Jawaabtii walaalkay Aadan sahan isoo diray waxay ii muuqji........................

  Рет қаралды 64,163

Abwaan Sharlaawe

Abwaan Sharlaawe

Ай бұрын

Jawaabtii walaalkay Aadan sahan isoo diray waxay ii muuqji........................

Пікірлер: 735
@Teayclo
@Teayclo Ай бұрын
Aden sahan waa macalinkayga dhanka wayo aragnimada waxanka bartay waxbadan oo ku sabsan noloshena respect ❤❤
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Ай бұрын
Sax abwaan sharlawaye waa namatashay Maskaxdada alla kubarakeyo
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 Ай бұрын
mashalaaah Abwaan 2019 ilaa hada ku Tageer waan ku tageeri doonaa intaa ku taagantaha somaali jecel ❤adan waa maclinkyga 2021 baan bartey codkiisa Hormar Wacan Dhamaantiina Somaliland waan idin jecelnahay kaaliya aan midowne❤
@Suudimedia7
@Suudimedia7 Ай бұрын
Jeceyl wa la iswada jecelyahay marka xamasada laga yimado lkn idinka oo somlidii kale wada uun midoobaynaa
@nader-uc5mp
@nader-uc5mp Ай бұрын
@@Suudimedia7 aniga oo kaliya miyaa somali ah adigaba maad ila raadisid oo qaladkii shalay dhacay intaan wax ka barano maan hadafkii aan iskula midownay kolkii hore dib ubilaawno oon amxarada iyo kenyaanka dhulkeena kasoo ceshano
@Suudimedia7
@Suudimedia7 Ай бұрын
Wllshyeey hada idinka na aqoonsataan taasi diyaar u nahay marka markan si aan shantoo xor ah iskugu darsano lkn labdeena hada midowno sidii gore uun dhacaysa ee inta na aqnstaan aan wada don ka dibna aan midayno dhanta marka diyar nahay lkn mid kaliya lama midobayno somalina wma necebin
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan Ай бұрын
Alaylahe hadaa rajiib is in haystaa ee baan isu sheegteen
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
GARAAD QALDAN LASO TAAGAN TAHAY 3DAA KALE GUMAYSTAA HAYSTA ILAA IYO 1950 LAAKIIN ADIGA DHUL AAN LENAHAY NOGA FADHIDAA DHULKINA WAA SLN DHULKA SOMALIYEED WEEYE NO MORE AXMAAR LA LEEF LEEFO​@@Suudimedia7
@handhise5059
@handhise5059 Ай бұрын
Lkn abwaane hal mis aan ku dhaho. Ustadkana waan oogu qoray commenting. Qolalka intaa ka soo baxdaaan . Isku imaada is hor fariista ama live soo wada gala oo si toos ah isku qabta
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Ай бұрын
Wax garad wllhi abwaan dadka qaarba mooda bulshada mogdisho in ay doneyso xilal xil ama abgaal ha haayo ama jarer ama eeylay waxba nagama galin anaga waxaa noo daran midnimada io hormar 5 somaliweyn❤❤❤
@nader-uc5mp
@nader-uc5mp Ай бұрын
way dhacaysaa maalin uun somali oo mid ah kaliya dhalin yarta ha midowdo odayaashan dhulkii ku ciyaaray intaanu tala udaa fadhino khayr majiro
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Ай бұрын
@@nader-uc5mp hadii olalaha ay bilabi lahayeen kuwan caanka ah wax badan ba hagagi lahaa❤
@Nagiib...alpha1
@Nagiib...alpha1 Ай бұрын
DadkaN cuqdad baa haYsa lapo wajina wey leeyihiin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
JOOJI CUNFIGIYO ISLAM KALA FOGAYNTA IYO CAYDA AAD AYAN UGU FARXI LAHAA INLA HELO DOWLAD ISLAAM O EDBISA KUWA DAKA WALALAHA AH KALA FOGEYNAYA WALHY​@Nagiib...alpha1
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Ай бұрын
@@user-sn5yz7vg8v yaawaye qofka daďka kala fogeynayo ee aad halkaan ku aragtay 🐐
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Ай бұрын
Walhi walaala kale malihin ❤❤aan ahayn ninkasta oo somaliyeed oo 40 sano kayar wa rajada kaliya aan sugano in ay mar uun magaca somaliyeed kor uqadaan😢😢😢 please 🙏 qalbijab kale marabno dhalinyaro😢😢
@axmedhaaruun4783
@axmedhaaruun4783 Ай бұрын
Taa ha ki riyoon😂 axmaar baa ku dhaama adiga in wax lagula Yeesho
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Ай бұрын
@@axmedhaaruun4783 adiga ino kuwa sidaada bila xiniinyo ah kuma jirtaa inta rajada aan kasugano inay waxbadalaan 🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanmohamed691
@abdirahmanmohamed691 Ай бұрын
Sorry sxb adkayso dadkaaga ilaahy ayaan saan kadhigay.
@YuusufAli-qz6tx
@YuusufAli-qz6tx Ай бұрын
​@@axmedhaaruun4783dadka jaahilinta oo cuqdadeysan lagama hadlan ee fadlan Hadal hortiisa cilmi baro
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
AXMAAR AAAAA KKKKKKK INTAY SOMALI NOSHAHAY HAKU RIYÒN INAAD GAAL URAYOO BURYAQAB AH KEENTO DHULKEENA ​@@axmedhaaruun4783
@Mrsamadoon
@Mrsamadoon Ай бұрын
Alla Bal Suurayso Labadan Nin Iyagoo Ay Yii Muuse Biixi Iyo Xasan Sheekh. Sidee Umada Soomaaliyeed Bal Noqonlahaayeen?
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Waxa somalia lugaha ku dhaganba waa odayo wada qaraabay o ah kuwa retired ah alle hanaga qabtee Dhalinyaradu waa inay ukacaan mustaqbalka dalkooda
@farhaanmahamednour4652
@farhaanmahamednour4652 Ай бұрын
gergartan garaga nimo iyo mid abwaaan nimo waa sax jabta asisay walalkey qofkasta somali inu san ufakaro qabilkanah katago baan rajaynayo
@apdirahmanapdilahi1230
@apdirahmanapdilahi1230 Ай бұрын
qabiilka sidaa looga tagaaa sow nin waliba qabiil kamasoo jeedo
@YuusufAli-qz6tx
@YuusufAli-qz6tx Ай бұрын
​@@apdirahmanapdilahi1230waad saxan thy Qof walba Qabiil ayuu kasoo jeda lkn Wxaa ladiidan yahay in laqabyaaladiiso oo Qablad lagu dhaqmo Ogow Qofna inuu Qof kaficneyn dhamaan teena waan siman nahy Hadaan nahy Somali Wax Fahan Hadaad Caqli leydahay😁👏
@umuzaki7515
@umuzaki7515 Ай бұрын
ABWAAN SHARLAAWE RUNTII SIDAAD UGU JAWAABTEY WAAN KAHELAY SI DEGAN AQLI GAL AH WALAAL JECEEYL AH WAXAD KA HADASHAY MEEL FOG AAN ISWEHESHANO WAA HADAL XEEL DHEER ASIGANE WUXUU KU HADLAY WIXII LAGU SHUBAY OO NACEEB AH ABWAAN GUULEEYSO ALLAHA KU XAFIDO ADIGA OO KALE ALLAHA NOO BADIYO AAMIIN AAMIIN ❤❤❤❤❤
@user-ve3fy9cq7m
@user-ve3fy9cq7m Ай бұрын
Aadan sahan cidna nacayb uma hayo lakin wuxu ka digaya in midowga xiligan uu yahay wax labada dal u fiicnayn lakin ay tahay in labada dal ay dhismaan awood yeeshaan , marka in lamidoobo waa wax miiska lagu dhamayn karo suurtagalna way tahay hadii shardigaa la helo marka soo daawo xalqada uu kaga hadlayo midowgu iyo qaabka loo midoobi karo .
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Ай бұрын
Somaali maka dhib bananka uga yimaado wey iscaawisaa iyadoo is weydiin qolama.caruurta hadey iisheegan qof baa wax ku dhacey dhaqso waxaan la soo boodaa Allah ma soomaali baa Ma u ogoli in wax yar gaaro Hadana iyagu isma rabaan.walaalayaa heshiisa anagaa mustaqbal xumo iyo wadan la,aan nagu dhacdey idinka ka fekera caruurtiina Walaalaa tihiin heshiiya
@dahirdeex7570
@dahirdeex7570 Ай бұрын
Ku mahadsanid doodaada yoolkeedu sarreeyo Guulayso walal garabkaaga
@abdyrahmanabdalla9879
@abdyrahmanabdalla9879 Ай бұрын
Wow amazing labada madaxweyne ee somaliya iyo soomaliland saan Uma wadahadlikaraan .............inta wax baratay guul I.a😮
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Mweynayaal ma aha 3 asaasaqay gaboobay wareeray allaha na dhaafiyo aaamiiiin
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 Ай бұрын
Anagaa waqooyi degna waxaanu nahay Soomaali SSC Khaatumo 🇸🇴🏇 Kolkaa yaa gumaysanayey wixii golaha sare ee kacaankii waxay ahaayeen isaaq marka hadda ma wax baad iska qubteen mise waxbaad kordhisateen isaaqoow yaab Hargaysa iyo burco,berbera waxaa dhisay dawladii kacaanka waadna ku jisaarteen ee buuqa Iyo xasadka nala dhaafa Amxaaro raaca Amxaaro yar yar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
Thanks from Awdal, Gabiley, Salal of somalia 🇸🇴 ❤️ Viva Somalian's unions again insha Alllah.❤
@kadraabdillahi6748
@kadraabdillahi6748 Ай бұрын
Waxan ahaay gabadh reer somaliland waxan kaga mahad celliyay side wanagsan Ee aad u hadashay waxaad tahay well aqlii badaan oo gooba ماشاء الله تبارك الله ر رب يحفظكم جزاكم الله خير Habo wsd mahad santahay
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 14 күн бұрын
ماشآء الله ❤❤❤
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Wxan qabaa horta koonfur hada nahay inagu aynu hormarno oo nabad taagto yelano kadib baryo maba noqoneso iyaga fahmaya wll tinimada🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Xaqiiq waye arinkan...,konfur hadey amni ahaan leheed oo dowladnimo sax ah ka jirto, dhaqaalo iyo ganacsiyo waweyn oo caalamka la jaanqaado kajiraan marhore ayaa somaliland laga kala carari lahaa. Somaliland waxbo meesha kuma hayaan ee lkn meel ay ubaxaan ayey heysanin. Mrka waxey isleyihiin idinkaaba amni haystaa iskajoogaa meeshiina. Koonfur boorka ha iska jafto horta kadib waqooyi ayagaa baryo la'aan iska imaan doono
@faysalmaxamedKoosaar
@faysalmaxamedKoosaar Ай бұрын
Waxani was dood maaha realaty somaliland waa tagtay maankaaga kasaar
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Wax la fahmayaa ma jirto wll ee dhulkiina ka shaqaysta, annaguna taa taayada ayaanu ka shaqayanaynaa : midnimo Dambe ma jirto ee walaaltinimada ayaa naga bdn.
@user-qv2ym5bw4w
@user-qv2ym5bw4w Ай бұрын
Hhhh bl wxd noola imanyso daawo 2024 ba la maraya ha lakala dnysto
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
@@faysalmaxamedKoosaar dadka idin tuugayo kuma jiro hdaba talada heen lahaa ictirafka laqeylinesan idin siilahaa xududahana idinka xiran lahaa xassan shiekh masakinimada ka aragteen
@user-tz3lp6qg8w
@user-tz3lp6qg8w Ай бұрын
ManshAllah ManshAllahAlle Caqiliga igo Garashadaba haynii Dayo Dadkaygan Alle Labahooda haysku furo Aragtidodan hamideeyo
@housseinbilanaicha6936
@housseinbilanaicha6936 Ай бұрын
Sharlaawey si fiican ayu Hadley ❤
@ruqiy0elmi238
@ruqiy0elmi238 Ай бұрын
masha Allah edo caqligaga alaha ku barakeyo amiin
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 Ай бұрын
Thank you brother Great Enlightenment for our🇸🇴 people💙S.
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 Ай бұрын
Somaliyeey please dhalinyaradan taageera please mashallah sharraawe iyo aadan sahan.😊
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 Ай бұрын
Masha Allah wanku mahat naqayaa pro inuu dalka jogo adiga oo kale dalkisa kuwayn yahay cadowga somaliyed xandhuf tiisuu laqayaa thank you pro
@user-cv9vi9jt5b
@user-cv9vi9jt5b Ай бұрын
Waan ku raacsanay fikrada wanaagsan abwaan from burco❤🇸🇴
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Subahanalah Allahu Akbar 🙏🙏🙏
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi Ай бұрын
Wcs
@msa_1439
@msa_1439 Ай бұрын
Doodaadu Gebi ahaanba way jabantahay Mr Sharlaaawe
@mmstransport1901
@mmstransport1901 Ай бұрын
Adan Jawabta waa xagaga laba nin o wada caqil Ah hadii somali sida u wada hadli laheed mar hore ayey heshiin lahayeen
@Xaawo27
@Xaawo27 Ай бұрын
Masha Allah abwan sharlaawe❤🥰
@moapdikarem144
@moapdikarem144 Ай бұрын
Nin walba fikir wuu le yahay ka aniga ahaan waxan ceeb wayn u arkaa in 30 sano oon dunida ka danbayney ugana hadhnay qabiil darteed sasoy thy in ragii umada ugu aqoonta badna ay maantana ku dodayan Qabiilkayagu madaxwayne hano noqdo Ceeb calllek !!?
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Ай бұрын
Sidan wax u wada ilaashano waa in aaynu laba is garab taagan noqono Oo iskaashada
@Apthirahman--ahmet1
@Apthirahman--ahmet1 Ай бұрын
Sharlaawe
@munir69420
@munir69420 Ай бұрын
Masha Allah brother guul iyo gawo nimo
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Abwankan masha allah Wika kalana caadi mahan aqon yahan kale waye
@proggmmer
@proggmmer Ай бұрын
Allah ka cabso qofkaan wuu ku wareeray su’allah Hore aqoon yahayn u heysty Blse book ugu sawir si adag ugu jwb runta usheeg
@user-wu8fk2ol7f
@user-wu8fk2ol7f Ай бұрын
Masha allaah masha allaah ragbaa iskuhelay Dood wanaagsan ayaa kadhacday masha allaah walaahay kassoo bilaw intii burburka kadanbeysey .cabdi qaadim ilaa xasan sheekha hadda joiga walaahay ilaa wasiiro ilaah madax weynayaa cid saa udioday majirto masha allaah waa dhalinyarada larabo inay wadanka baaqiga badbaadiyaan Dooda halkaa kasiiwada
@Wardhere77
@Wardhere77 Ай бұрын
Wax lagaa qaadi maayo eedo horey u soco abwaan sharlaawe shay adiin nabada diidan ha u joojin nabada ka shaqeeya
@yussufbishar8832
@yussufbishar8832 Ай бұрын
Niyow waan kulaqawa rayigas Sharlawe. Waxna kudarimayo.
@aturaab111
@aturaab111 Ай бұрын
Maan sha Allah Abwaanka
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi Ай бұрын
Masha Allah wllo qali 👍 👍 👍 👍 👍
@aishabildhalatayhindobildh3742
@aishabildhalatayhindobildh3742 Ай бұрын
Masha,Allah Abwaan sharlawe ilahey afka kaama goyo wan ku duceynay barakoow oo dhuroow
@user-st2qs8oy9d
@user-st2qs8oy9d Ай бұрын
Abwane aqalika allha kusiyadsho allha nokaxifdiyo ❤❤
@medovepenman
@medovepenman Ай бұрын
Allahu akbar abwan sharlaawe xaqiiqdi wad asiibtay. Sidokale ustaad kumadsanid gorgortankaga waxan rajaynaya inad kuqanci doonto intas jawabna wan kasugayna allaha kula qabte. Why madaxda somaliyeed sidas ay ugu wada hadlilayi iin wayabe
@MAHIRBARE
@MAHIRBARE Ай бұрын
Exactly 💯
@foziaahmedhassan238
@foziaahmedhassan238 Ай бұрын
Masha Allaah 👍 👍 👍
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
Very constructive debate....bravo Sharlaawi
@zahra11573
@zahra11573 Ай бұрын
Masha'Allah abwaane garaadka iyo garashada allaha ku siyadiyo.
@hawoali120
@hawoali120 Ай бұрын
Mashaa Allah sharawe waa wiilashidan❤❤❤
@user-ts7er9nb4e
@user-ts7er9nb4e Ай бұрын
Machaallah brother ❤
@oubahismailmogorrle6194
@oubahismailmogorrle6194 Ай бұрын
Masha Allah Tabaraakallaah hbr sharlawe Allaha kusharfo
@IdilXassan-lw4fe
@IdilXassan-lw4fe Ай бұрын
Masha alaah abwaan wiilyar ooh caaqil ah baatay alaah ha ku xiftiyo
@user-kg2hz5tn2k
@user-kg2hz5tn2k Ай бұрын
Sharlawe midbu ku qaldnyahy snm bila.mawqif may ahyn ee mawqifkededa waxa uu ahaa dadkeda say u xoraynlahauen siyadna nolosha ugu qaban lahayen labadiiba way usurto galen masha allah
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Been badnidaa ma Aabe siyaad baa adiga iyo awowgaa toona soo qabteen ama qaban kareen adeer anagaa idin xoreynay tan kale maangab rag adiga iyo 90jirada sarqaansan ee cuqdadeysan ciilan idin caqli iyo garasha dhaama ayaa doodaya ee shuuush
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 Ай бұрын
😢😢😢Walaahi Waa qiiroday 😢😢😢somaliya oo soo noolatay aa ii sawirantay dib isu jeclatay barwaaqowday ilaahow dadkan ka dhashay way danbaaben kuwi fahmo qaladkoda towbadkeeno naga dhig maasha alaah abwaane sharaf aad ledahay adigoo kale oo badan Somali alaha ka dhigo. QABIIL MAYA QARANIMO HAA
@laanjeerstudio-b
@laanjeerstudio-b Ай бұрын
Us 😊
@amiinayarrow6490
@amiinayarrow6490 28 күн бұрын
MashaAllah abwan sharlawe waxatahy wali yar oo ad uu acqlibadan mashaAllah
@YonisAden-bf2rp
@YonisAden-bf2rp Ай бұрын
Masha Allah
@mamoxabiiba6749
@mamoxabiiba6749 Ай бұрын
amazing laba qofoo aqli iyo aqoon iyo somalinimaba ku wayntahay ayaa thiin sahan iyo sharlaawe dhalinyar sidaa udooda waloo baahanyhy oo bilaa caadifad ah oo akhlaqdiina ookle more of uu wayjiraane godadka hakaso baxaan ❤
@shum33y
@shum33y Ай бұрын
masha allah labadiinaba wan daawaday muuqaaladiina waad isla heysaan e sidaa ugu socda
@Wardhere77
@Wardhere77 Ай бұрын
Masha allaah 2abwaan oon kala dhicin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmaanluude3461
@salmaanluude3461 Ай бұрын
Abwaan Sharlaawe Waxgarad Caaqil Ah Baa Tahay Alle Haku Barakeeyo Bro Guuleyso
@SaalimMohamed-rz5yc
@SaalimMohamed-rz5yc Ай бұрын
Abwaan allaah Ku sharfo wllhi barteeda ayaad dhigtay 100 qofood oo sidaan u fakarta hadaan Heli laheyn wllhi waan wada midoobi laheyn Somalia iyo Somaliland ba wax Kala qaad meysan jiri laheyn lkn qabiil iyo qurun dib inoo dhigay Allah hanaga tir tiro in la midooba wax Ka wanagsan malahan wllhi
@naagnool4851
@naagnool4851 Ай бұрын
Bartedaa dhigty abwaane❤❤
@cabdirabbinour7531
@cabdirabbinour7531 Ай бұрын
Mansha'allah abwaan sida sharafta leh aad ugu jawaabtay ilaahay ha kugu sharfo ilaahay ha idin ka dhigo kuwii somali midoobayn lahaa ameen😊 keep going rajada kaliya aanu leenahay waa labadiina ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 Ай бұрын
Rag is fahamsan❤
@Hoyadey
@Hoyadey Ай бұрын
Caqligaan kugu jeclahay abwaane guuleyso❤❤❤
@ayaanshire-ed9og
@ayaanshire-ed9og Ай бұрын
Dadka wax fahansan sidaas wacan iyo si ka sii wacan bey wax isugu sheegaan, wada hadal caafimaad qaba mar kasta,
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 Ай бұрын
Beenà maaha wlahi
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 Ай бұрын
illahaw dadka sidaa nooga dhig
@Karen56899
@Karen56899 Ай бұрын
Ilaa hada jawaab waafi ah namaad siiin sharlaawoow wllo ilaa hada qadiyada ku tagantahy vediogana waad jarjartay 😂😂 naga soo sax inder Waxa 😂😂😂😂
@amanahmed5060
@amanahmed5060 Ай бұрын
Mashallah
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Ай бұрын
Asc mashallh mashallh mashallh mashallh edo macan ❤❤❤❤allh hakuxifidiyo
@akafi1212
@akafi1212 Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah ✅✅✅✅✅✅✅👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Ай бұрын
Masha allaah❤❤❤
@alijamaali8297
@alijamaali8297 Ай бұрын
👏🏾👏🏾 ماشاءالله
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
DESTRUCTIVE ,JAAMAC SHABEEL WAA REALISTIC
@user-my7my5yr6c
@user-my7my5yr6c Ай бұрын
Abwaan mahadsanid wll doodan inaa sii wadaa rajeyna wax adi ku dhamo oo hadlayo weli ma arkin
@shamsoadan474
@shamsoadan474 Ай бұрын
Allaha ku xafido sax sax waa ikhwo kaliya is difaaca
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 Ай бұрын
Maa Shaa allah ❤❤❤ intii loobahnaa baad tidhi
@anuushcadey-it5bu
@anuushcadey-it5bu Ай бұрын
masha allah
@sougalhadi
@sougalhadi Ай бұрын
Macha allah ❤
@FarxiyoXasan-ss4pq
@FarxiyoXasan-ss4pq Ай бұрын
Masha allah 🎉🎉🎉 rag nool 2 aan jeclahay
@saidharedaden1424
@saidharedaden1424 Ай бұрын
Wlhi abwaan sharlaawe bilash ulama bixin horey usoco caaqil 🎊🙏
@chaneelkaqisoyinka7337
@chaneelkaqisoyinka7337 Ай бұрын
Abwaankena wanken ALLAH noo daysto m.a wan kugu racsanahay Adan sahan waa macalinkeyga kaa ma marmee an midoowno
@alixiis9228
@alixiis9228 Ай бұрын
Asc abwaan Shalaawe, adeer waan ku salaamayaa, salaan dabadeed, waxaan aad iga heley dooda adiga iyo Adam. Waxaan aad ugu faraxsanahey dadka dadiinaa ee doodaha oo kale keena. Halka Odayaashu ay isku gudbinayaan heeso cey ah, taas oo Bulshada Kala fogeynaya. Masha Allah dood caafimaadqabta ayaad keenteen. Waxaan aad ii cajabiyey. Maxaad dhici lahaa hadii Odayaashu sodaan I wada hadlilahaayeen. Mahamaalyadaan Soomaaliyeed ayaa beenowdey. "Geel duqdiisii sayaxdey Aarankiisa maxaad ka fileysaa". (Sayaxdey=yaacey).
@IlyaasJijigawe
@IlyaasJijigawe Ай бұрын
Waaw masha allh 👍
@AbdikadirCilmi
@AbdikadirCilmi Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑
@faadumoelmi7439
@faadumoelmi7439 Ай бұрын
Waa doodii da'yarta ee lawada sugayay. Abwaan sharlaawe waxaan kaa dhiganaynaa Madaxweynaha mustaqbalka anoo reer Soomaaliland ah. Lkn sharlaawoow dadka waaweyni intaa may garan mana u socdaan
@M-KHALIF
@M-KHALIF Ай бұрын
woow war ustaadki waad laxaajaysatay. aftahanimo verson aqoon
@rayaanahmed2977
@rayaanahmed2977 Ай бұрын
Mcha allah tabarakallah allah labadiinaba allah ha idiin daayo aftahanimada iyo xikmada
@aaliyahanm5728
@aaliyahanm5728 Ай бұрын
Wooow ❤❤❤
@shamsoshiine
@shamsoshiine Ай бұрын
calanka aduunka ugu quruxdabadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Ай бұрын
Kanaa lagu badalaa 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Ай бұрын
Calankam asalkiisu sheydan baa lajhaye soomaali ma lahan
@cabdalledek4185
@cabdalledek4185 26 күн бұрын
Ilaaheey hakuxafidu
@user-kg2hz5tn2k
@user-kg2hz5tn2k Ай бұрын
Ustad adan sahan walahi wa macalin caqli badan judayashu mudanyahy
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t Ай бұрын
Thanks from Awdal state 💙🤍💙
@askiaamiir
@askiaamiir Ай бұрын
Ina dhilo 🍆
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t Ай бұрын
​@@askiaamiir Nagala tag hadal habreedka adeer awdal state 💙🤍💙🇸🇴 dhaqaaqday hadal yuu idinka tagin burco iyo hargayso utasho awdal dib unoqosho majirtee
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t Ай бұрын
​@ammu2u2Burco iyo hargayso waa Gadabuursi awdal state dhaqaaqday dib unoqosho majirto hadal yuu idinka tagin
@user-kt5oi7tl7u
@user-kt5oi7tl7u Ай бұрын
@askiaamiir
@askiaamiir Ай бұрын
@@user-eb5ow4sw9t okay meel gaadha hee
@AbasAqil411
@AbasAqil411 Ай бұрын
Kusodhawaw you tube ❤❤❤
@NurbileahmedmohamodBileeste
@NurbileahmedmohamodBileeste Ай бұрын
Masha allah aqligaga macquulka ah alllah haku dhowro
@XASAAASI
@XASAAASI Ай бұрын
AF QAYAAN HADDA MAQASHO WAA NINKAN
@user-pv6sf2bi6z
@user-pv6sf2bi6z Ай бұрын
Ustaad aadan qadar cali m.a alle haku xafido❤
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Masha allah caqliga allaha kuusiyadiyo
@IdmanAli437
@IdmanAli437 Ай бұрын
Allaha ku xafido abwanee ✅✅✅
@user-wu8fk2ol7f
@user-wu8fk2ol7f Ай бұрын
Walaahay su.aashii hore iyo jawaab taba waan kufarxay inkastoo sahan uu yidhi eberkaasan rabaa iskuul bilaasha marabo biyo bilaasha marabo aniga Abaarta idaa
@rakiaxusen9735
@rakiaxusen9735 Ай бұрын
Massa Allah Allah idin xifdiyo maskadina Allah haiinxifdiyo haday oday yasha hadaysan ufakarilahaye mant heera gari laheyn
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Waaaaw abwaan sharlaawe caaqilka qarnigaan aqoonyhan loo baa hanyahy barteedii baa dhigtay❤❤❤
@user-xp3cc1qs4g
@user-xp3cc1qs4g Ай бұрын
Machaallah bro 😅 Somalia 🇸🇴
@suhaybchannel
@suhaybchannel Ай бұрын
Labadiinu hadaad heshiisaan ma soomaali iyo soomaaliland baa heshiiyey ????
@user-cj7rv1fw9u
@user-cj7rv1fw9u Ай бұрын
M a wll qali❤❤❤
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Aadan Sahanoow Maxaan ka doodnaa Hadaba hadiiba ar...
4:54
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 24 М.
Hooyadaan Ma aragtay waxii Ku dhacay iyo xaalda ay ku jir.....
6:22
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 5 М.
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
7:04
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 45 М.
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 30 М.
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,3 МЛН
Parkour failed !
0:12
Mash_Edits
Рет қаралды 10 МЛН
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН