JIGJIGA - ILAA 23 QOF AYAA KU DHIMATAY + KHASAARO XAD DHAAF AH | DAADADKA ROOBKA & TOGGA FATAHAY

  Рет қаралды 18,520

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

JIGJIGA IYO FATAHAADAHA EL NINO
INAA LILAAH WAINAA ILLEYHI RAAJUCUN,
DHAMMAAN QURBA JOOGTA IYO XUBNAHA JAALIYADDA
DDSI EE WESTMIDLANDS / BIRMINGHAM UK
WAXAAN HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH
UGA DIRAYNAA - SHACABKI IYO QOYSASKA
MUSIIBADA RABBAANIGA AH KU WAXYEELOOBAY,
GEERIDU WAA XAQ CID KASTANA WAY SUGAYSAA
EE ILAAH HA U NAXARIISTO INTII DAADADKAASI KU DHIMATAY,
ALLE WAXAAN UGA BARYEYNAA INTII KUDHAAWACANTAYNA
INUU U SAKHIRO OO CAAFIMAAD DEG-DEG AH SIIYO,
WAXAAN , SIDOO KALE HAMBALYO IYO BOGAADIN
U DIRAYNAA MAAMULKA MAGAALADA JIGJIGA
SIDA DEGDEGGA AY UGA JAWAABEEN -
MUSIIBADAASI LAMA FILAANKA AHYD,
WAXAAN RAJEYNAYNAA INA INTAASI DADAALLADA
KASII XOOJIYAAN, KA QORBA JOG AHAAN,
TALO, TUSAALE IYO DIB U DHISKA WAAN
LA GARAB TAAGANAHAY SHACABKAYAGA.....
.........................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

Пікірлер: 17
@amiinhassan6744
@amiinhassan6744 8 жыл бұрын
Inaa Lilahi Wa ina ILeyhi Raajicuun, inta dhimatay Allah ha u naxariisto, waalidiinta iyo walaalaha sabar iyo iimaan Allah haka siiyo aaamiin
@Huriye0
@Huriye0 8 жыл бұрын
Subxaana laaah alle intiii dhimatay ha u naxariisto , inta dhaawaca ahna ha u booga dhayo .
@abdow4104
@abdow4104 8 жыл бұрын
inallilaahi waa inallihilaahi raajucun Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca allahu ha caafimaad
@idirisarab9302
@idirisarab9302 8 жыл бұрын
subxanalaah ilahay ha u naxirto intii dhimatay ehelki&qarabadina samir&imaan alle haka siyo
@nimco4944
@nimco4944 8 жыл бұрын
inallilaahi waa inallihilaahi raajucun Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca ahna ha caafiyo
@princessrahma7868
@princessrahma7868 8 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo amin amin ya Allah
@ubaxmohamed5122
@ubaxmohamed5122 8 жыл бұрын
ilhaay ha u naxariisto dhamaantood
@aniisoqaali9452
@aniisoqaali9452 8 жыл бұрын
dad masaakiin ayee ka xirteen wabiga shabeele arag amuurta allee horta intaa dhimatay allaaha uu naxaristo lkin waa aragteen somali iin oo ilaahay uu maqan yahaay shtt yaa amxaaro
@antares1443
@antares1443 8 жыл бұрын
Amxaar kuwas doqonyahay. Somali baa Jigjiga dagta waa maxay Amxaartu?
@EngAA-yp1fi
@EngAA-yp1fi 8 жыл бұрын
Alaha u naxariisto inii ku dhimatay
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 жыл бұрын
inaalilaahi waa inaa ileyhi raajicuun Weligay ma arag mana maqal tiro intaas le,eg oo daad ku qaaday geyiga Somalida, weliba jigjiga maba moodayn inay dhul dad mareena tahay. Cimilada aduunku Si weyn bay isu bedeshay
@abdiwahid4811
@abdiwahid4811 8 жыл бұрын
ilaahayoow nincada nusqaaanteeda naga ,du
@Abdirisaq
@Abdirisaq 8 жыл бұрын
Waxan umaleynayaa masaakiinti ay biyaha shabeele ka xidheen in ilahay wax kutusayo isla biyihi
@ahlulquranwalkhayr
@ahlulquranwalkhayr 8 жыл бұрын
+Åbdirèzâq Hussein waa sidaa ugaas
@antares1443
@antares1443 8 жыл бұрын
doqon
@bastesnipes2709
@bastesnipes2709 6 жыл бұрын
Åbdirèzâq Hussein you are Idiot fuck you
@canabxaaji964
@canabxaaji964 8 жыл бұрын
inta dhimatay alaha u naxariisto inta hartay Alaha ha u toobad keenaan waayo waxa ay ku farxeen in ay oon iyo haraad u dhintaan Dad walaalahood ah oo ku noolaa wabi shabeele waana dad naf iyo maal u huray in aad ku noolaataan xuriyad
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 9 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
"Xamar & Jigjiga'ba Waa Magaaladanadii" - Yar Wadani Ah
3:16
Aar Maanta
Рет қаралды 26 М.
XASAN WAXAA JIGJIGA TAG YIRI RAYSIL WASAARAHEENA HAILA MARIAM
3:25
WARARKII U DAMBEEYAY DABKII XOOGANAA EE SUUQA JIGJIGA- WAREYSI
11:46
HBN Online TV
Рет қаралды 11 М.
MagaalladaJig Jiga
2:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 31 М.
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10
Ангелина и Тая
Рет қаралды 2,5 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,5 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 84 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 13 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 21 МЛН