Wiz Anwer soomaalinida darteed kun likena waan kugu siin lahaa Lkn kii like sameeyey baa nagu xumeeyey oo hal ka dhigay
@todaytv2447 жыл бұрын
Wiz Anwer sxb magaca somalinimo ayan kugu siyay like ta
@hibaaqomar84116 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@mowliidyare86027 жыл бұрын
Fiiid wacan Dhaliinta DDSi medyn wan iidin xiiseyn abo iigu dufo Like walahi lacag mahn papa Bashaaal wacan ❤️❤️👋🎉👸👑🎉🎊
@munaloveddsi36567 жыл бұрын
Mowliid Yare salan sare brother ddsi one love 😍 😍 😍
@mowliidyare86027 жыл бұрын
muna Love Ddsi thanks wllo
@munaloveddsi36567 жыл бұрын
Mowliid Yare u welcome brother
@montanamusic83637 жыл бұрын
Laaqiya dhipada islaanta laleyahay Qumayoy kac marka layidhaahdo waa number one faarabuuto waaxid
@mahamedabdi29177 жыл бұрын
Inta la socota riwada liké igu gar gaara My dadkaygiii Love talahi
@sadiqkhalif52337 жыл бұрын
kuwi wax sadalin jiray meeye.laaqiya maxay samayndoontaa marka gabadhu timaado qaybta kle? hadaad saxdana hal like ku gulayso!!!!
@hibomohamed72377 жыл бұрын
DDSI ONE LOVE AND I LIKE YOU GUYS WOW JIGJIGA IS THE BEST OF THE WORLD WOW😚😚😚😚😚😚😚😘😘😘😘😘😘
@جمانةدلمر7 жыл бұрын
Hibo Mohamed wow nice one good
@munaloveddsi36567 жыл бұрын
mashallh caadi ma aha dadkaygii ddsi one love horay Ba lo soconayaa guuul gobanimo ddsi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@hibomohamed72377 жыл бұрын
DDSI one love you guys and I love you guys wow laaqiya you are so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 this woman she the best woman because when she do everything iyadu maa qoslso wow I like her
@hibomohamed72377 жыл бұрын
DDSI ONE LOVE AND I LIKE YOU GUYS WOW JIGJIGA IS THE BEST OF THE WORLD WOW
@Qalbi_holcay7 жыл бұрын
wali Farxaan baan sugayaa inuu so galo riwaayada iyo Eng C.samad JIJiga Miss u so much wllayaalow Madaxwaynaha iigu Taga ha la isoo celiyo wllhi dlkaygi meel ka fiican ma hayo. Viva DDSI
@mohamudhaadi46097 жыл бұрын
Reer DDS waa gob wlh ilahay hormarkoda ha u saadiyo from puntland
@abdiwasacali56447 жыл бұрын
Ladane iyo xaajiga waanba kuhaystaa ilaahy amarkii usheeg usheeg kulahaa hhhh one love ddsi❤❤❤
@nimcomaxamed39187 жыл бұрын
Xamdi jacam wllshy qaali waa wax lagu farxo wlhi naagtasan u daayay ruwayda wlhi
@qoranejigjigaawi23477 жыл бұрын
Intii jacayl xanuunkiisa soomartay ax like igu qabo
@anwaribrahim28267 жыл бұрын
Haaye *Wllhi Ayay daaliyeen Wa filim ee wllhi da yareeya* Blhi calyk
@farhiamali46937 жыл бұрын
DDSI horay uu sooco waligaba mashaa allaah wa ruwaayad cajiib aa 😍❤❤❤❤
@hibaaqomar84116 жыл бұрын
Mashaa alaah waxaasa filin waa kii ugu horeye ee lagu sameeyey dalka gar ahaan kiliilka somaalida ee itoobiya ee jigjiga
@nimcoaskar11087 жыл бұрын
Ahmed said kudheh gabadhii like tii intii aad rabtay wey kabadatay ilaahay wuxuu yiri balanta ofiya waa inay balanta oofisa hawshu xagee day uwareegtay from somalia lascaanood
@fariidofaraxsan98457 жыл бұрын
Hadan sodhacday plz like bal an arkee igu sharafa cawa rer jigjigaa igu boba like de awoowgin lagubyee
Fariido Faraxsan awoowgaa lagubye waad IGA qoslisay 😂😂
@gabadhahooyomaariyo39267 жыл бұрын
Waaw sheekadan wanlasocdaa matayba ugu feecnayd oo eedo dharbaxaa laga badshay Lool walo Ana ogolayn in dumarka latumo
@sirtanoloshasoomaali35997 жыл бұрын
yaahuu kuwani like jecelaa aniga qudhayda waan iska jeclaan lahaa😂😂
@todaytv2447 жыл бұрын
zusan nat hhhh lol
@fadumo.jama11jama47 жыл бұрын
Walalayalow filimkan wan jeclahay cawa watan dharbaxada iyo furninka laysku daraye like iiraciya
@cabdikarinxassan18987 жыл бұрын
Way igu socotaa laaqiya iyo lurki jacylka 💔💔💔🌷✔🌹👌👍✌d d s i
@zamatarresta41937 жыл бұрын
# bada jawlo wale waa ka baxsaten hit weye ruwaydan👌
@dheelitira-r6z3 ай бұрын
xasuus wlhi ciyaalnimadi iyo filmkan😫❤
@beerlula7237 жыл бұрын
alla hayaay xamalatal xadabtii la fur eedo baas. caawwan u daawan xor, laaqiya iga fadhiisiya marka
@siqaayehd50247 жыл бұрын
Filinku aad buu u fiican yahay lkn ma xaladaysna ninka wiilkiisa lagu shaqaysanayo odoyaashu markay usheegeen ma ahayn inuu suu usocdo dilo ee waxay ahayd inuu dareensiiyo marka hore inuu wax fahmay ka dibna uu ku qabto iyadoo qooshkii ku garaacaysa si naxdin ah deedna talo ku cadaato saasuu dhadhan ku yeelan lahaa filimku horta magaca filimku waa qaali lkn jilidaa ka khariban waxogaaa ddsi viva
@ayaanayaan27847 жыл бұрын
waleeee filimkaaan wan lasocdaaaaa DDSI guuuul wcn
@faysalalves52597 жыл бұрын
Wllhi gurigaan daganaan jiray aya Filmka Lagu Matalayaa maasha Allah miss U jjga Liketu Lacag maaha Halyeyada ddsi
@rayaanxuseen2867 жыл бұрын
Wwwwww caadi ma aha riwaayadan ee xogaa soo yara kordhiya wakhtiga ina aaabo ❤❤❤❤
@linaqueeny657 жыл бұрын
I love xarir ahmed💎💎💎❤❤❤❤😘😘😘😍😍😍💋💋😚😚
@raaxmoruuunilveyouc34695 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk hoortaa ba la oyaay kulahaa walahi wa saax abahaan sidoo sheegay la gu fuur deeh sheey damada 😂😂😂😂😂😂😂😂
@mobarikmario47127 жыл бұрын
Assal gabadhii xumayd fashilnty🤗😄😄😄😄😄
@hodanmohammed17947 жыл бұрын
walahi riwaayad iyo bar ad ayan uga he lay Masha Allah part 7no so galiya please
@haboonyarey10944 жыл бұрын
Axmed inta ila aragtay inuu mobilkiisa gadaasha kaga dhejiyay calanka somaliland like ii saara
@dadaayare67947 жыл бұрын
Nice DDSI horumarka halka kawada
@mohamedgabow24527 жыл бұрын
Hhhhhh reer ddsi 🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴 like ee saara
@shuuriyeofficial82047 жыл бұрын
Mohamed Gabow
@Mopurhaan7 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀war odayashan baabkiii dacwadey tiiyareyd Bey ufureen😁😁😁
@Mopurhaan7 жыл бұрын
war odeygu wanagsanaa yaa kan oogale gabadhiisa isiiyaa waa banasab hadii uu idhisilaHaa😀😀😀😀