"Jamhuuriyadda Somaliland ayaanu nafta u huraynaa..."Odayaasha Ciise ee Degmada Geerisa

  Рет қаралды 5,445

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
“Ciisuhu waa Ciise oo inagaa xabada iskala hor iman doona….”Odayaasha Degmada Geerisa
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 49
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Run Sheeg. Noolow. Midnimo, Midnimo, Qaranimo. Somaliland ha noolaato.
@hassandjamaegueh-mv6uc
@hassandjamaegueh-mv6uc 2 ай бұрын
Mashallah toolkeeyoow, alla idin barakeeyo oo nabada iyo deegnanshaha idin adkeeyo. Samaroonka iyo waxooga ciisaha ah ee Jabuuti iyo muqdisho laga soo istaadhayo. Afkiina ku ma hadli karan idin mana mateelan. Afarta oday ee waxooga macaawisaha ah lagu laluushayo idinka Ku filan. Noolaada. JSL ha waarto oo ha guulaysto.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Waa Ciisihii Dhaladka ahaa Abtiyaasheen Guuuuuuuuuul❤❤❤Guuuuuuuuuul
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
maansha alaah soomaliand guuul guul guul i love soomaliand ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
ManshaAllh ManshaAllh
@lutfi9892
@lutfi9892 2 ай бұрын
Mashallah Guul Somaliland
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah ciisu wa gob nooooolaada abid❤
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 ай бұрын
Weli Ragg baa nool wuxuu geyo yaqaan oo Rabi yaqaan Hambalyo adeerayaal thanks
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
DGAALhore Ayaynu usoo marnay iyo DHIbaato ILAHAY MAHADII AAN KU SHUKRINO NABADA❤❤❤❤❤❤❤❤
@hindasaleban1720
@hindasaleban1720 2 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah illahay cadaw geena ha wiiqo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah guuul somaliland ha noooolaato aamiin gobtii ciise nooooolaada aamiin❤
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 2 ай бұрын
Masha allah wataa gobtii ciise hadashay kuwa magaca ciise sheganaya ee leh awdal iyo salal ayanu so werarayna inama waa la so khalday
@cumaribrahimjamac8970
@cumaribrahimjamac8970 2 ай бұрын
Dadkii ciise ee saxda ahaa waa kuwaa guulaysta
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Waynu wada badhaadhi doonaa insha allah
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 2 ай бұрын
Sax magician ha jiro Ilaahaw nabadaa noogu wad
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Ilaahaybaa jecel nabada.
@omaridriss8744
@omaridriss8744 2 ай бұрын
In degaanka amxaar la siiyo saw raali kama tihiin odayoow
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
geeele shaydaan baa soo wada oo leh guryihiina burburiya😮😮
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 ай бұрын
maashaa allaah illaahay ha mideeyo somaliland barwaaqaa inoo soo socota hadaan nabad illaalino
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 2 ай бұрын
Dhiig bay ku yaboohayaan Ilaahaw naga qabo belo wadayaasha
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 ай бұрын
Mashalah 👍👍👍👏👏👏💓🌹💕
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
GUUUUUL CIISE
@cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
@cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c 2 ай бұрын
Maansha alah ciise gobta somaliland ❤❤
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Ilaahey ha idin barakeeyo reer Somaliland dhab ah. Waxba qaadi maayaan qas wadeyaashu. Ilaahey baa belaayada ay la damacsan yihiin umada Somaliland, iyaga ha ku celin.
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 2 ай бұрын
Wlhi ciise cadawadarnaba ugama shakiyin waligood dhibna kuma hayan qaranka
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Magaciin hajiro
@mohameddjamahassan9588
@mohameddjamahassan9588 2 ай бұрын
WA CIISE LA YAQAANAY EE D,HALAD,KA AHAA
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 2 ай бұрын
Macmiil Kushubo oo kuhadal xidhmada kulmiye oo xaafadana usheeg xaraash iyo boob xawaarihisu sareyo😃😃😃
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Dalkuu leeyahay ciise Somaliland maxaa shubasho keenay waa ciise Somaliland maaha ciisaa jabuuti
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 2 ай бұрын
Cise waa dadjira oo nabada jecel
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 2 ай бұрын
Nabada wax loo dhigaa ma jirto Ilaahaw waxa fidnada wada naga qabo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Xasan sheekh iyo ina geele ku waashay saylac iyo lughaya wad u jawabtin 😂😂😂
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 2 ай бұрын
Lama dhegaysto dadka debatable ka soo hadlaya waa xaasidiin,nabada ka xun
@Sahan9474
@Sahan9474 2 ай бұрын
Jeebkoodaa hadlayee iyagu hadli maayan, Dekeda Zeylac Muusana Malaha Ciisana Malaha ee dadka Somaliyed bayska leh, itoobiyana ma iman karto,
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
Ma. Hooyadaabaa. Kuu. Sheegtay. Ina. Dhillaw
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
DAAROOD FAQASH AYAA RABA IN AY AWDAL GUBAAN MANA JIRTO WAX AY U TARI KARAAN MARKA AWDAL GUBATO WAA CEEB IN CADOW XAASID AHI UU GURIGEENA GUBO YAA KA YEELAYA
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
CIISOW ma waxaad dooneysaan in dhulka Ethiopia la keeno
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 ай бұрын
Daarood Waxa haysa aqoon la,aan badan oo dadka Awdal iyo salal daga ,waxaan dagnaa sadex dal hadaan nahay sama roon ,isaaq ,iyo ciise ,jabouti ,Somaliland ,Ethiopia , hadaad kuwa social media ka dhurmayaa waa kuwa labadaa dal ee jabouti iyo Ethiopia dagaanka ku ah ,oo kuwa somaliland diidan ku adeegtanayaan, ma dhici karto in sidii laascaanood yaa daaroodahay la nalagu dagaal galiyo ,somaliland baan wax ku nahay oo nolol ku haysanaa nin aan dalkaba ila lahayn ma ku dhex dagaalami karaa,Somalida la ii sheegayaa ma taa aan u caynayno mid aan ahaynbaa ,somaliland nimadana Anakaa le oo nabada iyo dawladnimada iyo is maqalka ,dhisanay ,
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
CADAAWADA DAAROOD FAQASH U QABAAN QARANKA SOMALILAND WAA IN AYNU GACAN BIR AH KU QABANAA DAWLADA SOMALILAND WAA IN AY DAAROOD FAQASH UGU TAGTAA GURYAHOODA MADAXWEYNE ANAGA DIYAAR U AH DAGAAL EE NAGU HOGAAMI SOMALILAND WAAD JEBISEY WAXAAD KA DHIGTEY WAX CID KASTA U SOO DHAARATO
@FayGo-m3k
@FayGo-m3k 2 ай бұрын
Waxan maxay Ku hadlayaan. Ma MUSSE BIIXI ayaa xoogaa uso tuuray. Waa been tood anagaa og. Horgal waa la qaban . Kuwan Cissé maaha.
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 ай бұрын
Koofiyad bacle dulmiyeysan imisa lagu dhiibay kkkkkkkk
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
CIISE ma sidaan ayaa udanbeysay .... MUUSE ayaan rabnaa 😂
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 ай бұрын
Gurigaaga aan kaa qixiyo caqli maaha
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 ай бұрын
Muse shani farso yaqaan odayaal baahan wey ku wataaan kkkkkkkkkk
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 ай бұрын
Tuugo tuuga kale jirin. War aamusa zeylac iyo lughaye ma imaanayaan ethiopiaan idinkana waa leydin leeynayaa tuugyahay.
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 ай бұрын
Isaaq baa boqol.qabiil kala.ah oo iska wada hor jeeda idinkuna ma sidaasaad noqoteen hadaa laandheere ayaad tihiin mar hadii aad kala fikir tihiin from.hg 😅
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Ciidanka Booliska oo hadda war cusub sheegay .
9:01
SKY Cable TV
Рет қаралды 3,2 М.
''Somaliland waxa wareeriyey..Khadar Baaruud
6:19
SKY Cable TV
Рет қаралды 3,9 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН