalo inay caawiyaan bulshada.
@Yaab19 ай бұрын
Asma, I appreciate you macaanto. 🙏 Thank you !
@Asmadaaus9 ай бұрын
Thank you for supporting 💜💜💜💜
@Onceuponatime-f7h9 ай бұрын
إنها شخص لديه معرفة جيدة بما تتحدث عنه، وبما أنها تمتلك المعرفة والقدرة على إيصال فهم الأمة الصومالية لفهمها، أو الأمور التي يحاولون حلها بشكل خاطئ.
@suubanjabane21910 ай бұрын
Please please do not give up on him walalo Asmaay, hadday kugu qaadato waddo dheer xattaa tag dhulkii adigu gacantaada ku kexee. Dadkan wax dabiibaya Allah dadka haka qabto.
@nagadahmed453310 ай бұрын
May Allah make you easy walalo and do a lot of duah inadeer macan ❤
@dekaahmed596010 ай бұрын
Absolutely xanunda maskaxda dadkena w a lagu eegta isago u bahan inu arko dhakhtr psychological ah oo dawoyin iyo si kaleba ku dawaynya l hope inan dadkena wacyi gelin u samyno si aan dadka noacsa ingu badan 😢
To be honest schizophrenia is very challenging to treat. The medication will numb the symptoms and create other issues. My brother had it and ended up unaliving himself. May Allah help us all
@xamdaxamda10 ай бұрын
Allah yerhamo, may Allah grant him jannat alfardus.
@Onceuponatime-f7h9 ай бұрын
Allah ha u naxaristo. Very sorry to hear that
@anisMohammed-c9f10 ай бұрын
Illhy ha ku caafiyo wa runtaa qof ku fahmaya ma jiro abaayo walhi wa xanun. Walhi aniga walalkay xaabad baa ku dhacday dawooyinkii xanun babiyashaha oo aan yurup ka qaday iyo wa sunkonta sababta qashinka ayaa lagu daray. Wuxuu ahaa diabetes. Aad ban uga xumadaa wa dad aan aqoon lahayn hada aadan wax u sheegi karin. Illhyow dadkiina xanunsan caafi oo walalka ugu horeyo. Allhu ma aamin
@qanaatuqurtubah10 ай бұрын
Asmaa Xariirka aad Allah la leedahay wanaaji walaalle, is astur, rabbigaa raalli geli noloshaan Adduun waa mid gaaban, qofkii, maantey nool, barri ma noola walaalle, Allaah ka baq.
@thetriplets101810 ай бұрын
Sometimes medication make it worse, changing environment and strict diet and praying
@sharifahm.79639 ай бұрын
Subhanaallah walaalleyga iga yar aya cudurkas haayo. Kaligiis ayu so tahriibey marku europ imaadey ayu clinic ayu hada ku jiiro. Marmar ayu nala so xariira marmarna waba naga carara 😢
2020 waxa igu dhacay xanunka depression la iyo panic attack aqoon umalaheen wana aqarsan jiray mararka qaar dad baa ila hadli jiray taasina waxay aheyd maskaxdeyda dadkeyga waxe idhihi jireen waa lagu sixray waxan diidaay inaa amino Hooyo macan Alle jannaadi haka waraabiye waxa kaliye aminsaneen waa quran Alhamdulillah asagana kudaawooway taas marki laga sotago waxe igu qaadatay 3yrs ina aniga is daaweyo daremadeeyda wan qorijiray buggaag ayan qadan jiray waxan aminay inaa xanunka depression ka ah qabo taaso keenta guilty ama past trauma Alhamdulillah hada wan ka ficnaaday duco qoris iyo aqrin ayan ugu gudbay hadii an ogaan laha xanunkeyga dhaqtar ayan aadi laha I wish inee dadkeena ogaan lahayeen depression kuma xirna imankee ee wA xanun Alle na wuxu yiri “ma waxa moodeen inaa idinkaga tageena kaliya wan rumeynay wan idin imtaxameyna gaajo, depression dab iyo wax yaalo kale”. Nabiga aya ku dhacay depression waati ay so dagtay suradi “alam nashrax “
@aminasendarelayonis279410 ай бұрын
Asc asma wan ka xumahay Wana ku dareemayaa,plz Adu soo ka xeeso wallakaa the only way aad haysatid inaad ku bad'baadiso walalkaa qali ilahay ha kula garab galo❤
@lailahappy408510 ай бұрын
Ilmada ceshan wayey Alle ha caafiyo walaalo, dadkenu jahliga madax adayg ayey ku dareen. 😢
@hanniqueen771410 ай бұрын
Waaaa runn asma 😢😢😢😢😢ukaaallllay marrr walalll
@fkd69310 ай бұрын
I'm so sorry asma for your brother.. lakin ogow iney aad iyo aad u adag Tahay in wax laga dhashicin karo dadkeena somaliyeed all of them wana bulsho aad u liidata dhinaca kasta .. very sorry dear asma😢😢💔
@aminajama78809 ай бұрын
That's so sad I'm very sorry my dear sister may allah guide your brother somali wa dad aduunka ugu jahilsan waxan aan maqlin 😢
@sadushshire829910 ай бұрын
Illahay ha u gargaro o ha caawiyo wllo dhibaatda wey jirta
@suhurdiamond731910 ай бұрын
Abaayo ani ahaantayda waxay ila tahy u tag wllka qarsoodi ugu gee doctor oo ka dhuumo dhamaan dadka kalaamka illahy waa shifo illahy baa noo sheegay waana muhiim in markasta la akhristo sidoo kle xanuunada maskaxa waa wax jira waana in qofku helo dawo illahy caafimaad sariica ha siiyo wllka lkn never give up abaayo haku fiirsan apoowe qoraal iyo qadar bay wax kasta ku dhacaan adigana waa kugu khasab inaad waaridkaa adeecdaa oo illahy ku abuurtayna adeecdid aduunyada waa dhaldhalaal iyo dhalanteed yay kaa awood badin
@HodoKayse10 ай бұрын
Wlhi waarun dadkeenu waa iska jaahiliin xanuunada maskaxda mafahansana qofka oo haduu xanuunmaskaxeed kudhaco waxey u yaqaanan qof kan wuu waashey,waxa lagayaaba in laga daweyn karo lkn magaaran karaan taas soo sad wlhi😢😢
@anisMohammed-c9f10 ай бұрын
Walhi wan kula ooyay Asmaa subxanllh illhy ha ku caafiyo. Wa lahu khasar ruuntii dad jaahil ah bn ka soo jeednaa subxanllh illhy ha noo gargaro
@bigbubble5239 ай бұрын
May Allah give him shifa. Sister please make a video creating awareness without publishing the privacy and vulnerability of the situation. Your parents are trying their best and they love him more than you. They have his best of interest with how they know best. They shouldn't be shamed for that or undermined their efforts calling them ignorant. They probability loose sleep worrying about him. (The pain of the parent) try to convince your parents with kindness/mercy and understanding and giving respect to their culture and believes. Give them time to exhuast their approach. And offer the alternatives. Thats all you can do. Rule 1 of dealing mental health patients is never paint the primary care giver in a negative light to them. Have your disagreement privately. Its easy for your brother to think the parents are the enemy now and could harm them or k!ll them. And it will be on you. I know its frustrating but keep your emotions in check sis and give your parents right to be a parent and primary care give without undermining them. Or sponsor your brother to come to you and you can be the primary care giver.
Ha niyad jabin ee la dedaal Wadankii tag oo dhakhtar gee weliba dhakhtar wanaagsan ayaa Adisababa jooga. Iminka dadku wey so ilbaxayaan. Ama Hargeysa Dr Gaboose u geeya. Insha Allaah fresh ayaa iman.
Abayo ha niyad jabin mcnto xitaa ku qanci lacagta anaa bixinayo dheh 6bilood ayaan shubaa ku tijaabiya dheh si ey kuu aaminaan allaha caafiyo aamiin haka harin haka rajo dhigin
@sahraabdi836410 ай бұрын
Asc forget your parents you have to go and help your brother please wllo thanks
@osmaniltirehamina792710 ай бұрын
Omg❤😢 thank you sister 🫶🏾💯
@sofiaomar32029 ай бұрын
😭😭😭ax ax huuno Allah caafimaad degdeg ah ha siiyo walalo
Asmay don’t give up on him please go home and help please don’t give up
@amiirahussein612510 ай бұрын
Exactly
@Aaamina1210 ай бұрын
Ilahya ha caafiyo mowlid asaga awode😢
@suadaabdirashid218210 ай бұрын
oh Asma. you described schizophrenia so well and also captured your brother good qualities well. I hope your brother get the help he truly deserves.
@fahima61869 ай бұрын
Masha Allah habo caaqilad baatahy walalkaa Allaha kuu caafiyo aamiin 🤲🏼🙌🏼🥲
@muzhdhool235310 ай бұрын
Wa runta asma aniga walashay aya uxanusatay maskaxiyan mudo 8 sano ku dhaw waxay noqotay mid ka shakida cuntadii lasiinayy oo an cunto dhadhamin waxay baxda xili kasta kulayl ama dhaxan ma damqan waxay u lugaysa gobol to gobol ma dhaydhato wax ma cunto waxay la shekaysan jirtay wax aan la arkaynin way qaylin jirtay ooyi jirtay waxay gadhay heer ay dadkii guriga batrool ku rushaysay si ay ugubto silsilad aya lagu xidhay way sii walatay oo dharki turtay inta kadib waxa loo geegay meel cilaaj ah oo lagu daweyo dadka maskaxda ka buka waxa la sameyay badhitan dhanka madaxa waxa la ogaaday in xidid maskaxda ahi buko daawo 6 bilood iyo nasasho aya lo qaoray meeshas ayy ku jirtay mudo 6 bilood ah kiniinka iyo cuntada qasab aya lagu siin jiray waxay kaso baxday iyado mnsha allah caafimaday quruxdedina so labatay hada wa la guursaday alxmdulillah marka mawliid hala baadho maskaxdiisa iyo neerfaha inu wax ka qabo insha allah wu cafimadaya
@munadeeromotter12310 ай бұрын
sorry Asma wll qaali allah caafimaad hsiiyo walaalka insha'Allah never give up
@xamdaomar373610 ай бұрын
We all.with you Asma 😢
@hindayurubhinda526210 ай бұрын
Ilahay hakuucafiyo wllo walaalkaa xanuunada maskaxda kudhacaa badanka way kubadan yihin somalideena balse lama fahansana
@kawsaraxmed670210 ай бұрын
Aadbaan uga xumahay wll ilaahay waxaan u waydiinaya caafimaad wlle mawliid😢
@mounaabdillahi562910 ай бұрын
You make me cry huno. I'm so sad 😢
@nimcoomer901310 ай бұрын
Ax waan ilmeyey wlhi Alle waxan ka baryayaa inuu caafimad siiyo incha allah
Sorry 😢 wll mawliid alle faraj hakuu furo. Dalalkeena xanuunada maskaxdu way badnayiin sababtuna wa samynta dagaldii sokeeye
@ayaanmoh372410 ай бұрын
Asma quruxeey love u walalo walhi waxad ka hadashy wax jira o dhab ah wa runta illhy inta imka xanuunka dadka uga dhacay alle cafimad ha siyo inta dambe na illhy mustaqbalka ha u wanajiyo amen 🙏 Walalo mid ban donya inan ku shego wax walba ood rabto waxa ka xiga kaliya inad hesho inad illhy u dhawato waxu yidhi sameya samyso waxu yidhi ka fogada na ka fogato o ay u horyso inad ino asturto jidhkan qurxda badan wllo si adunyada waxa aynu donanyno u helo akhiro na jaano ❤
@maankadeeqa73110 ай бұрын
Wllo wa runta dadakenu ma yaqanan xanunad maskaxad ilaahy ha cafiyo wllka asma 😢😢😢😢😢😢
@sundusahmed984810 ай бұрын
Sorry qali 😢 Ilaahay ha caafiyo wlkaa
@ibrahimwarsame674610 ай бұрын
Nafteena diinla.aan ku badbadimayso ilaahay tiisa ayaa ina badbaadineysa Allah toobada hayna waafajiyo inta xanuusana ha ka dull qaado xanuunka dhimirka iyo xanuunada kalaba waa aduunyo waa hadhka labadiisa galin waa safar aakhiro lugu socdo waa xisaabin wathigii aduuyada qafwaliba ajarku shaqeystay iyo xumantu sameeyey Waa bilaahi tawfiiq
@Munamaanka587010 ай бұрын
😢😢😢😢 sorry sister wlhi wn kula dareemaya Allah ha caafiyo muwlidna
@asmadahir-ms2mb9 ай бұрын
No I'm so sorryyy!! wll Asmaaa in walalkaa haysan cid fahanta xanuunkiisa 🥲😭😭 can't stopp crying. Aniga waxaan bartaa assistant nurse wadankan Sweden wanan fahmaya waxaad ka hadlayso all inay jiraan somalideenu wax aqoona umalaha xanunada masxakda... AAd ayaan uga umahay inayna waxba maqlaynin. Waxaan rajaynaya inan dadkeena wada caawino mustaqbalka insha Allah adiga iyo aniguba wll. Asma waxaan ku dhihilaa don't worry walalka Mawlid ilahayba walal wanagsan siiyay oo xanuunkiisa fahmaysa, like aaaminnn please waad caawin karta waan ku aaminsanahy kartidaada inaad ku caawin karto, waan ku aaminsanahy aqoontaada, waan ku aaminsanahy inaad mugdiga dadkeena ay ku jiraan iftiin aad ugu badali karto bi'idnilaah. Ugu danbayntii Asmaay wll sidad u labisantay intaad adigu ku faraxsanty farxadaada cidna haw badalin. Love you so much, My Allah bless you, your brother and family ❤💋
@Asmadaaus9 ай бұрын
He will be okay inshallah 💜🥲
@sahraahmed506410 ай бұрын
Hallucinationer iyo vanföreställningar Ma fahmayaan waligood. Dadka dhimirka ah uun dhibkaa ma qabaan wllo dadka waaweyn ee xusuustu ka tagteyna way qabaan dhibkaa ilaahay ha ugar gaaro
@NadiiraNour-l9f10 ай бұрын
Subhanalah 😢 Ma isku dayday adigu inaad u tagto oo aad gayso dhakhtarkaas oo aad mudo daawoyinkas ku so eegto
@TheNasraabdi2010 ай бұрын
Sorry habo Waan kula ooyay maad soo kaxayn kartaa mise way adag tahay illaahoow caawi aamiin
@shukrijama53999 ай бұрын
Sorry sister u tay walaal ka wakhati sii insha Allah 😢😢