Jamaahiirtii Nabad Iyo Nolol oo markale Wacdaro ka dhigay Magaalada Muqdisho

  Рет қаралды 29,874

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@ahshirehussein7878
@ahshirehussein7878 2 жыл бұрын
Guuul
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 2 жыл бұрын
Guul insha allah markale jarmajo
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@umuahmedkhayr3370
@umuahmedkhayr3370 2 жыл бұрын
Guul frmjo
@caafimaxamed8399
@caafimaxamed8399 2 жыл бұрын
Guul
@fatxifatxi8612
@fatxifatxi8612 2 жыл бұрын
Horey usocda
@abdillahifarah9295
@abdillahifarah9295 2 жыл бұрын
GUUL N&N. MD. FARMAAJO GUUL, (ALLAAHU MAXFID-HU WARACAAHU.)
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Masha'Allah Guul N&N🇸🇴👏 MAXAMED ABDULAHI FARMAJO, MARKALE👈🇸🇴🙌💙💞👍
@batulabarako8866
@batulabarako8866 2 жыл бұрын
Insha alah gul madaxweyne farmaajo insha alah somalia hanolato amiin yaa rabbi.
@siciidcali6603
@siciidcali6603 2 жыл бұрын
Farmaajo guul
@abdulaahimaxamed238
@abdulaahimaxamed238 2 жыл бұрын
Guul farmaajo
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 жыл бұрын
Inshaallah Madaxwayne Farmajo guulaso 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 2 жыл бұрын
Guul mudane madaxweeyane maxamad cabdulahi farmajo guul 👏❤💯✅🇸🇴💟✅💯
@abdillahifarah9295
@abdillahifarah9295 2 жыл бұрын
Allow, kabadbaadi, cadaga xumawada yaasha ah. Insha'allaah
@Sharif_Channel
@Sharif_Channel 2 жыл бұрын
Team Farmaajo...Guul In Sha Allah on 15th May 2022. #MarkaleFarmaajo
@ahmedshariff9014
@ahmedshariff9014 2 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedsaid2275
@mohamedsaid2275 2 жыл бұрын
Guul N&N
@shukrimuuse7695
@shukrimuuse7695 2 жыл бұрын
Guuuuuuul nabad iyo nolol farmaajo guuuuuuuul
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Mashaa allaaah
@ahmedshariff9014
@ahmedshariff9014 2 жыл бұрын
Nabad ito Nolal guulesta
@fatimasalad8325
@fatimasalad8325 2 жыл бұрын
Guul mudane farmaajo
@maalimmahat1972
@maalimmahat1972 2 жыл бұрын
Farmajo guuul
@hassandadir1763
@hassandadir1763 8 ай бұрын
Nabar iyo naxli
@najatahmeed7655
@najatahmeed7655 2 жыл бұрын
guul guul 🎉❤😅❤
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Qof reer muqdisho kuma jiro
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Waa. Runtaa. Adeer
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 жыл бұрын
Yaaahuuuuu lacagba hadlaysa
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 жыл бұрын
ilahayow adaan laga weyneyn allahayow baryadanada hanagu qadin amiin alahayow famajo rabiyow farmajo noken nogu dhib dowlada yaa malika farmajo yaa macbuud farmajo ilahayow tuugta naga qabo daki iyo dalkiyey gadayan waa cadowga somalya rabi raxmanow naga qabo
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Gaalo Qaatay Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Dhawaqiiiiid Xarbi Ah WAA Ilmo Yahuudeed Qofkan Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Rabin Muslim Mahn NaMa Xukumaaayo Dadkaan Waalan Cawaanta Ah Ma Rabno Gaalo ma Rabno
@lahaanilmi3794
@lahaanilmi3794 2 жыл бұрын
Ilaahayoow baryadaada laguma qado yaa rabi dib nogu soo celi farmaajo allow shacabkeena ducadooda noo aqbal wlaahi shacab hadaan nahay waan daalnay dagaal iyo qax iyo kufsi waan nacnay allow farmaajo waa wadaniye allow dib nogu celi yaa rabi
@ahmedshariff9014
@ahmedshariff9014 2 жыл бұрын
Warunta
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Baarlamaanow hiilka ugu horeeya Nafihiina u hiilayoo Doorta mid Nabad gelyadiina ilaaliya Mushaarkiinana idin siiya markaa dalka iyo dadka kalana waa uun idila mid Please jaaniskiina ha dayicina
@cumargorad6888
@cumargorad6888 2 жыл бұрын
Guuul guuul aloow kàdhig
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 2 жыл бұрын
Soomaaliya uma bahno in qof labadalo balse in system ka labadalo ayaa ah waa sax
@yuusufbaxar6237
@yuusufbaxar6237 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@deeqacade6938
@deeqacade6938 2 жыл бұрын
👍👍👍😭😭😭🤲🤲
@axmadshiil2253
@axmadshiil2253 2 жыл бұрын
Kkkkkkk Mareexaan iyo Intay Candha walaal la,ahayd uun baa mesha isugu yimiid. Ilaahayow FARMAAJO Beenaale haa nagu soo celiin
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Waryaaaada Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Qaaaata War Badan Lama Rabo Gaalo Xarbi Ah Baad Tihiiiin Caradiiina la Baqtiya Alshabaab Way Idinka Fiican Tahay Waxey Rabaan Shareecada Islamka Idinkane Gaalnimo Ayaaa Rabtiiiin Yaa Fiiican Weyaan Marka Gaalada Somalia Qabsatay WAA GAalo Xarbi Ah Hala Laaaayo Baan Leeyahay Galadan
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Qifkan Rabin Muslim Mahn Somaliia gaalo Xarbi Ah Aya a Qabsatay Waxana Lagu Xukuma Diiinta Christian Ka ama Demuqradiyada Reagan Dagsaday Dasatiiir ta Adamiga Qoray WAA Dhawaqiiiiid Xarbi Ah WAANA Gaalo Nama Xukumayaan Hala Ogaaado Shareecada Islamka Ayaan Rabnaaa Beenta Naga Daaaya Nama Ma Tashaaan Shacabka Muwaxidiiinta ah Shareecada Islamka Ayeee Rabaan Ma Rabaan GAalo Xarbi Ah Diiiday Shareecada ISLAMKa
@ahshirehussein7878
@ahshirehussein7878 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 7 ай бұрын
kooxdan xitaa magartan indadku fahmi karan imaan shahodi lama aqon binti wagadan tay lakin marki lagubar tana inaad kaxishoto ceebtan maqal
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 жыл бұрын
Qaain waadan
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
SXB MALAA WAAD KHALDANTAYE, WAXAAD U JEEDAA XASAN SHEIK AYAAD U OLOLEYNAYSAA. TAKALE MIYAANAD OGEYN HAL HAYSKA FARMAAJO DHACYOO DHULKII NABAD.
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 2 жыл бұрын
Adferd.iska tah meesha dhiiqo ayaad ka kaliimeysaneysaa
@sadiaabdi7511
@sadiaabdi7511 2 жыл бұрын
Allahayooow geediga kufur gola barwaaqaahe Allahayooow gumeeysiga ragiidaba gucleeynaayay gabalbaas udumi adigaa ii gargaar maqane
@saadaqsaciidmaxamed6888
@saadaqsaciidmaxamed6888 2 жыл бұрын
Qabiil xumo , hasoo laaban yaa dal ka lagu arkin. Dooni mayno Mrxaaan
@fadumaegal
@fadumaegal 2 жыл бұрын
Walaalow, maxaad Mareexaan ka rabtaa. Maad siyaasad ka hadashid. Ceeb weeye qaybyaad Qarniga 21aad.
@yusufhussein4364
@yusufhussein4364 2 жыл бұрын
Mareexaan jako dambo kakama baahna ee adi ha udhiman
@abdiabdullahi8432
@abdiabdullahi8432 2 жыл бұрын
Ruujino wada khamarji ah oo wada mirir ah dad cun baad tihiin farmaajo xitaa mareexaan buu galaaftay taariikh xumo ayuu suntay allaha na dhaafiyo dhurwaagaan uuus faagaa allow mid fiican oo sida xasan sheekh ah ayaan kaa baryaynaa
@bet3rf295
@bet3rf295 2 жыл бұрын
Maxaa qasbay in shan sano ka dib teendhadii Dib loogu noqday Aaween Ciidamadii Asmara loo qàadey? Farmaajo hala Maxkamadeeyo Magaalada Muqdisho
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 жыл бұрын
Farmaajo waa qa'inu waddan etiobiya oo ah cadow soo jireen ah ayu badda soomaaliya u saxiixay Haddii u soo laabto etiobiya aya soomaaliya lawereegeysa. Anigu waaba jeclahay in farmaajo soo laabto oo etiobiya loo gacan geliya soomaaliya
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 2 жыл бұрын
Team farmaajo Guul guul
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 44 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
محاكمة صدام حسين - الجزء الثالث
44:47
العربية برامج
Рет қаралды 1,1 МЛН
Wareysiga Todobaadka Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe
31:28
Universal TV
Рет қаралды 25 М.