Dr cadnaan podcast qisadiisa laga sameyey intii so dawaty like
@Nalka-13 ай бұрын
Haaa
@axmed_geedi3 ай бұрын
jiil media waa idin wataa sheekadan dr aadan ay ku dhacday haa se tos iyadao vedio wacgalin ah ka soo samayseen
@shairabdi3 ай бұрын
Wllhi run aa u naxay 😢😢😢😢😢
@ShukriAbdirahman-i7x2 ай бұрын
Asc😢
@Khadija-kn5qs3 ай бұрын
Waxa so xasustay malinta wilkeyga curadaka aan dhalayay billo dhames mehen lkn dhalmadeyda cadi aye usocotay ano maray 7 waxa igu imaday xalad emergency ah qalin dagdaga tahaya ligu dhahay marki loo bahday in warqadi lii saxixo aya loo wacay ninki iqabay wuu diday inu saxixo oo wuxu umodaye ina la'antisa liiqali kariin wadnaga aa jogona waa kenya ana hora uu oga ina saxixan karo warqadeyda kadibna ana saxixday alx ilamaheygana wuu ii dhashay alx lkn dhalo ayu xoga iga galay waxena ahed sadax sano kahor (Waxa rajenaya gabdhaha wadankii joga ine xaq uyeshan ine naftoda badbadin garan iyo tan ubadgoda arinkana wax laga badallo 😢
This is a real story 😢 I see many cases like this in a banadir hospital
@MaxmadCabdulahiMaxmad3 ай бұрын
Wacya galin fuhiin ah🎉 Soomaali mida 🎉
@WarsanOsmaan3 ай бұрын
Video-gan oo qisa ah ayaan maalin dhaweyd daawaday
@HANI-k8y8k3 ай бұрын
Jiil wa faaji
@mustafaadan18503 ай бұрын
Kenya saxixa gabadha ayada saxixan karta walashey 9 cunug bay cadi u dhashay ki 10 aya lagu qalay kuma xidhna in ay hore cadi uso dhashay wana qadarta alle isku nug bay qaday xalad halis ah bay gashay ayado qalan ilmaha uu yar wa 5 sana jir makanka aya laga xidhay walashey way saxixday wana la xidhay way jiran dhaqatir lacag badan ad heshan ayago leh gabadh an qalnin uu bahneyn qala lkn waxa wanagsan hoyada in ay xaladeda a socoto computer isa sarto malmaha uu dambe ay fosha sugeyso hana la ogado sababta kentay qalninka gabar yar oo markas cunareysay ayey dehen wa qalin xafada la kenay umulisa ka dhalisay cadi bay uu dhashay marku dhaqtarka ku dahayo wa qalnin maxa kenay sokorta miya kacday dhiga miya kacay ibida miya kaso horeysa ilmaha madaxa miya kor jira ma dadban yahay xata madaxa kor marku jiro wadamada hor maray waxay sameyan masaj oo ilmaha madaxisa hos ayu imanaya ibida xata umulisoyenka way wareyan iyo dumar daliga calosha garanaya hoyada ma sexan karto ma fadhisan karto markay ibida so hor marto
Waa Dhaqtar dhabtaah ee dadbadan ku sababay umadeena Soomaaliyeed
@djDeeqsi3 ай бұрын
🎉🎉🎉
@munocalimaxamed-yg3jt3 ай бұрын
First comment 😂
@Nimco.qaali1433 ай бұрын
Ani hadan ahanlahay qofan jidka kasowadilahay abehedawayan dhihilahay
@XubiDheman3 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤❤
@GaraadNageeye3 ай бұрын
Waa sax in ay tahay xaalad adag oo bad-baado nafeed la xiriirta, balse waa jira mashruuc dahsoon oo inaga aan ogayn... Yaa muuqaalkaan suurto-galiyay (Sponsored)?
@daawopro64503 ай бұрын
Anaga xataa 2 gabdhood ila dhashay qalinka wn diidney caadi pey udhaleen😢
@MahamedAhmed-ih5ru3 ай бұрын
Mashrucii Ladagaalanka nuurka 😢 Dark 🌑 marow
@asmasahardiid3 ай бұрын
War nio imika wa ganacsi Caadiya Qaliinku , gabadhii o dhali karta ayaa la leeyahay wa Qaliin
@Deekoz_x773 ай бұрын
2:1😂
@Fartun-l9f3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Ayanna-u1n3 ай бұрын
Comments Ana U horeyo👋
@shaficicabdiguuleed3 ай бұрын
Qaliinka miyaad amaanaysaan imika ilaahay ha inaga badabaadiyo dhakhaatiurtu isku wada mid ma aha lkn qaar ayaa mashruuc ku qaata qifkii aan qalniin u baahnayn ayaa la odhanayaa waa qaliin wayna dhacday arintaasi wllhi
@umumascuud33073 ай бұрын
waa waxa dadka cabsida u keenay somaahan wixi in ay runyihiin iyo inkale ma ogid
@shaficicabdiguuleed3 ай бұрын
@@umumascuud3307 haa aad iyo aad ilaahay ha inaga qabto sharka reer galbeedka ileen iyagaa u inoo keenay waxaan
@MR.KANG.VINIJR3 ай бұрын
Casarka immisa bay ku dhamaanaysaa chelsea vs Liverpool