Reer somalia du yay ahaaayeen Adeer meeshu waa somaliland mesha aanu ubaxii kacaanku ka talin 🤣
@ibarahimcali75742 жыл бұрын
Doqon
@abdikaniahmedbalal42492 жыл бұрын
@@ahmedfarhan447 somaliland iyo somalia somali bay ku hadlan ee dadka 24h French soqoro wa ayaka ugas🤣
@ahmedfarhan4472 жыл бұрын
@@abdikaniahmedbalal4249 waxan diiday caqligaaga liita eed ku soo koobtay somalia iyo jabuuti uun meesha waana waxan na qaban adeer iyadoo majaajiladan lagu matalayo magaladayada iyo dalkayaga somaliland Somali waa la wada yahay laakin waa la kala tagay Somalia waata 30ka sano iyo wax ka badan is maamuli kari la'a ee waliba imika tii u darnayd ay ka dhex taagan tahay Somalilandna waa qaran tis qaaday insha allana ha dhawaato ama ha dheeraatee heli doona aqoonsigeeda waana wakhtiga aan sugayno Markaas somaliland aqoonsigeeda heshana somalia waxay ula dhaqmi si wanagsan ama si xun labadaba iyada awooda Qofkii noolna wuu iska gaadhi insha alla
@zalelaz143offical52 жыл бұрын
Inyar sii wada dee waa madadaalo fiicane
@maidachanel72112 жыл бұрын
Hhhhhh walhi waxaramad wani wata walhi qosolka iga dhamady laso dhaqsada qaybta xigta plz😢