Bilabilaha gambeleel af somali yaa qoorta ugelin axmed😂kolaba xamsa reer ugaas guuleed ma aha😂
@boondheeretvchannel13 сағат бұрын
Hassan ma taqanid ee gumeysiga ad ku hoos noshahay oo ad cimrigaga ku dhameysatey kaa iska dulqad Hassan iyo xamsa waa madaxda dalka somalia ugu sareeya weye qabiil waa eyka wa Weyn yihiin waa qaran adigana dad da ayaa taagan tahay kuumo cimrigaga ba'ay.
@abdi258sh14 сағат бұрын
Aniga darood ma eehi waxaan ahay nin dagodiya oo reer Wajeer ah runtii marka aan arko walalahey hawiye maha dad dowladnimo wax ka garanayo marki lo eego madaxdii somaliya somaray intii waxtarka lehed waa kowaa darood sidaa mohamed siyad bare , Abdullahi yussuf, mohamed farmaajo maamul goboleedyada hada macnaha leh waa kuwa daroodka sida Puntland Jubbaland, waxa soo raaca danka waxqabadka waa mamulka koonfur galbeed xitaa hirshabele waxa ka wanaagsan maamulka SSC oo mardow la asaasay