JALAATO ICE CREAM CAMBE AH 3 SHEY KALIYA AYAAN KA SAMEEYAY🍧 HOMEMADE MANGO ICE CREAM

  Рет қаралды 515,401

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер
@AdnaChannel
@AdnaChannel 5 жыл бұрын
Maasha allah aqwaan teyda waanka helay saa usameesay
@nasraahmedey752
@nasraahmedey752 5 жыл бұрын
Masha allah
@kawsarademabdi162
@kawsarademabdi162 5 жыл бұрын
Adna Channel Adna cadey walashay waa Ku taageeraa
@amrannuuribrahim4910
@amrannuuribrahim4910 4 жыл бұрын
Adna diamond
@qaalicadey3460
@qaalicadey3460 4 жыл бұрын
Msh allh mcntatyta
@raxmoabdi6351
@raxmoabdi6351 4 жыл бұрын
Mashaallah habit
@laylaali452
@laylaali452 4 жыл бұрын
4 wax aad kasamaysay, ( canbe, caano, whipping cream powder and condensemilk )😀sax
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Жыл бұрын
jinooley jooji varka😂😂
@ladanahmed5852
@ladanahmed5852 5 жыл бұрын
Xidigta Xamar 👌💯 gabadha aan ugu jecleahay youtuberska nasra abtidoon rabi hanoo kaadaayo Quen hadan rer muqdisho nahay wan kugu faanaa Inta nasra Jecel 👍 dhac igu siiya😍
@qadroadam6682
@qadroadam6682 5 жыл бұрын
Masha allah ilxun kuma aragato iyo inta uraka kaneceb
@aminamaliim3523
@aminamaliim3523 4 жыл бұрын
Mashallah. Abo
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 5 жыл бұрын
Wlhi hadalkada Waa jecelhy abayo masha allah 😍😍😍😍jalato mcn iyo cod macan allah ku dayo ❤️❤️😘😘😍😍😍
@fartamacalin5337
@fartamacalin5337 5 жыл бұрын
Mashallh waxa thy gabar daaacad ah o an aheeyn xaasid sababto ah dadka qaar sidaan wax uma sharaxaan waana kaa faideysan doona inshallh wana mahad San thy walshey qalida rabi haku siiy0 cumri dheer o cibaada leh ❤🙏
@naciimoabdullahi3658
@naciimoabdullahi3658 5 жыл бұрын
M.sh abyo hore usiisoco guul aan ku rjnaa
@nimcochanel6897
@nimcochanel6897 5 жыл бұрын
@@naciimoabdullahi3658 abayo subscrib iisar
@naciimoabdullahi3658
@naciimoabdullahi3658 5 жыл бұрын
@@nimcochanel6897 waa uu ii saranyhye
@نجدامورة
@نجدامورة 5 жыл бұрын
Abayo 4 shay bad ka samaysay cream ka caano canbo iyo canaha macaan mgrty
@Yahyeaj
@Yahyeaj 5 жыл бұрын
@@naciimoabdullahi3658 Wan kusaray adna isar wll
@princessenimanima9513
@princessenimanima9513 5 жыл бұрын
mahadsanid wallal nasra abtidoon Allah haa kuu barakeeyo habibti from Djibouti ❤😍😘😘🤗😊😘💖💖💖💕💞🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 5 жыл бұрын
Maasha allaah caadi maaha mcnto thanks wallaheyga soomaliyeed ii zoo duceeya muraad baan leeyahay inuu ilaahey ii fududeeyo🙏🙏🙏
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Caadi maahan delicious 😋 ❤️❤️👌👌
@U.A.E111
@U.A.E111 5 жыл бұрын
Xbbti Nasra wlhi ma garanayo si aan kuugu mahadceliyo.. Ilaahay Jazaa'igaga Jano haka dhigo💖💖💖💖💖
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 4 жыл бұрын
Masha Allaha hafidullah intaan daawan baana sobiskaraabka saraa kadib baan daawadaa
@caynicabdullahi9948
@caynicabdullahi9948 4 жыл бұрын
Mash allah yummy😋😋
@shiinoqaali8578
@shiinoqaali8578 2 жыл бұрын
Masha allah nasra gacanta allah kama hoyo aniga wanka helay wana ku duceyey
@foosmahamedhasanfoossiina654
@foosmahamedhasanfoossiina654 5 жыл бұрын
M.a abayo qalia wlhi wey fududahay waana isku dayey xppti allahku barakeeyo ❤❤❤❤
@hanimaxamed8050
@hanimaxamed8050 4 жыл бұрын
Wan ina sosamesta alabtan wanba kahelay side uquruxbadantahay masha allah
@hamdahfiqi5670
@hamdahfiqi5670 5 жыл бұрын
Nasra apyo Thank u 😍😍 Plz cabitaano soo gali
@kaafiyosalaad3852
@kaafiyosalaad3852 2 жыл бұрын
walaasheydiyeey askirm ankahelay ayaad samey say mahad sanid layk iyo lov ba waan kuusaaray😍😍❤🖤🖤😋
@haninora533
@haninora533 5 жыл бұрын
Mashallaah tabaarakallaah I love cambe❤️👌Jazaakallaah wlshey ❤️🌹
@faatimahassan5189
@faatimahassan5189 5 жыл бұрын
Maasha Allah abaayo shukran gacantaada Allah kuu barakeyo nasradaa jeclaye kuu xiisay runti
@saidadagan4425
@saidadagan4425 5 жыл бұрын
Masha Allah inaba cadii ma ahaan wankahelay runtii jazakallahu kheyr xabiibti 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@kaafiyosalaad3852
@kaafiyosalaad3852 2 жыл бұрын
cabaha asigooqaleelah hadii lashiido makiinadamakiinadamaha laabeesomiyaa abaayo anigamarkaan waqaleeah kushiito weyigahalaawdaa😊😋
@hanacadey2926
@hanacadey2926 5 жыл бұрын
masha allah walashey mcn ajir allah ku siyo okay mhdsnty waxan ka codsanlaha iyado vanilla ice cream ah thngs 💖💖💖💖💖💖💗💗💟💟💟💞💞
@queen_maidainaabdy179
@queen_maidainaabdy179 2 жыл бұрын
M.allh sister cawa an kugu soo biiray hadana waxan daremaya inan wax badan ka faidayo tnx huno🥰⚘
@iqriinapapeh6634
@iqriinapapeh6634 5 жыл бұрын
abaayo hadii aan heysan makiinada dolshada lagu sameyo qabke kle oo an u isticmali karaaa
@ayan5790
@ayan5790 5 жыл бұрын
Tan cabitaanka ku shiid Abayo ila Sida video ka muuqata ka noqonaya
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 3 жыл бұрын
@@ayan5790 adi ma tijabiyey abayo waqti badan man kushida isla hada sameyna
@ayan5790
@ayan5790 3 жыл бұрын
@@falastincookingbeutychanne2952 ilaa sida kan o kale u ku noqonaayo ku wad shiidi taanka ,adaba arki doona
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 3 жыл бұрын
@@ayan5790 haa abayo wan sameystey isla malinti kaali iska arag waye thanks
@ayan5790
@ayan5790 3 жыл бұрын
@@falastincookingbeutychanne2952 ow mabruuk shaqa fiicana qabatey
@hayadeoubeche7505
@hayadeoubeche7505 4 жыл бұрын
Mashallah wllo laqiin caana shaaha sokorta le hadan waayo kuwa kale ee caadiga ma ku badali kara ....tks 🙏🙏🙏🙏
@fatmahassan1976
@fatmahassan1976 5 жыл бұрын
Mash Allah ilaahey ha kuu barakeeyo gacantaada abaayo
@quenridwaan5476
@quenridwaan5476 4 жыл бұрын
Thnk u mclimadeena wan kaa faaiday wax badan jalaatadan manta tijabiyay wankeny mcnkeda🥰🥰
@sucaadoabdulkadirmohamed3384
@sucaadoabdulkadirmohamed3384 5 жыл бұрын
illhy gacnta hakuu parakeeyo apaayo❤❤
@ifrahdahirwarsame5585
@ifrahdahirwarsame5585 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah xabiibti waxaan u dawadey Ramadanka dartis wayba I afcaysa
@samiahmedbea
@samiahmedbea 5 жыл бұрын
masha allah ❤ xapiipti nasra allaha ya xifdak
@zuhurmohamud2143
@zuhurmohamud2143 4 жыл бұрын
Abayo masha allah wanu ka faidnay illahay gacanta haku barakeyo
@بنتمحمد-ي3ك
@بنتمحمد-ي3ك 5 жыл бұрын
waa markii iigu horeysay aan chnnlkaan arko misna view greeyo lkn that minutes aan daawanaaye kuma qasaarin sister ilaahy haku barakeeyo hory usoco wlsha
@mahameddiriye3123
@mahameddiriye3123 4 жыл бұрын
Masha Allah xidigta xamar wanjeclahay anaga adan nahay rer muqdisho wanku fans walleshey nasro abtidon ilov you abyo
@tufaxmxasan6768
@tufaxmxasan6768 5 жыл бұрын
waan kujeclahay always kuxafido
@sapiriinaali2685
@sapiriinaali2685 5 жыл бұрын
Alxamdullah wey ii suuragashay in aan sameyo jalatadaan tnx abaayo nasro💕💞
@user-iy8fv3qn6j
@user-iy8fv3qn6j 5 жыл бұрын
Yummy 😋waan kuu xiisnay nasraaay
@ruweydoruuxi2067
@ruweydoruuxi2067 4 жыл бұрын
Masha allah macalimadeyda kuma waayo ebid
@fardowsoxasan2861
@fardowsoxasan2861 5 жыл бұрын
Wlhi dar alleh ayan kuu jeclhay
@KaafiShow
@KaafiShow 5 жыл бұрын
Subscribe isr wll
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 5 жыл бұрын
Alle ha kujeclado qali😘
@fardowsoxasan2861
@fardowsoxasan2861 5 жыл бұрын
Aamiin mcnto sidoo kale
@phatmaadam6832
@phatmaadam6832 4 жыл бұрын
Masha allh mcnkeda inta uga jedaa allh ku barakyo xappty
@amalahmedali453
@amalahmedali453 4 жыл бұрын
I ADORE HOW CONFIDENT, HONEST , AND FRIENDLY YOU ARE
@ruqiyarooney7160
@ruqiyarooney7160 5 жыл бұрын
Mansha Allah jazakallah khayr qurux illahay ha ku xiftiyo waan kaa faaiidnay
@haawaladan9778
@haawaladan9778 5 жыл бұрын
M.allh abyo qalbi saafi leh ayaa thy allah yaxfduka nasra farxad kuwaar 😍🤗🤗🤗
@falastiinahmed5193
@falastiinahmed5193 4 жыл бұрын
Maasha allh hppi jalaatada inaan jeclahay yaa kuu shegay hppi
@dheymantahassanabdi1778
@dheymantahassanabdi1778 5 жыл бұрын
Abayo nasro channalkeda 100k subscraib waxyara kadhiman walashen halosaro kabadaney naga istahisha abayo nasro tagerayasha abayo nasro hanigala arko sida abayaden utagerno runahanti waqof wanagsan oqalbi fican adan ujeclhy wana tagera
@ilovemymom1028
@ilovemymom1028 5 жыл бұрын
Masha Allah maantee gaartay Alx
@abdisamadyare2572
@abdisamadyare2572 4 жыл бұрын
Nasra it's looks delicious illahy gacantata hakubarakeyo
@amiiracabdikariim2289
@amiiracabdikariim2289 5 жыл бұрын
Maasha allaah 😋inta aaka niyesanoya qurux ilaahey hanoka dayo abaayo mcn
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Ala Nasraay wlhi kaliya wxn jeclhy sidaad wax nogu sharaxdo Dumarka kle intaasan kaga jeclhy sis hore u soco Jalaato o Chocolate ah no same qli thank you
@munoahmed3426
@munoahmed3426 5 жыл бұрын
waan kahelay illahay haku xafido abaayo
@amiinyusuf4173
@amiinyusuf4173 4 жыл бұрын
Maashalaah alle qacantaada ha kuu barakeeyo Waan ka faaidaysatid aniga iyo familkayga شكرا 💗💗💗💗💗💗💕💕
@sucaadoaweysshiiqabuukar5811
@sucaadoaweysshiiqabuukar5811 5 жыл бұрын
mash allh abayo alle haku xafido waan ku jacalnahay xabibti inolaw
@geenyadadheer
@geenyadadheer 4 жыл бұрын
Nasro wlhi dartaa inaa muqdisho u imaaday iga haysaa aaad ku jeclahay cunta katiskana ka sii daran aad ayaa kugu xitnahay allaha ku barakeeyo gacantada walashay qali from garowe
@shushucadeychannel3550
@shushucadeychannel3550 5 жыл бұрын
Mashallah xbbty Nasra waa iccream aad u macaan 😋😋😋
@subanmohamed2483
@subanmohamed2483 5 жыл бұрын
Shushucadey channel wll kuma aragno in mudo ah naga soo dhis cuntoyinki aan kugu naqiney
@shushucadeychannel3550
@shushucadeychannel3550 5 жыл бұрын
@@subanmohamed2483 waan yara mashquulay mooyane sida kale niyada idinku hayaa wll markaste 😊😊 Inshallah soon hadu Rabi idhaa
@minoabtiyow6668
@minoabtiyow6668 5 жыл бұрын
@@shushucadeychannel3550 wa ku sugi doona insha allah abaayo
@zeynabzeynuuzuuzuu5862
@zeynabzeynuuzuuzuu5862 3 жыл бұрын
Nasrooy abaa video soo galisay an daawanin malahan m.a abayoh waxbadan kaa faaiday
@hamdihassan5270
@hamdihassan5270 5 жыл бұрын
Masha allah nasro wan ku tageer plz sida gurig lo sharxo nosobadi ❤💯 Allah ku xafido sister
@ikraanshariif1234
@ikraanshariif1234 5 жыл бұрын
Asc walashy nasro I support you secend
@ikraanshariif1234
@ikraanshariif1234 5 жыл бұрын
Abyo mashallh aadn kugu xiranhay waxna kusuaalyaa ice creamka markaa samenesay canbaha miyadn mirin miyaa wax miritan ah umabahna miyaa waxn rabaa islamnta Inan sameeeyo wanfhmay
@ikraanshariif1234
@ikraanshariif1234 5 жыл бұрын
Mashallh illahy hkusiyaado Allah yamacaka abyo
@threecadey3520
@threecadey3520 3 жыл бұрын
Mash allh abyo wan kahelay mcnto xamar intee kadagantahay inan kusooboqdo Rabat
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 5 жыл бұрын
Abyoh nasro wxan rajenah adi iyo gabadhada ina ficntihiin ku xiisnay xbbtii 🥰👌❤
@KaafiShow
@KaafiShow 5 жыл бұрын
Subscrie isar wll
@xafsalomaxamed7570
@xafsalomaxamed7570 Жыл бұрын
Nasrooy abaayo waan is baraneenaa magacayku waa anisa cabdulaahi is barasho wanaagsa 😊😉🖐
@abdurahmanking1899
@abdurahmanking1899 5 жыл бұрын
Nasra if u have Time please please share how to make otka... you would give me great pleasure thank you :)
@hooyofadumo4387
@hooyofadumo4387 4 жыл бұрын
Abayonoh iisheek hadsameerba
@hooyofadumo4387
@hooyofadumo4387 4 жыл бұрын
Iisoojawab
@sabiriinbujo4110
@sabiriinbujo4110 2 жыл бұрын
Masha Allaah wllshei mahadsanid wx bdn wn kaa faaiiday
@آممحمدآمين-د6م
@آممحمدآمين-د6م 5 жыл бұрын
Ya slaaaaaaam my dear sis baaarakllah
@FatimaAli-cw8tj
@FatimaAli-cw8tj 5 жыл бұрын
Masha Allah nasra abtidoon qaali hormar wanaagsan guul Ayn kuu rajaynaa insha alaah qaali qurux aad ban ku jclahay
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 жыл бұрын
Ice cream aan inaba caada ahayn 😘 Manshallah tabarakallaah allaah hanoo kaadaayo wllo
@mucjisojaceyl972
@mucjisojaceyl972 5 жыл бұрын
Alle saan ujeclahy lee dharer iga soodaadan raby alle kacantaada kubarakeyo 😋😋❤❤💯👈👌👌👌👌💯💯👌
@homemademechannel3247
@homemademechannel3247 5 жыл бұрын
this looks delicious mashallah, i have to try❤️
@nasteexoxuseen453
@nasteexoxuseen453 4 жыл бұрын
Macnto
@shiinoqaali8578
@shiinoqaali8578 2 жыл бұрын
Thank you so much abayo wanka faideystay carurta aad bey ugu farxen
@queenaisha4905
@queenaisha4905 4 жыл бұрын
wlhi waan ubogay inaa saas dhan iizi utahay uma moodin shukran uqtii
@elmiamira1283
@elmiamira1283 5 жыл бұрын
Mashallah abayo mcnto qaali ilahy ha ku xifdo no so badi ha iska dhisno ragee
@leilamehbub948
@leilamehbub948 4 жыл бұрын
Nasra abaye mashAllah thanks uko sawa may Allah bless you.
@abdurahmanking1899
@abdurahmanking1899 5 жыл бұрын
Thank you 4 sharing keep going Nasra. I wish u the best...
@isracabdi8855
@isracabdi8855 2 жыл бұрын
Manshalaha wll hore usoco waxabadan ban ka faaidey alle qayr haku siiyo wlll
@leilaahmed9724
@leilaahmed9724 5 жыл бұрын
Nasro wan ka helay wlhi aman ku imada si aan u so cuno 😂
@salmaabdulkadir9037
@salmaabdulkadir9037 4 жыл бұрын
cawa ano radinayo afurka kadib jalaato 🍨🍧😋easy ahh ayaa nasra ku arky wlh i like it wana isku dayay thanks xapipty ❤️
@ubaxkoshin5447
@ubaxkoshin5447 5 жыл бұрын
Masha Allah ilaaha ha Ku xifdiyo mcnto
@childrensadventures1
@childrensadventures1 3 жыл бұрын
Msha allah ukhti dhererka naga soo daadtay balan waaye bari ban samyn hdii alle idmo
@haucaronwaqtigaiyocalafwax5604
@haucaronwaqtigaiyocalafwax5604 3 жыл бұрын
Shukran xabiibti
@salihakhadar
@salihakhadar 7 ай бұрын
MashALLAH . Hadi an haysan machine gacan ma ku samayn kara? Thank you
@safiazubeir780
@safiazubeir780 5 жыл бұрын
Boqoradii Oo Soo Rogaal Celisay😍
@faycalaliabdi2790
@faycalaliabdi2790 2 жыл бұрын
Waa 4shay abaayo 1 caano macaan 2 mango 🥭 3 fanila 4 caano caadi ah oo qabow thanks
@laztqueen6987
@laztqueen6987 5 жыл бұрын
creamka sootaad ku drtey caano mha wxanad tidhi 3 shy IGA tirsada meyna 3 kmid anhy caanuhu
@amiirahabdi2565
@amiirahabdi2565 5 жыл бұрын
Caanaha creamkaa wato abayo
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 5 жыл бұрын
mashaalaah abyo umul cafimaad qabto alaah hakaadhigo qaali
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 5 жыл бұрын
Mash allah 👌🏼😋😋
@zaynabiiro5010
@zaynabiiro5010 4 жыл бұрын
horumar wacan my dear nasra ilaahay aqoontaada hakuu siyaadsho
@khadiijaababkey5801
@khadiijaababkey5801 5 жыл бұрын
Maashaalaah shugran
@umuikraan6210
@umuikraan6210 4 жыл бұрын
Masha allah wll qaali ah adaad umahansanthay sidaad noola wadagto aqoontad😋😋😋😋😋😋
@hablokaboherbaloil
@hablokaboherbaloil 5 жыл бұрын
Asc abayo qali subscribe iyo like isaar please abayo
@naimadaudhagi4831
@naimadaudhagi4831 5 жыл бұрын
Umul fiyow alle hakaa dhigo manaal yariisey habo mcn soo barbaar adna❤🥰🤲
@munaqalpidhaya4186
@munaqalpidhaya4186 5 жыл бұрын
Manshallah alle haku barakeyo ukhti qaaliya
@ubaxniyadsansheikhabdullah879
@ubaxniyadsansheikhabdullah879 2 жыл бұрын
Masha allah nasro allah ku bareyo abayo waxa bdn ayan ka faidaah shugran
@shukriyusuf1093
@shukriyusuf1093 5 жыл бұрын
Masha Allah abyo nasro abtidoon illaah haku sharfo xabiibti hormar wacan insha Allah
@xamdaaxmed311
@xamdaaxmed311 3 жыл бұрын
Masha allh ale haku barkeeyo wax badn ka fa idny
@umumeymuunxuseen5255
@umumeymuunxuseen5255 4 жыл бұрын
Msha allh in naba cadi mahan xabiibti alle haku xifdiyo
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Waaw manshaa allaah wllshay qaali marwo nasra abtidoon allaah haku xafido qaali wlhi waanka faaiiday 🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘🌷🌷🌷🌷🌷🎉🎉🎉🎉👌👌👌👌👍👍
@fartunhenna3572
@fartunhenna3572 4 жыл бұрын
MshaAllh mcny aniga ahan waaba kugu hesta ilaah haku desto 🌎😍
@falastincookingbeutychanne2952
@falastincookingbeutychanne2952 3 жыл бұрын
Thanks xabbty hada cunoya shaley an sameyey mcn qurux
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 4 жыл бұрын
Mashaa allaah illaahay gacantaada. Ha kuu barakeeyo. Samitey
@abdikadirhilaal8933
@abdikadirhilaal8933 5 жыл бұрын
Waaw m.a nasro guleyso abayo waxyabo badan nofaideysay tnx
@faadumosidiiq8771
@faadumosidiiq8771 4 жыл бұрын
Waaaw Masha allh macan tyda Kujecliyaa wllhi i love you Mcnto waxbadan ayaa kaabarty Hore usoco
@nasraabdrisaq8478
@nasraabdrisaq8478 5 жыл бұрын
Waaw m.a xbbt yaaba helikaro ano guriga ku sameesanaayo shugran xbbt
@faadumomohamed5368
@faadumomohamed5368 2 жыл бұрын
Masha Allaha walashay qali shugaran
@safisdagan4500
@safisdagan4500 5 жыл бұрын
Maaa shaa Allah xbti hormar wcn qliyay nasaraaay wn tijaabin donaa
@ayaanitacadey6790
@ayaanitacadey6790 4 жыл бұрын
Mansha Allah Xbbti nasro
7 Easy Homemade Ice Cream Recipes (No Ice Cream Machine)
7:22
The Cooking Foodie
Рет қаралды 7 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
How Omar got out of Sednaya Prison | كيف هرب عمر من سجن صيدنايا
22:51
Sarde After Dinner - سردة
Рет қаралды 3,2 МЛН
XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO
16:06
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 1,9 МЛН
6 TIPS TIMAHA KUU FUDUDEENAAYO
11:00
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 57 М.
FIKRAD GANACSI:  SIDEE U BILAABAA  GANACSI ICE-CREAM IYO JALAATO
11:09
ABDIRAHMAN ALI MUSE
Рет қаралды 10 М.
DOOLSHO FIDIS AMA DOOLSHO MASRI 30 DAQIIQO KU SAMEESO IYO 3 XABO UKUN
11:38