“Jilib iyo Puntland hoggaamiyeyaasha jooga hadday doorasho diidaan looma joojinayo

  Рет қаралды 11,172

RTN Somali TV

RTN Somali TV

Күн бұрын

-Subscribe to our youtube channel: / rtnsomalitv
-Follow us on Twitter: / rtnsomaalitv
-Follow us on Instagram: / rtnsomaalitv
Like us on our Facebook page / rtnsoomaalitv
-On Google Play Sotre:play.google.co...
#RTN_SOMALI_TV#

Пікірлер: 131
@mahamuudhirsi9635
@mahamuudhirsi9635 2 сағат бұрын
Puntland ha noolato
@Mustafguuleed
@Mustafguuleed 2 сағат бұрын
Dowlada somalia ayaa mishinkan kadanbeysa....
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 Сағат бұрын
Muddo ka hor waxaan u qabey in qof kasta oo cirro madaxiisa ka muuqato inuu caqli iyo garaad ku filan leeyahay, balse iminka waa ka fiirsanayaa!
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 сағат бұрын
Walaahi Cabdullaahi Cali COSOBLE waa Nin aan garanayo dad aad ugu dhow. Laakiin waxaa ka muuqata in badan uu ka hadlo baraha bulshada wuxuuna sameeyaa gefef weyn oo weliba qabiili ah, wuxuuna noqday Sanboloodhihii Labaad. Waana arrin laga qurux badan.
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t Сағат бұрын
80 jiro jiingadii bililiqada ahayd u maleyey dowlad dhan waa nasiibdaro ku dhacday beesha hawiye dhamaanteed!. Walaahi soomaalida kale oo dhan kuma dhicin ninkii fahmaya baa fahmayee. SORRY😀
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 7 сағат бұрын
Kuwii xoolah ahaa ayaah madax nqday
@MuxamedCali-sd2yh
@MuxamedCali-sd2yh 7 сағат бұрын
Ninkaan. Waa. Xawawaan
@guulkutaam8643
@guulkutaam8643 2 сағат бұрын
Waa saxanyahay waxuu rabo ha ahaadee.
@WagedGunogedo
@WagedGunogedo Сағат бұрын
Waa cantatab ama caas caas inlahor fadhiistaa ceeb ah duqan
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 8 сағат бұрын
Odaygan langaabka cuqdad xun haysa 😂😂 hadalada dumarka ku hadlaan inuu Puntland wax ku yeelayoo mooda reer badiye qamri barday waaye 😂😂😂 cuqdaada ku haysa la dhimo 😂😂😂
@jaamacmjaamac814
@jaamacmjaamac814 7 сағат бұрын
War Kan Waa aalkoliiste EE wareysiga ma buunbuunineysan wasakh qsbiiliiste aalkoliiste ah waaye
@osmanali4435
@osmanali4435 10 сағат бұрын
Qofwalba caqligiisu hadlaa Dameerkaba waa ciyaa
@maxamedadan35
@maxamedadan35 11 сағат бұрын
NINKANI WA DIBJIR SAQID AH NAGA DAYA WARKISA
@FouadAhmed-j3i
@FouadAhmed-j3i 12 сағат бұрын
Waa okay doqona
@AbdiweliJama-e4u
@AbdiweliJama-e4u 11 сағат бұрын
Mar hadii aad caloosha ka xanuusato waa sidaan oo kale adeer Puntland hawiye uma baahna hawiye ayaa u baahan
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 10 сағат бұрын
Maxay macnaa oo soo kordhinaysaa ninkaan wuxuu puntland ka aamin sanyahay ,puntland waxay tahay waa tahay amazing jecloow amazing nimcoow
@kamaljamac8840
@kamaljamac8840 12 сағат бұрын
Xawaldlow meydkan jitaaa ey ey dhalay
@guulkutaam8643
@guulkutaam8643 2 сағат бұрын
Xawaadle waan landheerayaal sidii idinka quuqle ah maad umaleysaan
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Сағат бұрын
@@guulkutaam8643 mucjisadan arka. Hirshabeele soodhista, dakad dhista. Xawaadle maxamed. Colaad an dhamaad lahen hadana aan laxoroobaynin HIRSHABEELA lagu arkaa.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 55 минут бұрын
@@guulkutaam8643 ♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 13 сағат бұрын
Horta matagi kartaah jilib
@dianadd12345
@dianadd12345 6 сағат бұрын
Alkuliistahaan maxaa laga warsanaa....subxanallah
@mustaphasabri9483
@mustaphasabri9483 11 сағат бұрын
Intee le'egyahay oo galaalan yahay.! Subxaanallaah.
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 12 сағат бұрын
Cali cusuble wuu saxan yahaay puntland ayagaa diidaan wada jirka umadda qaranka raaca qabiil qaraan manoqdee
@AbdiweliJama-e4u
@AbdiweliJama-e4u 11 сағат бұрын
Puntland uma baahna hawiye iska soo saara meel
@ZtylormohamettOmarr
@ZtylormohamettOmarr 9 сағат бұрын
Ilaahba mj naga dhaliyay hawiyow is xoreeya horta😂
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 9 сағат бұрын
Darood hadu dido dorasho Yadowlade noqon
@mohamedsalad7059
@mohamedsalad7059 8 сағат бұрын
Warayara qofkaan hadalkiisa naga daaya
@abdulqadirgaylan2863
@abdulqadirgaylan2863 10 сағат бұрын
Sacow yeelkaa lo' waa noojoogtaa
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 13 сағат бұрын
Caqli xumo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 12 сағат бұрын
Kan waa dameer yaa raali gelin ka raba
@AbukarMohamud-k4u
@AbukarMohamud-k4u 2 сағат бұрын
Waqooyi Galbeed waqooyi Bari muduuq oo dhaan oo Qaxooti aah Ayaa la dajiiyay jiliib yaan laguu Casiin Caay umaa Qalaanto iyo Yasiid
@abdiquanif400
@abdiquanif400 13 минут бұрын
Ali osoble waa geesi wadani ah.Puntland waxaa kasoo jeedaa dad qaran dumis ah oo nabadgalyada soomaaliya kasoo horjeeda. Marka Ali osoble waa kuraacsiisanahay hadalkiisa. Abdullahi yusuuf wuxuu keenay 70kun ok Ethiopian ah oo uu kuxasuuqay shacabkii hawiye. Majeerteen wali hakama aysan bixin apology…marka maxay majeerteenku kukasbadeen apology?
@HusseinYussuf-w3v
@HusseinYussuf-w3v 13 сағат бұрын
Ina cosoble cuqdadbaa haysa alahacafiyo
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k Сағат бұрын
Cosoble was runtiisa waxa uu kahadlay lakiin Soomaali runta marabto
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 12 сағат бұрын
Wejigiisa dulinimo ka muuqataa
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 12 сағат бұрын
Kan waaba xaya waan waan kkkkkk waaba nin aan xitaa uqalmin xaafad in maamulo uqalmin
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 12 сағат бұрын
Legendary Ali Osoble, af Xawaadle hakuugu hadlo ama lo' hakuugu daaqdo
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 7 сағат бұрын
Yahuu balay wax haydinku darsato. Putland idiima baahno USC. Ciribtirka Somaliyeed
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 7 сағат бұрын
Waa nin waalan ee yaan la qiimeyn
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 12 сағат бұрын
Kan madaxwayne in loogu yeedho waa gef waa xayawaan
@AbdiRahiimMohamed-uc4be
@AbdiRahiimMohamed-uc4be 12 сағат бұрын
NEEFKAA MADAX CAD OO CUQDADA DILOOTEY MAXAAD KA WAREYSANEYSAAN
@maxamedjaamac-v1g
@maxamedjaamac-v1g 5 сағат бұрын
Qalbi-Caruur Cosoblle waa khamri cab aan hadalkiisa cidna loo qabaneyn......... mahadsanidin
@omarhaji9648
@omarhaji9648 14 сағат бұрын
alcolic
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 10 сағат бұрын
Cosoble jacaylka MJ baa dhexmaray,
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 13 сағат бұрын
Cosoble waa saxanyhy
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 11 сағат бұрын
Beenale
@madinamusse5141
@madinamusse5141 7 сағат бұрын
Waa qof jaahil ah. Xasan waxaan markay u hadlaan asagaa istiogtay. Bal aan aragno in la kala maarmo. Reer reer Reer ilaah ku ceebee. Nacas reer buu marayaa xilna waa soo qabto.
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 11 сағат бұрын
Inkaar qabo Adiga sidan u hadlaya iyo xasan sheekh jiingado fuqsade miyey isu dhiibta puntland
@AbdiweliJama-e4u
@AbdiweliJama-e4u 11 сағат бұрын
Adeer ilaahay baa naga taxadaray markuu nasoo celiyay mudane madaxwayne said abdullahi dani
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 11 сағат бұрын
Odeygani waa ciyaala suuq dadna mayqàan xawaadle u caayi meyno waa reer gobah
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 9 сағат бұрын
Xamar mamadasho budallan Iyo juballan guulo reer budlan
@زهرحسن-غ7ق
@زهرحسن-غ7ق 6 сағат бұрын
Ninkan hadalkisa ma qarsano somali hada nhy hadal qarsan ayan rabna run ka carar aya tihin
@madinamusse5141
@madinamusse5141 7 сағат бұрын
Cawaankaan Xawaadle ma matalo. Anaa ka xaalsiiyey dadkaas gobta.
@mohamedEli-o3w
@mohamedEli-o3w 4 сағат бұрын
Waa xoolo kani xagguu madaxweyne ka ahaa kani waa xasankii labaad
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 сағат бұрын
Sidii uu uyiri ma ahan sida hada uu fasirayo suaashii isweydiiye ba cadey neyso waxa jirey iyo jirkiisa sidu ufakarayey
@farxaanabbey3927
@farxaanabbey3927 7 сағат бұрын
WAA RUNTII PUNTLAND YAA RAACDEEYAY YAA U DIIDAY IN AY WAX LA QEYBSADAAN DAD KA SOMALIYEED ??
@muktara.9989
@muktara.9989 Сағат бұрын
Wariyaha iyo dadka Su aalaha waydiinaya kan Dameerka kabadsada Naqa cagaane am Cawska ee waligaarin dadiisa 5sano xaga maskaxda
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 12 сағат бұрын
putland joojimaayo doorashada. ayagaajiri xasan shiikh tuulow xukumaa marka tuuladiisa ayow kaqabsaa doorashada ee maxaad laqeyleydiin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 12 сағат бұрын
Xawaadle ma metelo kani waa iska saqraan
@Nusayba-s1j
@Nusayba-s1j 11 сағат бұрын
Lagu qafiif mj iyo puntland mida kale cawaankan xoolaha ee cabtoyda ah
@FaataxoHaaji-y2j
@FaataxoHaaji-y2j 7 сағат бұрын
MADAXWEYNE ILLAAHEEY HAKU XAFIDO. WAA RUNTA MAR WAXAY LEE YIHIN ANAGAA KU FILAN .MARNA DAWLAD MA AQONSANIN MARNA HANALOOKALMEYO
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 сағат бұрын
Ninkaan Doorashada uu ku dholala,aayo Hortu yaa ku heshiiye waa Doorasho nin kaliya wato Waxaa ka muuqato Cuqdada Qabiil Wuxuu u baahanyahay cid kula hadasho Luuqadiisa.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 11 сағат бұрын
Asagaa daacish ah dayeerka afka qalocs
@siciidocabdi-fm9qh
@siciidocabdi-fm9qh 4 сағат бұрын
Aalkaluuste kan oo kale yaan waxba la weydiin cidn loo caayi maayo
@caishasaid8408
@caishasaid8408 12 сағат бұрын
Dagaalka Aan daacish kulla jirno Waxuu noo Cadeeyay Daacishta muuqata kuwa Dadka iska dhigaa ka badan ilaahay baa naga koriyay puntland la,aanteed Soomali dawladnimo kuma Hamideen Cuqdadna ma Qabnee Somaliyey isku filnaada nacayb Waxba naga badali maayee
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 9 сағат бұрын
Damaarkaan muuxuu ugaah hadlaah maal usaan fadhiin nin darood oujawaabi karaah
@khadar917
@khadar917 11 сағат бұрын
Yuu kulayl ama qabow ku haya muxashish yaroo cuqdadi ka baqaaq siinayso isagaa dhib usugu filan
@Nusayba-s1j
@Nusayba-s1j 11 сағат бұрын
Gabar yar ayaa saas dhidid ooga keentay haduu siyaasi reer puntland ah uu meesha fadhin lahaa malaha koomuu geli lahaa
@madinamusse5141
@madinamusse5141 7 сағат бұрын
Masuuliyada Xasan waa inuu dadka isu keeno intuusan doorasho ka hadlin .
@abdirahmankhalifgas584
@abdirahmankhalifgas584 4 сағат бұрын
Xawaadle wa dad sharf leh sarqankan ma matalikaro
@princesshawd6859
@princesshawd6859 11 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdalaAnshur
@AbdalaAnshur 8 сағат бұрын
Runta ayuu sheegay
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 10 сағат бұрын
Cali Cosoble waa Sarkhaan aan war Laga qori Karin! Midda labaad waa Mooriyaan qabiiliiste ah! Waana Khaniis la waso sida ku cad xogaha Laga hayo!
@fartunismail5546
@fartunismail5546 10 сағат бұрын
😂
@kiinadan6786
@kiinadan6786 10 сағат бұрын
Sakhraankana maxay ka wareysanayaan!? Midda kale Puntland la'aanteed wax ka shaqaynayaa majirraan hadalkana waa kaas!
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 12 сағат бұрын
Duqa xawadle wadaqraan.😂😂😂
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 12 сағат бұрын
NIN DADKISA AAN WAXQABAD ISBITAAL,ERABOR IYO DHISMO DOWLADNIMO OO NABAD AH OO XITAA ALSHABAABKA REER HIIRAAN LA DAGALMAYAN AAN XOOLO.XOOG OYO DARYEEL KU BIXIB ,BAA DAD NABAD HORUMAR IYO LADAGALANKA ARGAGAXISO ISAGA FILAN BUU ISKU DHERERIN, WAA CUQDAD IYO MAXAD IGA HOREYSA.
@CalibashihanguleBashi-hg4sj
@CalibashihanguleBashi-hg4sj 2 сағат бұрын
Odayga markuu high noqdo maxaa loo keenaa shaadhadaha yaa ceebtaas wada
@ibraah1
@ibraah1 12 сағат бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg baan maqli jiray, Ina cosoble
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 11 сағат бұрын
Maciidanaa haysataa tuugo dadka dhacay ooraamoleh oo dadka dhaca
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 7 сағат бұрын
Ciradah ceebeysay. Xoolo, xoolo dhalay
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 11 сағат бұрын
Cali cabdulahi cusoble runta ayuu ku adimayaa
@Ruun-finder
@Ruun-finder 11 сағат бұрын
Cali Cosoble wax garad ma aha nin qabyaalad madax martay 😂😂😂.
@GggfFtffy
@GggfFtffy 11 сағат бұрын
putland noocas ugama bahna raligalin
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 11 сағат бұрын
Madaxwayne cali cosoble wax cay ah ma oran dadkayaga reer puntlan waxay rabaan inay dadka caayaan ayagana la amaano waana qalad imisa jeer bay ayagu wax caayeen yaa yiri raali galin bixiya war dadka edeb darada kala taga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZanwayneYare
@ZanwayneYare 9 сағат бұрын
Niyahow horta beenlow wayn baad tahay , reer puntland ha iska dhigin reerkaaga aamin daciifyahow. Marka xigta sakhraankan malaha hadaa kuugu horaysa isagoo puntland ka hadlaya balse sidii xasan mooryaan loo doortay puntland buu ku matagayay walac-na ku ahaa , iska daa puntland ee majeerteen buu toos u caayi jiray , siyaasi reer puntland ah ama oday dhaqameed reer puntland ah ama aqoonyahan puntland kasoo jeeda oo u jawaabay ma jiro saa jawaabtiisa baa dambi nagu ah qof sakhraan ah oo buka , misana sabool ah , afkuna dheer-yahay ,laakiin dad reer tolkiisa baa xaal ka bixiyay dhataqda uu meelahaa ka yiraahdo. Marka neefow puntland qofkan inuu nool-yahay ba ma aaminsana ee hanaga dhigin wax ka dacwooday .
@cabdulqaadirahmed2565
@cabdulqaadirahmed2565 11 сағат бұрын
Odeygan cabtooyda ah ayaa maalin walbo la wareydtaa cuqdada ayaa dishay
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 8 сағат бұрын
Cali cusuble oo cabtoy ah waxa uu kahadlayo an ogen ninka dadka sohor fadhisiyay aa igaga daran nin caadi ma ahan
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 сағат бұрын
Saqraan racdaynayo gowgo u balwayd ku gaato raaba oo moryane hassan dhiqo ka radinaayo bundlan iyo junbaland wax u dhibaayo majirto waa qof bahaani waa gun nolol shisa ayaa moryanta grub hirab kuxidhan ciida ay nacaan wa in aflaagadeyo cawo madahwene somaliland ayaa macasun ku ah shir calamiya oo heel madahwene bundlan ba hogaminayso ladagalanka argagixisada oo besha caliimko ka tagerayan mesha waxa kamuqda in dawlaad somaliyeed mesha kabaxday ay moryan grub hirab iyo xamar land iskuhadhen waxa kasinaqan qofka nucaa ah nimankan wariyasha shaganaya ee baraha bulchada orkeenaya wariye moryane ah umaada somaliyed ka heshoda
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 11 сағат бұрын
Anigu hadalkaas wax wayn uma arko waaru hadaan lawada shaqayn waxba lagama sokeeyo cidkasta ookasoohorjeeda laakiin maanta sidi ma ahan xasan asagaa afduub wada oosharcigi la isku ogaa baalmaraay mid jeebkiisa ah wata oo waliba qabyaaladaysan laakiin puntlan waxay rabtaa fadaraal waxna lawada leeyahay waxna lakala leeyahay ninwalbana dagaankiisa nabad kuhelo maadaamooy soomaali qabyaalad daynayn si aan aan qaxdambe iyo burbur dambe loogu laaban waana figrad anigaba ila saxan laakiin mar walba amarka sare waxale dawlada dhexe hadaysan waxqaldan la imaanin soomaaliya haguulaysato dhamaanteed cadawgeedan hajabo iyo cidkasta oodiidan midnimada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SearInfo
@SearInfo 11 сағат бұрын
Qofkaan loo qaban maayo shacabka xariirtaa oo gobolka hiiraan
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 11 сағат бұрын
Wuu qoslaya feera weynuhu talow ma beentiisu ku qoslay
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 12 сағат бұрын
Caqli xumada xasan xaaraami iyo tuugada la socota aad baan ulayaabay illaa nin dameer wadi jiray dawlad nimo wax kama oga gablan
@AbadirAbadirIbrahiim
@AbadirAbadirIbrahiim 13 сағат бұрын
Odeygani waa mooryaanla mid ah sanbalooshe maxaa cosoble laga wareysanayaa
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 8 сағат бұрын
Waa nacas alcoholic ah waxaas baa siyaasi sheeganaya
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 12 сағат бұрын
Cali cosoble waa Runtii Walba argagixisada ayaa wadanka in laga saaro sahlan
@FarahsedIlmi
@FarahsedIlmi 10 сағат бұрын
Waa sakhraan ma caadiba ruxaan aad wareysanaysan?
@ClahiXusenQorane223Qclah-dx4bo
@ClahiXusenQorane223Qclah-dx4bo 12 сағат бұрын
Cali cosoble waa shabaab
@bonfire7803
@bonfire7803 3 сағат бұрын
Cali cosoble waa cabtooy
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 13 сағат бұрын
buntland iyo juubaland qawariija hiska ceeliyan hawiye qawarija waa iska celiyen wana run mudane cosoble nin waliba xafadisa haxoresto
@ahmedjama9321
@ahmedjama9321 10 сағат бұрын
Hawiye khwarij iska ciliyay basra masjid cali guud cowswayne CEELdheer masagaway. Ilaaa xaradheere intaaa ALSHABAB aa haysta marka bal I sheeg adigu magaceee Somali wataa dhaqaleee Somali wataa.
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 11 сағат бұрын
Cali wuu yara kabadaa khamriga ogaada
@ahmedinmohaa5412
@ahmedinmohaa5412 9 сағат бұрын
Puntland raligilin umahaya. legend. Ayaga aya didan dowladnimada
@dianadd12345
@dianadd12345 7 сағат бұрын
Xayawaan raaligilin cid ka rabto maleh....
@Khad-j1r
@Khad-j1r 10 сағат бұрын
cosoble gul wax garad ayaad tahay dadka waxay didanyahin runta darod ma raba run darod isaga ku hosnol hawiye abowe wa nalacayay na raligeliya no more kkkk
@OmarMahmoud-v4s
@OmarMahmoud-v4s 12 сағат бұрын
Hhhhh kani wa duli xaya wan waxba kuma dax jiran nin lawaresto madhamo
@omarhaji9648
@omarhaji9648 14 сағат бұрын
Alcoholic doqona warkiisa
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 12 сағат бұрын
Run sheeg baad Tahay Cali cosoble Buuqland waa Kansarka somaliya dawadooduna waa in aan dhagey jalaq loo siin shaqada ha socoto
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466 12 сағат бұрын
2007 DAWLADA WAXAA KEENAY MUQDISHO PUTLAND VILLA SOMALIA WAAGAA ISBAARO BAA U TAALAY ODEYGAAN JIDKA AMEERIKANKA MARKA WUXUU KA XUNYAHAY FARMAAJO AYAA XILKA KA TUURAY.
@AbdiweliJama-e4u
@AbdiweliJama-e4u 11 сағат бұрын
Adeer Puntland buuq uma baahna iyo qabqablayaal
@mohamedxussen-fu3yc
@mohamedxussen-fu3yc 12 сағат бұрын
cali cabdullahi nin fahamsan suuraha iyo tira yaraanta reerkas hhhhhhhhhhh
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 7 сағат бұрын
Puntland bu kutasbiixsadaa odeygan. Waxuu kaxunyahy 1. Horumarka Puntland 2. Nabadda Puntland 3. Isku filnaashaha Puntland 4. Isku kalsoonaanta puntland 5. Midnimada Puntland. Waxuu sheegtaa inu mamul goboled madaxweyne kanoqday. Waxa uu isla barnardhigayaa Deni. Waa iga su'aale, Hirshabeele meel haku sheego. Magaceeda un baa lamaqlaa ee mamul makajiraa!? Qofkan waa waayeel, howlgab ah, waa Abe soomaaliyeed, hala ixtiraamo. Sidaa waxan uleeyahy hadu manta waxtar leeyahy degaankiisa u horumarin lahaa, mamulka kajiro garab isgaagi lahaa, khilaafaadka jiro bu xal uraadin lahaa. Marka waraysiga badan iyo warbaahinta kadaaya. Mahadsanidiin
@SBRN_88
@SBRN_88 2 сағат бұрын
maxaa hormar gaartay bal noo sheeg😂😂
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Сағат бұрын
@SBRN_88 waxii sharaxaad ah comment gyga dib ugu laabo adigo mahadsan.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
SABABTA XAMA4S HAKADKA AY U GALIYEEN MAXAABIIS IS WAYDAARSIGII
15:01
KOOXDA QEYLODHAAN | DAWEEYE ALLOOW NASII | 2025
8:00
Aflaanta Studio
Рет қаралды 8 М.
Trump oo ku adkeystay qorshihiisa Gaza  | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 32 М.
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38