War imikaba soodhig hda videowga duubtay😅@@Aleeki-Malow
@muxuboqaali45863 ай бұрын
Taxanihii meeyay aleeki mise ganaax rabtaa😂
@Ayaanohismail-wi3bu3 ай бұрын
Xalqadii labad ayan ka sugaynay aleeki 😢😊
@Aleeki-Malow3 ай бұрын
Way soo socotaa
@ikranfarah60863 ай бұрын
Aleekiyow waa in lagu ganaxaa sheekadii cusbeyde noo bilowday meeday labadii isbuucba mar miyaad soo galin rabtaa
@ismailhassanjimale47703 ай бұрын
Masha allah ❤
@Aleeki-Malow3 ай бұрын
❤❤
@MaqsuudFaarah2 ай бұрын
Qf11@@Aleeki-Malow
@cumarlaki8843 ай бұрын
Walaalkey Aleeki aaway qaybtii 2aad ee Buuga kun habeen iyo habeen )(الف اليل و ليل
@mahmedabdi44943 ай бұрын
😢😢😢🧐🧐😭😭😭😭😭😭😓😓😓
@mahadharrera3 ай бұрын
Hadi talo yar kugu darsado sxb Marka shekoyin cabsida san cml so doneyso oo aad rabto dadka kaga cabsiiso wa ku bilowda ilaa an dhexda ka garay wey daarned 2 marka sheeko tabneyso codkaga ha fadudaaado I mean xoogey boobsii wax aad aqrineyso codkagana edit ka yarey aad ayaa wey weyneysay laga yababe kaga caadiga inu fcn yhy Muhimada dhan wa edit ka noqo I hope ina fahan tay ku rajeyna sxb Guulo waa weyn na wa ku rajeyna 🙏 and i hope next arki doono Ina intaas wax ka badali doonto
@zaliimabdulahi18803 ай бұрын
Zxp kay Aleeki wankusalamay
@Aleeki-Malow3 ай бұрын
Waan kaa qaaday walal❤
@HanaanMahmoud-i9u3 ай бұрын
Xalqadi majanu wali ka sugyna😢😂
@Aleeki-Malow3 ай бұрын
@@HanaanMahmoud-i9u way ku xigtaa ❤️
@clqaadireid14503 ай бұрын
Iyamahan zxp wad naga caajistey sida ku tagero xita wan kugu riyooda qisoonkaga mxa la oran kara 😂😂
@IbraHim-Ajep3 ай бұрын
Aleekiyow wll hal video noga soo samee ardu zikola taas kaa codsana😢❤
Aleki zhbow mxa ku dhcay txanihi kun haben io haben😊
@guray15223 ай бұрын
𝖦𝗈𝗅𝖣𝖾𝗇 𝖵𝗈𝗂𝖼𝖾 𝗈𝗎𝗋 𝖳𝖾𝖺𝖼𝗁𝖾𝗋
@Aleeki-Malow3 ай бұрын
❤❤❤
@amiirmohamed-l8w3 ай бұрын
Saxib aniga aya xaladas ku sugan malin anigp bada joogo aya waxa ku istagay wax wen oo agagarka janbal hostisa aha kadib markan xafada imaday habiinki hurdada waxa igu imadem dad wa wayn oo aad ufoolxun wajiyadodna an sifican u arken ayago ileh dhibka dhibka ad inogesatay kama cafin dono anigo naxsan ayan huradeda kaso buday markan nalka shitay haterahega waxaba tagan 3qof aan lkn sida bini-aadamka ahen kadib wan suuxay waxan kuso kacay ayado familkega hareerahega tagan yihin hooyadey oo oynesa isbital ban ku jiray mudo week ah kadib markan kaso baxay ban guriga laikeenay Argagixi igu darna 3maalin marke kaso waregatay ayan musqusha adkaar la.an galay waxaba arkay ayado 3dii qof ee fosha xuma igu so socdan ceeji igu qaban rabaa aya qaylidi an qeeliyey suuuliga ayan ku suuxay waligu so kala orday isla markiba waxan so kacay aabo iyo hooyo iyo walalehga idultagan kadib waxan shogay oo waxi an arkayay ayan uga sheekenaye hooyana isdeji igu dhahayen kadib aaabo iyo hooyo oo ku tashanayan in cilaaj laigeeyo aya wax yar marke kaso waregatay waxaba iyimaaden 3dii qof ee fosha xuma qayli kadib anigo lai haayo aya igu miiir danbesay waxan kuso kacay ayado shiiiqyal jogan gurigena op qur.aan laigu aqrinayo waxaba iga dul hadlayen 3dii qofood an garanen waxe dhahen anago gurigena dagan ayu nogu yimid wuna dhibateyay halle dagan tihin marki ladhahay meshi bada oo jabalaha aye sheegen waxe ahed meel qashinka lagu daadiyo hareeraheda janbalo ku yaalan oo bada afka usaaran kadib wuxu nagu istagay kadib marka fiirinina wunagu so labtay mar kale ciyaalkeni oo mesha ku cuntenayo ayu ku dul istaagay halkas ayan kaso raacnay ayado qur.aan ka laigu aqrinayo igu miir danbese kadib mudo marki lajogay aye igu so labten isla sidi aya lai qur.aan saray waxan arkey dhacdo tii hore ka argagax daran oo ka fool xun bada an idin shegayo waxe ku taaala muqdisho school buluusiyo aye ku taala side iga baxen iyo wixi an kala kulmay inti aynan iga bixin prt2
@Adnamomett3 ай бұрын
maka caavimaday hada wll 😢 Lkn qoralka indhah igu xanune side u qortay mise jinkii weyh😢😂😂😂