Jawaab | Kibir ayaa kaa muuqdo cumar ! | jawaab ku socoto akhyaarta

  Рет қаралды 94,229

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 300
@saciidnukul2375
@saciidnukul2375 4 жыл бұрын
wll omar wuu saxanyahay kibirna kuma uusan hadlin inta igu raacsan like saara.
@khadijoquruf
@khadijoquruf 4 жыл бұрын
Hadada waligaa qof youtubera masge udirin lmbarkisa iyo facbook adan raadsan sidayda oo kale like saar noh
@biibayeoffcial1819
@biibayeoffcial1819 4 жыл бұрын
Saxib wan kutagera lakin malin adaa itaageri dontid like isaar
@hakiim2323
@hakiim2323 4 жыл бұрын
Insha allh riyadaada allh haku rumeeyo
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 4 жыл бұрын
noqo qof hawl kar ah .
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 4 жыл бұрын
guuuul broo
@SAKARIAGUDAAL
@SAKARIAGUDAAL 4 жыл бұрын
Szb alle haku garab galo ee adna igu caawi hal subscribe mahadsanid
@mofit8766
@mofit8766 4 жыл бұрын
@@SAKARIAGUDAAL asc
@caraaleofficialchannel8491
@caraaleofficialchannel8491 4 жыл бұрын
Walaalaha soomaaliyeed waxaan idin leeyahy macalin omer buuqa ha laga daaayo qofkii channelka rabin si tooos ah ha u baxo inta taageersan yaa ka badan
@thomharrison4389
@thomharrison4389 4 жыл бұрын
Waan qiirooday wlhi qof 6:00 ka baxaya gurigiisa 3:00 imanaya hadana soo gudbiyo muuqaaladaas tayada leh wlhi waN ku faaiidaa halkii video aad soo dhigto video aan ku faaidin maba jiro rabiga haku garab galo walaal
@Jokeraar
@Jokeraar 4 жыл бұрын
Inta xun wey baxaayaan inta wanaagzana wey baaqi ahaan doonaan insha allah 🔥🔥💖
@karaama1320
@karaama1320 4 жыл бұрын
Raaligalinta dadku waa hadaf waligiis aan la gaadhayn omer iskadaa adigee Nabiyaday dadku ka hor yimaden macalaa Illaahii abuuray 😣😣 Hau bixin cidna👊👊👊👊👊
@suadahassan961
@suadahassan961 4 жыл бұрын
Wa runta wllke
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 4 жыл бұрын
أرضاءالناس غاية لا تدرك
@karaama1320
@karaama1320 4 жыл бұрын
@@thefearlesskibaarka9642 👍👍👍رضا الناس غاية لا تدرك
@hamzeahmed3305
@hamzeahmed3305 4 жыл бұрын
100% wad saxsan thy cumarow
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
Aniga waxaan ahay mclin alxm lillaah waan ku dareemi karaa in uu waqtiga ciriir kuugu yahay Mclinmiinta waxay ka siman yihiin wax diyaarinta iyo wax soo jeedinta
@mohamedabdirashid8235
@mohamedabdirashid8235 4 жыл бұрын
Siyaasiga zhp
@wizzkhalid3039
@wizzkhalid3039 4 жыл бұрын
Ma adaa macalin ah
@xaragomedia7472
@xaragomedia7472 4 жыл бұрын
macalim maaatahy meesha malaguugu weediin speedkan halka malyan ah waaxay mise anaga na dreensina oo aan noga rabtaa inn ku ogaano maclin nimadada
@aaminanuuraaminanuur9095
@aaminanuuraaminanuur9095 4 жыл бұрын
Wllky aad babn ku jcclhy horay u soco
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
@@xaragomedia7472 Hhhhhhh howl aan laguu dirsan faraha hala galin
@waayeltube2285
@waayeltube2285 4 жыл бұрын
Runtii DADKII KIBIRLOW KUGU TILMAAMMAY WAA DAD UBAAHAN IN AY WAX DHALEECEEYAAN UUN AAAD BAAN KUU Taageeree
@siciidaadanmaxedmaxed3735
@siciidaadanmaxedmaxed3735 4 жыл бұрын
Good
@ikraancaday2600
@ikraancaday2600 4 жыл бұрын
Wayel
@sumayaaraweelo57
@sumayaaraweelo57 4 жыл бұрын
Waa run
@bbeshukulato9248
@bbeshukulato9248 4 жыл бұрын
Asc wllo aan tageerno wll keyn Omar inshaar Hadaa diyaar uthy Like ku cadey
@axmedibraahin5747
@axmedibraahin5747 4 жыл бұрын
Bbe Shukulato Hhhh Like ayad wax ku rabta😂😂
@DIIWAAN25
@DIIWAAN25 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey hadalka dhanka wanaaga ka eega, Omer Inshaar intad ka faa'ideen ha inkirina hadal dhankale u fasirateen haku xukumina dabeecadisa. Waxan rajayna inad ka fiirsataan👏
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 2 жыл бұрын
Cumar waa qof rajo badan igaliyey oo aan marwalba tageero allah haku barakeeyo wll ❤
@Mesut599
@Mesut599 4 жыл бұрын
بسم لله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمه الله وبركاته Somalidu wey dhiig kulushahay been maahan wllhi Intaa yar ee ogeysiiska ah ayaa sidaa looga xanqey Lkn wllhi sidan hadeynu kusii wadno iyo qalfsanantan mustqbalkeena iyo dadnimadena ayey wax udhibeysaa
@siciidxikmaawiofficial1464
@siciidxikmaawiofficial1464 4 жыл бұрын
Serar Subscribta iisaar sxb
@malikabdalla2067
@malikabdalla2067 4 жыл бұрын
Wllhi Waaruntaa soomali daan Wayba qalaf san yihiin lkn tani xal noo ma aha walalayaal
@hassanmuse2612
@hassanmuse2612 4 жыл бұрын
Wcs wllo qaali aad iyo aad baad U mhd santay
@ABDIRIZAKJAMA
@ABDIRIZAKJAMA 4 жыл бұрын
Ilahay dartiiban ku jecelahay omer inshaar waxaa tahay qof qalbi wacan 🙏❤️
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
Nolosha utubarizka maahan nolol fudud Ilhy hakula garab gallo اعمل المعروف ولاتنتطر المقابل
@unstoppableman7608
@unstoppableman7608 4 жыл бұрын
*_Waanu ku jeclnhy! Si dacadana waan u hadalayaa dadka badnaa wxy hadalk u fasirtaan si xaqiiqada ka fog!_* *ha u bixin wlloh omar inshar❤🙏*
@walalahakheyrkajecel2151
@walalahakheyrkajecel2151 4 жыл бұрын
Wan jeclahay walalkey omar in aan daawado barnaamijyadada hore u soco❤
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
Dadkaas waa xaasidiin warkooda waxba haka soo qaadin Qof weliba ikhtiyaar ayuu leeyahay iyo xuriyad
@fatxiabdilahi8928
@fatxiabdilahi8928 4 жыл бұрын
Walalo cumar insHaar wxd tahaY Qof aan tagerno🤗
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Welcome fati i have channel sport see you thank you lot
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 жыл бұрын
Masha aallah Waxaa Tahay Shaqsi wanaagsan Lkn Xaqiiqda Hadii la sheego kibirow laguma naqdo
@abdallaabdukarin9193
@abdallaabdukarin9193 4 жыл бұрын
Ma i tagaanaa
@abdallaabdukarin9193
@abdallaabdukarin9193 4 жыл бұрын
Garyagaan
@usaamasharif8094
@usaamasharif8094 4 жыл бұрын
madaxweynaha commmentska
@cabdiraxmancabdikarin7765
@cabdiraxmancabdikarin7765 4 жыл бұрын
garyaqan mIkasee
@jtc7961
@jtc7961 4 жыл бұрын
Tik tok aan kaaga qaylinay hadana intaa 🤔🤔 robot màatahay sxbow 🤣🤣🤣
@aliismail3818
@aliismail3818 4 жыл бұрын
100 Waad saxantahay cumar keep going my brother somaliweeyn xushmad mujiya big respect
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 4 жыл бұрын
والله لا تظهر بكبر ان الكبر هو كبير من كبائر الذنوب لاتحزن بكلام الناس
@maxameddhegjar8649
@maxameddhegjar8649 4 жыл бұрын
Waxba yuusan xeerkay imarin xoolana isiine xaashee Nin libin kaa xistiyay xumihii waa yaab cumar in shar waa lagu jasiirayaa allaa ina lehe ani waan ka faaiiday wax yaalo badan siiba fekradaha self education iyo seving ama kayd sashada iyo waliba freelancega ama shaqada xorta ah thanks ustaaad from Laz-Anod waqooyi bari somalia 🇸🇴👍
@nadirsmiler4678
@nadirsmiler4678 4 жыл бұрын
Inta sugaysay muqaaalkan farta taaaga
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Welcome my channel dear bro Thanks a lot
@Xidiga_aflaamta
@Xidiga_aflaamta 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@Xidiga_aflaamta
@Xidiga_aflaamta 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@Xidiga_aflaamta
@Xidiga_aflaamta 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@Xidiga_aflaamta
@Xidiga_aflaamta 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@yaasirqaliif8954
@yaasirqaliif8954 4 жыл бұрын
Omar inshaar sxp hafiiirin inta qalafsan anagoo ka wanaagsan ayaa tageerahaaaga ku jirno sxp horay usoco
@abdirzakatosh26
@abdirzakatosh26 4 жыл бұрын
Walal Qali Allah haku Barakeeyo Waxa dareemi Kara Dadka Kula midka ah in waqtigu ciriiir yahay
@ahmedxawale5497
@ahmedxawale5497 4 жыл бұрын
Nabiga kusali SCW SCW SCW... Jazaa'kallaah wll cumar marwalba waan kaaga mahad-celinaynaa waxyaalaha wanaagsan ee aad noosoo gudbiso
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Kusoo dhowoow chanalkayga mahadsanid wll
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 жыл бұрын
وعلي كم سلام Waanu Qaadanay Jawaabta Macalin... Shakhsi Ahaan Markaygiiba Horeba Anigu Waan Ku Dareensanaa Walow Aadan Akhyaarta sifiican Qoraalka ugu qancin.
@arfahnoor2112
@arfahnoor2112 4 жыл бұрын
Haaa runtii inshar wankudarensaneni... Thanks kaffi
@samirabintusaeed634
@samirabintusaeed634 4 жыл бұрын
Keep going aboowe somali dabeecadeed ayaaba sidan ah Qof kufahmaaya ayaaba iska yar 🖒
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын
Haa wll waa sidaa
@khadarinhothelegend499
@khadarinhothelegend499 4 жыл бұрын
wllky omar allaha kudayo waan kujecelnahay niyada ha iska dilin walal 💞❣💓❣💓❣💓💓❣💓💯💯💯💯
@fartuunismaaciil2708
@fartuunismaaciil2708 4 жыл бұрын
mzha allh wa runta walal
@liipaato587
@liipaato587 4 жыл бұрын
walal omar wa walal qalbi fican ad ban ujecelnhy infact!!
@clipstiktok2111
@clipstiktok2111 4 жыл бұрын
ad iyo ad walal Xita hadu yahay rux is la wayn aniga marna ima cuntamayso omar inshar inu yahay wil isla wayn
@alibulle7612
@alibulle7612 4 жыл бұрын
رضا الناس غاية لاتدرك marka ha u joojin horay u soco anagaa ku jecel ❤❤❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allah Akhii cumar illaahay haynaga badbaadiyo kibirka&islawaynida Aamiin🤲🤲
@saciidadam3830
@saciidadam3830 4 жыл бұрын
Ustaaad waan kugu raacsanahay Somalida ma jecla qofka runta u sheegaa Waxay jecelyihiin qofka maaweeliyo Mahaddanid👍👍🙏
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@nuunowacademy2100
@nuunowacademy2100 4 жыл бұрын
2 Iyo Bar Ayan Kugu Taxnaa Hal Maalin Waligey Kuma Edin Ilahey Haku Xafido walal
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Team ogaansho wa idn salame✋
@abdirizak8407
@abdirizak8407 4 жыл бұрын
9:24 Kuma odhan doono waqoyi hhhhh Omar inshar kuwata anigu zxp
@princessbella9378
@princessbella9378 4 жыл бұрын
Omar inshaar warkiisa wuu cadeeYay WuuNa ku saxanYahY ani ahn wxaaNa jecleen lahaa dadka hadladas u qoro iney ka joojiYan ayagoo xumaan u arag👍waa mahdsanTihiiN
@zharkozinaomar3620
@zharkozinaomar3620 4 жыл бұрын
Wa Runta wllo
@siciidsergiobusquets5770
@siciidsergiobusquets5770 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxp sare kolay muhiimadu waa inaad wax faa'iidid hal sadarna ha ahaatee.
@apokordhoolayare874
@apokordhoolayare874 4 жыл бұрын
omar inshar waayo arag indheer garada alle haku xiftiyo jawaab munaasiba oo dadka garaadka lihi aqbali karaan mahadsanid
@husseinahmed7407
@husseinahmed7407 4 жыл бұрын
@Omar Inshar abow even me i read the comments i wondered how, many people wrote negative about that post! Oh my people pls have patient @Omar keep going bro
@abdihakimmohamoud6062
@abdihakimmohamoud6062 4 жыл бұрын
Omar Keep going bro They're Somali people they don't know how to respect people .Also they don't know what is kibir .
@abdiwahabaden6654
@abdiwahabaden6654 4 жыл бұрын
Waw
@kobciye0907
@kobciye0907 4 жыл бұрын
من لم تكن له بداية محرقة،فلن تكون له نهاية مشرقة.
@salmaankucka3544
@salmaankucka3544 4 жыл бұрын
Masha allah walal omar waqtiga waa muhiim mana awoodid boqalaal qof inaad qoraal ku qancisid 🙏🙏👌
@najiibabdi6436
@najiibabdi6436 4 жыл бұрын
Aaad u mahdsnthy sida aaad no qanciso ku aaaminsnhy pro🙏🙏
@mustafhusseinmohamed-karim2702
@mustafhusseinmohamed-karim2702 4 жыл бұрын
Ustaad Omar, halmid marka laga soo tago kibir ayaa kaamuqda , youtube kayga xaysiiis iigu samee, iyo wixii lamid ahba . waxaa tahay qof horumar iyo aqoon larabo dadkiisa aduuunkana ay lasocdaan . thanks wax aan ahayn aad maanta naga mudantahay malahan . Alllah haku dhowro akhiro iyo aduunba
@bluelightstationary6835
@bluelightstationary6835 4 жыл бұрын
wax wayn maaha qof in laga caawiyo xaga youtubka..lakiin waa inuu qofku dadaalo oo uu shaqadisa qabsado,,maaha in uu qof isku haleeyo
@ikraanibraahim7160
@ikraanibraahim7160 4 жыл бұрын
OGaansho never give up wan Ku aminsanhy horay usoco wll ❤❤👑
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 жыл бұрын
dadka qaar waaa cawaan omar wlle ha ujoojin dadka waxaas kuso qorayo waa dad buko inta aan muqldada ka faidno ayaa ka badan hal qof baa tahay kun qofna uma jawaabi kartid
@m47deeq42
@m47deeq42 4 жыл бұрын
DON'T LISTEN OR THINK ABOUT ANYTHING OTHER PEOPLE SAY ABOUT YOU. JUST LIVE YOUR LIFE AND PROVE THEM WRONG. 💚
@maxamedcabdicali7166
@maxamedcabdicali7166 4 жыл бұрын
Cadawgaaga u noolow sxp waxpa kama qaadi doonan leyziyaasha
@abdallaomar2476
@abdallaomar2476 4 жыл бұрын
Wll Omar inshar horay u soco guul baan kuu rajeynayaa
@hoodoyousuf5346
@hoodoyousuf5346 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂walahi Omar wad iga qosliseee sidaad wax noo fahansiisey 😂
@marwanhirsichannel1675
@marwanhirsichannel1675 4 жыл бұрын
Saxib Omar inshar noloshu ha u buxin adanahu waa positive iyo negative ku dadaal waxa tahay ha ku mashquulin wuxu shaqsi ka Amin sanyahay keep going inshallah and make sure you make true you're dreams
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 4 жыл бұрын
Walal Omar Mahadsanid ♥️♥️♥️
@rajowacan4041
@rajowacan4041 4 жыл бұрын
ADOOKALE ALLAAH HA BADIYO.
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
*Ustaad waxaas ha u bixin✔*
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 жыл бұрын
Wll omar inshar waxan ka codsaneyna tarikhdii sheikh ahmed deedat qoraagii reer south africa asalkisuna aha hindi🙏♥️♥️
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 4 жыл бұрын
WLL OMAR OINSHAR QOF KIBIR LAGU TILMAMO WAADKA WENTAHAY EE WLL SOMALIDA QAR RUNTA AYAA DHIBAYSO KUWAASNA WAXAN LENAHAY RUNTA ALLAH HA IDIN TUSO HORMAR WACAN
@abdirahmanmohamed8637
@abdirahmanmohamed8637 4 жыл бұрын
Waar niyaw waad ixtiraam daran tahay ee dadka sida dhaqan xumadaa loolama hadlo Anigu qoraalkaa ma arag laakiin sida aad wax u cambaarayneyso waa si xun . Maxaad si aad qof shaqsi ah iskaga dhaadhiciso ummada u bahdilaneysaa. Soomaali anshax xun haday jiraan adigaa ka kaw ah waana is kibrisay subxanallah subxanallah. Hal qof iska dhaadhicintiisu yeysan xaqiiqada ku ilawsiin sxp. NABADAY
@abdiqafaar6834
@abdiqafaar6834 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamed8637 wll isdaji jawaabta omar inshar ma ahan mid ay waajib kutahy ee waa jawabo ku wajahan sualo aanloo baahnayn waxyna kuxirantahy shaqsiyada qofka
@daadirmoha9768
@daadirmoha9768 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamed8637 waraa ku wa runta dhibta ku jirta
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Waan ognahay wlo qali alle khayr badan ayaan ku rajeynayaa wakhtigaagii ayaad noo hibeysay mahadsanid.
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Cumar iinshaar waxaad Dadka U faa"idaysoba Ma idigiibaa kugu soo jeesteen Oo ku yirahdeen Qof islawayn Ayad tahay Somali Bilaa Abaaal weyi hore lo yiri 🤣🤣🤣🤣
@nuuneahmed5399
@nuuneahmed5399 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad anigu waxaan ku ahay tageere support ah
@haawolool1860
@haawolool1860 2 жыл бұрын
wll somali kaliya dad xun laguma argo wadan kasto iyo mel walbo o aad ka jogto qof xun wad ku argi karta somaliya wa dad aad u wanagsan kuwo xun hadi ey jiran ma somali o dhan aya xun wa maya jababta qof si xun wax u fahma qof na si wanagsan illahey qalbigena haku sugo wanaga markas ayan wax wanagsan samen karna somaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
@idontcare6649
@idontcare6649 2 жыл бұрын
@@haawolool1860 Somalia haday wanagsan yihiin maxaa Qeyrkod karebay Dunida Horumartay Ugu Liitan Magac xumada iyo subcad xumada somali U tala dunida waxa ka masula kofur somalia 🦶🇸🇴🦶😏
@haawolool1860
@haawolool1860 2 жыл бұрын
@@idontcare6649 somali odhan maxad ku heysata wll 🤔
@mohamadibrahim3248
@mohamadibrahim3248 4 жыл бұрын
Waan ka xumahay in fariintaada si aan wanaagsaneyn loo fhmy lkn biniaadamka isku mitmaha. Waad Ku mhdsnthy inaad fariintaada cadeyso. Waxaan kaaga mhdcelinaa barnaamijyadaada quruxda badan ee diyaariskooda aadka usareeyo. Howshaad umada uhaysit Allah kuu fududeeyo dadaalkaaga Allah kuu barakeeyo. Teedi kale aad baan kuu taageeraa 💯 💯 💯
@abdulkadirhaji6088
@abdulkadirhaji6088 4 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo walaal aan aad u jeclahay ayadbtahay Allah dartiis.
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 4 жыл бұрын
Ustaad jazakallah kheyr, kibir kaa dheer alle haku barakeeyo waqtigaga.
@cimraanmuuse2747
@cimraanmuuse2747 4 жыл бұрын
Walal cumar walal inta ku neceb inta ku jecel baa ka badan marka muhimadu wa horay usoco walalkey allaha ku dhowro
@secretqueen7768
@secretqueen7768 4 жыл бұрын
Cumar inshaar run tii waxaa tahay qof ixtiraam badan oon wax badan ka faa idnay hore uu soco
@ابوبكرالراجحي-ج1ب
@ابوبكرالراجحي-ج1ب 4 жыл бұрын
Masha allah ✨
@mahadomar6837
@mahadomar6837 4 жыл бұрын
Omar inshaar guuleyso akhii
@haajirxayle4617
@haajirxayle4617 4 жыл бұрын
Macalin waa arday qaldantay
@idirisidiris3956
@idirisidiris3956 4 жыл бұрын
Sxb cumar aniga kuguma arag kibir waxan ku leyahy Alle dartis ayaan ku jclhy waxan ogahay in aad tahy ruux muslim ah oo waleel keyga ah Allah ku xifdiyo muslimiinta Allah na xifdiyo mel walbo ey jogaan Aamin
@muhammedabdullahi1235
@muhammedabdullahi1235 4 жыл бұрын
Wll Omar wax mawduuca ayaad hadalka ku adkeesay oo kaliya masha allah Omar
@salafusaalixchannel
@salafusaalixchannel 4 жыл бұрын
masha allah thanks omar ishaar
@asmaali2805
@asmaali2805 4 жыл бұрын
Cumar ❤
@mahamedmoussa1442
@mahamedmoussa1442 Жыл бұрын
Mashallah allaha gusiyadio xikmadada cuumar inshaar
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 4 жыл бұрын
جزاك الله خير wll qaali 🙏 🙏 War inanka dhiirigeliya Isma lahayn Hal door kano Kala la eedaysanYa Hal fiidyow waqti gii uu inooguso duubilahaa ayaad comment ku celisen 🤔Illaahay Subxaana wataacal Kuwii Samir yeesha haynaga dhigo Sidoo kalena wllkoda u Faa'idaynaya ku dhiri geliya hawshu u hayo Soomali Maxad Farxad igu noolada 💕🙏
@zihamabdi7355
@zihamabdi7355 4 жыл бұрын
Inta aan ka baraney ayaa ka badan wlhi ee jazakallah ustaad omar.
@hamzeyare5531
@hamzeyare5531 4 жыл бұрын
Keep going bro
@cabaasraage5113
@cabaasraage5113 4 жыл бұрын
Cumar inshaar walaal aniga waxan ahay qof waqti dheer kugu xirin waad ku saxan tahay inaad muqaalkan soo galiso wyo Somalidan Runta in loo sheego ee wax ku lee yihiin sidaas ku soco
@yosefali6955
@yosefali6955 4 жыл бұрын
Most of the Somalis are not massive! Aaaaaah I'm extremely sorry how our people are still erogants, illiterate and hot-headed. On the positive angle we can feel how you are busy. Despite you have the right to respond or not again and again no one forces you to respond his/her Email. We are always with you 💪 NB: Time and consultantation are the two most expensive things the world we live today. And our brother justified us 😁 let's accept that together. Thanks.
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 4 жыл бұрын
Asc Inkastoo aan markii hore faalo bixin qoraalkii lkn waan ka qaabsaday , markaan muuqaalkaan daawaday waxaa ii soo baxday in aad awoodin. Sidaas darteed waan soo dhaweynayaa. CUMAR INSHAAR qof ku dayasho mudan , guul wacan.🥰🥰🥰
@Taranbi_
@Taranbi_ 4 жыл бұрын
Wan is dhahayey inaa ustadka naga mashqulin dontii please xukunka iyo seef labodka iska daya Aniga komanti wan so gory lkn kibir ayaa ku hayo afkeyga soma gabanayo 👊♥️🌹
@ablkhl9790
@ablkhl9790 4 жыл бұрын
Anaga aya ka faidesano ogaansho ee aan mujino ixtiram ustadka neh waxan dihi laha nosabar ugas. Thnks
@dddyfgfdh2424
@dddyfgfdh2424 4 жыл бұрын
Bro keep going waxaan kuu ra jeynaa 1m subscribe plz haloo cimaamado somali weyn. Wll keena omar in shaar
@abbasyusuf7607
@abbasyusuf7607 4 жыл бұрын
Ustaad mhdsanid inta ku tageersan ayaa ka badan inta yar ee aanan fahmaynin Noloshada qoraalkaas aad soo dhigtay kolay ma arkin aniga lkn waan ka xumahy in lagugu tilmaamay qof kibir badan Dadka iyagoona ogaynin noloshada dhabta ah. MHDSANID USTAAD CHANNEL KAGA MARKASTA ISAGA UGU SARAYN DOONO INSHA ALLAH GUUL BAAN KU RAJAYNAYA.
@hudasalad4126
@hudasalad4126 4 жыл бұрын
Lkn comment yasha love noma saartid 😭🤣
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Walashayeey love jeclidaa....🤣🤣❤
@khalidismail1952
@khalidismail1952 4 жыл бұрын
love 💕 kalay iska arag 😂😂😂😂
@muqdishopro423
@muqdishopro423 4 жыл бұрын
Anaaa kuu saarayo 😁😁😁
@cabdirizaq5890
@cabdirizaq5890 4 жыл бұрын
Sida aad barnaamijka kumaqashay waqti majiro
@Mohamed-badhey
@Mohamed-badhey 4 жыл бұрын
😂😂😂
@HankaagaRumee
@HankaagaRumee 4 жыл бұрын
Wllky omar inshar waxas ay odhanayan waxba haka soo qaadin beentaa maahan qof youtubeka isticmaala oo kanaal leh ayaa hawsheeda kula garanaya Alleh waqtigaaga hakuu barakeeyo wll omar⚘
@bashiirmahamed9331
@bashiirmahamed9331 4 жыл бұрын
Wll cumar anagu xumaankuma hayno wana lawada ogyahay inad mashqulsanthy lkn qaabka aad uhadashay ma quruxbadnayn si ka fiican wad u odhankartay imikana dhibmalaha
@mahadomar3089
@mahadomar3089 4 жыл бұрын
Dadka fariinta udirey ban ka yaabey!!
@bashiirmahamed9331
@bashiirmahamed9331 4 жыл бұрын
@@mahadomar3089 dadku ma qaldanayn ee hadalkisa taagtaagna inay wax usheegana wayku saxanyihiin sxb qali
@mahadomar3089
@mahadomar3089 4 жыл бұрын
@@bashiirmahamed9331 dadkasta waxa jira meel an laga marin qofka somaliga ah hadad waxkasta ku sameyso waxa laga yaba inaysan gubin lakin hal kalmad oo quudhsi bad ku kala dhimeysan. Hhm Hadana waad ibaryeysan ama wad iga hoseysan bu hadalkisa u eka marka lo eego dadka su'aha dificnimada ah weyday.
@bashiirmahamed9331
@bashiirmahamed9331 4 жыл бұрын
@@mahadomar3089 hhhhh haa Sxb beenta maha
@maryamahassan377
@maryamahassan377 4 жыл бұрын
Aadbaan kaaga qancnay ustaad omar allha kuxafido intaan kaa fa,idyno ayaakbadan runtii.
@abdullahiabdi648
@abdullahiabdi648 4 жыл бұрын
Asc wll Omer aad bad ugu mahadsantahay sida Qiimibadan ee dagan eed u fahansiisay dhalinrta sida khaldan ufahmay qoraalkagii hore hada waxan filaya in ay intani ugu filantahay wax fahan haday wanaag ujeedan. Midakale Runtii zxb waxad tahay Qof muhiima AllE haku barakeeyo aduun iyo Aakhiro mahadsanid 💯💯💯
@dddyfgfdh2424
@dddyfgfdh2424 4 жыл бұрын
Waa run saaxib. waxaa tahay qofkaan taageero
@cxakiinfarxan6586
@cxakiinfarxan6586 4 жыл бұрын
Mansha allah wllky cumar adbad u mahdsantahay
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Ай бұрын
Mahadsanid!!
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 жыл бұрын
Bro Omar wey kaa maseereen waligey wax xun kuguma Arag subhanallah....hore usoco ha dhageysan wax magaratada hadalkooda🙏
@ilyaascabdi2343
@ilyaascabdi2343 4 жыл бұрын
Somalidu sideedaba axsaan maleh qof intaasoo muuqal oo faa ido leh usoo diyaarshy bey dhahaayaan wad kibir badantahay macalin cumar ha ubixin dadka nucas ah hadaladoodana dhiiragelin baad la qaadee inshallah
@bushramedia5029
@bushramedia5029 4 жыл бұрын
Waxaa iga talaa .wll cumar inaad tidhaahdid hadaad bulshoy kaxanaaqdeen qaabka hadalka aan udhigay raali galin baan ka bixinayaa Waa iga talo
@ramlaruun2553
@ramlaruun2553 4 жыл бұрын
Walal ustaadka qofna ma uunan caayin marka siduu ku raali gelinayaa qof uunan waxba oran
@bushramedia5029
@bushramedia5029 4 жыл бұрын
@@ramlaruun2553 mar haduu yahay ustaad hadalka qaabka uu udhigay uun raali galin ka bixi ban ujeda cidna muu caayin waayo siyaabo kale oo badan oo uu udhigo wuu heli karaayay mahdsanid wll ramla
@armaanhussein6401
@armaanhussein6401 4 жыл бұрын
Nio shekada sidd u rabtan uma soconeyso cumar wa nin aqlaq iyo wng bdn runta ayuna ka hdley ka qaleya mrka wxu noloshisa uso qabteyna adna noloshada u qabo dadaaal bro sidu isaga shegayo samee
@bushramedia5029
@bushramedia5029 4 жыл бұрын
@@armaanhussein6401 intaba waan ku ogahay wll waa ustad agtayda qiimo kule lkn hadal si aad utidhi si khaldan loo fahan oo aanad ujedin anigu qaabka uu hadalka u dhigay uunban ku idhi dib ugu noqo wall
@kamaldiinyusuf6228
@kamaldiinyusuf6228 4 жыл бұрын
Jeelka hortiisa kubada laguma ciyaaroh dooda joojiya dhirigalinta badiya
@amiinacabas8542
@amiinacabas8542 4 жыл бұрын
Masha Allah jizakalaha kheeran walal
@Indhocade212
@Indhocade212 4 жыл бұрын
*KZbinrada aduunka ku nooLi waxay ku Fikiraan siday Lacag Badan U heli Laayeen Halka macalin Omar inshaar HadaLadiisu ay qalBigiisa Kasoo Maaxdaan wlHi XiTa SchooL iLaa Jaamacad inaanan ku dHiGan wxyabuHu nolosha i Baray iLaaHay wxn ka Baryayaa Cimri dheer iyo Cafimad waara❣😍*
@heesochallenge5208
@heesochallenge5208 4 жыл бұрын
Runta Bro
@sh.mohamedal-mahdi4884
@sh.mohamedal-mahdi4884 Жыл бұрын
Walaal omar inshaar allaha ku barakeeyo , dabcan walaal aad ayaan kuugu xiranahay .
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 4 жыл бұрын
Ogaansho chanel wax bdn iifaa,ideyay ❤❤ walal mhdsnd
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Welcome my sport channel dear sister thanks a lot
@hanadomar6930
@hanadomar6930 4 жыл бұрын
Macalin omer waligey isman dhihin kibir baa ku jiro balse dadka ku dhahayo waa dadka xanaq san waxa thy 🥰🥰🥰
6 Shay oo khatar ku ah raganimadaada | Fandhaal Podcast 82 |
23:27
Fandhaal Podcast 66 | Tijaabadayda Aan Kula Wadaago .
23:12
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 21 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 78 МЛН
Waraysi Omar Inshar | saamaynata baraha bulshada
36:05
Suheyba Badqas
Рет қаралды 42 М.
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 76 М.
03 | Sideed Noqon Mustaqbal Hadii aad sidaan ku sii jirto ?
22:11
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 99 М.
Farriin | QAYBTA 3AAD | jack ma | ninka shiinaha ugu qanisan
13:54
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 21 МЛН