Jahmiyo iyo Khawaarij Maxaa inoo Dhexeeya? || Sh Xassaan

  Рет қаралды 16,560

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribe Qalaafemedia dhagsii

Пікірлер: 60
@sickballer1995
@sickballer1995 4 жыл бұрын
حفظك الله وبارك فيك اسد سنۃ رغم انف الحاقدين
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 4 жыл бұрын
Jazakallahu Khyrn Shiiq Alle Xaqa Hakuugu Sugo
@maqtalofisial9301
@maqtalofisial9301 4 жыл бұрын
Walahi Allah kudartay shekh xisan alle tartis ujecladay
@abubakarali5747
@abubakarali5747 4 жыл бұрын
JZAHUALLAHU kheyral jaza
@keysewarmahaye4418
@keysewarmahaye4418 4 жыл бұрын
Jazaa kallah sheekh
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr sheekhanaa allaha kuxifdiyo
@abdikadiradem233
@abdikadiradem233 4 жыл бұрын
Masha Allah illaahoow Ku xifdi meel walbo joogto illah kuma tuso ill jini iyo ill insi intaba
@masudabdirahmanabdullahi7921
@masudabdirahmanabdullahi7921 4 жыл бұрын
Jazakalahu kheir shikhana
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 4 жыл бұрын
جزاه الله خير الجزاء وأحسن الله اليه
@maryanfarah5929
@maryanfarah5929 4 жыл бұрын
ماشاءالله جزاك الله خيرا الله يحفظك في الدنيا والآخرة
@alisuleiman9450
@alisuleiman9450 4 жыл бұрын
Assalamu Caleykum Dhamaan Ikhwada Qalaafe Media Dadaalkiina Diimeed. Sheikhul Islaam Xassaan Xussein Allaah Haku Sugo Diinkiisa Xaqa ku Adkoow Sheykhanaa Allaah Ayaa Kaaga Fillan Cadawgiisa Diimeed & Kaagabee.
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 4 жыл бұрын
حفظكم الله ورعاكم ،وحفظ الله الشيخ
@Halane-kn8vt
@Halane-kn8vt 4 жыл бұрын
asc jamcatul qeer shekha alle ha barakeeyo suaal ayaan qabaaa qudubada jimcada in.laba qadiib eey wada aqriyaan tusaaale in qadiib uu carabi ku aqriyo qeebta hore kidibna uu fariisto qadiib kale istaaago luqad kale ku turjumo kidib qadiibkii hore uu istaago hadana luqad kale ku turjumo masaladaas sheqa hal weydiiyo shukrn
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 4 жыл бұрын
Mansha allh sheikhul islaam sheikh xasaan xuseyn
@faafintaqeyrka3283
@faafintaqeyrka3283 4 жыл бұрын
شيخي أبو سلمان الصومالي حفظه الله
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
@Human-xr6lk
@Human-xr6lk 4 жыл бұрын
Mansha allah
@wadadahanuunka3580
@wadadahanuunka3580 4 жыл бұрын
Sh xasaan wuu kumahadsanyahay kucel celinta mas aladaan uu noogu celcelinayo sidaa hawado intuuba noolyahay anagana waan usoo duceyneenaa wax badana waan ka faaidnay Allaha noo xafido abuu salmaan Qofkii dood kaqabana masaajida waa ufuranyihiin warka isma saarna
@sickballer1995
@sickballer1995 4 жыл бұрын
اكثروامن قول لا حول ولاقوت الابالله
@marakizamal
@marakizamal 4 жыл бұрын
Mashalla
@axmedcabdinasir7329
@axmedcabdinasir7329 4 жыл бұрын
Asc Waxan jeclan lahaa in sheekha kutubta laga baarayao magacood talegramka hanoogu soo qoro
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 4 жыл бұрын
Waa Saxiixu Muslim.
@waanecbahaygaaladaiyogaala4860
@waanecbahaygaaladaiyogaala4860 4 жыл бұрын
hhhhhhh الله يجزيك خير
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Midka labaxay jibagale 30 magan afkaaga huurada leh kaleexi sheekha khawaarij iyo ahlusuna midna wax kamataqaanide wuxuu sheekhu khawaarij kuyahay keen nac nac lamarabee
@adenaden9242
@adenaden9242 4 жыл бұрын
Abu Ramla... suufiyada sheikha waxay u yaqaaniin khawaarij... ictisaam iyo damul jadiid sidoo kale ayagana wadaadka khawaarij ayay u yaqaaniin... tan kale sheikhu fahamkiisa ayuu sheegaye waxyi kuma soo dagin... tankale wadaadku dadka uu leeyahay xaalkooda lama oga ama majhuulul xaal ... wadaadka ma asaga bes ayaa ogaan kara miyaa qofkale uma ogolo...... marka dadka in diinta allah laga hor istaago waa dhaqan ibliis ee koox heblo waa khawaarij inta la leeyahay shirki iyo ehelkiisana walal laga dhigto yaan cadaab lagu hooban berito calaacal waxma tarayee
@jibagale30magan46
@jibagale30magan46 4 жыл бұрын
Wallaahi xassaan Haddii uu khawaarij noqon waayo ; Khawaarijba majirto!
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Shacaa,irta iyo calaamaadku waxay anfacaan qofaan wax gaalnima ah kudhicin ama aan fal ama ficil shirki ama gaalnima ah aan kudhexjirin laakin qof shorki kudhex jira haduu shcaa ir muujisto waxba oomatarayso waa mushrik
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 4 жыл бұрын
Qafku haduuu ku jiro gaalinimo , ooo aad xiqiijisay , waaa saari kartaa xukunka , hadaad doontid hadhow kaqaade (.hadiii loo cudurdaari karo .) Laakin qof aad tuhunsantahy amaba sixoogbadan aad umalaynisid inuu gaal yahay , lama gaaalaysiinkaro illaa aad bahasha ku hubsatid . Haduuse shacaairta islaamka muujistay , suaal la iskawaydiinmaayo ninkaa Lakin qofka uu sheekhu kahadalayo waa majhuulu al xaalaka , aan waxba laga ogayan .
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Jaamac kaasim jaahil aan wax ubaxsanayn wax loomasheegi karo sheekhu suufiyada uu sheegayo waa qubuutiyiinta alle gheeyrkii baryaya meel kastaba hajoogeen shacab waynaha soomaaliyeed sheekhu waligii magaalaysiinin laakiin kooxo somali ah oo kufriyaad kujira in lagaalaysiiyo waa sax waana diin markasta oi uu sheekhu suufiyada gaalaysiinyana wuxu ujeedaa qoloda qubuuryiinta ah wax badan buuna sheegay التخصيص بأحوال القرائن ayaa layiraahdaa soobaro usuulka
@mowlidxared666
@mowlidxared666 4 жыл бұрын
Asc walala baro quraanka tafsiirkiisa adiko gurigaada jooka lahariir +254721788953
@mohamedukaash
@mohamedukaash 4 жыл бұрын
Xifdis ban rabaah anigu hada hadaad heyso igu soodir numberka💟
@mubarakmohamed1150
@mubarakmohamed1150 4 жыл бұрын
Sh umalow ka carar meesh ayaa luguuu dinle
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Mubarak Mohamed umal Waa caalim soomaliyeed Ilaahay hadhawro labada daarodba xagguu qabtaa
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Jees wani shaydaan ilaahay kafurtay adigaa ah cay iyo habaar meeahan loogana baahno waxa lugugu haysto kaniqaash shirki iyo bidco ayaa luguguhaystaa nac nac loomabaahno mujirim inuu shirki dadka diin oogadhiga raba ayaatahay kaleexi sheekha afkaaga gadii afkaan haraati kaagalibaynaa
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Midka labaxay jaamac kaasim waatahay jaahil aan fahamsanayn masaa,ilka la iskuhayso suufiyada uu sheekhu kahadlayo waa kuwa qubuuriyiinta ah oo ilaahay waxaan ahayn baryahaya oo qubuuraha baryaya kuwaas waa mushrikiin shacaa,irta kamuuqatana waxba utari mayso maxaa yeelay waxay layimaadeen wax shacaa irtii buriyay oo shirkiga ah sidaa lasoco sheekhana afkaaga kaleexi
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Waxaad isku dayee inaad difaacdo lakin asaa kaa af dheer oo ku yiri beenta suufiyadu meel walba oo ay joogan waa gaalo kuwa taajka alxaq balaasa wuxuu yiri waa shirki balaasa masajidka 12 wuxuu yiri waa kaniisad xasaan ninki dafaaco oo sheekh u yaqaan taraam iyo shaydaan waa difaaca
@jeeswano7047
@jeeswano7047 4 жыл бұрын
SOMAALIA IN EEYSAN NABAD NOQON KUWII U FADWOON JIRAY OO KISMAYO AXMAD MADOOBE KU TAAGERIJIRAY OO ITOBIYA DADKENA INEY XASUUQDO RAALI UGA AHAAY WAA SHEYDAANKAN IYO UMUL
@jeeswano7047
@jeeswano7047 4 жыл бұрын
SHIIQ SHEEYDAAN AL SHABAAB IYO BALAAYOO DHAN KUWII KATALIYAY WAA ADIGA IYO KUWA KULA MIDKA AH UFUF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF UF
@aburamla209
@aburamla209 4 жыл бұрын
Aden aden midka labaxay ee takfiirka ah adigana waxan kuleehay ictisaam iyo danuljadiid inay sheekha khawaarij uyaqaanaan waad sheegtaye adinka takfiieka ah inaad murji utaqaanaan maxad usheegu wayday khaain baatahay waxaad rabtaa inaad umada dhamaanteed gaalaysiiso kooxdiina khawaarijta ah ma ahane waxba ha isqarinin sheekhu wuxuu kusocdaa manhajkii salafka salafku waxay ahaayeen kuwa udhexeeya khawaarijta iyo jahmiya mas alatu takfiir marka lamaraya waxay ahaayeen kuwa udhexeeya murjiada iyo khawaarijta marka lamarayo masalatul iimaan sheekheena sh xasaan asagana halkaas ay salafka mareeb unbuu maraa ninki wax kala haya hasheego dacaayad iyo been wax tari wayday afkiina huurada leh kaleexeya sheekha
@malaykomedia1615
@malaykomedia1615 4 жыл бұрын
Qalaafe media su.aal baan qabaa Su.aashu waxay tahay wiil iyo gabadh Somali ah ayaa is qabay Gabadhii la qabay ayuu jeclaaday nin cadaan ah oo gaal ah laakiin yidhi haday gabadhu I yeesho inaan guursado waxaan soo galayaa diinta islaamka Hadaba Kan qaba ee Somaliga ah ma.iska furi kartaa Kan gaalka ahna ma guursan kartaa maadaama uu yidhi diinta islaamka Ayaan qaadan hayaa haday gabadhu I yeesho
@masruurmedia7133
@masruurmedia7133 4 жыл бұрын
Ma iska furi kartaa.... Dalqadaba iyadaa heyso... Waa la yaab. Su'aal: naag la qabo oo dhowrsan ninkeeda nin aan aheen ina hungiriyeeyso, Kan qabo "ma iska furi kartaa", si ey Kan kale uguursato?
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Oo taasi waa jawaab cad yaa wax furo? Ninka iyada wa la qabaa
@malaykomedia1615
@malaykomedia1615 4 жыл бұрын
@@masruurmedia7133 haday gaal soo muslimin hayso soo ajir badan ma aha inay kii hore Ka tagto gaalkana soo islaamiso ?
@malaykomedia1615
@malaykomedia1615 4 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 midka ay soo islaamin hayso maydaan eegin ?
@anwalgas8029
@anwalgas8029 4 жыл бұрын
Kkkk hadi marku kadhameesto u dib ulabto ya khasaaraha qabo
@jeeswano7047
@jeeswano7047 4 жыл бұрын
BALAAYO KU ARAGTAY SHEEYDAANKAAN AFKA BUURAN OO QABIILIISTAHA AH SHIIQ MUXUU KA OGYAHAY QURUNKA DADKENA BALAAYADA I ABUURAY UFUF UF UF UF UF UF UF
@assadafrica4807
@assadafrica4807 4 жыл бұрын
Adiga iyo ina nuur isku si baad u hadaysan laakiin cali ogaadeen iyo cali majeerteen baa idinku kala jira Xasan waxaad tiri qofkastoo dastuur raaca AMA baarlamaan ku biira AMA suufiya waa gaale Hala dilo, waxaan ognahanay soomali maamuladaad necebtahay baysamaysteen Ina nuurna waxuu yiri tolkeen intaas bay noqdeen Hala islaamiyo Marka kiinee umada uroon bilaa calayka
@daadirabbi
@daadirabbi 4 жыл бұрын
Mesha aduunka lagu mashquulsan yihin sidee wax benadamka horomariya wadaadeenu kana gaal ah iyo kana sidaa ah beey dhaafi la yihin.
@waanecbahaygaaladaiyogaala4860
@waanecbahaygaaladaiyogaala4860 4 жыл бұрын
D Abbi jaahilnimadaan caqli xumaa kudher wllhi hadad oganlahayd waxa uusharaxayo sida ay umacanyihin subxanallah Allah kufahansiyo macnaha macan uukuhadlayo
@mohamedalijareer1912
@mohamedalijareer1912 4 жыл бұрын
Adiga yaa hormar kuu diiday marka?!!
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Saw suufiyada maxaad u gaalaysay ? Calaamad muslim wa haystaane maad cumar la mid naqatid oo islaamkooda sheegtid watan aad gaalaysiisee!! Beentaa khawaarij inaad tahay saw maaha taasi
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 4 жыл бұрын
Jaamac kaasim Kaasim suufiyada ilaahey ayagoo wax lawadaajin maahee aan cibaadeysankarin xukunkooda waa mushrikiin sababto ah wey muujisteen. Weyna lasoo cadyihiin. Sheekh cabdulqaadir jeylaani iyo ilaahey bey simaan. Se kuwa cawaanta e jaahiliinta waa loo cudur darayaa. Wallaahu aclam.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Oo saw kuwaas ku leh ma caabudayno qubuurta ee waanu ku tawasulaynaa ama wa siyaaraynaa uun weli soomaliya laguma arag suufi cadaystay inaw qabri caabudaayo anigu ma ihi suufi lakin waxaan kasoo hor jeeda in xaqiiqada la qariyo
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 4 жыл бұрын
Jaamac kaasim Kaasim suufiyada waxa ugu daran kuwa isku magacaabey qaadiriyo sixirka agtooda waa ka caadi .sheekhooda ugu weyn e barakeystaan naaagaha meher la aan wali la aan buu la aqal galaa maxaayeelay lagama daba hadli karo madiidada agtooda waa ka caadi kitaabkooda e daliishadaan waa munaaqib. Tawasulka sow ma aha shirka suuratu nuux sow ilaahey kuma sheegin mushrikiintii hore iney ku tawasuleen laata. Cuza. Yaaquut 6da magac gargaar weydiisan jireen ayagoo nabi nuux caleyhi salaam uga digaayo shirkiga diideen ilaahey kaliya iney cibaadada u qaalisyelaan. Maxey ku kala duwanyihiin.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Suufiyada waa lagu dambaabaa sida laga aaminsan yahay ma aha wa laga bad badshaa eraga shirki ma aha eray sahlan tacriif ayuu leeyay gaara asna macnihiisa wa laga leexshay
@axmedmohamedjiim5424
@axmedmohamedjiim5424 Жыл бұрын
Masha allah Alle hakuxfdo kheer All xifdo
@muhammadade7336
@muhammadade7336 4 жыл бұрын
Masha allah
106 ALWAJIS FIFIKIHUS SUNNAH
1:01:50
Albany Gombe Multimedia
Рет қаралды 9
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
115 ALWAJIS FIFIKIHUS SUNNAH
1:03:14
Albany Gombe Multimedia
Рет қаралды 7
BAABU NIKAAXI GUURSADA GABDHAHA IYO GAROOBADA
10:49
Yabarow Media
Рет қаралды 436
Meherkii:  Abdikarim Mohamed Yusuf iyo Bilan Cumar Cawale Abdi
19:01
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47