Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh. Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : / gallaydhmedia FB : / hassangallaydh TW : / hassangallaydh
Пікірлер: 76
@user-bx1bp9cv9yАй бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯SHACABKA SOOMALIYEED INAY KU GARAB IS TAGAAAN GUUL SHAA REE AWDAL TATSTS OF SOMALIA 🇸🇴
@user-sz7sn2rv9rАй бұрын
faqsh faqsh faqsh awdal naf uma haysaan alle idin madi faqsheey
@Ot_Ot20123Ай бұрын
Cajiib, maqaaxi la oranjiray Maqaaxida Qaaq layaasha oo sawaxankan oo kale laga maqli jiray. Meesha kuwan aay ahlu xallli wal caqdi kayihiin waa salaama kadheh xaaladu.
@JamacYusuf-wr6gnАй бұрын
❤❤.xildhibanka.kaqada.xildhibanimo.
@user-bx1bp9cv9yАй бұрын
Awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal is fahanka awdal tatis of 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴
@albertoyahyaАй бұрын
micnaha marka adiga somaliland miyuu nacayb ku hayaa wax nooga jawaab bal ilahyn video gan aad dawanysid waa somaliland ee?
@user-sz7sn2rv9rАй бұрын
faqash faqsh Awdal waa Somaliland
@karimhasan8967Ай бұрын
Awdal tatis macnaheda maxd uga jeeda ilayn jaahilniamdu ceeb wayna bal waxand aqoon ulahyn ayad iska xarxariq isledahay ood qoralkeda xita sixi karin copy mooye😂
@user-sz7sn2rv9rАй бұрын
@@karimhasan8967 faqash yahay faqashtu dhashay bal isheeg ilbax nimadaad ku faanayso
@superfun1819Ай бұрын
Dhulbahante isaaq in aad kala ceeliisan waye saan ceeb waye😊
@user-sz7sn2rv9rАй бұрын
dhulba hantan maxaa keenay kkkkkkkk
@HamarimaxamedАй бұрын
Haddii Xildhibaan Mohamed Abiib la xukumo ogaada in ay noqon doonto qayrkii loo xiryoow adiguna soo Qoyso midkiina dhaliilo dawlada mid mid baa la idin cuni doonaa. Allow sahal amuuraha
@ShamisAli-r3uАй бұрын
Ceeb badana dad waweyn sida ciyaalka bisinka is dhagesta aqlaaqda ilaaliya
@cabdinaasirjamaac6010Ай бұрын
Waa golihii ugu liitay ee abid somaliland doorato
@yuusufcabdicasiis8522Ай бұрын
Waa golihii ugu wanaagsan ee somaliland soo mara marka laga reebo kii 1996kii
Waxa ugu dhib badan inta dowlada wax kaqaadata ama ka tirsan. Dadkii shacabkii way yaaban yihiin!!!!
@seed3966Ай бұрын
🏃➡️🏃➡️🏃➡️ Golaha wan xidhaya maxad katahay magac uyaal waxa fiican sidii feydh macaansade in lagu edbiyo wax lumay 🏃➡️🏃➡️🏃➡️
@superfun1819Ай бұрын
Idiinka ubahan in leydin kala celiyo
@user-sz7sn2rv9rАй бұрын
bal oraday maxaad qortay yaa fahmayba
@user-eu4ep5hv9jАй бұрын
Bal dadka waaweyn ee dalkii hogaminta laga ravlbey ee waxay ku mashquulsanyihiin halka dhulkodi amxar qatay maatidii soo dooratayna darxumo dhan walba ka haysato. Yaa allah somali maxa dhib yala
@farahsaid6913Ай бұрын
War reerkii soomaali ahaa inkaarta haysata maxaytahay meel i joogaanba qaylo. Dagaal. Ismaqal la aan.isdil musuq. Qabyaalad. Is nacayb. Iyo wixii lamid ah yaab illahayaw isbadal khayr qaba nasii yaa rabi
@MohamedSaid-tn1pxАй бұрын
War nin gudomiye ah power leh meesha geeya maqarsaarka iska erya
@maxamudcali2236Ай бұрын
gudida jogtada ah iyo xldhibanadu way kumahadsanyihiin in aya kahoryimadaan sharcidarada muse iyo kooxdisa xildhiban maxamef wax laguhayasta runta maxaad ugahadlaysa
M.abib iyo s/land, somaliland baa fudud wataa lagu dhici layahay ee laysla meraysanayo
@kaaha1233Ай бұрын
Sida niyada u dhiso intey xanuuno nafsiyi kugu dhici lahayeen😂
@saleebaancali9690Ай бұрын
ina kheyreeye wuxuu ku wacnaa makhaayadii uu burco ku haystay ee uu kunka ku iibin jiray shaaha waayo siyaasadii waxay soo saartay wuxuu yahay iyo wuxuu ahaa
@xamdiislam9551Ай бұрын
Ala qosol weynaa😂 Hal qof iyo qabiil dhan baanu aragnaa😂