JAWAABTA BUURMADOW OO GARAAD JAAMAC U JAWAABI WAAYEY TAARIIKHDA UU KA BEEN SHEEGAY DARAAWIISH

  Рет қаралды 20,402

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

JAWAABTA BUURMADOW OO GARAAD JAAMAC U JAWAABI WAAYEY TAARIIKHDA UU KA BEEN SHEEGAY DARAAWIISH

Пікірлер: 166
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 3 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@faadumo12331
@faadumo12331 3 ай бұрын
Waxaadadha. Sheenunubaaidincaay
@faadumo12331
@faadumo12331 3 ай бұрын
Balaayaad. Adhasheen
@MaxamedXuseen-x4p
@MaxamedXuseen-x4p 3 ай бұрын
Ingiriisku.wuxuu.yiri.sadex.qolo.oo.ah.harti.iyo.gar.xajis.iyohabar.jeclo.harti.ilaah.bay.leeyihiin 9:11
@MaxamedXuseen-x4p
@MaxamedXuseen-x4p 3 ай бұрын
Sadex.qolo.ayaa.ingiriisku.wuxuu.yiri.harti.ilaah.ayay.leeyihiin.garxajis.xoog.ayuuleeyahay.habar.jeclo.ingiriis.ayayleeyhiin.harti.markaan.waaran.ogooyno.OOAY.NAGA.QAXAAN.MEESHAYTAGAANAYAAILAHAY.ROOBKUSIIYAA.
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 3 ай бұрын
Qac baa kaa yeedhay .taalo darawiish maxaad u yeelan wayday hadaad wax ka ahayd . Gala dagaalka aabihii maxaad uga hadli wayday sababta sayidku u dilay garaadkii guud ee dhulbahante.way kaa muuqataa qacdu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 ай бұрын
Darwiish waa dhulbahante 100/% 💯 period!!!!
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 3 ай бұрын
Garaadkii guud ee dhulbahante maxaa loo dilay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
@@abdihakimahmedjamanuur8999 Idoor Marqaansan Oo Bilaa Taariikh Ah. Maxaa Kaagalay Haddeey Isdilaan? Reerkaan Ragg maqabaan Walalahi waaba Jilicsan Warka Siddii Dumarka Ukala gudbiya.
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 3 ай бұрын
Idooor waligii daraawiish Manaton Buurmadoow Iska hadal ayuu u hadlay Waa Nin wareer San weeye
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Waxay raadinayeen oo ay meel kasta ufRiisan waayeen waxay taariikh aysan lahayn ayay raadinayeen waana fahilmeen kii saalaxii markii arkay.firdhiye caaaaacda buuguray way fashilmeen waxay burburiyen manhajkii somaali lahaayd hadaa lafahmay way kashifmeen
@mohamedabdullahi6754
@mohamedabdullahi6754 3 ай бұрын
Madaniyow run baad u sheegtay wallaahi laakiin wax wada waalan oo dhimir ah weeye dadkaasi
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
Wa munafaq moqor beenaale dhulbahante wa hal qoys waxba hakala qeybin xabad caqli ah maleh maangabka
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 3 ай бұрын
Badhi madow in dhulbahante u jawaabo ama la sheekaysato waa xaaraan
@ashamohamed7014
@ashamohamed7014 3 ай бұрын
War adigu maxaad usoodaynaysaa hadalka aan qiimo lahayn
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 3 ай бұрын
Habar jeclo iyo habar yoonis ayaa cadan ugu 8ngiriis oo ku yidhi qabiil dhulbahante la yidhaahdo ayaan ka noolaan weynay ee kaalay naga celi heshiis loo bixiyey ilaalin ayuu la saxee,day way keeneen. Markii dhulbahante ka hor yimina wuxuu ciidan ka dhigtay iyagii.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 ай бұрын
Ninkuu sheegayo Sayid ayaa diley
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 3 ай бұрын
Ina shixigii wagarsanaa weled nijaas weeye Waraabkii kareysaha xumaa weraq la goo weeye Warqaduu magaalada u direy talo wahaab weeye hhhh
@AbokorShide
@AbokorShide 3 ай бұрын
Baadi. Nin. Haystaa. Hantidiimood. In. Jawaabi. Waayay. Jid. Buu. Waayay. Ciir. Taa
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Soomaali waxba umakala qarsoona dhulbahante meesha dagaalku kasocday ayay lahaayeen dabcan dagaalka weykujireen laakiin magaca darwiish qalad ayay kafahmeen taariikhda raga kuxusan ee taalooyinka loodhisay hal dhulbahante kumajiro waa isaaq iyo ogaadeen laakiin askarta cidkasta weykujirtay taariikhda soobaadh edo
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
Dhulbante iyo ogaden wa kablalax ma teda kale ingiris ba qirsan tarikhda darawish aniga ogaden ah cid an dhulbante ahayn darawish mahan sababta sayidka u hoganka u yahay way dhalen wu ku dhex dhashay wuna la dhashay
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
@@hodanc6255 waxuu sookrdhinayo oo lagaga murmo ayaanba jirin magaca darwiish waxalayidhi aabahay ayaa geel lahaanjiray anigaa dameerle ayaa karoon waxay ahaayeenba ragaasu waatageen Allah hownaxariisto intii muslim ahayd RABI isagaa nagaoge laakiin soomaali maanta maalin aykaliidato majirto magaca soomaali maanta waaceeba iyo caydhujoog ragiisa iyo dumarkiisa ayaa halgaadhigay aduunka kamajiro wadan qabiilkasta Calan iyo madaxweyne leeyay hadana maxaa kaabilaa haday kukala badbaadilayeen midkasta cadawga ayuu gooni ulascdaa dhalinta soomaaliyeedna odayaasha iskudiraaya ee waqtigoodii dhamaaday iskama gartaan xaabo iyo gaas ayaalagadhitaa
@fihiimamohmet4948
@fihiimamohmet4948 3 ай бұрын
Cabaas been baad sheegaysaa tariikhda ha ka been sheegin darwiish waxay ka bilmataa bahgeri oo ah ogadeen marka laga yimado qabiilka uu sayid maxamed cabdulle xasan ka dhashay bahgeri waa qabiilka ku suntan darwiishnimo maxad u qariny oo taariikhda u duugay
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
Ada khaldan bahgari iyo ogaden darawish mahayn dhulbante unba aha darawish aniga ogaden ah
@SahraEge-i1e
@SahraEge-i1e 3 ай бұрын
Buurmdaw xiligii dhulbahantaha lakala jeclaysan jiray oo lakala saari jiray waa soo dhamaatay dhulbahante waa mid maanta
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 3 ай бұрын
DARAWISH WA DHULBANTE guleysta walalayal dhulbantow you are the Somali heroes may ALLAH protect you you are Somali lions. Mashallah
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Cabaas madani ina Adeer nimanka waagi hore waxay magan uahayen Dhulbahante markii Dhulbahante iyo ingiriiska dagaalamen waxay magan unoqdeen ingiriiska hada waxay magan unoqdeen Oromo iyo Axmaaro
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 3 ай бұрын
Maashallah GUUUUUL SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 ай бұрын
Garaad Jaamac kuma jawaabayo waa Garaad Guud ee Somalia Daarood
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 3 ай бұрын
Insha Allaah guuul ssc khaatumo 💕 ♥️ ❤️ 💕 ♥️ ❤️ 💕 ♥️ ❤️ 💕 ♥️
@Umo580
@Umo580 3 ай бұрын
MAXAMUUD GARAAD IYO FAARAX GARAAD WAA WALAALO HADU KUDHEGEDEN JIREY MAXAMUUGARAAD WAKUFANA BURMADW WUXURABA KUDHEREESI GARAAD JAAMAC 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ ✅️✅️✅️💪💪💪👌👌👌👑👑👑🫶🫶👍👍👍✍️✍️✍️✍️✅️✅️✅️✅️💯💯💯🫶🫶🫶
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 ай бұрын
Idoor miya darwiish sheeganaya oromada amaxarada ah war dameer buurmadow dad waxad Ka tahay habar maxbuus boqor Bari mafow
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 ай бұрын
Masha Allaah guuleyso 💙💙💙💙👍
@SamicYousuf
@SamicYousuf 3 ай бұрын
Cabbasa siwacan ayada ugasha boqor toyada dhulbahante weye bahararasame Ana jamac siyaad
@ubahguled5047
@ubahguled5047 3 ай бұрын
Xafidulaah Garaadkaya Daaroor Garaad Jaamac Galad Cali uma jawaabo dadka beejada Amxaarka taabta
@hodanali3859
@hodanali3859 3 ай бұрын
Dervish state its all over history in libraries
@filsanmo4987
@filsanmo4987 3 ай бұрын
Dhulbahante is one, Duufle Buurmadow
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 ай бұрын
Maansha Alaaah Alaahu Akbar SSSCCC khatomo GUUUUL ❤🌺🌺🌺🎇🎇❤️❤️🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇❤️❤️❤️🌺🌺🌺🎇🎇❤️❤️🎇🌺🌺🎇❤️❤️🌺🌺🎇❤️❤️
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 Guul reer Darawiish 5 Darood 🕊🙏🕊☪ Harti SSC KHATUMO GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Salamin77
@Salamin77 3 ай бұрын
But Madow dhulbahantuu ka dhex kalluumaysanayaa. Buurmadow Isaaq baad tahay iyaga wax la qaybso dhulbahante iyo Harti ka dhex bax.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
idoorow xilki dhulbahante doqomada lagala saaxibi jirey wa tagay oo dhulbahante wa toosay ee waxba hakala gurina dhulbahante
@SahraEge-i1e
@SahraEge-i1e 3 ай бұрын
Darwiishnimadii dhulbahante habar waliba soo sheegatay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
garaad jaamaac gaarad cali noolow geesiga darxoreye ilaahayow xifdi isaga iyo garaadada kaleba
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
Garaada jama Garaada cali Allaha Kuxafido insha Allah 🇸🇴🙏🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
idoor wuu kabaqa geesiyada dhulbahante war sheega dhulbahante wa wada geesiyal ee haday ubarten dhulbahante laga midha midheysto doqomada watagay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
idoor maxamuud garaad waxay kutuhman dad hiin raaca laakin wa geesiyada idoor cagta mariyay ee buur madow cayda jooji nasyahow
@xasancabdi9004
@xasancabdi9004 3 ай бұрын
Afka taagtayaa iyo sidii geel u olashaaba uubataysayaa iyo arliga umal la taahdaaba arki maysid ina shixiriyow inamadaadiiye
@AhmedDhuh
@AhmedDhuh 3 ай бұрын
Khusuusida baharasae ayey u badnaayeen aw cabanas sheikh jamac aw adan
@waris674
@waris674 3 ай бұрын
Saax ina ader🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🥰🩸🩸🩸🩸🩸
@AbdiMohamade
@AbdiMohamade 3 ай бұрын
Magacaasu caawa wuubaxay boqor barimadaw😅
@asheekh15
@asheekh15 3 ай бұрын
Mr BEEN MADOOW 2024 miyaad raadinaysaa meelbanan oolagaga qoro faylkii daraawiishta sorry it is full ileen waxaad Sool iyo dhulka SSC uguwalateen dhul iyo taariikh bililiqo ah baad rabteen heesbaa ahayd waxay ubartenoo beryahan lawaayay baafinayaan Mr BEEN MADOOW WADKHASARTAY Xurmadle garaad Jaamac Jokoraaga iyo iskoriska umajawabo VIVA Xurmadle Garad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac Garaad Maxamed nimuciilaybaa caaya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 ай бұрын
Baastar been madoow in loo jawaabo mamudna darwiish wixiisu waa madax dhul ladhac iyo rafasho awoowgii saalax raabi awoowgaa darwiish afxakame ayaa mehersaday oo la aqal galay in uu isqariyeey ahayd balse inagaa heer kaasi gaadhsiinay iyo in uu inagu soodhiirrado ee kabaha la dul mar isku garab qabashada iyo hinaaska garaadka guud dayn waaye sidii awoowgii haloo kufsado maraanka aan cid uu matalo la arag ee dibed wareega ahi 💯✅️❣️☂️🇬🇲🇬🇶👍🤝
@CMG0607
@CMG0607 3 ай бұрын
😂😂😂 futo madoowe ma isku cayaareyna mise quruufaadkii idoor burco markaan kuugu imaado adigoo calaacalayo yaan ku arkin
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 ай бұрын
Daraawiish waxay ahaayeen dhulbahhante ayay ahaayeen waa taariikh qoran oo taalla adduunka meellaha taariilkhda lagu xafiddo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 ай бұрын
Middakale wuxuu isyidhi bahararsame waxkasheeg lakin wuu amaanay in aan geelladhacay caanihiis lagukorin maaa shaaa alaah
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 3 ай бұрын
DOQON WAXAAN MAQLIJIREY JIREY DAMEERO FARDO LADAAQAA WUXUU MOODAA IN UU LAMIDYAHAY. BAACLE MADOW OO ISKU DEYEYA IN UU YIAAHDO WAA HADLAY
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
buur madow wa jir jiroole oo been badan iyo munaafiqa oo cadow ku ah reer ssc ee iyo soomaali oodhan
@cabdilahi6320
@cabdilahi6320 3 ай бұрын
Ey ey dhalay islawayn ah baa tahay cabaasow dadka yagii ku dhamaaday ma axmed garaad iyo maxamuud garaad bay ahaayeen ey yohow qabyaalada aad dhulbahante kula dhexjirto kala dhexbax weli gii dhulba hante bahararsame ayaa furfuri jirtay tii baadna wadaa haloo kala badnaado daraawiish laakiin dhulbahante oodhan baaku jiray bahararsame mooyee
@Mideye157
@Mideye157 3 ай бұрын
Caaqil Sanyara mujriminta inagaga filan. Ka war sug
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi gessi dhale Abbas viva dhulbhaante
@Mideye157
@Mideye157 3 ай бұрын
Nin aan waxba ogeyn oo aan dhulkisi tegi karayn maxaad uga jawaabi. Isaga Kii Xamar doqon nimada kaga nacnac laha midna yaynan wakhti Isaga lumin Waa rag aan meel na haysan oo muse Judan debeda geeyey
@BSK24TV
@BSK24TV 3 ай бұрын
Hiitkaa ku gaadhay 😂😂😂😂 xamil waranka
@cumarmaxamed233
@cumarmaxamed233 3 ай бұрын
Arkimaysid inashixiriyaw inamadadii
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 ай бұрын
BOQOR BARMADOOWOOW BISINKAA LAGAA QABSADA🎉🎉بسم الله الرحمن الرحيم 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 3 ай бұрын
DARAWISH WAA DHULBANTE GUUULAYSTA Geesiyaal Geesidhalaay go up to keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴💕💕💪💪💪💪🇸🇴💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹✅✅✅✅✅✅✅✅
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 3 ай бұрын
Saxib. Maxaa. U. Sheegi. Weysey. Dhulbaxantaha. Daraawishta. Ah. Oo. Degan. Koofur galbeed. Waa. Qabiilka. La. Yiraxdo. Geelidle. Oo. Degan. Qansah dheere. Anigoo. Ah. Geri koombo. Korneel Hussein Afgooye. Canada
@Janno190
@Janno190 3 ай бұрын
Xaar Ka buux beenaale
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Futamadow.lacagtii.s.land.eehabar.awal.dahabshill.dhiteen..baykadhargeen.oodadka.iskubarayaan.yaayaqaanay.futaxun.haday.haybta.kugu.bad.shaan.harjeclo.usheego.
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 3 ай бұрын
Buurmadow waa addoon
@awiladen7814
@awiladen7814 3 ай бұрын
Hhhh isaqow hadaad darawish sheegaten de kacankii siyad barre .na. sheegta .sayid maxamed iyo siyad barre miyaanay ahayn ku wii idin xasuuqay hhhh goormad sheegaten war xishooda 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@alijama6723
@alijama6723 3 ай бұрын
26jun -1jul Waxaa u dhexeeyey waa shan maal mood Ee caqliga bini aadanka miyirka qaabaa ma wax loo sheegi karaa shan maal mood baanu dawlad ahay calanleh oo la Aqoon saday xataa dadka xarumaha iclaajka ku jira kama suur ta gasho waxaa iyo wax ka liita iyo daraa wiish Baan ahayn Waa wax laga yaq yaq soodo BEEN MADOOW WAXA UU YAHAY SIDUU UGACARARAYO ILEEYN WAA FULEGAA MUUSA BIIXI KA DHAARIYEY GURIGIISII EE DHUL MEERKA DHABOOSOOW ODAY DHULMEERA DHAFOORACAD HABAR WAX DHABATA CARUURTA WAA LOOGA DUCAYN JIREY CIYINA WAA LA SIINJIRE WAA NOOCII ISKA ILAALIYA ISHIISA ALLAAH HADINKA DUWEE IN KASTUU DAALIN BEENAALE FULEY AH YAHAY HADANA WAA YICIIS
@yarka4574
@yarka4574 3 ай бұрын
WoooW... Boqor Buurmadow wa Xariif Khaatumo Naasa-Dheer 😆 inuu kalaqaybiyo ayuu rabaa kadibna Gumeysi kuceliyo. 🤦
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Idoor Waa Bakteeriyo Ineey Dadka Ukala Ruufiyaanan Mooyaane Karti Kale Maleh. Waa Reer Bilaa Xigmad Ah Oo Maseer Kahayo Darwiish Iyo Daaroood. Allow Alle. Abugadhaa Beey Hoos Fadhiyaan 2024 Masiixi Ah. Ma waxaasaanu Lagoogoosankarnaa.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 ай бұрын
Waligay ma maqlin daraawiish isaaq ah kkkkkk laakiin waxaan maqley, Isaaq oo leh WAXBAA BAALAHA IGA YAACEY, Waana tii shaley 500 ee maxaabiista ah laga qabtey dagaalkii Anigu aan ugu maqac darey DAGAALKII BAASHAAL Ee jamaahiirtu ay ugu xoog sheegteen iidoorka.
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 3 ай бұрын
Kiyaara😅reer kofuureedkaha😅bisaadaha😅 dhaqaanjiireey😅maa😅 loogu😅yeero😅meelahaa😅 hiilib😅caayriin😅hagasoqadee😅😅burtan😅madoow..neegaarkan😅10-kiisi😅awoow😅siilsiilaadaaha😅laaguujiidijireey😅futo😅madow..miiyoowda😅jooji😅xalaad😅xuun😅balagujiraa😅dhuulbahantee😅wa.is.dhuulbahante...ciimamada😅meelaha😅dhigo shilinka😅uu horeya Ana a kusoturaya😅..yaan lojawabin
@awiladen7814
@awiladen7814 3 ай бұрын
Hhhh war buur madow waa naf lacarig wuu rafanayaa walee 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakh8353
@zakh8353 2 ай бұрын
Best history lesson ever keep up the good work inadeer SSC-Khaatumo midnimo iyo guul
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 ай бұрын
Cali barre oo buurmadoow inadeerkiis ah gooja cade ayuu xaaskiisii kaga cararay 2023😅😅😅
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 ай бұрын
Odaygan madow miyaanu ogayn in la dhaafay wakhtigii dhulbahante laysu xoqi jiray dhulbahante waa mid maxamed garaadna waa garaadada ugu guunsan dhulbahante ❤😂😂❤❤😊😊😊😊😊
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 ай бұрын
Isaaq land taarikhada hore iyo tan 2023 🏃‍♂️ ilaa 2024 meel ka farista oo ka dhuunta 😂😂
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 ай бұрын
Belo Buurmadoow waydii (duub cad) dii daraawiishtu yay ahaayeen hadaysan bahaharsame ahayn.......
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 ай бұрын
YAA KALAGUR DHULBAHANTE KU YIRI 🎉🎉🎉🎉🎉BAH ARARSAME WAA SALAADIIN
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 ай бұрын
Buur madoow harta ma habar maseertaybaa Maxuu dhilbahantaha u kalaguraa Harti iyo habarjeclo baaba loo simantahee Harti taariikhadii Daraawiishta waay wadaleeyihiine Odayga iska nasofheh Garaadka SSC haku qadhaadhoone
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Oo Dhacu ma wax lagu faanaa Waar ma anakaad na kala guri? Taa laga tegye ka samir Balaayo Madow OOOY dee 🥵🥵🥵🥵🍼🍼🍼🍼🍼
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 ай бұрын
Sheekh Bashir wuxuu ahaa 8 jir 1921 kii waxaa dhalay dhulbahante wuxuu isagoo caruur ahaa dadkii taleex ka qaxay wakhtigii diyaaradaha isagoo fikirkii daraawiish xasuusan ayuu sheekh Bashir markuu waynaaday 1940 kii is yiri wacyi gelin u samee isaaq magaalada burco inta ay dileen ayaa waxaa la waayey cid maydkiisa qaadda iyagoo ka baqay xataa in ay aasaan sheekh bashiir......🎉
@saciid_iid
@saciid_iid 3 ай бұрын
27tankii tuulo ee awoowga lagaqaaday weydii viva habar jeclo
@asheekh15
@asheekh15 3 ай бұрын
Keleb kalagurida dhulbahante mudaad kusoo caanamaasheen laakiin goormaa lagategey warkaa Taariikhda darawiisheed meel 2023 iidoor lagaaga qoraa kama banana gaalkii aanu is laynay baaqoray ciday islayeen laybareriga ninkanu isdley ayuu yaalaa hadaad bililiqayso islahayd waadkhasaartay magacaguna waa BEEN MADOW
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Waar.habraha.guskoodo.udaaya.oocayhakadigina.nacdalbaa.idinkutaale
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 ай бұрын
Burhabarmadaw waa iska habarmaxbus oo sidiiloo xidhxidhayba waa jahadiibaa igawarreertay xasuustii ayaa katagtay
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 ай бұрын
War ileen isaaq habarjeclo geeloodii dhulbahante ayaa kadhameeyay hhhhhh waligood bahararsame geel nagamadhicin ayuu yiri taasu waxay cadeyn u tahay in waligood geela lagakaxaysanjiray
@mahamedfarah6777
@mahamedfarah6777 3 ай бұрын
Taariikhda darawishtii janaraladoodii iyo hogamiyeyaasheedii video kasoo samee pls dadbadan bad ufa iidaynlahayd
@maxamuudabdi4198
@maxamuudabdi4198 3 ай бұрын
Waxan farayaa ciidan ka xoogaga khaatumo inay beenmadow faysl cabdi bootan qol ku u ku xidhany yahy lagu so xidho
@Marian-p9n
@Marian-p9n 3 ай бұрын
Raga markay isqabtan bay waxay ku washan gus iyo sil is fulay bal mawaxay wayen wax rag laysaga cesho 😂😂😂😂😂😂😂
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 3 ай бұрын
Badhi Madow = Buur madow maanta waxay isyidhaahdeen sidee ayaad isugu duugtaan duugtaan ee Dhulbahante isu jeclaysiisaan si aad quluub tooda u kasbataan waxaa tidhaahdaan Daraawiishta niman habar jecelo ama iidoor ah baa ku jiray ...Bal aan ku eegno tan maantana waxa kale oo dhan kala quusanaye ... Weli ma quusan injir laydani ... Maalinba sheeko cusub bay la imanayaan oo tijaabo ah. Waxaasna waxa keenaya jawaabta iyo la hadalka aad u jawaabaysaan .. looma jawaabo.. waxay weli ka samri la'yihiin Dhulbahane ama dhul Harti ...
@osmangure6040
@osmangure6040 3 ай бұрын
S c war hoy habarjeclo wixii daarood noqdo ayey ku qabsadaaan . Been badanna way ka sameeyaan. Waa doqomo aad iyo aad ugu hinaasa dhulbahante/ daarood Markaa qwaa qabiil hinaas ku nool Bal eega dadkaa meesha ay degaan Ciil bay ku koreen. Waa gun aan xaqiiq iyo run midna lahayn.
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 3 ай бұрын
Beenaale futo xume bqor buurnadaw taariikh cad ayuu keenaye taariikh cad keen af qadhmuun oo kalya meesha ha soo dhigin nacasyahay lawsaaa make up ayaad marsataa sida nasgaha dhulbahante waa juhalo duur gale ah taariikh malaha cbaasoow na taabsii taariikh cad sida boqor buur madaw ama iska aaamu oo xishoo gashaanti ayaad tahaye
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 ай бұрын
Middakale taariikh ad sheegatide balhota naxashka ad gaalkakusido tariikhda soyalka kasar ileen anagukuma anangelin ee ninkii adxambarijirtey ayaa sodhigdhigayee
@abdisagal779
@abdisagal779 3 ай бұрын
Garxajis Cebta iyo benta ka da niyow ad ka shekaysid dhulbahantena ma cayan garxajis Cidna ma cayane ee dorasho ayey raban iya kuye. . Illahay iyo umadisuna wey ka nabad kalane
@Amina-co2fd
@Amina-co2fd 2 ай бұрын
bisinkow goormay iidoor darwiish sheeganayeen layaab waa bililiqo angoo nool war musume uk iyo italy taga ama google waydiiya say hada u jecelyihiin ayaay waligood u jeclaayeen
@Itzmojii
@Itzmojii 3 ай бұрын
Ninweyn weeye oo boqor sheeganaya hadana saas loohadlayo dhulbahante kalasaarayo jifojifo ukalasarayo asgoo 4k isasaaran ah
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 ай бұрын
Isaaq waa qoon aan xeerka dagaalka waxba ka aqoon adr hubka dhis iyo orodka 🏃‍♂️ Meega Aamus ku qaadta 😂
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 ай бұрын
Qof baa comment ku soo qoray madareemin isagoo is leh waa cay bahararsame ( ma dareemin waa magac ku baxay fikir iyo mawqif siyaasadeed wakhtigii dawladii kacaanka waana magac sharaf u ah beesha bahararsame)
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 ай бұрын
Bahararsame gudaha daakhilka dhulbahante ayay degan dabcan ma aha reraha xududa idinka dega lakin runtii malintalobahdo waragkusuntan goobaha nafwaga
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 ай бұрын
Ina shixiri daba dhilif buu ahaa taari8khdu ku cadyahy Arki maysid ina shixiriyoow inamadadaadiiye
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 ай бұрын
Baastar been madaw buunki qiyaamihiisa ayaad kuyeedhisay sifiican baad wax ugu sheegtay hadii uu ku waansamayo odayga khaldaanka ahi ee garaadka kamaseyray 💯☂️
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
Anaga ogaden darawish ma shegano mana nihin isaq xage joga xata nin ingiris ba KZbin kaga hadlaya tarikhda darawish sayidka way dhalen wuna ku dhex dhashay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 ай бұрын
Ninkan buurmadow wuu galgalanayaa wuxuuna rabaa Mar uun in Garaad jamac Garaad Cali jawaab siiyo.ingiriiska ayuu joogaa wuuna tegi karaa madxafyada taariikh saxna wuu heli karaa lkn wuu nin jabay hadalkiis
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 3 ай бұрын
Boqorku maalin kacdoonka buluga abtiyayashii oo dhulbahante wuu hiliyey weliba waxuu di gaar ah ula hadly ina cambashe iyo garad jaamac hada hadalkiisa bal waala qimeynayaa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 ай бұрын
Buurhab madaw waa iska habarmaxbus waxkasoqad maleh tariikh burabaa in uxoqdohada
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 ай бұрын
Bahararsame ma aha reeraha xuduuda idoorka iyo dhulbahante dega ismaba aragtaan lakin malintagob adkukulantan runtii mamahadisan
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,3 М.
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 128 МЛН
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
Xog Sira Gabadh Reer Hawda oo Huwantii Lascanood kashiftay
19:39
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19