Jasiirada Socotra | Jasiirad somaali leedahay mise yaman

  Рет қаралды 91,043

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 601
@Suuq4uu
@Suuq4uu 3 жыл бұрын
Hadaanu somaliland nahay qalbiga ayaan ku haynaa jasiiradaas lkn illaahay ha ina mideeyo
@sahrrajama4009
@sahrrajama4009 3 жыл бұрын
Inshaallah anba reer somaliland
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 3 жыл бұрын
Amiin
@khadijashamil9404
@khadijashamil9404 3 жыл бұрын
Waa dhuul Darood
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 3 жыл бұрын
@@khadijashamil9404 xoolo
@yacqubbashiir277
@yacqubbashiir277 3 жыл бұрын
@@khadijashamil9404 mayee hoyadaa waye
@NONAME-vg1fv
@NONAME-vg1fv 3 жыл бұрын
insha Allaah wax walbo sidoodii ayay kusoo laban doonan🇸🇴✊🏻☝🏻
@abdullahiasad8770
@abdullahiasad8770 3 жыл бұрын
Insha ALLAAH🤲🤲
@alihomsi8313
@alihomsi8313 3 жыл бұрын
😂
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
@@alihomsi8313 ??? Aan Kula qosle
@pcg4m3er
@pcg4m3er 2 жыл бұрын
That time Somalia will be under Italy and British.
@alqusamibanali4236
@alqusamibanali4236 2 жыл бұрын
جزيرة سقطرئ يمنيه منذو خلق الله الكون
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 Жыл бұрын
Inasha allah way so noqon doonta dhawaan somaliya guull
@zhongxina9702
@zhongxina9702 3 жыл бұрын
Inshallah. ilahay ban kaa baryayna inan soo ceeshano gooboladeeni ay gumeestuhu dad kale siiyay.
@ahmeyabdi8011
@ahmeyabdi8011 3 жыл бұрын
Asc reer waberi media I came from NFD AMA GOWALKA WAQOYI BAARI SOMALIA HANOLATO
@shaaficiaxmed3331
@shaaficiaxmed3331 3 жыл бұрын
Masha allah cashar ayaa naloogu dhigay iyadoo kooban
@Salmaan9
@Salmaan9 3 жыл бұрын
اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد وعلى آله و صحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Mudane.
@Mudane. 3 жыл бұрын
Maashalaah Wll Noo soo Badi Mawduucyda Geography Iyo Sooyaalka Ah ❤FROM soomaligalbeed
@alqusamibanali4236
@alqusamibanali4236 2 жыл бұрын
تزويد في معلومات لا اساس لها من صحه فالجزيرة سقطرى يمنيه منذو خلق الله الارض وسوف نحميها بكل مااتينا من قوه
@abdirahmanbashiirmohamed2353
@abdirahmanbashiirmohamed2353 10 ай бұрын
​@@alqusamibanali4236 Dhulka dadkii lahaa baa u harayo Soqadra waa jaziirad soomaliya leedahay taas maanka gali Gumeystaha ingriiska ayaa ku siiye sida uu u siiye dhulka inooga maqan itoobiya iyo Kenya Waanu soo celi mar ay noqotaba I.n
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
marnaba shaki igagama jiro inan dhulkeyga ethiopia kasoo ceshan doono inshallah ha dhawaato ama ha dheeraato e
@A...A09888
@A...A09888 3 жыл бұрын
Insha allah bro greating from jigjiga
@abdullahiasad8770
@abdullahiasad8770 3 жыл бұрын
Insha ALLAAH wll respecting from jigjiga
@fahmijama7794
@fahmijama7794 3 жыл бұрын
@@A...A09888 fiki xumadaadu yeyna sabobin in jigjiga oo dhisan in laysku dul laayo , hooyoyinkiina iyo hablihiinu qaxaan/ oo qoxooti noqdan oo la kufsado dowlad u cadaalad samaysana la waayo . Waxad tihiin Ethiopia ee dalkiin wax la qaybsada qayrkii dayaxa ayey ka dageene , dib ha ugu noqonin 1977
@fahmijama7794
@fahmijama7794 3 жыл бұрын
@@abdullahiasad8770 fiki xumadaadu yeyna sabobin in jigjiga oo dhisan in laysku dul laayo , hooyoyinkiina iyo hablihiinu qaxaan/ oo qoxooti noqdan oo la kufsado dowlad u cadaalad samaysana la waayo . Waxad tihiin Ethiopia ee dalkiin wax la qaybsada qayrkii dayaxa ayey ka dageene , dib ha ugu noqonin 1977
@fahmijama7794
@fahmijama7794 3 жыл бұрын
Nio dadka ha waalin dowladnimada iyo walaltinimadu waa kala laba
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Jasakallah inbadan ustaad Abdiraxman omar👏👏
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665 3 жыл бұрын
South Somalia, north Somalia, djibouti, Somali west, northern front district (NFD) and socra wey midoobi doonan maraan dheerayn sababtoo ah dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu maankoodu hareeyey dhulkaas maqan iyo kala qeybsanaanta Somaaliya. Ani 30 ma gaarin umana dhawi haddana dhiigayga bay ku qoron tahay in dhul, dad iyo hantiba iga maqan tahay
@safwaannicidho-fm9nx
@safwaannicidho-fm9nx Жыл бұрын
Anigu waxaan kunoolahay magalada hargeisa ee caasimada somaliland waxaa nan hadiyo jeer tabaa goormay somaliland iyo somalia midoobayaan waana jecelahy in 13 sano kadib hubsoosaarno😢😢
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
@@safwaannicidho-fm9nxwllo qof qalbi fcn bathy Allah ku barakeeyo ❤❤
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 жыл бұрын
WAW Important topic thnks ustaad
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
THANK YOU MY DEAR OBVIOUSLY EXPRESSED . YOU ARE WELL EDUCATED AND KNOWNFUL YOUR VOICE IS VERY GOOD, AND I LIKE YOUR VOICE.
@BayleChannel
@BayleChannel 3 жыл бұрын
Dad soomaaliyeed ha lagu beero jaziiradas si dad ka ugu badan ee ku nool ay u noqdaan somali
@yaasirmaan3938
@yaasirmaan3938 3 жыл бұрын
Haa waa Sida ugu fiican ee lagu soocalinkaro
@sahalyare9784
@sahalyare9784 3 жыл бұрын
Waqtigii hore dad somaliyed baa dagnaa lkn gadaal dambe gumeystaha ku beeray yamaniyiin 😪
@shewalalmahri4775
@shewalalmahri4775 2 жыл бұрын
Dadka degan wa carab salax wliba carab maxmud salx
@احمدالعوبثاني-م5ش
@احمدالعوبثاني-م5ش Жыл бұрын
​@@sahalyare9784كلام كذب 😂
@agh7185
@agh7185 2 ай бұрын
@@sahalyare9784dadka Somali iyo Yemeni Isku Dax qaasan ee u eeg yihin
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp somalidu intedibayba ku heeshin wayday oo qabil iyo dagal isku dhameyen melkale ha sheegin
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 8 ай бұрын
Markaan cagaheena isku taagno jaziiradeena waa sooceshaneynaa insha Allah soomaaliya guul ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪👍✌️☝️
@zakariyeck6758
@zakariyeck6758 3 жыл бұрын
somalia 💎💎👍 Ha noolaato
@alqusamibanali4236
@alqusamibanali4236 2 жыл бұрын
يعيش اذا يريد الحق اما بنسبه للجزيرة يمنية منذو خلق الله الكون
@kamaalahmed8667
@kamaalahmed8667 3 жыл бұрын
Insha'Allah markaan madaxweyne noqdo jasiirada suqatra awood military oo xoogan baan kula wareegi doona🇸🇴
@suhaibabdi1648
@suhaibabdi1648 3 жыл бұрын
Inshallah ❤️🇸🇴💪🏾
@mohamadfarahwarsamemohamad426
@mohamadfarahwarsamemohamad426 3 жыл бұрын
War ma yaman baa kuduulysaa oo islama xoolow itoobiya ora kuduul
@jsl3850
@jsl3850 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 3 жыл бұрын
In,allah zxp
@kamaalahmed8667
@kamaalahmed8667 3 жыл бұрын
@@mohamadfarahwarsamemohamad426 cidii hor istaagta soo celinta dhulka naga maqan cagta aan marinayaa
@ahmedjibril8667
@ahmedjibril8667 3 жыл бұрын
Adiga oo aad u mahadsan barnaamijka jasiiradda Sucadra sheekooyin badan nooga soo diyaari Sxb
@musicsom-yy3mi
@musicsom-yy3mi 3 жыл бұрын
Masha Allah meshoda alla haku nawad galsho
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp diri dhaba somaligalbed guuuuuuul
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv Ай бұрын
Insha Allah waan soo ceshan dooonaa
@cabdicasiisaxmad4756
@cabdicasiisaxmad4756 3 жыл бұрын
Ilaahay qoom maduleeyo illaa ay iga isduleeyaan haddaan soomaali nahay ceebta iyo darxumada dusha naga saaran anagaa isi saarnay cidna dhulkeena maysan qaadateen haddaan isku fiyownahay anagu. 😥😥😥😥😥
@nashadomar6659
@nashadomar6659 3 жыл бұрын
Haa wlhy
@nashadomar6659
@nashadomar6659 3 жыл бұрын
Markasey isla quman yihin
@amiroamiro8331
@amiroamiro8331 3 жыл бұрын
Waa taaktiko Gumeysi ingaliish Hilmaami meyno Dhibkoo na galiyay
@alqusamibanali4236
@alqusamibanali4236 2 жыл бұрын
نحن معى صومال لسترجع أرضه المنهوبه من اثيوبيا اما بنسبه لسقطرئ فهي جزيرة يمنيه منذو خلق الله الكون والجدال في ذالك هو زرع عداوه بين شعب اليمني وصومالي فقط اما الجزيرة يمنيه وكل شواهد توحي بذالك
@crahmanhashiahmed185
@crahmanhashiahmed185 2 жыл бұрын
@@alqusamibanali4236 we secotra Island is part of Yemen and also the people
@kaderarab404
@kaderarab404 3 жыл бұрын
Masha allah aad aya u qurux badantahay
@abdala_isak
@abdala_isak 3 жыл бұрын
Jazakalah
@user-gh6mr5we4p
@user-gh6mr5we4p 3 жыл бұрын
Waxaan aad u jeclahay somalia oo dhul keeda gumeestaha qeebiye in mar uun soo ceshato
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Insha Allah dhamaanteen wan rajeyneynaa
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Insha alaah maalin uun waan soo ceshan doonaa jasiirada soqotra iyo dhulka kalaba
@يَمن-م2ح
@يَمن-م2ح 2 жыл бұрын
Socotra is a Yemeni land and its people are Yemenis, this is the word of the people of Socotra, and we respect and love the brotherly Somali people, and we are also the people of war if you want
@sudaysiahmed7799
@sudaysiahmed7799 2 жыл бұрын
@@يَمن-م2ح lkkk. Yeman waa walaaladay wana jecelnahay. Balse jasiiradaas somali ayaa iska leh. Somali dagaal waa taqaana
@احمدالعوبثاني-م5ش
@احمدالعوبثاني-م5ش Жыл бұрын
​@@sudaysiahmed7799سقطرة تاريخيه ارض الأحقاف حضرموت اليمن لاتقول صومال عيب
@Starlight_34667
@Starlight_34667 11 ай бұрын
@@يَمن-م2حsomali aya iska leh
@kashkaash8818
@kashkaash8818 3 жыл бұрын
Manshallah macalin khayr allha kusiiyo aamiin inshallah
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
الله اكبر ولله الحمد
@Shantai_34
@Shantai_34 2 жыл бұрын
Ilaahey waxan ka baryaa inuusan somali mideyn ilaa iyo inta ay cunsuriyadda iyo dulmiga joojinayaan.
@ruqiyakooshin120
@ruqiyakooshin120 3 жыл бұрын
Qofka dadaalaa xaqiisa waa helaa, jaziiradaasi dhulka Somalia waa leedahay waanaan soo ceshan doonaa dhulkeena hadii aan midawno oo aan isku duubnaano oo aan dhulkeena iyo dadkeena xoojino, waxa la Yidhi waxa guusha kuu geynaya lama dayaco weligaa insha Allah guul iyo gobonimo Somalia
@يَمن-م2ح
@يَمن-م2ح 2 жыл бұрын
Socotra is a Yemeni land and its people are Yemenis, this is the word of the people of Socotra, and we respect and love the brotherly Somali people, and we are also the people of war if you want
@muxudiin4499
@muxudiin4499 2 жыл бұрын
@@يَمن-م2ح No
@maxamed9999
@maxamed9999 Жыл бұрын
@@يَمن-م2ح no it is not.before 1480 somalis was ruled socotra.Every country wants Somalia to take its land because it is without a government. Socotra is located on the sea border of Somalia and is only 80 km away from Somalia. We will get our land back, insha allah.
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Жыл бұрын
​@@يَمن-م2حsocotra waa dhulkeena Yemen wa saxare ingiriis idin siiyey jasiiradan laakin ingiriis maleh dhulka ixtiraam makaaga baahnin hada dhulkayaga boobayso
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Жыл бұрын
​@@maxamed9999insha allah lbx wllhi somali wa baa baday meel walba wa layna dhacay 😭😭😭
@khaalid2833
@khaalid2833 8 ай бұрын
Haa waaruntaa wlla
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 3 жыл бұрын
Shacabka iyo dowladaba inan aqoonsano mahan xadka uu Nin gaal ah uu. Xadeeyey wa dhulka inaga maqan aan ku soo ceelina qalin Ama qori wkhtigey noqotaba allha dowlad xoogan ina siiyo iyo shacab dalkooda jecel oo aan isku mashqulsaneyn
@muxaadaronuur3877
@muxaadaronuur3877 2 жыл бұрын
Anagaa leh SOMAALIYA
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 3 жыл бұрын
Waan imi alxamdu lillaah ee seelayahay walaalayaal
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 жыл бұрын
Fcn
@abdow4104
@abdow4104 3 жыл бұрын
اﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺇِﻧِّﻲ ﺃَﺳْﺄَﻟُﻚَ اﻟْﺠَﻨَّﺔَ ﻭﺃََﻋُﻮﺫُ ﺑِﻚَ ﻣِﻦَ اﻟﻨَّﺎﺭِ🤲 Allahayoow waxaan kaa baryayaa janno oo aan kaa magan gala naarta.🕋🕌🛐🤲
@mohamedabdiyuusuf5683
@mohamedabdiyuusuf5683 Жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad ka hadashay wll run ahaanti maalmahan oo dhan ayn madaxa ku hayay horeyna inaan annaga leenahy waan ogaa
@mr.maxamedsalaad-if4vj
@mr.maxamedsalaad-if4vj Жыл бұрын
Masha allah
@ahmedabdillahi3939
@ahmedabdillahi3939 3 жыл бұрын
Somalidu ma laha dawlad adag oo badeeda iyo xuduuskeda ka war haysa. Hopeless land weeyi abdiraxmanow bro waan taas ribka jira
@zakiyareh3355
@zakiyareh3355 3 жыл бұрын
😂😂
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 3 жыл бұрын
Haa wllo
@haniabella5321
@haniabella5321 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين
@HassanHassan-ig3wg
@HassanHassan-ig3wg 3 жыл бұрын
mar uun dhulka naga maqan waan soo ceshandoonaa somalia hanoolaato
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
WAABARI 💯🙌 Waa Marki igu horeysey Ee Aan maqlO jasiradan 😊 #Abdirahman Waxad Noo fududeysay in aan Adunka kusoo wareegNo anagO.. gurigaya jogna ! We Thnk U
@aarboy2305
@aarboy2305 3 жыл бұрын
اللهم صل على محمد اللهم صل على محمد
@abdiwaliabdirisaq6002
@abdiwaliabdirisaq6002 2 жыл бұрын
Insha allah somalidu xaqeda wey soceshan donta bad iyo beriba illahay idinki
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Cajiib.
@shaluusports8892
@shaluusports8892 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@ahmatmoh8137
@ahmatmoh8137 3 жыл бұрын
Mar ay noqotaba wn kaso cashan doona dhulkeena iyo dadkana gumistihi u cadowga inaga siyayna Lakin wa malinta Somali waqoyi iyo konfur midowdana Qabyaladana aynu iska dhaafno 😭😭❤
@G_Z_R78
@G_Z_R78 Ай бұрын
Ma idinla tahay in annagu Yamaniyiinta aan ka faa'iidaysano? Aad baan idiinka faqiirsannahay, si ka soo horjeeda sidaad u malaynaysaan, idinkana waanu idiin kala qaybsannahay.
@zayanhiin8950
@zayanhiin8950 2 жыл бұрын
Jasiiraddan annagaa iska leh, haddaan nahay Soomaaliya ☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️ This is an island for us, we Somalia ☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️ هذه جزيرة لنا نحن الصومال
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 10 ай бұрын
Insha allaah waan sio Ceshan dhulkeena❤❤❤
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 3 жыл бұрын
Alahu akbar anigu waxan ka baqayaa inta aan hada haysano inaan weyno
@nasirsaleban9201
@nasirsaleban9201 3 жыл бұрын
Thanks teacher
@azizi3563
@azizi3563 3 жыл бұрын
Insha Allah dhulkeena weynu soo ceshan
@mohammednoor6439
@mohammednoor6439 3 жыл бұрын
Walalo isnacay weyxabalo badiyaan
@SR-dx8fg
@SR-dx8fg 3 жыл бұрын
Emaradka waa Aboor allah naga qabto
@Hasaam930
@Hasaam930 3 жыл бұрын
Jasiradan somaliya iskaleh wllo lkns kama hadlan somalidu wlhy waa ayaan daro
@ayaanabdallahassan3062
@ayaanabdallahassan3062 3 жыл бұрын
Maowduuc FIICAN wallkey jazaakallah kheyr
@abdirahmaansacad1184
@abdirahmaansacad1184 3 жыл бұрын
dhulkaa waan soo ceshanaynaa insha allah
@SafiyaCeegaag
@SafiyaCeegaag 27 күн бұрын
Car sooceli jasiirada anaa dagan❤adeer mcn
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Somaliya markee awood yeelato uun dhulkaas ha sheegato blse maanta badeena ayaaba qalqal ku jiro maxay jazirad tari🤔
@abdullahiasad8770
@abdullahiasad8770 3 жыл бұрын
Waan ka bixidonan insha ALLAAH
@muhamedcali6713
@muhamedcali6713 3 жыл бұрын
TARIIQ BADENA WANSONCESHANAY SOQODRA WANSO CESHANENA INSHA ALAH 💪💪💪💪💪💪
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 3 жыл бұрын
Gaalada inay cadawtinimo noo hayaan waxaa daliil u ah markaan shan sano jiray up to now waxay leeyihiin somaalia dadkeeda waa 15 million taas ayaa cadeen u ah inay gaalada dalkeenna iyo dadkeena cadow cad ku yihiin aniga waxaan aminsanahY somaalia inay gaareyso 30 million ___45 million sawabtoo ah somaali hadaa nahay dad nala mid ah dunida lagama helo dad hal diin hal looqad lagama helaayo dunida somaalia mooyee
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 3 жыл бұрын
15 waa inta soomalia ku nool runta wxy tahay soomali iyaga is cunay anaga dad kama dhalan dugaagiin ban ka dhalanay ilaaa iyo kursi iyo wx mala yacni laiski haysta dhulkeena saas bay yaman u haysata
@najlaxaji6211
@najlaxaji6211 3 жыл бұрын
Wan kaxumahay nasiib uman yeelan dowladnimo iyo hormarada caalamka ay kusi socdan waxan kuso biiray dunidan iyado kala qeybsanyahay wadankeyga dadkeygana ay dagaalamayan ilaa hdane aysan ka caqliyesan dagaalkas lagu iloobay wax waliba o qurux bdn o madaxena kor uqaadi laha, waxan dareema ciil an waxba kaqaban karın illahay qalbiyadena ha iskuso dumo wax kalo dhaho ma aqano wlhi
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
😅😅😅😅
@cabdallegeele7387
@cabdallegeele7387 3 жыл бұрын
walaaleheena Yamen baa Noohaya dhib maleh ✅🇸🇴🇾🇪
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Yemen waa kuwi xabashida nogu hiliyey waxba ha u daba dhiqin
@nastexoabuukar1400
@nastexoabuukar1400 Жыл бұрын
Adu walalka yahay anaka wll noma aha yaman baqtiga uf 😏
@fahiimofaarax5897
@fahiimofaarax5897 3 жыл бұрын
Codag youtubers ka kanahada afjaar xaqiiq xeeldheer islamarkaana aad raadiso midnimo baraarujin shacbiga soomaliyeed waxad wall mudanyahay in kagu siiyo bollad sharaf olahay ku sharfo oo haku garabgalo guul aakhiro iyo adduunba wall🤲👍👍💯💯💢💢💙💙💗🇸🇴🙏🇸🇴💯
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
la midoobi mayno koonfurta somaliya😁
@carwow.nederlandbelgie892
@carwow.nederlandbelgie892 3 жыл бұрын
#SOMALIA🇸🇴💪💪
@مڄھۉل.̇
@مڄھۉل.̇ Жыл бұрын
يمنيه رغم انف العدو
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Жыл бұрын
ههههه سقترا لي وليس لك، رغم سرقة الكفار و ابنا اهم
@doctor66930
@doctor66930 7 ай бұрын
انا صومالي و الجزيرة تبع اليمن مدري ليش بنحط اعيننا على اماكن ثانية و حنا حتى ما نقدر نحكم انفسنا 😂
@yasmiinYusta-yi2oe
@yasmiinYusta-yi2oe Жыл бұрын
Wlhy meel xuun baynu nala noolo na an iyo dhul la aan
@mohamedbainahnaafic8279
@mohamedbainahnaafic8279 3 жыл бұрын
Drnaafic halkani waa WAABARI MEDIA first com firs like💯💯🙏🏼🙏🏼🔥
@abdiqadirmohamed5374
@abdiqadirmohamed5374 3 жыл бұрын
Wax muhiim aan ogayn ayaa noo soo ban dhigty waa mahadsanthy
@maxamed4life435
@maxamed4life435 2 жыл бұрын
Insha Allah marbaa Raadin donnaa dhulkeena👍
@hollaatme2991
@hollaatme2991 3 жыл бұрын
Halkanina Waa Waaberi Media. Horta Englisch kan xasid nimada inoo qabay badana qaraca
@abdifitahabdulkadir3419
@abdifitahabdulkadir3419 3 жыл бұрын
waaa ciilkii koofil
@abdifitahabdulkadir3419
@abdifitahabdulkadir3419 3 жыл бұрын
io islam nimad
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv Ай бұрын
Scw
@jaamaccawil-jagle
@jaamaccawil-jagle 3 жыл бұрын
Dadkan liketa tuugsanaya ayaa larabaa inay dhul ay wadamo kale qaateen lasoo noqdaan oo gacan tooda dib usoo gasho 😥 __alla kuwan maxay soomaali nimada canjilayaan War caadi iska dhiga oo markaad horu mar gaadhaan waxaad doontaanba tuugsada oo
@samaalechannel8670
@samaalechannel8670 3 жыл бұрын
Dhul maqan ayaa lagahadlayaa iyagana waxey taaganyihiin like ii saar Iyo in ay nabiga scw ay ku tuugsadaan subxanallah
@sakipoi5986
@sakipoi5986 3 жыл бұрын
@@samaalechannel8670 dad nagama raacin
@ruqiyakooshin120
@ruqiyakooshin120 3 жыл бұрын
Ani waxaan u ololeeyaa horumarinta wadanka iyo toosinta dadkan hurda ila soo xidhiidha waxaan nii arkaa Dad hami sare leh saydoo kale +252 63 3327678 magacaygana Najma insha Allah horumari waa goolkeena
@cabdiraxmaancabdulaahi7187
@cabdiraxmaancabdulaahi7187 3 жыл бұрын
M.a Macluumaad aan in badan raadinaayay ayaad soo galisay mahsnid in kastoo madaxa iqrxay
@hibaaqomar1490
@hibaaqomar1490 3 жыл бұрын
Luuqadee kuhadlaan
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 3 жыл бұрын
Magaceyga waa Ahmed Omar halkaani waa waaberi media hadal aan kugu soo xasuusto ustaad
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا
@Caliibraahem
@Caliibraahem 3 жыл бұрын
Muuqaal نجم دين اربكان kasoo diyaari wllo. Mhadsnid💯
@nacimocabdi5953
@nacimocabdi5953 3 жыл бұрын
I'm the first one love😁😉
@zainzaki135
@zainzaki135 3 жыл бұрын
Keep going pro
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 3 жыл бұрын
Abdiraxmaan waaberi jasiiraddan inoo dhaw xogoheeda ayaan raadinteeda ku jiray lkn markaan muuqaalkaaga daawaday alx iindhaha baad ii kala qaadday xogo iga maqnaa , teedan kale soqatra runtii waa istraatiiji oo hadii ayno awood yeellanno yacnii awood ciidan iyo mid siyaasadeed iyo mid maamul wacan warqadd dawladaha ku cadaadin karno in ganacsiga laga joojiyo o aan ka xiranno lkn arintaasi waa marka aynu gacmaha isqabanno oo qofwaliba somali ahi deegaankisa ka adkaado uu dhiso dhan wacyi dhan aqoon mid aduunyo iyo aakhiro iyo indiinta isku xukunno markaas in ayaynu tallaabadan qaadi karnaa iyo kuwo maaanta mustaxiil loo arka la fullin kara , aynu dadaalno rag iyo dumarba insha allah khaladkii aabayaasheen waynu sixi doonna insha allah , rabbi baynu talo saarannay ficilka aynu la nimaadno wsc
@cadnaanyare8041
@cadnaanyare8041 3 жыл бұрын
Inshallh way inoso labanaysaa
@mohamedaliomar5641
@mohamedaliomar5641 3 жыл бұрын
Malin un waala soo celin doonaa dhaman dhulkii ingariiska uu naga siyay doladaha aan dariska nahay, xeelad iyo xoogba middeey doonto ha noqoto insha allah
@ateerosakaarochannel
@ateerosakaarochannel 3 жыл бұрын
Frist one l love you my bro
@Carfoon
@Carfoon 2 жыл бұрын
🥺🥺sida aderbijan dhulal keena mausoo ceshan karnaa🤨🤨🤕😥😥😥illhow naga yeel kuwo isku duuban oo is raacsan 🇸🇴 somala ha nooolaato😥💪💪💪❤
@mohadaacad2455
@mohadaacad2455 3 жыл бұрын
Guul sxp
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 7 ай бұрын
Suqadra somalia
@fardosaabdirahman5738
@fardosaabdirahman5738 Жыл бұрын
Soomaalibaa leh
@ahmedkafi._
@ahmedkafi._ 3 жыл бұрын
Another level broo
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 3 жыл бұрын
meel walba dhac baa noga yimi bad iyo beri😭😭😭😭
@khadarrrr
@khadarrrr 3 жыл бұрын
Qabiilka noogu wacan Walina dhax dabalanaynaa
@abiyowdmt8394
@abiyowdmt8394 3 жыл бұрын
Insha allha wey ku solaban dontaa jaziradan somaliya💪
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 8 ай бұрын
Alla madaxda ba nala hartay
@dauorad
@dauorad 3 жыл бұрын
Suqadra Waan Tagaey Waxanba is dhihibKaraaa Waa Dhul Somali yed Odey Ka Mid Ah Odayaash Daga #Qandala Gurya Ayaan Ku Lahay Lkn Gumestihii ingiriiska Ayaa Ku Beeray Yamaniin Taasina Oo Sabbtay In Dagaal Ka Dhoco Meesha Carrab Somali Somalida Meeshna Waa Laga Soo Kla Carrey Sidaas Dareed Somliyey Jasiiradaas Yamaniinta Ka Donta
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Dadka daga carab ma ahan walalo xita luuqadadoda carabi ma ahan waa dad tariiqdoda la badalay
@shewalalmahri4775
@shewalalmahri4775 2 жыл бұрын
@@SomaliGirl-vh2qw anaga degna qabaailka degana wa carab saalax luqadana wa luqad looga hadli jiray Southern Arabia qarniyo kahor qabaailka yemen asligooda waye kadib luqada labad aya ah Carabi
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
@@shewalalmahri4775 carab saalax carab miya 🤔 mise qowmiyada somalida aya lagu xisaabaya walalo
@shewalalmahri4775
@shewalalmahri4775 2 жыл бұрын
@@SomaliGirl-vh2qw carab salx waye waxeyna kaso jeedan ardul mahra lkn maadama ay Somli la dhaqmeen somalida lagu xisabiya lkn kuwa wa aslu carab qarniyo kahor aye yimden Somalia walshey
@cench2
@cench2 3 жыл бұрын
Zxp mahad sanid wlhi wax bdn aan raadi yaay dad ka hdly jaziradaan
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 7 ай бұрын
Suqadara waxaa iska leh carab saalax maa intaas sheegto wariye meheri ismaaciil waa carab saalax ayagaana leh jasiiradaan ❤❤
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
Sxb gabarta ugu horeysay somaliyeed oo wadey diyarada ciidanka
@khaliiffiniin4964
@khaliiffiniin4964 Жыл бұрын
Somalia❤❤🔥💪
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
Siyad bare 21 sano buu dalka heeystay wuxuuna awooday ugu yaraan. Jasiiradaas. Inoo soo celiyo. Lkn taaas badalkeeda waxuu ku mashquulay oo dad soomaaliyeed inoo diyaarado xasuuqo. Qaarne oo ceelasha ka duugo. Wax dhib aheen lagama dhaxlin dowladii siyaad bare. Maanta dhibka taagan ineey qabiilo lesyku dilo asigaa u sabab ahay.
@Faz-O
@Faz-O Жыл бұрын
Sxb tarighda ruunta kaa sheeg siyaad bare Ethiopia uu awood leh ayu afka kuduftay waax damo aan asaga ehen maba jiro tedha kale madhaxdha manta waxey mumili laadhahy xamar 😂
@lefasoking1519
@lefasoking1519 3 жыл бұрын
Walaal waan ku taagertaa
@gattuze453
@gattuze453 3 жыл бұрын
WALAAL WAA CODSI NOO BILOW SHEEKOOYIN TAXANE AH MAHADSANID🥰🥰🥰
@alphalyrics7943
@alphalyrics7943 3 жыл бұрын
War horta englishku xaasidsanaa cadawaduu noo qabo badanaa
@A...A09888
@A...A09888 3 жыл бұрын
Somalia meel istaraatijiyeed ayay ku taala markaa waalakala qaybiyay si ay awood u yeelan
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 107 М.
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 306 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 49 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 118 М.
Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia
18:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 427 М.
Qisada Qaarad qarsoontay | Atlantis | xadaarad la waayay |
8:48
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 196 М.
WAREYSI QALBI-DHAGAX: XAALADDA GUUD EE DALKA
44:48
HANOOLAATO
Рет қаралды 122 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 49 МЛН