Jawaab Faahfaahsan Sh Xamse Xabiib vs Sh Xasaan Xuseen

  Рет қаралды 26,728

Sh Xamse Xabiib

Sh Xamse Xabiib

Күн бұрын

Fadlan Subscribe Saar Chanelka Sh Xamse Xabiib Share Garee Vedioga Si Ay Umada Kalena U Gaadho Fariintu
/ @shxamsexabiib2221

Пікірлер: 106
@amrcade2970
@amrcade2970 5 жыл бұрын
Sh xasaan xuseen Cilmigiisa ilahy ha barakeeyo❤❤❤👍
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 3 ай бұрын
جزاكم الله خيرا.
@adamali6252
@adamali6252 5 жыл бұрын
hadaa run sheegesid car ladood sh xasaan
@ilhaanahmed4114
@ilhaanahmed4114 5 жыл бұрын
kkkkkk waar miyuu kusoo caanbaxyaa waar kuwii kaawaweynaa ayaa ninkan hortagi waayee maxaad kawadaa kkkkkk waar ninkan sh xasaan waxaad kawraysataa c qaadir cukaashe
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
ninba waa intuu ilaahay cilmiga uga dhigay nin walbana dhankiisuu ka xaanyahay sheekhuna waxba ugama baahna kusoo caanbixid oo bari horaa calankiisu babadag cukaashe haduu xasaan liqayna ragaa qoodhaabaanu baanuu hansanaynin marnaba sidaa u ogoww
@amrcade2970
@amrcade2970 5 жыл бұрын
Aniga Xasaan waa sheekha somaliyeed oo carabta cilmigiisa la gu tashto. Sheekh somali misa Caalim u dhigma oo la doodi karo majirto. Sh xamza xabiib waa macalin dugsi waxaa ula talinlahaa in uu ladoodin maadaama ay isku cilmi ahayn
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
@@amrcade2970 waxbaanad ka aqoon sheekh xamse xabiib waa callaamah umaduna sidaasaay uga cabtaa cilmigiisa sida xassaanna ma indha la'a oo wax walba iskuma qaado laakiin cilmi buu ku hadlaa bal tanoo kaliya eeg sida cilmiga ahee uu u niqaashayo xattaa mar kaliya soo hadal qaadayo magaca xasaan waayomci,migaa kala wayn shaqsiga sheekh xamza xabiib calaamada soomaalidee gobolada waqooyi alloow noo dhawr
@imamushafici209
@imamushafici209 5 жыл бұрын
Kkkk sxb geesinimadaas intuu ka keenaya qof fooda galiya wala wayey dhinaca diinta
@khaledahmed1484
@khaledahmed1484 5 жыл бұрын
Sheikh xamse asaga ayaaba xujada fahmin iyo waxa lasiku haysto iyo mas'alada meesha ay ka duuleyso. Waxa laisku haystaa: " Hal wadan, ama gobal oo hal madax weyna uu ka talin karo ( sida somalia ), laba madax weyna makatalin karaa???? Inta uu amiirka muslimiinta uu gaari waayo, nuwaab iyo waali asaga mathalaayo ayuu udoorayaa. Ee suasha ma aha Africa oo dhan ama aduunka oo dhan hal qof haka taliyo TANBIIH: Marwalba waxan eegeynaa waxa lagu talinaayo ama dastuurka lagu dhaqmaayo, haduu yahay Quraanka, wax yaalaha kale waan udul qaadaneynaa intaan awood ka heleyno.
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
mise adigaan fahmjn walaal sheekh xamse maahee ! waayo dalka aad sheegayso maxaa xaddidaya ma cirqi luuqad mise xuduud xuduudda lafteeda waa mid gaalo dhigtay ee ku darso mar kale iyadoo islaamkoo dhan khaliifo kali ahi u taliyo ayaa hadana gobollo la goostay oo culimadii islaamkee hoos joogtayna adeecayeen in la adeecana ku baaqayeen waxan filayaa haddii caalamku hadda odhan lahaa somaliland waa la aqoon saday waana dal madax banaan inaad ka hadhi lahaydeen adiga iyo sheekh xasaan iyo ciidankiinaasi markaa sharciyadda gaalada uunbaa idinka gacanta iidinkj haysa hadaanay sidaa ahayn waa inaad ogolaataan gobolada ay wadammo muslimiin ahj ka ahaystaan muslkmijn kale sida gobolka axwaaz ee iraan iyo jayzaan ee sucuudiga ku yaala somaliland iyo soomaaliya laba dal bay kala ahaayeen imikana waa kala fadhiyaan markaa halala dagaalamo waa waalli ee idinkaan waxba fahmin wali ugu danbayn alshabaab iyo farmaajo keebaad taageeraysaan ilaayn wadankisii bay ka dhex dagaalamayaane
@aadonalleweyne5830
@aadonalleweyne5830 5 жыл бұрын
Jazklh
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
الشيخ العالم المتفنن المتزن الشيخ حمزة حبيب حسين بارك الله فيك وجزاك الله عنا خيرا فيما أوضحت لنا والله لا أعجز عن استماع هذا الدرس شاهدته أكثر من عشر مرات
@ismaailshariif8295
@ismaailshariif8295 5 жыл бұрын
Kafka ciida loo daree
@mustafeqalin-maal2695
@mustafeqalin-maal2695 5 жыл бұрын
Sheekh Xasaan Waa mid ka mida Dadka ugu aqoonta badan Ummada Soomaaliyeed Hortiisa ma soo fadhiisan kartid Adeer markaa Ninkaa aqoontiisu wey saraysaaa waxaanu ku darsaday Geesinimo markaa Ninkaa Odaygaaa Ka xishooood.
@arahmanmohamed1828
@arahmanmohamed1828 5 жыл бұрын
Shekhu muu fahmin mlaa mas.alada aniga sh xasaan ayaa ila saxn
@bobbyjrcamash2262
@bobbyjrcamash2262 5 жыл бұрын
Sheikh Xasaan Xuseyn Allaha Xifdiyo Cilmigiisa Ayuu cuskadaa Wuxuna uukaga duwanyahahy culimada kle Xaqa kama gambado
@Xaq-raace
@Xaq-raace 5 жыл бұрын
Wadaadka ha la weydiiyo yey yihiin أهل الحل والعقد؟ Sheekhow ma Parlamaankaa? Ma Guurtidaa? Ma Fusaaqdiyo Fujaartaa?
@abuqatada9118
@abuqatada9118 5 жыл бұрын
Wllhi sheq xasaan Allah barakeyo siduu ugujawabay muusanfahmin wadaadkaaan melcidlaabukadoodayaaa naganaso wadaaad inadsocanbaxaysaan arkayaaaa
@ribixyare1002
@ribixyare1002 5 жыл бұрын
Walee waa yaab war wadadkan miskiinka ah bal wuxu kahadlaayo iyo wuxu sheekh xasaan kahadlaayo islaam allow isku fiiriya waxan isleyahay iscaambixin unbu rabaaye mid wax lajoga ma ahan
@Muxammadamiin
@Muxammadamiin 2 жыл бұрын
Diin iyo dad islaam ah madhifaaceesid ee qabiil baa uhadleesaye waxba koofiyad wadaad hanoogusoodumanin. Manimanka khanisnimadha iyo fisqiga iyo parlananka wata baa manta aayadho quranka udaliishan rabtaa dhifaacoda? Khayaanada dadka kadaa
@imamushafici209
@imamushafici209 5 жыл бұрын
Ragii ka waweyna ayaa fooda galin wayey adiga maskinka ah intee usocota
@sadiiqhasan3715
@sadiiqhasan3715 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@daaciilalaah943
@daaciilalaah943 5 жыл бұрын
Sax
@axmadadam6085
@axmadadam6085 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk sax 2
@abdilatifgesdhere2374
@abdilatifgesdhere2374 5 жыл бұрын
Sh xasaan xuseen ilaahay ha inoo xifdiyo aduun iyo aakharaba cimigiisan habarakeeyo anagana ha inagu anfaco insha allah waankafaa ideeysanaynaa
@cabdilaahiqalinle3549
@cabdilaahiqalinle3549 5 жыл бұрын
Mansh allaaah
@Xaq-raace
@Xaq-raace 5 жыл бұрын
Mad'habka Jamaahiiril-muslimiin min Ahli sunna wal- jamaacah waxay isku raaceen in ay banaaneen حكم تعدد الحكام أو الامراء In ay ka taliyaan hal meel hal waqti. Halkee bay joogaan Kuwaan sooaamlida ah ee dadka Kufriga iyo Dastuurka ku xukumaya Ummada ee kala qoqobay Qoyskay ka dhasheen ee mid walba iyagaa Gaallada ku faruur xidhtay .
@fardahachannel6548
@fardahachannel6548 2 жыл бұрын
Mnsha keep going macali
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
nuquusha ow wadaadku daldali hamoodina baxthi iyo baaritaan jeebkiisa ah howlahaan wuxuu kasoo qoota qooteystay kitaabkii yaraa ee abuu xassan al maribii ee فتنة التفجيرات والاغتيالات safxada nusqadaan hayyo 186 marku kajawabayo shubuhaad wuxuu kushegay. wadadkan gafafka aw galaaa ila arka si kooban:::: 1. wuxuu xukumayaa somalia in lakala jabiyo sida kamuuqata sawirka gadaashiisa 2.wxaa iska cad warka wadaadaha ee lasoo rari wuxu khuseya waajibnimada in xaduuda la oogo iyo xukunka ilaahey halkaan waxaa iiga muuqata in lataxriifin wax meshii ay lahaayeenna laga wareeejinayo oo qolyo qawaaniin wata booskii xukun islaam lagu cacaminaayo. 3.wuxuu yiri cid gaara ulama jeedo wxawna soosaaray videoga bilowgiisa sheekh xassaaan allaha xafideee caaalimka qarnigaaan. 4.wuxuu yiri cidii tiraahda surka halaga gooyo wxba lama socoto aaway xadiithkii nabiga scw من اتاكم وامركم جميع يريد ان يشق عصاكم فاضربو عنقه كائنا من كان hadalka wadaadka wxaa kadhalanaya aflagaado suubanaha S.C.W 5. dad muslim ah oo duruufu kala jarin ee cadow ow kala jarjaraaa khawanadii ow adeegsanayay wadaaadka ubaneynaya inay howshooda wataaan qabri masugaayo miyaaa subxannaaallaah 6.wuxuu kahadlaa somalidu inaysan aqoonin meel dhexe markas buu dhaleeceynaya wadaad faqiih ah usuuli ah mujtahid somali sheegta asaga uun an kahayno shekh xassaan xusseeen xukun nabi aw riday tilmaama asna ma oga xamse wuxu baneyay saaka etopia in nalagu daro. 7. masiir mataqaanid haku sheegin wadaadoow tanqiix iyo taxqiiq kala baro m.kale xassaaanna ijtihaadkiisa kuma gaadhid 8.ALLAHU AKBAR WADAADKU waxan uga shakisnaa wow kadhawaajiyay daqiiqada 28aad somalia inowsan xadidi karin buu tilmaamay allahu akbar somalida itopiana waw leeyhy oo waa ictiraafsan yhy.!!!!!! 9.wxn kaxumahay mafsado maka taqaanid maslaxo xamse 10. sababka kugu xambaaraa somalia iyo waqooyi inad kala reebto waad noosheegtay dadka halka jogtid joga 90% kamid ahaa kuqanacsan adina diin kaama ahan ee wxy kaa thy dadkaas qanci تلك عشرة كاملة.
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm Ай бұрын
Adigu inta wax kasiyaadsan mahayside afka dabaysha ka qarso
@acazaam
@acazaam Ай бұрын
@@HASSANDheere-dt8gm waa kumahadsan thy sidaa ii xasuusiday qoraal aan 6 sana kahor sameyay shukran
@warsamejamaccali3711
@warsamejamaccali3711 5 жыл бұрын
Sh xamse xabiib wa xidig usoo baxay dhamaan umada somalied Hadaan indhaha lais qaban!
@imamushafici209
@imamushafici209 5 жыл бұрын
Waxui ka hadlaya iyo sh.Hassaan waxuu sheegay maba islahan mas alada musan fahmin hamse
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
an ka jawaabo suaalaha caamada ileen amba caaamo kale ayan ahaye 1.wxa noga horeyay arinkaa asaga nabi maxamad scw axaadiith an tiro lahayn an kaxuso من اتاكم وامركم جميع يريد ان يشق عصاكم فاضربو عنقه كا ئنا من كان. 2.waxaa noga horeeyay sayidunaa cumar al faaruq marku geeriyoon rabay asxaabta ragii ugu cuslaaa oo cali iyo cuthmaan kujireen ayaw guri kuxareyay markas buu yiri doorta khaliif haday sadax bari kuso dooran wayaan gabigood halla dhameyo ayaw dardarmay dhiigoda ragaa ahlu janadaaa ijtihaad maa lagu fasaxay ileen baciid mhn inay isku af garan waayaane ? 3.wadaad taariqda hadad wx ka og thy madhahdeen saas waayo yuusuf ibn taashfiin wuxu andulus kadhigaaa maqli lahayd waaba macauul xataa yuusuf ibn taashfiin inaadan garaneeen. muslimiinta in lacad cadeeyo ninkii kashaqeeya waa in qoorta looo gaduudiyo duruuf darteed dad waajibkii xaduuda fulinaayo cid hala dilo dhehee maheyno. 4.jwbta suasha labaaad: inwalboo katirsan dhulka islaamka xata 5km oo mideysan ninkii dhaha labo baan ukala jareynaaa waa in loo gaduudiyo qoorta 5.fasaad iyo halaag kalama taqaanide maxaa mafsada utaqaaanna m.kale kuwa hales laayo dhahay ee godadka jihaadka kujira mawaadan ku eedeynin waxba mayaqaaaniin godbay kujiraan
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
caamadu ma jawaabteee meesha culimaa isku haysee iska aamus hadalkaaga jahligu ka urayo meelahanoo kale luguma soo qoro wax baro adeer
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
@@njmudiinarbekan3644 haa sxb ani caaman ahay wa runta lkn shiq xasaan xusein mad karabtaa caamaga mesha fadhiya inow ujwbo orod nuquusha wan kusiiyay kasoo leef kitaabkii xasan ma'ribii wrka wadadka rer waqoyi daldalaa Hadow waxyaro nasiiba cilmiga kudhax leyhy mowsan laso istaagen warka ow layimid
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
qabyaalad iyo reer waqooyi iyo reer koonfur intuu arinkaagu yahay waligaa waxba fahmi maysid saaxiib haddiiba naftaada aad ku qirayso inaad caami tahayna culimada maxaaba ku dhex geeyay sheekh xamse xabiib waa nin la yaqaan oo qaadiya faqiih ah muxadis ah qofku kollayba wuxuu jaahil ka yahay wuu colaadiyaa hadaad sheekha aqoon uleedahay sidaa umaad hadasheen
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
@@njmudiinarbekan3644 inan caama ahay shaki ma kaga jiro xamsena anoo kale yhy. Qaadi hakuu ahaado koleyba somalia wow ictiraafi wayay wawna xadidi kari wayay itopia wow xadida m.kle wa qaadi reered ani madhihin asaa lataagan. Adina reeerka umba kamid thy haydiin wacnaato adunyadu warka ow salaf kaso guraha modaye wxu toos uga kenay risalo yaro wadad hda jogo qoray wn kuu ixaaleyay hada hurdo kakacdee raadso mafilaayo qof carabi aqri karo ina tahaye
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
@@njmudiinarbekan3644 reer waqooyina wa rer waqoyi لتعارفو madhaafin howshu sida adi shekhaga wadad daniista
@ahmednuur8420
@ahmednuur8420 5 жыл бұрын
Maan sha Allaah Sheekh Xamse waa jawaab aad u fiican oo culmiyeysan Illaahay haku xifdiyo Sheekh.Aamiin
@xamsecabdi3762
@xamsecabdi3762 5 жыл бұрын
Ukaadi xamsoow warkan asaga ah maad fahmin malaa
@muhyadinismail1754
@muhyadinismail1754 5 жыл бұрын
sheekh hamse allah cilmiga hakuusiydiyoالله أكبران شاء اللہ
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 5 жыл бұрын
Sheekha xamsa ima qancin hadalkiisa ku ma Qancin. . Aniga sh Xasaan baa ila saxsan oo warkiisa cadyahay. والله اعلم
@teahlost8613
@teahlost8613 2 жыл бұрын
oday waxba haku daalin sh.xassan xuseen allah hay noo xafido cilmi badan baynu ka helnay oo dad culimo aynu u naqaano naga qafiyeen
@alisuleiman9450
@alisuleiman9450 4 жыл бұрын
Inuu soo caanbaxo ayuu malaha rabaa sidaas daraadeed ayuu Sheekhul Islaam Sh Xasaan ugu Qabsaday. Asalallaahu Salaamu.
@jamacsalaad2179
@jamacsalaad2179 Жыл бұрын
Yaa u doortay sheekhul islaam
@abu-hatimshekh648
@abu-hatimshekh648 4 жыл бұрын
Xamse xabiib alle haku barakeeyo Xasaaan waa iska hadlay
@isseadde5961
@isseadde5961 5 жыл бұрын
Sheekh xasaan xuseen aadam hore u soco xaq waanoo sheegtay Qofki rabo in oow ka hadlaa waa in oow dhahaa madax fara badan oo mid kasto hoos tagaa gaalada ma banaan tahay
@imamushafici209
@imamushafici209 5 жыл бұрын
Kkkkk hada ninkan ma xassaan ayuuu ka hadlaya haduuu run sheegaya ha hortaga ama hala doooda by mobile Afsomali kash lama rabe
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 5 жыл бұрын
Oo kula waynaa xasaan hadii la hortago ma dadku laqayaa
@bashirmahmud9536
@bashirmahmud9536 5 жыл бұрын
@Mutawakal Xassaan dadka ma liqaayo lkn cilmi ayuu meel ku saara, waa sheikh masla'ada ugu cilmi bdn
@mukhtaarxuseen2745
@mukhtaarxuseen2745 4 жыл бұрын
sheikh cabdi kariim xasan xoosh wuxuu kayidhi xasan xuseen wuxuu meesha kuhayaa كثرت الكلام
@macalinmohamudismail3673
@macalinmohamudismail3673 5 жыл бұрын
Sheekh xàsaan ilaah habarakeeyo waa caalim diinta karun sheega oo cidna ooga baqeynin
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 5 жыл бұрын
Alshabab ayu kabaqa ninkan .qaraxi zobe kahadal aya lagu dhahay markasu dhahay alshabab ayankabaqi hadan faraha lagalo arintas. Wajahil caalim ismoday
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 4 жыл бұрын
Sheekha doodiisa waa qadiyadda Somaliland Maxaa looga hadlay ee ma ahan diin sheekh somalia waa dalyar mana rabno cid kala goysaa rajadeenu waa inta maaqan saan ku keeni laheyn ee iska heyso Somaliland taada waa laguu imaanaa Insha Allah adiga oon kala goyn
@muhyadinismail1754
@muhyadinismail1754 5 жыл бұрын
sheekh hamse jawaab cad baad dadka umuujisay dad aanfahmin jwbt جزاك اللهُ‎
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
نقد مراتب الاجماع لشيخ الاسلام ابن تيمية
@mahamudmuhumed
@mahamudmuhumed 4 жыл бұрын
Halka hadalkaadu kusocday iyo sida ad kuso gawa gaweysay ismaleh shequna siday ila tahay.
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543 5 жыл бұрын
War kan maba fahmin lkn sh xaasan xusein abuu salman walee inaadan sanad ku gareen sh xasaan sh kaliya ee xaqa runta ka sheego mana kabaqo Cidna ALLAH Moyee......sh xasaan runtii waa shekh قل الحق ولو كان مره....adigana waxatahay nin shaqa ka radinayo youtub.....
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 4 жыл бұрын
SHEEKH XAMSE MAASHA ALLAAH DADKAN WAX KA SHEEGAYAA WAA QABYAALADIISTAYAAL WADA REER KOONFUREEDA QOF KALIYA OO CILMI KU DUQAYNAYAA KUMA JIRO SIDA UU ISAGU SHEEKH XASAAN U DUMIYAY WAALLIDIISA
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 5 жыл бұрын
Aniga waan qaba xasan inu asaga dilmudanyahay madama u kaligi culumadi iyo somalidi oo dhan khilafay .
@maanoche9742
@maanoche9742 5 жыл бұрын
Sh. Xamza Xabiib Abu Cumaara Ilaahay hakaa abaal mariyo xaqbaad ku hadashay si caqliyaysan oo aftahanimo ku dheehantahay ayad arrinta u qaadaa dhigtay. Waxa intaa kuu raaca wadaniyad kugu xeel dheer ee aad u cuskatay diinta. Ilaahow sheekha noo dhawr Somaliland-na noo dhawr. Aaminn
@maxamedsayyid761
@maxamedsayyid761 4 жыл бұрын
Waa xaqiin in shiiqaan ka cilmi badanyahay xassaan
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 5 жыл бұрын
Sheekh.xamse xabeeb alle haku barakeeyo
@114-i2f
@114-i2f 5 жыл бұрын
Nimanyohow yaabka jira!!!!! Gurigi wadaadnimada guri cid kasta u furan ayuu noqday!!!
@use_996
@use_996 5 жыл бұрын
Wadaadkan xalkisa hala soo baadho sabab to ah Somalia iyo somaliland bu laba magac ukala sameyay iyo laba midab sidi laba dawladod
@kahiyemohamed3276
@kahiyemohamed3276 5 жыл бұрын
niin an cabsanin walocabsada anika ruunti shiekh xassan xusseen ayan racsanahy lakini shiekh xamse mesha ujogo fiitan aya kajira.if he say the truth nobody wil take his responsibility their is no islamic administration in this martal fictional fuckin world wich is under control kufaar . US and Israel
@aadonalleweyne5830
@aadonalleweyne5830 5 жыл бұрын
Sheqan qeyr alaha siyo lkn wali musan fahmi calimka sheq xasaan
@aburamla209
@aburamla209 5 жыл бұрын
Ninkaan jahmiga ah oo maamulgoboleedyada taageersan sidee din oogahadlikaraa
@hindanuur6901
@hindanuur6901 5 жыл бұрын
جزاك لله خيرا جزا يا شيخنا الفاضل حمز حبيب حسين
@mohamedabdulkadirmoalim3092
@mohamedabdulkadirmoalim3092 5 жыл бұрын
SH XAMSE inad kaligaa NUQUUL soo arooriso tan kula saxana ad no shegtayi waxa ka muhimsan inad DOOD la wadagto o balansado SH XASAAN XUSEEN AADAN "ABUU SALMAAN" hadi kale waxa ay eheyd si GAAR ah inad ugula hadasho arintan e iska daa dhago hadalka hadad wax ISKU HAYSO balanso SHEEKHAAS anaguna an MARKHAATI u noqonee kii XAQA wada iyo BAADIL kii wada SH wana ku SUBSCRIBE gareyay si an kula socdo mesha ad mareyso.
@maxamedsaciid1817
@maxamedsaciid1817 5 жыл бұрын
wadaadkan waxaan u sheegi lahaa , in uu asiga soo fahmo Xogta uu soo qortay ka dibna umada ula soo horfadhiiso , sida ii muuqata , Meel baa kuu cad , Maadama aad sheegtay Asalka inuu yahay Hal madax in la yeesho waxaa kale waxa kugu xambaaraya garan maaayo . Asc
@cagaaran1
@cagaaran1 5 жыл бұрын
Maasha Allah
@maxamedsayyid761
@maxamedsayyid761 4 жыл бұрын
Masaakiin badan waxay moodaan shiiqba shiiquu ka caansayahay inuu ka cilmi badanyahay
@teahlost8613
@teahlost8613 2 жыл бұрын
Walle markaan xassan afkiisa ka maqli jiray wadaad howl meelkaga go an tahay warkiis ha u istaagin waa tan adiga kaa muuqata
@tusmo278
@tusmo278 5 жыл бұрын
Sheekh tafaruqaan oo kale soo kii ehlul sunnaha looga baxayey oo aan xisbiyo ku haysanay
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 5 жыл бұрын
Sh xamse maxo Sheegaaa
@abu-leythassaabuuni5630
@abu-leythassaabuuni5630 5 жыл бұрын
ASC war soommaaliyeey culimada ha`iskahorkeenina
@abdinaasirhassan6922
@abdinaasirhassan6922 5 жыл бұрын
Sh xasaan xuseen allaha xifdiyo runta kama kambado sida culumo isku sheega dowlada Somalia waxeey keentay wadanka ciidamo gaalo adeer igama dhaadhicineysid dowlada kusoo hogaamisay dal muslim ah ciido gaalo ayaa muslim ah wlhi waa murtadiin kana sii daran gaalada ( Allaha iyo Rasuulkisa SCW ) been inooma shegaayan adigan culimo isku shegayo iyo shacabka raali ka ah ineey dowlada soo ka xeeysatay ciidamo gaalo waxaan u aqaana 2 mid. 1. Inaad tihiin juhalo aan diinta fahansaneen. 2. Iyo inaad tihiin dad iska indho tiraayo aayadaha allah iyo Axaadiith laga wariyey Rasuulka scw.
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 5 жыл бұрын
Kan waa miskiin dadka isbaraya
@Bujeti
@Bujeti 4 жыл бұрын
Hhhhh sidaad u fahantay ayaan la yaabay. Wdaadkani marbaan la yabana kitaab uusan howlba ka qawan u ku so qortay اعتني به حمزة حبيب Imikana tan hdu la yimi la yaab malahan jahligiisa badaya in u sida u hadlo.
@Bujeti
@Bujeti 4 жыл бұрын
Wadaado adaaba is redinaya somaliyaa wa hal Qudri ta kle muuse biixi ma amiirul mu'miniinba😂.
@isseadde5961
@isseadde5961 5 жыл бұрын
War niyahoow hana qasin meeshaan madax muslimiin ma joogaan
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 5 жыл бұрын
Masha allah
@ahmedsamatar8006
@ahmedsamatar8006 5 жыл бұрын
Wadadka jadiiidiya miyaaaa abow inuu kusoocaanbaxo in uurabo umbay ilahay ani
@shabanmohamed494
@shabanmohamed494 5 жыл бұрын
Sheekh mahadsanid ee ninkani waa nin afdheere inagadaaa S/land teena melba dhinac Mahadsanid
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543 5 жыл бұрын
Car waa ka kashekey jihaadka....
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 жыл бұрын
Maanta aduunkuu isku soo dhowaaday say xukunkaas ushaqaynee
@ilyaasmaxamuud8473
@ilyaasmaxamuud8473 5 жыл бұрын
Ninkan shiikh waxba kama oga waa nin iska qabiiliiste ah. Waxaan ookale ayaa iskabatay waayahaan dharcadcad intaa caamada loosooxirto ayaa diin lagasheekeeynaa. Aniga maqabo in la isdilo laakiin waxaan waxaan aaminsanahay in lawalaaloobo oo laiskaashado iyada oon wax dhiig ah ladaadin
@fifila7146
@fifila7146 5 жыл бұрын
alfitnatu ashadu minal qadli
@fifila7146
@fifila7146 5 жыл бұрын
sheekhow adigaa isduqeeyey waayo adiga ayaana sheekha wadadiisa maray qowlkii nabiga ku adkeeyey mida kele waxaan umaleenaya inuu sheekha caalim yahay adigana aad xertiisa isku heer tihiin markaas culimada aan kadanbeeyno
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 5 жыл бұрын
mise adigaan fahmjn walaal sheekh xamse maahee ! waayo dalka aad sheegayso maxaa xaddidaya ma cirqi luuqad mise xuduud xuduudda lafteeda waa mid gaalo dhigtay ee ku darso mar kale iyadoo islaamkoo dhan khaliifo kali ahi u taliyo ayaa hadana gobollo la goostay oo culimadii islaamkee hoos joogtayna adeecayeen in la adeecana ku baaqayeen waxan filayaa haddii caalamku hadda odhan lahaa somaliland waa la aqoon saday waana dal madax banaan inaad ka hadhi lahaydeen adiga iyo sheekh xasaan iyo ciidankiinaasi markaa sharciyadda gaalada uunbaa idinka gacanta iidinkj haysa hadaanay sidaa ahayn waa inaad ogolaataan gobolada ay wadammo muslimiin ahj ka ahaystaan muslkmijn kale sida gobolka axwaaz ee iraan iyo jayzaan ee sucuudiga ku yaala somaliland iyo soomaaliya laba dal bay kala ahaayeen imikana waa kala fadhiyaan markaa halala dagaalamo waa waalli ee idinkaan waxba fahmin wali ugu danbayn alshabaab iyo farmaajo keebaad taageeraysaan ilaayn wadankisii bay ka dhex dagaalamayaane
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Xasaan xuseen aadam waa argagixiso
@معلمبشار
@معلمبشار 5 жыл бұрын
Masha alllaah farxiyo ninkan wax badan baan argay asago ku hadlaayo hadalkaas
@mustafeqalin-maal2695
@mustafeqalin-maal2695 5 жыл бұрын
Arday baad weli tahayee Sheekh Xasaaan Callaaamah ayuu marayaaye Qaar kaa waaweyn ayaa ka dhacee Hor tag hadaad wax isla hayso .
@maweelochannel8658
@maweelochannel8658 5 жыл бұрын
tuuk qaain
Sidee loo beeraa Qiyamka || Sh.Xamse Xabiib
45:01
Markaska Xaaji Xuseen - Burco
Рет қаралды 12 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,9 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Malaha Wanaagsan - Sh. Xamse Xabiib
20:34
True Cable Tv
Рет қаралды 4,1 М.
Mowliidka ma banaan yahay "maxaa iska badalay fikirkii Culumada"?
24:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
Dariìqa Guusha iyo Horumarinta Nafta || Sh. Xamse Xabiib
1:05:32
Ihsan Media HD
Рет қаралды 24 М.
Sideed u horumarin kartaa naftaada xalqadii 1aad sh xamse xabiib
22:00
Sh Xamse Xabiib
Рет қаралды 17 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.