Talloow Hooyooyinka Oo Dhan Miyaa Sidaan Ah Mise?

  Рет қаралды 28,537

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@YuusufCali-o2u
@YuusufCali-o2u 4 ай бұрын
Wllhy wad iga qoslisen Allaha idin barakeyo dhaman jiil media. Sidookle dhaman Hoyoyinkena somaliyed wey wada wanagsan yihiin Allaha inoo daye
@AyuubmaxamedMacalin
@AyuubmaxamedMacalin 4 ай бұрын
Mashalah
@aishamohamud4583
@aishamohamud4583 4 ай бұрын
Aamiin yarabiii 🤲🤲
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 ай бұрын
Fadllan wiilasha qalalkooda yaan loo hagaajin ee markay hurdada katoosaan ha hagaa jisteen fadllan gabdhaha yaan doomo looga dhigin guryohooda😢😢
@MiAT-w9t
@MiAT-w9t 4 ай бұрын
Walahi wa wax jiro xaqiiq waye
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 4 ай бұрын
Allow hooyo ha no waynin
@Miimii55
@Miimii55 4 ай бұрын
Allla hoyadey so xusustay😂😂😂
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 ай бұрын
Ani dilkii iyo canaantii an soo maray gabadhaydu inay marto ma rabo raaxo xoriyad farxad baan la rabaa insha allh
@SafaQalbiqurux
@SafaQalbiqurux 4 ай бұрын
Ana u horeeye❤🎉
@RayaanDhikilo
@RayaanDhikilo 4 ай бұрын
Anaa ku xiga😊😮
@dhayibmaxamednuur9760
@dhayibmaxamednuur9760 4 ай бұрын
Jiil media
@siradm
@siradm 4 ай бұрын
Haa laakiin dhibku annaga maaha waa gebdhaha ama ilmaha iyo mobilekoda. Hadday iska nadiifin lahayeen dhibkan ma dheceen
@HGg-ev2wr
@HGg-ev2wr 4 ай бұрын
😂😂❤
@FadumaAhmed-e5r
@FadumaAhmed-e5r 4 ай бұрын
wlhy gabadheyda iyo aniga saanle isku nahay xaqiiq
@Laqaaye123
@Laqaaye123 4 ай бұрын
Gabdhow dhibka daya😂😂
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 4 ай бұрын
Hoyadeyda SAS ma Ahn Lkn hadoo wasaq noqdo Waad kocilinesaa Lee 😂
@KhadijaAbdirashidsahal
@KhadijaAbdirashidsahal 4 ай бұрын
Way kasimnyihin kkk
@hoodohussien7386
@hoodohussien7386 4 ай бұрын
Waaba miskiin hooyadan goor lagugu dhuftay wax madaa is arkayaba hooyaday😂
@raxmaxasan2867
@raxmaxasan2867 4 ай бұрын
Ani hoyaday camalhhhhhh😅😅
@FaadumoCabdiraxmaanxerow
@FaadumoCabdiraxmaanxerow 3 ай бұрын
San wye hoyadey😂
@SayteaMorrilex-n8b
@SayteaMorrilex-n8b 4 ай бұрын
Davis Brian Jones Larry Jones Amy
@صهيبمحمد-ض1ش
@صهيبمحمد-ض1ش 4 ай бұрын
Suaal aaidinwaydiinaa halgurimaa wada dagantiheen waxaan oomuuqaal goormeefakirtiin
@Uuuukkyyyytkkkl
@Uuuukkyyyytkkkl 4 ай бұрын
Fiirso ama iska dhaaf waxaas dhan yaa kuu dirsaday😂😂😂Soomaalina mashquul miiran
@umumascuud3307
@umumascuud3307 4 ай бұрын
mashaAllh
@صهيبمحمد-ض1ش
@صهيبمحمد-ض1ش 4 ай бұрын
Suaashaiigajawaabado qomaatihiinee
@Uuuukkyyyytkkkl
@Uuuukkyyyytkkkl 4 ай бұрын
@@صهيبمحمد-ض1ش Soomaaliya iska sax doqon yahey
@Nb-p7q
@Nb-p7q 4 ай бұрын
Shirkad waaye oo xafiis leh laami yaraha zoobe ayay ku taalaa
@Ruqiyo-n7q
@Ruqiyo-n7q 4 ай бұрын
Beentaa waaye😂😅😊
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Farxiyoos cadayyareey baba laga yirahdaba iyoiyo lE YariisEey onlly bes ah Qatroisliina liina fariidad cadayyareey facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumareey bes ah, Yabsuttly Y
@queentasniim2696
@queentasniim2696 4 ай бұрын
Wlhi waa ka siman yihin horta wxa ugu daran dharka waa lalabe armajada dhan wkana 2malin kadib sidi isku dhaxyalan lalab lidhaha mxa ka lalaba dhaha sidoda leba lgu celinahe 😂
@rahmofarey6598
@rahmofarey6598 4 ай бұрын
😅😅 hooyoyinkeena allha daayo lkn saaney u badan yihiin 😅😅howsha aan qabano maba ah mid la arko wlhi😂😂😂
@Miimii55
@Miimii55 4 ай бұрын
Maila aragtay 😂😂😂
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 4 ай бұрын
𝙰𝚗𝚒 𝚠𝚊𝚡 𝚖𝚊 𝚚𝚊𝚋𝚝𝚘.𝚊𝚕𝚡 😂😂
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 4 ай бұрын
😂😂😂
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 4 ай бұрын
Diyaat yaa maama kulaha 😂😂😂
@FardowsoMaxamuud-pz6rq
@FardowsoMaxamuud-pz6rq 4 ай бұрын
😂
@KhayreMahdicawil
@KhayreMahdicawil 4 ай бұрын
Atat😂
@umumascuud3307
@umumascuud3307 4 ай бұрын
walidku ma qaldanee dhoocilahaa lugooyo ah hooshoodu waa qabyo
@queentasniim2696
@queentasniim2696 4 ай бұрын
Warkas Maa kenty aba gabdhaha wax kma qaldano lkn ayaga damero mha guri intaso qof kgu jogo wxe haleyan wilal iyo ilmi yaryarba aa nafta loga qaday .
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 4 ай бұрын
​@@queentasniim2696.𝚍𝚑𝚒𝚋𝚔𝚊𝚜 𝚖𝚊𝚋𝚊 𝚊𝚛𝚊𝚐 😂
@Sagal-g8p
@Sagal-g8p 4 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮gdehtrwqfhdedfdshgwrufrhuregheetgfetbv
@umumascuud3307
@umumascuud3307 4 ай бұрын
@@queentasniim2696 howsha in ay wada qabtaan qasab maahn lkn in howshii loo diro ay qabyo kaga tagaan baa ka hdlayaa
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 322 М.
Su'aalo Kadiska Liido
3:56
ZONA PRODUCTION
Рет қаралды 7 М.
FUUL SI CASRI AH LOO SAMEEYAY| 10 DAQIIQO KU SAMEESO
12:09
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 61 М.
GAAJAA I HAYSA 😂 || Omreeyn & Rahma Hassan & Mouss Bileh
6:35
BARO INAAD MAYA ORAN KARTID ADIGA OO CULEYS IS DAREENSIIN.
11:38
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 7 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН