Jig-jiga | Magaaladdii uu Gumaystuhu u hibeeyay xabashida | Waaberi Show | Xalqadda 4aad

  Рет қаралды 46,571

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Jig-jiga | Magaaladdii uu Gumaystuhu u hibeeyay xabashida | Waaberi Show | Xalqadda 5aad
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: www.instagram....
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 264
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne Жыл бұрын
Iam from jigjiga Waligay ma aaminin waxan somali ahayn Sida turkidu urur mideya u leyhy Carabtuna jamacad mideyasa u leedahay Mxa inoo diiday Dawlado somali ah oo isku faana Sida turkida iyo carabta 🎉Somalinimaad 🎉 Manihin umad lamida carabta Iyo afrikaanka kale
@caliirshaad945
@caliirshaad945 Жыл бұрын
Haa wllhi somali midowdo hormar aygare😢
@hassan5896
@hassan5896 Жыл бұрын
​@@caliirshaad945Maadaa gaadhsiinayaa😂😂😂
@abdirahmanxuseen
@abdirahmanxuseen Жыл бұрын
Midowga soomaalida urur ah in la sameeyo kawrn midowga yurub ba wuu jiraaye
@updirahmanupdulahi4283
@updirahmanupdulahi4283 Жыл бұрын
Libax mar un jigjiga waa laxoreyn
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
sax aan samaysano Midowga Soomaalida sida Yurub.
@Zaakirali-r8i
@Zaakirali-r8i Жыл бұрын
Jigjiga waa meesha aan dhulka somalida ugu jeclahsy from mugdishu idinka leeyahay ramadaan mubarak
@Taajudiinomer11
@Taajudiinomer11 Жыл бұрын
Caasimadayda jigjiga horumar wacan ❤🇬🇲💪
@ayaanabdallahassan3062
@ayaanabdallahassan3062 Жыл бұрын
Wll mid maku weydiiyaa
@Taajudiinomer11
@Taajudiinomer11 Жыл бұрын
@@ayaanabdallahassan3062 haa wll
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt Жыл бұрын
@@Taajudiinomer11 siyad barre baa ku xureeye
@MDeeq5500
@MDeeq5500 Жыл бұрын
MY HOME JIGJIGA THANK YOU PRO ABDIRAMAHAN UMER WAABARI❤🙏🥰
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Soomaali haddaan nahay dhulkeenna kama tanaasulayno, ilaa aan soo ceshanno ama qiyaamahu noogu dhaco Soomaalinimo darteed!🇸🇴 Soomaali oo mid ah insha alaah waan arki doonaa!🇸🇴☝️
@Rc_abdi
@Rc_abdi Жыл бұрын
❤❤❤❤😢😢
@Samiir703
@Samiir703 Жыл бұрын
Insha allaah wll wAn gulaysan doonaa kaliya alshabaab aan kaxorayno dalka si aan halcadow u atag garayno OK 👍
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
@@Samiir703 walaahi kugu niyad baan ahay shabaab xitaa waa inoo keenay ogow! Waa inaan dagaallanaa xitaa haddii Yahuud la inoo soo diro!!
@Samiir703
@Samiir703 Жыл бұрын
@@JAMHAD10 insha allaah ♥️
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Aniguna wan kugu racsanay walahi waliba lablakac igama ahe haben walba wxan kusexda sidi somali laysugu keni laha wxan ahay muwadin somaliyed o kunol hargaysa
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Жыл бұрын
Jigjigay , waligaa ha cillan tarikhda qortay qiso baaxad wayn waliba / thanks wallka kun & kow jeer 🎉😮
@mohamedjirde
@mohamedjirde Жыл бұрын
Insha Allah Jigjiga Oo Xor Ah Waan Arki 😢
@xamseaadancumar-il6rr
@xamseaadancumar-il6rr Жыл бұрын
Mar uunbay xoroobi somalina mid noqon I.A 🇸🇴
@Casaanyo1
@Casaanyo1 Жыл бұрын
My city jigjiga magaalo aan wax ku barty❤️
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
jig jiga dhulkeyi hoyo somliya somli ba leh isha allh waa xoreysan donaa dhulke naga heystan cdowga nogu dhay kenya iyo itopiya😮😮
@kadarhaashi
@kadarhaashi Жыл бұрын
Walaal qali bal Godey na muuqal kaso same waa casimada labad e deganka somaligalbed wana meel taariq wayn kuleh somalida dhaxdheda . Mahdsanid ❤😊
@rashkaboyahmad7995
@rashkaboyahmad7995 10 ай бұрын
saaxiib ma ree godey baa tahay iso jawaab saxib
@warsamemohud203
@warsamemohud203 Жыл бұрын
Mahadsanid Cabdiraxman waxan jooga jigjiga waxan aad ugu xisa qaba labo magalo oo kala ah MARKA CADEY iyo HARAR (adari ) inad wax naga bartid insha Allah Waxa kale oo jeclan laha sido kale BARAAWE
@yaasirxareed
@yaasirxareed Жыл бұрын
Mahadsanid wll warbixinda quruxda badan ee no so gudbiso
@alfatahalrahman7696
@alfatahalrahman7696 Жыл бұрын
Jigjiga caasimada somaligalbeed waan usoo halgamay hadana waan uhalgami ilaa aanka xoreeyo xabashida
@Faatimaa345
@Faatimaa345 Жыл бұрын
Haa wallahi waa caasimada somali galbeed i.a weyka xorobi doontaa xabashida
@binfarascade4391
@binfarascade4391 Жыл бұрын
Faafaan ma aha e waa faafan
@taqiomer
@taqiomer Жыл бұрын
Jigjiga gumaysiga xaq Uma leh 😢😢😢😢😢😢😢😢
@warvaamedia9076
@warvaamedia9076 Жыл бұрын
Gumaysi ay ku qanacsanyihiin
@axzaap9995
@axzaap9995 Жыл бұрын
​@@warvaamedia9076kuma qanacsana sxb lkn dantaa biday 😢waayo dowlad awood badan ba haysata intay dagaalmi Kareen wa dagaalamen lkn dantaa biday inay nabada iska qaatan wyo Ethiopia soomali oo wada socota moyane ayagu awood mahayaan hda somalia ayuu dhulkaa sugayaa inay sidii siyad Barre Ethiopia oga xorayso I.a somalia na hda dowlad adag kama so dhawa o ayadii bayba Ethiopiankii meel wlba ufadhiyaan Allaha no jabiyo cadowgena mar uun
@abdihalimshbarkhad8681
@abdihalimshbarkhad8681 Жыл бұрын
Masha Allah ustaadii ma aqaano waxan kuugu mahad celiyo sifiican ayaad u iftiimisay. JazakAllah walal❤
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
From jigjiga may home zhp naxt boorama somaliya
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 Жыл бұрын
Boorama Ka soo hadal wll Waa Codsi
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Жыл бұрын
Qofka ugu horeeya maanta alx
@xamdamuhiim6668
@xamdamuhiim6668 Жыл бұрын
Alle haku barakeyo cilmiga iyo caqliga waxbadan ban kaa faaiidey ustad
@yacquubyacquubaxmed9268
@yacquubyacquubaxmed9268 Жыл бұрын
Mshalh magaaladaan kudhashy mar uu waanku xorayn inshaalh
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Жыл бұрын
Wll kasoo hadal degmada buur hakaba ❤
@abuquhafah4994
@abuquhafah4994 Жыл бұрын
Wll ka so hadal Grass ❤❤❤
@mohamoudahmed7822
@mohamoudahmed7822 Жыл бұрын
Somali waa mid Bal u fiirso taariikhdan jigjiga waxaa laga difaacay berbera jabuuti iyo muqdisho si aynan gacanta gumaysiga xabashida ugu dhicin Waan kuu abaal gudi jigjigaay
@Yunispodcast
@Yunispodcast Жыл бұрын
Garissa sosame please 🙏
@870mx
@870mx Жыл бұрын
Walaal herer noogu xigsii fadlan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Guulayso walaalkay
@abdullahiahmedhassan
@abdullahiahmedhassan Жыл бұрын
Wll Allah hakaa raali noqdo inoo soo celi qisooyinka iyo taarikhaha asxaabta
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah ustaad 👑❤🙏
@WabaxMedia
@WabaxMedia Жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid cabdirahman Waaberi
@NimcoCfataax-bq2oj
@NimcoCfataax-bq2oj Жыл бұрын
Manhattan Allah waxan
@mohamedabdalla703
@mohamedabdalla703 Жыл бұрын
Diridhabana kasoo ahdal ustaad
@ilyaascumar2532
@ilyaascumar2532 Жыл бұрын
Ku mahadsanid sida wanagsan eed noogu soo koobtay taariikhda Dds/soomaali galbeed
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Жыл бұрын
Jigjiga ❤️😍
@axmedcadaana6128
@axmedcadaana6128 Жыл бұрын
Legend
@abdimalikabdikhalaq9557
@abdimalikabdikhalaq9557 Жыл бұрын
faafaan maaha ee waa Faafan.
@khadarcali3510
@khadarcali3510 Жыл бұрын
Mashallah alle ha ka jasaa in siyo prother
@AbdulfataahHassan-pn9mh
@AbdulfataahHassan-pn9mh Жыл бұрын
Waayo waayo
@zambiagambia5942
@zambiagambia5942 Жыл бұрын
Dir dhaba ka so hadal ❤❤
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak
@awalshisse8597
@awalshisse8597 Ай бұрын
Hadii aymqasho somalida siday ugabaqaan waashitoon waxa ogaan lahaayeen safaaradah inay xidhaan mase jiro wali shacab leh geesinimadaa
@mohammedul_amiin
@mohammedul_amiin Жыл бұрын
Abdirahmanow Bua’aale magaala madaxda Jubada dhaxe ban kaaga fadhinna 🥰🥰
@abdiyasinal
@abdiyasinal Жыл бұрын
Mnsha allah from jigjiga
@amiinloxos381
@amiinloxos381 Жыл бұрын
Mnsha allaah jigjiga
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Ustaad dhagaxbuur kaama hayee soo samee
@ruwaidaosman1988
@ruwaidaosman1988 Жыл бұрын
Meeshaan ku dhashay❤
@cabdihaybelanbad5682
@cabdihaybelanbad5682 Жыл бұрын
Fadlan taariikhda ha qaldin waxaad ilowday dagaalkii walwaaleed oo looga guulaystay talyaani iyo ingiriisba
@nimcaanxasan442
@nimcaanxasan442 Жыл бұрын
Baabili iyo diridhabana taariikhdooda soo raaci wll
@xamsedeeq-iv2nv
@xamsedeeq-iv2nv 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 Жыл бұрын
Aaway reer jigjiga gacanta taaga
@hassenabdiwahab1089
@hassenabdiwahab1089 Жыл бұрын
Mxaad Run kasheegtay Tariikhda Jigjiga
@99abshir
@99abshir Жыл бұрын
Jigjiga my home mahadsanid zxp
@Garansho
@Garansho Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤❤
@khaliifsheikhabdihayi5587
@khaliifsheikhabdihayi5587 Жыл бұрын
Raaso kahadal
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Isxaqaargoste
@Isxaqaargoste Жыл бұрын
ᴊɪᴊɪɢᴀ ᴊᴀɴᴏ🖤
@inaxalane3073
@inaxalane3073 Жыл бұрын
Waaberi thanks wll kanaso hadal magalada diri dhabe
@luqmaanjamac5415
@luqmaanjamac5415 Жыл бұрын
❤❤❤ keep going abdirahmaan waaberi
@LiaZe.Boy12
@LiaZe.Boy12 Жыл бұрын
Please soo samee Goday
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 Жыл бұрын
Next Godey kaso samee ustaad
@hollaatme2991
@hollaatme2991 Жыл бұрын
Halkanina waa waaberi Media
@hanuunwade2
@hanuunwade2 Жыл бұрын
Mahadsanid all waan dhaxjoogaa jigjiga
@cabdullahicumar4057
@cabdullahicumar4057 Жыл бұрын
wll waberi kasoo hadal baydhabo wa mahadsantahay❤❤
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 Жыл бұрын
Diri dhaba Ka soo hadal
@maxamedbashirxasan5862
@maxamedbashirxasan5862 Жыл бұрын
Walal Afmadow kaoohadal waa magaalo kada weyn Mogadishu
@maxamedafrika
@maxamedafrika Жыл бұрын
Burco ama Togdheer Kasoo Hadal Wll Sharafi Korkaaga ha ahaatee WAABERI SHOW
@itsme-sx7xs
@itsme-sx7xs Жыл бұрын
Wll waxd noogu xigsiisa saldanadii adal iyo boorama😇🙏
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 Жыл бұрын
Somali habaar baa haysta lkn ilaahay ka quusan mayno Insha alaaah isgaaa maaliga oo ina midayndona Insha alaaah
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
My Dalkyga ❤
@misbaaxadacwah
@misbaaxadacwah Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdulahifarah7996
@abdulahifarah7996 Жыл бұрын
Magalada lascanood ❤ bankasugayna inshalah tariikhda magalada bluega ah ee umada Somalia wada jeceshahay
@hamdaabdi6779
@hamdaabdi6779 Жыл бұрын
Blueg maxay a lascanod waa somaliland diid ma doon
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 Жыл бұрын
​@@hamdaabdi6779 😅😅😅
@wllnerzima414
@wllnerzima414 Жыл бұрын
Sxp Garaad wiil.waal hadaadba ka ilowdey tariikh maada So gudbin
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 Жыл бұрын
Waa sax Sxp garaad wilwaal waa halka taariikhda jigjiga ugu muhiimsan from gaalkacayo.
@iamamiin4862
@iamamiin4862 Жыл бұрын
Next let it be DIRE DAWA
@cwasacmuktar7135
@cwasacmuktar7135 Жыл бұрын
Jiggiga my home❤
@husseinibrahim-ck9fv
@husseinibrahim-ck9fv Жыл бұрын
Next Qabridahar 🙏
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
Sanaag I.n ❤❤❤❤
@KalidabdulahiAhmed-lb4ou
@KalidabdulahiAhmed-lb4ou Жыл бұрын
❤❤jigjiga❤❤
@LISHKO99
@LISHKO99 Жыл бұрын
Magaladaydii
@falhadoabdullahi5190
@falhadoabdullahi5190 Жыл бұрын
Wall noo soo badi❤
@dhamacomaar407
@dhamacomaar407 Жыл бұрын
Borama ka soo hadal
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 Жыл бұрын
Jigjiga
@babymonsterr77
@babymonsterr77 Жыл бұрын
Waxad soosaarta tariikhda siiyadbarre
@aflooxasan9006
@aflooxasan9006 Жыл бұрын
Boorama tariikhdeeda ma haysaa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Mahad Sanid
@xaajicabdiraxmaan3504
@xaajicabdiraxmaan3504 Жыл бұрын
SXB GOBOLKA SANAAG IYO CEERIGAABO KASOO HADAL TAARIIKHDOODA QOTADA DHEER
@ayaanleahmed2933
@ayaanleahmed2933 Жыл бұрын
jigjiga caday
@calicabdi1565
@calicabdi1565 Жыл бұрын
Somali Galbed ❌ Ogaden and Howd &Reserve ☑️
@xamseapdi516
@xamseapdi516 Жыл бұрын
Jigjiga dhu jidwaaq 😊
@mubaarakmubra270
@mubaarakmubra270 Жыл бұрын
horta ani ahaan suaal ayaan is waydiyaa marka laga hadlaayo barnaamijyadan oo kale 1.maxay ta hay sababta map-ka soomaliya ee yaala xafiisayada dowlada , marka madaxda ay qodbeynayaan map-ka ka gadaleeyo, ama madaxtooyada map-ka ku sawiran uu san u ahayn kan saxda oo looga reebay somali galbeed iyo nfd? xitaa marka area somalia la sheegaayo aan loogu tirin cabirada somali galbeed iyo nfd !
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Madaxda meesha nagu mataleeso waa dad umada kale ushaqeenaayaan sida Imaaraatka ookale hadaan nahay dadka kunool koonfurta maanta Imaaraadka Carabta ayaa maanta kacanta ugalne 😢😢
@mubaarakmubra270
@mubaarakmubra270 Жыл бұрын
@@runkahadasho8495 waa wax laga xumaado wlhi
@sabaalqolqol9765
@sabaalqolqol9765 Жыл бұрын
Faafan jigjiga
@Hsn1224
@Hsn1224 Жыл бұрын
hararta lafteed kasoo hadal wayba nawaashaye
@mohamuddek505
@mohamuddek505 Жыл бұрын
Malaaa yacniga nakala tag Xabashda iyo adigaba isku mid ayaad iithiin
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw Жыл бұрын
Waa Magalada Cagdheeri siyay Xabashi ila mantana dadka somaliyed lagu xasuuqo lagu boobo lagu haqiro waxaso odhaan Ogaden JaJuus Xabaasi aya ka Masuula Ila Ogaden laga horeya Jigjiga ma noqonayso magalada somaliyed oo igu walahi ah
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
😂😂😂 war samaroon ayaa waligeed ilaa harar degana ee dadkaas waa ay usoo guureen cida waxaas oo tacadi lakulantay waa beesha gadabuursi ee jigjiga ilaa wajaale ilaa awbare ilaa harar degan
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw Жыл бұрын
@@abuubakarabdirashiid5940 Degan somaliyed ee Itobia waxan donaya in mar dambe hogan lo dhiman Ogaden Dhulki ayay qaribeen Cagdheer
@xamseapdi516
@xamseapdi516 Жыл бұрын
​@@abuubakarabdirashiid5940 waa dhul jidwaaq ee maha boroma😂
@Abdal252
@Abdal252 Жыл бұрын
Harar kaso sameey sxb
@aflooxasan9006
@aflooxasan9006 Жыл бұрын
Boorama maxaad uga hadli laadahay
@jamayare1803
@jamayare1803 Жыл бұрын
Ustaad boqortooyadii adal impire kasoo hadal haday suurgal tahay
@Sheekoshaaxk43
@Sheekoshaaxk43 Жыл бұрын
Jaale saylac kasoo samee
@Zakimohamed777
@Zakimohamed777 Жыл бұрын
Waxadan aqoon ulahayn ha ka hdlin ader teda kle majirto dad kaso qaxay ethopia oo so dagay somalia
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Жыл бұрын
Maxay fiicnaan wabba lalawareegay intay dadka somaliyed burden kaca oodhulka kakiciya oromada iyo amxaarada dhaqaale iyo dhul ahaanba kuhabsaday tola,ay
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Жыл бұрын
Mamalin un dhulkeena waan karidan doonaa gumaystaha saan madoobaha itoobiya
Baladwayne | Janadda Somaliyeed | Waaberi Show | Xalqadda 7aad
9:24
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 21 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 17 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 7 МЛН
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,6 М.
World War 1 Summarized
24:51
حسين عبدالله
Рет қаралды 14 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 571 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 21 МЛН