JIGJIGA | HEES CUSUB | LIYUU POLICE OO WACAD KU MARAY INAY XORAYNAYAAN.. | 2018

  Рет қаралды 55,462

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

AskarinNimadu Waa Hiil
Loo Aas-aasay ShacAbkoo
Awood Lagu Nagaadiyo
Adeeg Suubban Iyo Nabad
Umaddu ay Dhaxashee..
………………………………………
 HEESTA: HAYE AABO - LIYUU BOOLIS
 EREYADA: MAXMED CADOOSH
 LAXANKA: IBRAAHIM CABDI MUUMIN
 MUSIC: CABDI ISMAACIIL (BEELLE)
 CODKA: CABDIFATAH BAYLOOD
 KOOXDA LIYUU BAND DDSI
 CAMERA & EDITING BY MAXAMED FAARAX
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
..............................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 159
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 6 жыл бұрын
guuleysta aabo viva liyu polis kuwii casharka u dhigay oromo oo quusiyay hankooda viva onlf viva dds viva ogadenia viva jidwaq viva absame u sareeya dunida waligiin guuuuuuuuuul💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪
@mustafadhalac5319
@mustafadhalac5319 6 жыл бұрын
Maanta jaanis ayaad heysataane kacdoonka wada oo marnaba ha isdhiibinina oo iska qabta kuwa itoobiyaanka isku maleeya oo daba dhilifka ah kdbna kusoo biira soomaali weyn ilma adeeryaalow 👋👋. Allaha idin dhowro walaalayaal 😍😍😍 Umidooba cadowgiina Soomaalinimo wax kahooseeya haku qancinina oo kufaana soomalinimada.
@husseinabdulla1577
@husseinabdulla1577 6 жыл бұрын
Waxan rajeynayaa jigjiga inaad xasilisan jagna Liyuu ❤❤❤❤❤
@dhameesdumar4461
@dhameesdumar4461 6 жыл бұрын
guul wllha Somali galbed(ogadenia),allow isku so celi 5somal
@xanansomalilandersafiya451
@xanansomalilandersafiya451 6 жыл бұрын
Wallahyow iska dhiciyaH ormo iyoH daba dhilifka Ethiopia. Guushana idinka leH InshalllaH💪💪💪💪👏👏💪💪💪💪
@zuhuurabdirashid6542
@zuhuurabdirashid6542 6 жыл бұрын
waaw waaaw ilaahay ayaa idinla jira guulaysta mar walba insha Allah guul ayaan mar walba idin lee yahay liyuu boolis liyuu boolis 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 xooga dalka soomaaliyeed😙😙😙😙😙😚😚😚
@Abdiwali-mr8ns
@Abdiwali-mr8ns Жыл бұрын
One Day insha Allah we get freedom one love
@kawaranhaddii4268
@kawaranhaddii4268 6 жыл бұрын
Viva Liyuu Bolis. Waan idin wataa.
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 6 жыл бұрын
*liyuu police maalintii loo baahnaa ayey soo baxeen*
@aragsanabdi3384
@aragsanabdi3384 6 жыл бұрын
guuul i0 Gopaniman idiiiin rajeynaaa💪 zooooma jestayaaazha nyuuu police✌
@laylaqaali1120
@laylaqaali1120 6 жыл бұрын
Guul ciidankeygiyoow liyu police horey usocda waxad so baxdeen xiligii la idin baahnaa oromada 77kii soo xasuusiya xasuuqii ku dhacay guul guul guuuul ciidankeygiyoow 💪💪💪💪💪💪💪
@ansalindhoqurux3601
@ansalindhoqurux3601 6 жыл бұрын
Wow rer abtikeyga cadhowkina cagta hose
@qhadrasaid5245
@qhadrasaid5245 6 жыл бұрын
Isha Allah am xarada WA laga gulesana cadowga ilahey hajawiyo
@ahmedhasan2837
@ahmedhasan2837 6 жыл бұрын
Wakas cadowga cagta hoostisa manta ayaad fahanteen cadowga kaliye ee aynu leenahay oromo difaca dalka waan idin garabtanahay jira oo jooga guul ddsi onlf somali galbed
@mohamedabdi9557
@mohamedabdi9557 6 жыл бұрын
Illahay baaa idinla jira gobanimo udirira insha Allah guushana waa dhankiiineee
@mukhtarbdi4713
@mukhtarbdi4713 6 жыл бұрын
Viiva niyuu police 💪💪💪💪💪💪💪
@MudaneChango
@MudaneChango 6 жыл бұрын
Abdi Askari Halkaas kaga hay bro Wadankeena Oromo iyo Axmaaro nooga dhiciya wlhi ciil ayaan Gadhka is hayaaye.
@abdirahmanmohamed1621
@abdirahmanmohamed1621 6 жыл бұрын
Adeer oromo inaga dhiciya
@munaahmed1250
@munaahmed1250 6 жыл бұрын
Caaaaac cabdi iley god kiisuu biyo ugu geleen iyo new bolis
@omaarabdi99
@omaarabdi99 6 жыл бұрын
Muna Ahmed oqdada iska dhaaf Abaayo kolay waxatahay ree sland
@inaabdinasir
@inaabdinasir 4 жыл бұрын
Viiva liyuu viiva jwxo ONLF 💪🇬🇲
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
@jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 жыл бұрын
Wixii nftda Iyo dhulkga cdaw Ku ah waaa la cunaaa Guuuul dhalinyarada difca ugu jira ciidoda Iyo shcbkisa Adkeya xdkina Iyo quwdiina 💪💪💪💪💪💪💪💪
@sodaomar1205
@sodaomar1205 6 жыл бұрын
Cabdi ileey narta ALLAH KU FOGEEYO inshaaaalh Viva ONLF guul iyo goobanimo
@omaarabdi99
@omaarabdi99 6 жыл бұрын
Soda Omar Adigana jaxiima Allaaha kugu fogeeeyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@istahilshugrii4036
@istahilshugrii4036 6 жыл бұрын
adi oga horeee naarta
@Xamudi8
@Xamudi8 6 жыл бұрын
guuul soomali galbeed iska saara cadawga soo duulaay guuul Ddse
@maryanabukar5099
@maryanabukar5099 6 жыл бұрын
Geesinimo gartinimo Dacadnimo inta ba idinkama muqato Wale😡Allow somali Adaa u maqan viva Somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@muhaibrahim2152
@muhaibrahim2152 6 жыл бұрын
Ciidamada dadkoda un ka adag 😂😂😂
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 жыл бұрын
Liyuu police bal Amxarada ha iska celiyaan Wa ayaga islamaha iyo ilmaha dile hhhh
@asadabdi730
@asadabdi730 6 жыл бұрын
faaan bdn af yarabaa wx na tuusaa
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 6 жыл бұрын
Kabash kabash Labadii xaq daro kuheshiisaa xaq allay kucolawdaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@a-b-n-somalia5497
@a-b-n-somalia5497 6 жыл бұрын
Hhhhhhh HaKa dhaweyan hadalkoda
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Ninkn abdi Askari ma ogaden ba horta bal
@CabdiraxmaanYamani01
@CabdiraxmaanYamani01 6 жыл бұрын
Haye aabo 💪💪💪💪💕💕💕
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 жыл бұрын
Sidaaa u feedhahaaa Ku xasuuqdeen jabhadiii onlf ee idiin halgamaysey ayaa ladinka baahanyahay inaa Ku difaacdaan dalkiina
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 6 жыл бұрын
Guul insh allh
@naimaabdi4578
@naimaabdi4578 6 жыл бұрын
new police waan necbahay soo mahaaa kuwiii iyago sharka ethopia ku hugan laaayay aderyashey waaa ino seef iyo dagaal new police sy
@rayanyusuf462
@rayanyusuf462 6 жыл бұрын
Liyuu shalay xagee jireen imisaa lalahaa dabaqoodhi ethpia faaiido malahan aaway ithopian nimadii dhiblamarabo shacan kena rer jigjigo liyuu polic naankiinii shalay dhamaday Wa idinkii hiiran Iyo galgaduud orod kutagay
@salahabass7605
@salahabass7605 6 жыл бұрын
Fulayaal shacabkoda duleyay
@diisofficialchannel5011
@diisofficialchannel5011 6 жыл бұрын
👏👏👏👏
@iskufilanshire8691
@iskufilanshire8691 6 жыл бұрын
Liyuu bolisku isaga duli ah oo duran aqas miyaanba maqli kara
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔥💪
@adanhussein929
@adanhussein929 6 жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo wadaniyiinta dhabta ah inta ay gabar inaga nooshahay waan udhimaneynaa dhulkayaga Oromo iska daye amxaaro ayaa nacelin weysay iyagoo mideysan Oromo maxay tahay laaya nacalad baa dhashaye.
@naciimadayib6659
@naciimadayib6659 6 жыл бұрын
waan ku faraxsanay inay guul daraysataan doqonada ogaadeenka
@husseinabdulla1577
@husseinabdulla1577 6 жыл бұрын
Naciima Dayib haddad ku faraxdo haddi kale cid ku og majirto sis cago dhigo koley dhiig Somali kugumaba jireeee
@asadking2279
@asadking2279 6 жыл бұрын
Hoyadaa iyo sharamuutadii kudhashay was dhilo lamayaaqaana niciimo yaaku yaqaana
@asadking2279
@asadking2279 6 жыл бұрын
Hoyadaa iyo sharamuutadii kudhashay was dhilo lamayaaqaana niciimo yaaku yaqaana
@inabacaadimahaz891
@inabacaadimahaz891 6 жыл бұрын
ar oromada meel zara nacala shaydan ku yaake
@omaarabdi99
@omaarabdi99 6 жыл бұрын
Naciima Dayib waa dhilo suuqa oromaday ka xayraantaa
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 6 жыл бұрын
Dadkodi ayay cunen garabkodina way baneyen mantana iyaga la ugasaday sorry
@mohavicjr9276
@mohavicjr9276 6 жыл бұрын
💝💝💝💝💝🙏
@zkicade7151
@zkicade7151 6 жыл бұрын
Walaalhy ogodenia waantaaa geersnhy. Waxn leeyahy nazri badd hayzataane maanta intaad cayda INA ilay iyo borobogandada iska dayzaan calnka bluega ah intaad ka taagtaan jigjiga iska celiya wiyano ilayna hadhw iska tuuurh anaguna grabkiinaa nhy
@inaabdinasir
@inaabdinasir 4 жыл бұрын
Saarnayba 🇬🇶
@Aminaalmohamed3105
@Aminaalmohamed3105 6 жыл бұрын
Nacalaa sheydaan ku yaalee oroma xasuuqii 77 hala soo xasuusiyo
@ibrahimmahamed3763
@ibrahimmahamed3763 3 жыл бұрын
Alow qof aan wax ogayn hacadaabin
@hanicadeey7891
@hanicadeey7891 6 жыл бұрын
Guul dadkayga Guul liyuu iyo dhalinta xoraynta ogaadeeniyo Horay u socdo Aabo
@maxdar11
@maxdar11 6 жыл бұрын
New police dhiiga Ku yar waar maanad Somali ahayn dhiiga LA idinka Qaad
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Insha Allah guusha waxa leh Geesiyada Geeska Africa e Liyuu Police Oromo down
@ahmedshiine6826
@ahmedshiine6826 6 жыл бұрын
Gobanimo dadka soomaliyeed guuleysta waligiin💯💯💯♥♥♥♥
@KIKIAFCAD-t6n
@KIKIAFCAD-t6n 6 жыл бұрын
Subscribers iisaara aan idiin saree mahadsanidiin
@CabdiraxmaanYamani01
@CabdiraxmaanYamani01 6 жыл бұрын
yackoo fanproj wanku saray adna isaar
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 6 жыл бұрын
yackoo fanproj wan kusari ee ii saar sxb
@KIKIAFCAD-t6n
@KIKIAFCAD-t6n 6 жыл бұрын
jobless millionare Waan kuu saaray
@cabdiqanigurey301
@cabdiqanigurey301 6 жыл бұрын
yackoo fanproj kuu saaray adna iigu qabo
@KIKIAFCAD-t6n
@KIKIAFCAD-t6n 6 жыл бұрын
Cabdiqani Gurey Kuu saaray
@nasraabdalla3804
@nasraabdalla3804 6 жыл бұрын
Dad Ethopia ah miyaa Chanel kaan so booqday waa maxaey kuwaa 👎👎 sidaa yiri 🤔
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 жыл бұрын
Viva liYuu boliz guL iYo goPaniMo
@KIKIAFCAD-t6n
@KIKIAFCAD-t6n 6 жыл бұрын
Waaaw good song
@walikorane613
@walikorane613 6 жыл бұрын
Viva my Wadan ...... Guul Guul ...... who is with me Inu difaaco dhulka hooyadi
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
Onlf geesiyada ahna soo xareeya oo is garabsada yaa khey oromada & wixii xun ba idinka ka adag ii noolada wiilashanada 🌺🌺🌺🌺
@MudaneChango
@MudaneChango 6 жыл бұрын
Walal waa Runtaa dadkeena maxay isku fahmi layihiin miyayna kala roonaanin may is garabaadaan ax
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
mudane chango haa huno inay is garabsadaan dadkeyga ayaa roon kala qooqoobka waa waxa ina dilay ee mid ba meel ku tuurey
@Daadhi1986
@Daadhi1986 6 жыл бұрын
Geesiyaal waad guulaysatee aad ayaan ugu faraxsanahay saad uga saarteen cadowgii nasoo weeraray ee rabay afgabiga
@oaed7902
@oaed7902 6 жыл бұрын
Uma bogin
@nasraabdalla3804
@nasraabdalla3804 6 жыл бұрын
Horay baa lo soconayaa guul Liyubolis 💪💪👈 👎 ethopia Gesiyaal aan gabashada aqoon
@sahrodahir6633
@sahrodahir6633 6 жыл бұрын
Guul meel walbo joojdaaan DDS DOWLA DEGANKA SOMALIA GUUUL IYO GOBANIMO handidenah hakubiniah dadkiiinah halayinih madaxweynihiiinah ha bahdiliniah balse oroma digray amxari dhamaan albabadah isku dhufdah kacah oo dhiidhiyah
@mohamedamiin3812
@mohamedamiin3812 6 жыл бұрын
Onlf xoreynta wadey adinka cuney liyuupolice any iska dhacsha cadowga dhulkina shidalkina laidinku diliyaa Oromo down👇🏻👇🏻👇🏻
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 6 жыл бұрын
Jigjiga dhib iyo qaxar Rafad iyo dagaal kulama jecli Oroma wa xasid ilahey ha idiin ka qabto
@munaabdi6991
@munaabdi6991 6 жыл бұрын
dhidhiya dadkaygow dhulkena aan difacane orom lagama yabo inay dhulkayga qadato in qof naga mida nolyahay
@buuflebaariyow9405
@buuflebaariyow9405 4 жыл бұрын
Astaaan gumaysi liyui police amxaarka xaaarka aan iska dhiqinn amarkuu bixiyo inaysan jabin karin ogaaaade cagdheeeer dulli gob soomali hadaaad maqasho waaa hawiyee xamar 70ku xabshya baqtigooda lag tlaabsaday
@nadrahassan6809
@nadrahassan6809 6 жыл бұрын
Ilaahay cadawga ha idinka qabto 🙏🏻🙏🏻
@ayaaanali8649
@ayaaanali8649 6 жыл бұрын
Amiiiiin
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
Guuleesta markan idin arko waan idinkufanaa ciidanka new police waligiin gacansareya
@ifraharagsan7209
@ifraharagsan7209 6 жыл бұрын
Markuu amar yimaadee iPhone ku soodhaco haye aabo aabo mooyeene isma idhaahno ereykale walaahi waa runtii aabo guuleysta
@abdihafidyareofficial1289
@abdihafidyareofficial1289 6 жыл бұрын
Wiilasha New policeka iyo ONLF midooba oo dhulkeena xoreeya waqtigii wuu yimide
@xamsehanad1772
@xamsehanad1772 5 жыл бұрын
dadka markay liqsinayaan lacagta sunta ah maxay shaacabka u difacayeen waxbay yeleen moyaane waxba may hagaajin jahiliin ayey aheyeen intoodi badnaa
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 6 жыл бұрын
Luyuu tuug nacdal aya dhashay waxa oromada no jabiyay wa iyaga waxi an hub haysanay ayay naga qaden nacala dhal shacabka ayay ka adagyihiin
@khalidyare6892
@khalidyare6892 6 жыл бұрын
nacalaa sheydaan ku yaalee dhulka aan xureena noo baneeya safka hore hdaan ciyaal xamr nhy wan diyaarsanhy dagaal na bhd an ka diyaarinay
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 6 жыл бұрын
War oromada meel iska sara hees iyo fatal nimo lama rabe wax qabad liska raba adeer 😑😑😑😑✌
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 6 жыл бұрын
Guul baan u rajaynayaa luyuu boolis inay dhulkooda dadkooda iyo diintooda difaacdaan
@ifraharagsan7209
@ifraharagsan7209 6 жыл бұрын
Abdi hakim goodir aamiin wllo
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 6 жыл бұрын
guul dadkeygow dadkii na inaad xoreysaan larabaa liyuu police and onlf guul
@wiilkareercaliwiilkareerca5169
@wiilkareercaliwiilkareerca5169 6 жыл бұрын
Liyuu bolic haday wax idiin tarayaaan waa kuwa manta jigjiga af gAmbiga ku haaya dantiina ma taqaan
@siciiduk7362
@siciiduk7362 6 жыл бұрын
Nacalla shaYdaan kuYaaale magaca ogadeen naga daaYe somali galbeed dhaha oroma hala laaYo
@naciimadayib6659
@naciimadayib6659 6 жыл бұрын
waar xishood anigu dhilo mayhiye caydu waa calyo miyaadan nin raga ahay waa ku sidee
@nasteexobashiir2148
@nasteexobashiir2148 6 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo geesiyada liyuugoow noolaada reer tolgeeyow
@fatima-said976
@fatima-said976 6 жыл бұрын
xili aan hees no miyaan joognaa waaba la ina kor fadhiyaaa ee suunka adkeysta tola ay
@samataralli5141
@samataralli5141 6 жыл бұрын
Guulaysta halyeeyada liyou boliceka viiiiiva aaabo duco qabe
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 6 жыл бұрын
Waa tuugtii dadkii somali galbeed dhameeyay ma cidbay naf u hayaan
@udguninamacaque1399
@udguninamacaque1399 6 жыл бұрын
Gul iyo gubanimo dadkeyklgow hora hosocda
@mohamedisak1147
@mohamedisak1147 4 жыл бұрын
Liyuu polices guul geesiyaal aan gabanin horey usocda
@waankunecbtahayhadiiaadine6021
@waankunecbtahayhadiiaadine6021 6 жыл бұрын
Guul Guul geesiyada liyuugow cadowgiin hajabo
@osmanfarah6887
@osmanfarah6887 6 жыл бұрын
Run ogaden erayga aabo waa iska caasi geesiyaal go for....
@فاطمةزهرة-ك1ح
@فاطمةزهرة-ك1ح 6 жыл бұрын
Inshallah guul liyuu bolice cadowgina ciida ha cunto
@saliimcaaqil6032
@saliimcaaqil6032 6 жыл бұрын
DDSI guul ayaaan leeyahay
@mohammedabdallaabdalla1009
@mohammedabdallaabdalla1009 6 жыл бұрын
Horay usocdaa cadawgu idinba babac dhigi kareeee
@safarkaaakhiro9145
@safarkaaakhiro9145 6 жыл бұрын
Lyrics ayan rabna😫😫😫
@fadxicali4802
@fadxicali4802 6 жыл бұрын
Badowdii Iskadaa kolay Waydanbweyaan
@ammanshow2197
@ammanshow2197 6 жыл бұрын
Liyuu police meeshan ku aragnaba til iyo toogasho aa noo balan ah hadaa nahy tagerayaasha ONLF
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 6 жыл бұрын
onlf matihid waxuush yahoow beenta nagala dul tag onlf iyo liyu iyagaa iska kaa xiga viva ogaden
@soyaansoy746
@soyaansoy746 6 жыл бұрын
allow idin da. geesiyayal ayaad tihin.
@alfanaanyareeymalaguhayaa8640
@alfanaanyareeymalaguhayaa8640 6 жыл бұрын
Calanka Magalaga taagay Jigjiga
@redwanmoha6353
@redwanmoha6353 6 жыл бұрын
Liyu polic waligii ha jiro
@bialnmohamed5791
@bialnmohamed5791 6 жыл бұрын
viva..ABOO.gull wacan
@adanqadijo6542
@adanqadijo6542 6 жыл бұрын
Guulaysta liyuu police
@zaamiyamouse9373
@zaamiyamouse9373 6 жыл бұрын
Allah cadoega haka qabto
@sudeysmuhumad7296
@sudeysmuhumad7296 3 жыл бұрын
Marwalbo gulaysta
@tiktokfunnyvideos1249
@tiktokfunnyvideos1249 6 жыл бұрын
guul iyo gobanimo
@xamdaabdi4459
@xamdaabdi4459 6 жыл бұрын
Oromo meel saara adinkaa ka awood badanee NACALADA
@HoygaAqoonta
@HoygaAqoonta 6 жыл бұрын
Liyuu police waa manaxayaal dadkoodii xasuuqay waxayna u badanyihiin reer baadiye iyo geel jirayaal
@khadarlove9761
@khadarlove9761 6 жыл бұрын
Runtaa xaqiiqdii
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 16 МЛН
Hees Cusub  Oo Loo Qaaday Liyuu Boolis iyo kooxda liyuu Band
10:31
Dhaanto Cusub | Liyuu | Salma Muxiyadiin & Xariir Axmed
5:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 312 М.