Jidka Loo Maro Hadafka Aynu Donayno Sh. Mustafe Xaaji Ismail
Пікірлер: 283
@warsamemayele8 ай бұрын
Masha Allah sheikh mustafa I.A Watching 13/1/ 2024
@sahalsuleiman1795 жыл бұрын
الشيخ العلامة الشيخ مصطفي حاج اسماعيل الله يحفظك بيض الله وجهك وطيب ريحك واكثر مالك
@sahalsuleyman39945 жыл бұрын
Sahal suleiman
@mohammedsiyaadmoallim3 ай бұрын
Watching for 2024 JUN, masha Allsh, Alhamdullilah.👏
@qeylowhassanali86449 жыл бұрын
waxaan shaki ku jirin in uu shikh muswdhaf yahay amse ka mid yahay culumada waaweeyn ee islaamka allaha dheereeyo cimrigiisa meel kastana nabad iyo caafimaad allaha ku siiyo dambigiisana allaha cafiyo AAmiin
@NaAh-zw2mq9 ай бұрын
#2024 mashallah ilahay hano daayo shekh mustafa ❤
@yasinmohamedibrahim7985 жыл бұрын
Muxaadaran kama daalo, yaa fiirsanaa 2019. Markii iigu aan dhageysto waxay ahayd 2012, ilaa iyo hadda waan dhegeystaa.
@sayidcabdiraxmaan92384 жыл бұрын
Wallaahay amba sidaasaan ahay bari dhexe ayaan dhagaystay Hadeerna waan dhagaystay wax kamida
@ciiseducaysane44177 жыл бұрын
Sheikhayada islamka ee aan usoo galo utube ayu ka midyahay sheikh mustafa ilahay cimrigiisa&cilmigiisa Ha'inoo barakeeyo shiekhena
@jimcale43mohamed907 жыл бұрын
sheekh mustafa isma badalin codkiisa ilaa maanta iyo muuqiisaba masha allah alle hakaa abaal mariyo wakhtiga dheer eed diinta alle dadka usheegaysay
@abdifatahmohamoud35384 жыл бұрын
Masha alllaaah culimada somalida waxaan jclaan lahaa inay sida uu yhy sh mustafe inay wada noqdaan oo ay qofka islaamka si quruxbadan ee ugu fudud wax u fahansiiyaan alle ha ubarakeeyo
@siciidjava42165 жыл бұрын
Sh.mustafe wuxu kamidyahay xidigaheena aan kudayano Allah jannadiisa haku abaalmariyo
@hami9islam4 жыл бұрын
Maalinkayga badan kisa, sheikha muxadaroyinkiisa aad u dhagaystaa. Anoo ka raadinaya xal umada islamka ah lagu meel mariyo. Waxyaabo aad u badan ayaan ka faaiiday. Jazaka allah khayr sheikhal mufakir. Allah cimriga haku dheereeyo. Dar ilaahay u jeclahay.
@nimcoxasan688129 күн бұрын
Bal adna noo faaiday waxad ka faaiday
@mustaqbalmuse76365 жыл бұрын
Maashallah sheekh mustaphe alle haku dhawro hadfku horteenu yaala waliba wxn haysana mapkii loo mari laha wana quranka iyo sunada rasulka scw waxnan aminsanay inan gadhi karo martabada mustafe dhinaca aqoonta kana sarayn karo
watching for 2022 november manshla Alhamdullilah👏❤
@drmomalik12606 жыл бұрын
He was 20 years ahead of us. Masha Allah. Baraka Allah our Sheikh.
@zaruu._Moh3 жыл бұрын
Now 32 years
@yasminfarah22802 жыл бұрын
@@MohamedAnwar. he mean waxaa naga horeeyay 20 sano oo markaas ah
@ibomohamud Жыл бұрын
@@yasminfarah2280dheh wll waxoo naga horeeyay 20 sano xiligaa, Allah ku xafido
@ibomohamud Жыл бұрын
Sheikhana allah noo xafido
@garaadxasan916027 күн бұрын
Maa shaa allaaah 9/9/2024 Septenper Alle cimriga iyo caafimaadka ha u dheereeyo
@sudawaabqurux4236 жыл бұрын
Sheikh Mustafe Alle swt ha ku xafido Akhiro iyo adduunba..aaaamin
@cayuuniabdilhi97227 жыл бұрын
aduun koo dhan waxba maku faleeen hadan jelilhaaaa shikh mustafa ooo kale waxan amunsanhy inan heleyn lkin 50 sano ha gaadhe qof diinta ibara cilmina yaqan ayan sugaya insha alllh alllh haku xafido shikha hadu 10 adigo kala Somali way hagagi lahyd xukunka lodhibo
@muhiyadinyonis70467 жыл бұрын
cayuuni abdilhi Insha allah hamigaaga waad gaadhaysaa wll waan kuu soo ducaynaya
@cayuuniabdilhi97227 жыл бұрын
shugran akhiii jasa kallh khyr
@cayuuniabdilhi97227 жыл бұрын
muhiyadin yonis
@drkh.drkh.94196 жыл бұрын
cayuuni abdilhi I sowac
@omarmohammed57396 жыл бұрын
RABI SUBXANA WATACALAA Haku Sahlo Adoonkaad Ku Riyoonayso Walasheey Qaaliyeey
@SabahAcademy8 жыл бұрын
Masha allah waa muxaadiro kahadleysa wadciga iyo xaalka dunida kataagan ALLAHA kubarakeeyo yaa Shiikh Mustafa Xaaji ismaaciil Haaruun
@geeleisse44063 жыл бұрын
alle haka abaal mariyo shiikh kuwii anfaca allaha naga dhigo🙌🙌🙌 vidio,gan malaha waa sagaashamadki barigaa fursad uma helin 😪 lkn 23.03.2021 inta daawatay like ta ha igala bakheelina ilmo adeerayaal🇸🇴🥰
@jsjsknzjajak44685 жыл бұрын
ماشا الله Sheekh mustafe allah dartii ayaan u jecelahay allah ha xifdiyo
@abdirahmangarad85799 жыл бұрын
Ilahay hakaa abaal mariyo sh.mustafe iyo inti ka qayb qaadatayba Amiin
@cabdiwalisheekh7317 жыл бұрын
xafida kalah sheekh musfafa
@khaldirmuxumad88638 жыл бұрын
maansha Allah ilahaw nasii cilmiga sheekh Mustafe kujira oo kale aan muslimiinta anaguna wax usheegnee
@mustaqbalmuse76365 жыл бұрын
Amin Dadaalbay ubaahanty
@ascadmaxamed13908 жыл бұрын
mansha allahaa sheekh mustaf Allah ku xiftiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@husseinabdi11306 жыл бұрын
Sh mustafe m.a waa muxaadiro aaad u qiima bdn AllaHa ku dhowRo yaaa ustadii
@maxamedhoolcade62772 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله خيرا يا شيخ مصطفى حفظه الله
AllaHa haku siiYo wxaaa jeceshaHy janno waye AllaHa ku siiyo ustaDi Alle ayaa mahadleH oo cilmikaan kuGu barBaarshay ustaaDii JazakallaH qeyr macaLin
@adamsolob8 жыл бұрын
mashallah jasakallah khayr sheikh mustafe.. subhanallah wa bihamdihii subhanallah cadeem.. subhanallah walhamdulillah wa la ilaha ilallah wa allahu akbar
@halimoali22048 жыл бұрын
nnh 😯😉😥😕😑😐😯😢😕😧😦😥😆😀😄😧😡😃
@mohamedahmednur9420 Жыл бұрын
Waxaan daawanayaa 2023 Ilaahay Shekha ha barakeyo markii muxaadarda la qabatayna ma dhalan
@maryammuse9721Ай бұрын
Maasha allah👍👍👍
@khaledhashi4077 жыл бұрын
Sheekhani waa nin aad umaskax badan ilhay cimrigiisa ha dheereeyee
@aishahennaharts93942 жыл бұрын
Masha Allah, Tabaarakallah,Allah Caqliga iyo Cimriga hakuu BARAKEEYO SHEAKH Mustafa,I love you for the SAKE of Allah❤
@youngdhegbour175 жыл бұрын
illahay hakaa abaal mariyo sheekh Mustafa haaji ismail haaruun
@lujanmaalim88025 жыл бұрын
Watching 2020 ...mashallah sheikh....Alaha ku barakeyo
@Mohamedal-guled6 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha barakeeyo Shiikheena wayn shiikh Mustafe
@hananabdullahi85988 жыл бұрын
masha Allah shiikh mustafe Ilaahow cimriga kuu dheeree
@ninadag91448 жыл бұрын
masha Allah sh mustafa jazakalah kheyr ilaah haku xifdo cimri dheer alaha ku siiyo
@caynbacaynmediaproduction14347 жыл бұрын
masha allah sheekh mustafe aqoonyahan dhaba alla hakudaayo
@abdisahalyasin6598 жыл бұрын
jizakalah waa muxadaridii ugu qiimaha badnayd aan arko
@hamdiabdilahi80448 жыл бұрын
he say. xxx xx.
@mariyaibro81869 жыл бұрын
Masha alah sh mustafe ilahay haku xifdiyo Aaaaamiiiiiiiiiiin Aaaaamiiiiiiiiiiin Aaaaamiiiiiiiiiiin
@yoonisrock36847 жыл бұрын
Mariya Ibro
@salemansaleman6068 жыл бұрын
masha allh illh haku xafido ( MUSTAFA) ( HAJI )
@Somabilbooks5 жыл бұрын
Bal ka waran Ka Daawaday 2019 tallow sheekhu maantuu ka hadlayaa?!!1
@ahmedapdilahi12645 жыл бұрын
Wa 2 kala fog zxp
@abdulkadirkhalif55525 жыл бұрын
Techshiil New App Cali dheere oo maalin walba xamar qarxinya ayaa umalaysaa inuu ka hadlayo.
@husseinabdi92582 жыл бұрын
2021 ayaan dawanayaa ilaahay ha kubarakeeyo sheekh mustafe
@cabdisamedsuldaanyuusuf81863 жыл бұрын
Mashallah walhi 2020 baan dhagaysanayaa xikmadiisa sheikha ala yaxfid
@abduwelidalel90547 жыл бұрын
Illahey hakaa abaal mariyo sheikh mustafa
@awaleabdi52135 жыл бұрын
h
@Mohamedal-guled6 жыл бұрын
Insha Allah Shacabkeenu wuu gaadhi himiladiisa ah in Diinta alle ee Cadaalada badan lagu Xukumo .
@yazinmohamed78055 жыл бұрын
Waa qof oderasa wixii soo dhacay, iyo wax socoda, taasna ay sababto in waxaa ka digay ay dhaceen. Cimrigiisa Allaha dheerayo.
@mahamedyaasiin98958 жыл бұрын
macha Allah sheekh mustafa illahay ha ka ajar siiyo iyo cimri dherer
@zahrasheikh63947 жыл бұрын
Asc shiikh alaha ku xifdiyo codkaagu waa faseex si fiicna rasaalada waad noogu soo gudbisaa noona fahan siisa waliba adigoo dhinacna aan u badnayn waqooyi iyo koonfur marka qofkii yiraahda shiikh mustaf la mahmayo hadalkiisa waa qof wax kale u keeda shiikh ajar iyo xasanaad aan la soo kopbi karin miisaanka xasanaadka ilaahay ha kaaga buuxsho
@cabdidaljoog88882 жыл бұрын
Mansha allah sheekh mustafe ismaaciil haruun
@husseincise49558 жыл бұрын
mansha Allah shiikh mustafe illahay haka Abalmariyo khayr ka adwado jasakalah khayr
wcs maasha Allaah sheikh Mustafa hadalkiisa qof walbo wuu fahmayaa Somalimeel kasto haka imaadaanee, laakiin hadii aad u fiirsatid hadalada sheikh yada ma ahan kaliya sheikh Mustafa Af carabiga ku badan eraygii carabiga ahaay ayaa lagu sii translate gareeyay carabi kale, marka faham darida maahin luqada soomaliga ee waxaa ku badan carabiga cabashada waa intaas walaasheey.
@mahomadabdi9547 Жыл бұрын
Mashalh sheikh Mustafe baarakalhu
@wtfmoments38867 жыл бұрын
Waa muxaadaro dhaxal gal ah allaha noo daayo shiiqeena