Jamaal Cabdinaasir | Hogaamiye Mise Bootaale | Xaqiiqada Jamaal |

  Рет қаралды 72,360

OGAANSHO

4 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : kzbin.info

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah kzbin.info
#kanaalka_ogaansho
waakuma jamaal cabdinaasir
xaqiiqada jamaal cabdinaasir

Пікірлер: 458
@abdikariimubeid5177
@abdikariimubeid5177 4 жыл бұрын
Cumarow arinta somaliya iyo somaliland iyo qorshaha mareykanka iyo itoobiya ay ka damacsan yihiin Mawduuc kasoo doyaari wll inta igu racsan👇👍
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 4 жыл бұрын
Kkkkkk cid wax kaa damacsan ma leh ee adiga ayaa wax iska mala,waaley
@zakariaabdulle7273
@zakariaabdulle7273 4 жыл бұрын
Waa sax Siyaasad fog Weeye arintasi
@ZupairMoha
@ZupairMoha 4 жыл бұрын
Zhp Omar Haka hadlin arimahaas waxaan is Leeyahay hadii aad labada dhinac dhinac u Badato waxaad ku waayaysaa Taageero SOOMAALI WAA MID🇸🇴
@abdikariimabdirahman413
@abdikariimabdirahman413 4 жыл бұрын
OGAANSHO WAAN KUXIRANAHAY LIKE ISAAAR HADA KAMID TAHAY OGAANSHO FAMILY
@abdikariimabdirahman413
@abdikariimabdirahman413 4 жыл бұрын
@Abaylle Official ok sxb
@suldaanviver1907
@suldaanviver1907 4 жыл бұрын
Waryaadeheen liketa maxad kaga naxsantihiin miyadaan wax isku falayn youtubka ma like ayaad usoo doonataan mise cilmi iyo inaad aragti kororsataan isku xishooodan faldan
@cabdicalimaxamed2224
@cabdicalimaxamed2224 4 жыл бұрын
Kuusaaraye saa ido makaa soo galasaa
@cawkeyare8097
@cawkeyare8097 4 жыл бұрын
Haa
@cabdallamohamed5284
@cabdallamohamed5284 4 жыл бұрын
Ok
@ladanabdidiriye194
@ladanabdidiriye194 4 жыл бұрын
Masha Allah farxad ayey ino tahy inaad ino so laabatay caafimaad kugu so duceen jiray Omar inshaar
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Ladan Abdi diriye subscribe isaar mcnto
@adandeak976
@adandeak976 4 жыл бұрын
Wiilkan maqalkiisa ayan maqli jiray lkn magaciisa adiga ayan ka bartay abyo mhsnid
@ladanabdidiriye194
@ladanabdidiriye194 4 жыл бұрын
@@asmadagan9353 ciinka Abdirahin ciwankaaa fbga igala so hdl anaa project ku haayeee
@DALKAIFIYECHANNEL
@DALKAIFIYECHANNEL 4 жыл бұрын
OGAANSHO guul iyo hormar wacan insha Allah cumar ❤❤❤❤
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Ahmed somali subscribe isaar abowe
@husseinabdimohamed1075
@husseinabdimohamed1075 4 жыл бұрын
Ogaansho thanks wax badan ayan oganaey
@cabdiqanimaxamad5637
@cabdiqanimaxamad5637 4 жыл бұрын
mashaa allah waloobaahanyahay tariiqda x aqiiqada kudhisan cadsi saadaadna waankaasugaynaa markale
@alexofficial5223
@alexofficial5223 4 жыл бұрын
Alxmdulilah macalin hadii ad so cafimadey
@abdarahmanmustafe3258
@abdarahmanmustafe3258 4 жыл бұрын
magaacaga alex soomaalina wad ku hadlay
@Abshir_Naaji
@Abshir_Naaji 4 жыл бұрын
أسئل الله العظيم رب العرش الكريم أن يشفيك ويجزيك بالخير والسعادة وأن يبارك في جهدك ، وكثر الله أمثالك في الأمة الإسلامية .
@cabdalecabdirashiid8548
@cabdalecabdirashiid8548 4 жыл бұрын
Ogaansho Maanta Ogaalka dunida Dadwaynaha Ilays Dhirigaliye
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
xogta dahsoon iyo waaberi ku darso
@Aisha-qn5tx
@Aisha-qn5tx 4 жыл бұрын
sahanka xogaha kudarso
@Aisha-qn5tx
@Aisha-qn5tx 4 жыл бұрын
iyo maan maal
@yaxyecali3557
@yaxyecali3557 4 жыл бұрын
Horfdhi media
@محمدعبدالله-ي2ح
@محمدعبدالله-ي2ح 4 жыл бұрын
Dhiigcab naxaris daran ayuu ahaa jamal cabdinasir naarta allah kawaraabiyo
@faradarMedia
@faradarMedia 4 жыл бұрын
My favorite channels👇🔥 1:OGAANSHO 2:OGAANSHO 3:OGAANSHO 4:OGAANSHO 5:YOHAAN TUBE family Ogaansho🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🔥🔥
@bashka2000idow
@bashka2000idow 4 жыл бұрын
Ustaad cumar waxaan ka codsan lahaa in uu inoo soo diyaariyo barnaamij ka hadlaya madaxweynihii hore ee kuuba fidel castro,فيدل كسترو. Mahadsanid.
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Mxd ka faaiidaysaa yaab ayaad leedahaybee 😂😂
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho sharxaad wax badan an ka faiday shukran akhhii
@cabdicasiissalebaan7583
@cabdicasiissalebaan7583 4 жыл бұрын
iminkaa islahaa maalmahan xagee aaday cumar ogaanshee alle ma ku soo caafiyey masha allaaa
@yooldigital8924
@yooldigital8924 4 жыл бұрын
Mowduuca muuqaalkaan waa mid laga dheehan karo dhexdhaxaadnimo lkn dhab ahaantii warbixinta aad muuqalkan kusoo gudbisay waa mid tibaaxeysa inuu ahaa kaligii taliye kibir badan ahaa , marka omar walaal waxaa wanaagsan inaad labada dhinac wax kasheeto macnaha in aad waxuu ku guuleystay iyo waxuu ku fashilmay wada sheegto sidaa cinwaaka laga dhadhansanaayo camal.
@cabdirisaqqorane3228
@cabdirisaqqorane3228 4 жыл бұрын
hadii uu saas sameeyo wanaagiisa ayaa badanaaya sidaa dareed waxa uu macallinku rabaa kaliya inuu afkaar khaldan idinka dhaadhiciyo
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Alx Mar Hadii Ustaad Mufakir Soomaaliyeed Cumar Inshaar Ilaahay Inoo Shaafiyay Alx... Intaa Kadib Ustaad Waxaan Daawaday Muuqaalo iyo Maqaalo kala duwan oo laga Qoray Caadooyinka Dadka Guuleystay Waxaan Ku Arkay "Meditation" Marka Waxaan Ku Wareeray Waxa Ay tahay "Aragtidan" Oo Ay leeyihiin Waxaad kaheleysaa "Mindfulness" "Niyad Wanaag" Marka Waxaan Jeclaan Lahaa Ka Mufakir Ahaantaada Inaad Xalaqo Inooga Sameyso Waxay tahay "Aragtidan" Waxa Ay Ka Qabto Diinteena "Asal ahaanteeda".... Mahadsanid Ustaad Mufakir Soomaaliyeed Cumar Inshaar
@maxamedyuusuf2710
@maxamedyuusuf2710 4 жыл бұрын
Maaashaaaa allaaah wll keyga Mahadsanid sida wacan aad moodoocaaan aad nagu sharax Dey
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 4 жыл бұрын
Omar oinshar nin aan wax badan ka faaiiday 👑
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 4 жыл бұрын
Maashaaa allaaah waaa taariikh fiican Thanks❤
@jeylaani9814
@jeylaani9814 4 жыл бұрын
Ustaadi lasoodhaqso soo deynta muqaalada waan kuudhararnaa hadee suuragal tahay maalintii 1mar xitaa thanks
@abdow4104
@abdow4104 4 жыл бұрын
Shukran sxb👍💪✌👏🇸🇴2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣♥️🇸🇴
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Hhh wlhi wx kale kuma qoslayo waxaan ku qoslayaa waxaan ka aaminsanaa iyo wuxuu igu noqday Cigaal shiidaad waxaa laga hayaa "ma waxaan ku moodey mise waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin" Thanks ustaad omar Inshaar Xanuunkii seeka noqotay runtii inbadan bn kusoo duceeyey🙏❤
@abdirahmanhashi2774
@abdirahmanhashi2774 4 жыл бұрын
Wax ba hasheegin nin dhintay wuu helay wixii uu hormarsaday
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
@@abdirahmanhashi2774 wllo wxba kama sheegin anuu wuxuu ahaa uunbaan ogaadey taasna waa taariikh dhcday
@cabdirisaqqorane3228
@cabdirisaqqorane3228 4 жыл бұрын
waxwalba oo la idiin sheego ma aaminaysaan aaway awoodii ilaahay maad kafikirtaaan caqligiina maxaan ulkayaabayaa lshabab afkaartooda dad ayeey kadhaadhiciyaane
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
@@cabdirisaqqorane3228 waxani fikir maaha wllo waa taariikh taariikhduna fikir uma baahna akhris bay u baahantahay History iyo Idea kala baro hadaa xataa fikir kale qabto taariikhda waxba kama bedeli kartid ilen wa wx hore udhacaye🤞
@cabdirisaqqorane3228
@cabdirisaqqorane3228 4 жыл бұрын
@@pharthuzdiamond8870 muqaalkaan maahee buugaag kale ama muuqaalo kale ma akhridday walal
@weareone1837
@weareone1837 4 жыл бұрын
Masha allh wll cumar alle ayaa mahad iskaleh adigoo caafimad qabto mowduuc nooso dubtey shukran wll cumar jazakallh
@saeedmohamed9480
@saeedmohamed9480 4 жыл бұрын
Ogaaanshi is my 1st fvourite channel in somali channels.
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 4 жыл бұрын
Xili maqrib wye ustaad wanfirsana salada kadib insha allaah madax xanunka dirasada isbuci tagay kanaalkaga kaga nasana thanks Omar Inshar
@shideyare3062
@shideyare3062 4 жыл бұрын
Thanks cumar inshaar
@jamalnazir2920
@jamalnazir2920 4 жыл бұрын
Ninkan xogtisa inbadan wan raadinayey mahadsanid zhp omar
@MubarakAli-hi9tx
@MubarakAli-hi9tx 4 жыл бұрын
Masha alla ilaahay haku xifdiyo walaal Asxapta like saara walaakinn
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Mubarak Ali subscribe isaar abowe
@MubarakAli-hi9tx
@MubarakAli-hi9tx 4 жыл бұрын
@@asmadagan9353 ma KZbin baad leedahay
@alixasan7572
@alixasan7572 4 жыл бұрын
Omar we love you brother keep going and don't get tired and I may Allah forgive you all your son we love you Mr
@azizhassan5828
@azizhassan5828 4 жыл бұрын
Asxabta siyad bare kwrn haddu no so diyaariyo ustadka inta rsbta like saara ustadka si u arko thks
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 жыл бұрын
Waaan Idin Salaaamay Bahda Ogaansho ♡♡♡♡
@jimcalebiin174
@jimcalebiin174 4 жыл бұрын
Masha aalh hadii alla noo kaa caaafiyaya alx macaLin jir oo joog
@mohamudhassanmadowe8919
@mohamudhassanmadowe8919 4 жыл бұрын
ustaad shukran xog naga daahsooned ayaa inoo soo bandhigtay
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 4 жыл бұрын
Mahadsanid OGAANSHO waxa uu jideeyay wa taas wali socota . Sida aad usoo koobtay aad baad ugu mahadsantahay
@mohamedharoun7915
@mohamedharoun7915 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Omar mad no cafimadeey Waa Allah'h mahadii
@yasunehu763
@yasunehu763 4 жыл бұрын
Chanalka ogaansho marna majojin karo dhagaysiga codkaga Omar oinshar wxn kamid ahay dadka kudhow yacani aadka ugu xiran waxan marar badan la codasay in aad noso gudbiso qisada anis shushan
@malikahmed2398
@malikahmed2398 4 жыл бұрын
mahadsanid cumar inshaar
@Salahfarah1
@Salahfarah1 4 жыл бұрын
Xusni mubaarakna ka soo hadal🙏❤
@amirhb7499
@amirhb7499 4 жыл бұрын
Masha Allah
@abdullahsheikhmuhammad9933
@abdullahsheikhmuhammad9933 4 жыл бұрын
Omar inshar walal wax badan aan kaa fa'idey 🙏💓
@dacwadaislamkaproduction8744
@dacwadaislamkaproduction8744 4 жыл бұрын
Mansha alaah wll ogansho
@alibasteey9476
@alibasteey9476 4 жыл бұрын
ogansho chanalkii fa ido❤❤❤
@yasingobdoon7413
@yasingobdoon7413 4 жыл бұрын
ASC SXB CUMAR INSHAAR WAA SANADKEE XILIGA UU JAMAAL C/NASIR DAGAALKA KU QAADAY YAMAN FADLAN TAARIIKHDAAS AYAAN U BAAHANAHAY SXB GUUUUL AYAAN KUU RAJAYNAYAA MACALINKAYGA KHAASKA AH AAD AYAAN KUU JECLAHAY WALAAAAL
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 4 жыл бұрын
Ka dhamow madaxda dhimatay Alle haw naxariistee.
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@hassanrage2840
@hassanrage2840 4 жыл бұрын
Shukran ustaad allaha ku barakeeyo
@fatheroflove5806
@fatheroflove5806 4 жыл бұрын
Markan so kalay yotubka wxn ishu ku dhacday ogansho muqal cusub so kilina wn ku so cararay ma ufiiriyo mowduca ow ka hadlaayo ustaad cumar wayo wxn ogahay inow faido ka helayo ogaansho wa chenelkeyga omarna waa usaadkeyga wxna ku raxeysta codkisa allh ha xifdiyo usdaaka wxn ka faiday wx iga fiicn millions 💵 waana aqooonta📚📚lacgtu weey imaani markd aqon io wayo aragnimo yeelato jicliya ogansho❣❣❣❣
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
Team OGAALKA dunida Maanta wn ka soo daahey Jmcda joogey Lkn imikaan soo galey Team OGAALKA dunida ISMUUJIYA This like 👇👇👇👇👇🔥🔥 Like
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Halkan waa Ogaansho not Ogaalka dunida bro🙏
@fadumojano352
@fadumojano352 4 жыл бұрын
waad ku mahdsnthy wllo cumar mawducyada kala duwanee aad no sodhigtid kanaalka lkn wllo codsi tarjamada doo kooban maad nala wadagtiid wyoo hadnu nahy dhayarda somalide hormood baad nothye wax yar tarikhda no sheeg mhasnidin😍😍
@abdinur4242
@abdinur4242 4 жыл бұрын
Ogaansho Channelka Chanalada Fadlan Subscribe iisaar hadaad ka mitahay Asxaabta Ogaansho
@mohamedusaame9832
@mohamedusaame9832 4 жыл бұрын
Maxaad uga xidhey in la download gareeyo
@carabcabdimuxumad7668
@carabcabdimuxumad7668 4 жыл бұрын
Asc walal cumar inshaar walahi ninkaas markaan akhriiyay tarikhdisaa wan nacaay walahi
@cudoonqali4665
@cudoonqali4665 4 жыл бұрын
Allah ayey mahad u sugnatay omar ino cafiyay alxamdulillah 💜💜💜💜💜
@mohomedabdiqani9692
@mohomedabdiqani9692 4 жыл бұрын
Ogaansho horay usoco libaax
@Alinormohamed
@Alinormohamed 4 жыл бұрын
Xog fiican ayaanu kahelney waad ku mahadsantahay run ahaantii
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 4 жыл бұрын
*waad nagu soo daahday omar iinshaar waanu ku sugaynay*
@maxamadfaaid3735
@maxamadfaaid3735 4 жыл бұрын
run Lama qarsho runtii kanaalkaan noloshayda wax badan ayuu kabadalay Omar onshaar halyeey sare oo ixtiraam mudan
@daacadyare816
@daacadyare816 4 жыл бұрын
Cumar inshaar zxp download maxaa noogaga xiratay 🤔🤔
@ibraahimduurjire8904
@ibraahimduurjire8904 4 жыл бұрын
Bro adi bis ka xiran yahy aniga wa i furan yahy
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 4 жыл бұрын
Waxa uu aha geesi aragti siyaasadeed leh daacada illaa mantana sawiradiisii sudhanyiin dhismayaasha masar ee waawayn waa inankii masar ayuu ahaa ALLAH haw naxariiste Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin
@alfurqan8864
@alfurqan8864 4 жыл бұрын
ما شأالله عمر جزاك الله خير
@shaaficikabadhe7857
@shaaficikabadhe7857 4 жыл бұрын
Alla mxn taageeraa halyeygan
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
اخوي فيني اسءلك سؤال انا مش عارف اكتر حقيقة الرئيس السابق مصر محمد مرسي بس فيو ناس مصرين بيقولون هو سوي خطأ واالبعض بيقولون كان مطلوما فممكن تحكيلي مين صح ومين الخطأ فضلا وليس امرا🙂
@ogaansho
@ogaansho 4 жыл бұрын
حسب رأيي مرسي لم يأخذ فرصته ليحكم حيث تعرض لسلسلة من العراقيل والمشاكل المفتعلة من الدولة العميقة كان يواجه حالة صعبة جدا وبناء على هذا الأمر لا استطيع ان أحكم هل كان رئيسا جيدا أم لا ، منذ فوزه خطط ليفشل ربما خارج مصر كل الأمور كانت توحي بأنه سيتعرض للأذية وهذا ما حصل .. الله يرحمه ويصبر اهله
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
@@ogaansho تسلم ربنا يبارك فيك ريحتني سؤالا كانت تحيرني مند وفاتة رغم اني ماكنت عارفة الا بخبر وفاتة وقد احزنت كثير بوفاتة الله يرحمة ويصبر اهلة
@ahmedhaggag5659
@ahmedhaggag5659 4 жыл бұрын
@@rahma_h2y مرسى جيد لكن المشكلة فى الاخوان اقذر ناس فى مصر بس مش كلهم انا بقرها الاخوان من ساعة ما مسكو الحكم فى قريتى كلهم اترقوا فى رتبهم فى شغلهم يعنى المدرس منهم بقا وكيل مدرسة .
@Abshir_Naaji
@Abshir_Naaji 4 жыл бұрын
@@rahma_h2y شكرا
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Markaa jamaal waxaa la oran karaa Siyaasi daaha dabadiis buu ahaa oo la shaqaynayay yuhuuda
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Cumar insher hore u soco
@mofit8766
@mofit8766 4 жыл бұрын
Asc WALAL Omar wad ku mahadsan tahaay muqalkan so diyarintisa lkin download maleh maxa waye
@caydaruusdaacad1132
@caydaruusdaacad1132 4 жыл бұрын
Omaar inshaar macainkayga aduunka ugu jelehay
@ckkaram8033
@ckkaram8033 4 жыл бұрын
اخي عمر باركة اللة⁦
@cabdicalimaxamed2224
@cabdicalimaxamed2224 4 жыл бұрын
OGAANSHO WAAD MAHAD SANTAHY ZXP
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 4 жыл бұрын
masha allaaah wll cumar inshar ilaaah haku daayo
@FatimaZahra-bv7pv
@FatimaZahra-bv7pv 4 жыл бұрын
Masha allah wll mahadsanid
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Fatima Zahra subscribe isaar mcnto
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 4 жыл бұрын
I'm one of ur old fans wllkay ....khayr baanan kuurajaynaya markasta
@m-12flix73
@m-12flix73 4 жыл бұрын
cumarow ,wll, dhalinyaro ayaa ahy waxaad noo soo diyaarisaa mowduuc ka hadlya qaabka wadankeena loo jar jaray ilaa shirkadi knoco,ilaa manta iyo ragii somlida ee lugta kuleh burburka iyo adeegsiga qabyaalada wdanka
@fahadwali167
@fahadwali167 4 жыл бұрын
Wll omar mxa noga xidhayna Download kii
@yosefali6955
@yosefali6955 4 жыл бұрын
Well-prepared topic THANSK Mr,Omar
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 жыл бұрын
M.a ustaad omar jazaakallaaH
@abdikadiralli
@abdikadiralli 4 жыл бұрын
Wll cumar Download ka haka xidhin fadlan🙂 Iga talo
@kullancade8575
@kullancade8575 4 жыл бұрын
Ogansho wan ka guray data mahesto inta downloads gareyo an dhageysan jiray hada wanaga xiratay
@pizhaarrcastaro3952
@pizhaarrcastaro3952 4 жыл бұрын
Kkk walhi ina xasid tahay ogaday Akhristow allah dartis SUBISCARIBE igu sar haye hada Inta afsomaliga kubhadasha
@Muniira_sh_maxamed
@Muniira_sh_maxamed 4 жыл бұрын
Mr hirn kusary maskin ayn ahee🤣🤣🤣🤣🤣
@pizhaarrcastaro3952
@pizhaarrcastaro3952 4 жыл бұрын
@@Muniira_sh_maxamed ok.lipaax
@Muniira_sh_maxamed
@Muniira_sh_maxamed 4 жыл бұрын
Libaxd dheh🥰👏
@muxiyadiinaqbal849
@muxiyadiinaqbal849 4 жыл бұрын
Pizhaarr Castaro thnks
@sadaamlyrics897
@sadaamlyrics897 4 жыл бұрын
Wax yar kahor ayaan soo boqday chanalka waxan iswayfiiyey omar ma xanuunkii baaa kusii waynaaday waaan ku sugaynay wll masha alh soo laabasho wacan
@hassanmaare9349
@hassanmaare9349 4 жыл бұрын
Cumar inshar wl vidoeyada maxaad uga xidhay downloadka
@mohamedsayid2899
@mohamedsayid2899 4 жыл бұрын
Omar inshar nin sharaf badan keep going
@opechomeappliancesapplianc8807
@opechomeappliancesapplianc8807 4 жыл бұрын
CABDI INSHAAROW KA GUDUB ARAGTIDA IKHWAANAL MUSLIM-NIMADA EE AAD SOO GUDBISAY MAANTA KOLLEY ANUGU WAAN KU XIDHANAHAY BOGGAAGAN KHEYR AYAAN KUU RAJAYNAYAA,
@abdallaabdirahman4064
@abdallaabdirahman4064 4 жыл бұрын
Cumar inshaar saxib allah haku xifdiyo
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Abdalla Abdirahman subscribe isaar abowe
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 4 жыл бұрын
Wll OMAR fadlan Noga sheekey baba siyaad
@moustaphamk6597
@moustaphamk6597 4 жыл бұрын
Omar inshar
@naajiofficial4707
@naajiofficial4707 4 жыл бұрын
Alx adigo nabat qaba hadad nosolabatay walal cumar inshar
@Wasiir
@Wasiir 4 жыл бұрын
Tariiqiida aad ayey uu wangsan tahay lakin jamal Abdi nasir waa hogamiye qimo badan🌎
@cabdirisaqqorane3228
@cabdirisaqqorane3228 4 жыл бұрын
kawarama ninka doonaya inuu ceeb uyeelo hogaamiyha aan wada naqaano
@mohamedking8101
@mohamedking8101 4 жыл бұрын
استاد عمر إنشار ما شا الله
@Gudbi755
@Gudbi755 4 жыл бұрын
maanta iyo wax uar ayaaba iga horeay jaamaal ruux taariikh ka tagtay
@nasteexocumar6867
@nasteexocumar6867 4 жыл бұрын
Video download u fur maxaa yeelaay data ku daawada ma heysto
@sayidalih34
@sayidalih34 4 жыл бұрын
Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho Ogaansho
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 4 жыл бұрын
شكرن يا اخي عمر🙏
@alihassan469
@alihassan469 4 жыл бұрын
Thanks bro wlaahy taariikh ayaan ka faaiidaa Channalkan ma ogayn in Masar iyo suudaan hal wadan isku ahaan jireen. Runtii channalkan Ogaansho intii aan ku xidhnaa aqoon ahaan wax badan ayaan ka faaiiday jazakallah kheyr akhii
@MohamedIbrahim-qz9nl
@MohamedIbrahim-qz9nl 4 жыл бұрын
Maclin Omaar inshar so labasho wacan Maalmo badan ayaan ku sugene
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 4 жыл бұрын
Download ka maxaa ka qaldamay maanta .
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 4 жыл бұрын
Ilaahow na tus masar oo xor ah afganbi kama baxaan waligood Shacabka masar waa shacabka aduunka ugu dulqaadka badan
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay ogaansho aad iyo aad wax badan ayaa noo iftiinisaa 😂😂😂👇👇👇❤❤❤ Maalinti aad dhahday masaarida wexee umaleeyaan soomaalida meel kahooseesa hadane hada ayaa soomaliya ksh laga isticmaalin tel lee wax lagu kala dirsadaa
@zakimohamed2860
@zakimohamed2860 4 жыл бұрын
B 4 ana dhageysan codkada mcn asc barnamishadada wan udhadhara masha allah weyan let me wch it alot thx
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 4 жыл бұрын
كل الحياة عبارة عن محاكمة ، والعديد من التجارب التي تثبت نجاحك ،
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 жыл бұрын
Mohamed Cabdi subscribe isaar abowe
@greatersomalia8699
@greatersomalia8699 4 жыл бұрын
Anwar Sadaad Kaso Hadal Maka Ficnaa Jamaal Abdinazir brp Omar Inshar
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
Haa aad & aad
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 733 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 733 М.