Jinka Ruqyadaan Kugub

  Рет қаралды 459,987

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 451
@Aragsan.official
@Aragsan.official 2 жыл бұрын
Wadaadada wax cilaajiyo sidan uma hagar baxaan walaahi sheikha dhuun xanuun iyo madax xanuun wuu dareemaayaa khasab. Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo sheikhunaa waankuusoo duceynay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fartuunmaxamed3466
@fartuunmaxamed3466 2 жыл бұрын
Maansha allaah
@fartuunmaxamed3466
@fartuunmaxamed3466 2 жыл бұрын
Alle Haku xafido
@hassanhussein1250
@hassanhussein1250 Жыл бұрын
@@fartuunmaxamed3466 M Pmp7
@abdimalikahmed9709
@abdimalikahmed9709 Жыл бұрын
Alle hakubarakeeyo
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 Жыл бұрын
walaal hada ma cafimaaday ana hada dhuunta aad i xanunaysa dhakhtarkina waxba ma abtid iso dhahay😢
@aminaali275
@aminaali275 2 жыл бұрын
Ilahayow shekhow janada ku gee ruqiya aan ka dhegeystay wan ku caafimaday walaahi alxamdulilah
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Жыл бұрын
Ani cawa bilaway ilahay haigu cafiyo isoducey
@nuurfarhaan-lv6ih
@nuurfarhaan-lv6ih Жыл бұрын
Alaha Ana I caafiyo wllo😢
@XafsoCnaasir
@XafsoCnaasir 3 ай бұрын
Aamiin yaarab ​@@nuurfarhaan-lv6ih
@ismahaanbaariyey1074
@ismahaanbaariyey1074 2 жыл бұрын
Tuftaada allaha nagu shaafiyo Shiikh cayduruus
@kamilofarah4489
@kamilofarah4489 2 жыл бұрын
Jazakallahu qeer sheikh ceydarus
@asliahmed4844
@asliahmed4844 2 жыл бұрын
Anoo sooman oo weesada qaba baan dhagaystay waxan dareemay gubasho madaxa u badan xabadkana xanuun yar dareemay. anigu wan xanuunsanahay sanado badan Aashiq kaas iyo kuwo kale dabcan family gana wiilashii waswas baa haya Allaha naga dulqaado meelkasta oo aanu ku suganahay xanuunadan qofwalba Allaha shifeeyo macalin cayduruus jizakallahu khayran sadaqada shifada ah waan wadayaa in badan Allow nagu wada caafi🤲❤🤲❤🤲
@seynabadam3987
@seynabadam3987 2 жыл бұрын
Abaayo anaa kula mid 22 sano ayan jin caashaq la dhibahay hada family oo dhan ayaa sameeyay
@seynabadam3987
@seynabadam3987 2 жыл бұрын
Ila soo xiriir
@asliahmed4844
@asliahmed4844 2 жыл бұрын
@@seynabadam3987 Waan ka xumayhay runtii hada see tahay abaayo Allaha idin caafiyo caafimaad taam ah 😭
@seynabadam3987
@seynabadam3987 2 жыл бұрын
Messager ila soo xiriir
@seynabadam3987
@seynabadam3987 2 жыл бұрын
Messanger
@asmasucuda8601
@asmasucuda8601 Жыл бұрын
Mashallah amazing sheekh jazkakalahkhar
@deeqoahmed4939
@deeqoahmed4939 Жыл бұрын
Ameen yaa raxmaan, Jazakallahu khayra walalo❤
@abdirahmanmohamed2631
@abdirahmanmohamed2631 Жыл бұрын
Allahmdulilah ya Allah shaitan is weak never despair allah mercy quran is the speech of Allah quran is shifaaa listen quran.
@nasroali5148
@nasroali5148 2 ай бұрын
Nasro cali abuukar gacal cali maxmuud maxamad cali shareey
@nasroali5148
@nasroali5148 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂
@nihaalhani1142
@nihaalhani1142 2 жыл бұрын
rabi hanagu cafiyo sheikh adine ajar eebe haka siiyo jirkada narta eebe haka xoreyo jana kugu duceyey
@golisrealestate3908
@golisrealestate3908 2 жыл бұрын
Cabsi gariir gacmaha ah jidhka oo kolba meel wax ka boodayaan ayaan dareemay waanan ooyayaa illahay hana caafiyo inta xanuunsan wlalaha sheikh adna alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro quraanka aad soo noo duubtay
@Adelina24244
@Adelina24244 5 ай бұрын
Ilahay haaku caafiyo ameen 😢😢😢jirka kuli wa❤qabob😢😢
@faadumocali5574
@faadumocali5574 8 ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin yaa Rabe ❤❤❤sheikh
@lusijama6542
@lusijama6542 2 жыл бұрын
Mashaallah tabarakalaah. Jasakalaah khayr. Barakalaah fiik. Waan ku nafisay ruquyadan .
@habibabareh8459
@habibabareh8459 2 жыл бұрын
ماشاء اللة تبارك الرحمن الله أكبر
@PhalastiiN
@PhalastiiN 6 ай бұрын
Mashallah shiikh ajar io xasanad allaha ka siiyo I.a ❤😢
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 5 ай бұрын
Scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1000
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 5 ай бұрын
Scwscw scwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1000
@XaawaMohamed-ff1sn
@XaawaMohamed-ff1sn 10 ай бұрын
جزاكم الله خير وبارك الله فيك ىااخى
@hibaaqupdijamaal4916
@hibaaqupdijamaal4916 2 жыл бұрын
illahay ajar iyO xasanaad haka siiyo shiikh Wanan dhameystay m.a ❤️🥰🥰🤲
@shacniyacawad4747
@shacniyacawad4747 2 жыл бұрын
Bnbnn
@simranqurux595
@simranqurux595 11 ай бұрын
Subxanalah ani gabadheyda wa shan jir hadalkaah kadahay quranka markaan dhageysiye wajiga iyo afkey marojisay indhahana weykalawareyjisay sheyq kadibna hurdeyh gashay sheyqow xageyh kalasoxariyrah nabarkaga wandale saan uradinaye ana wadankiyh kumanoli 😢qeyr alaha kusiyo ❤caafimadka alaha kusiyadiyo iyo cimriga nabarkaga iqor hooyo dhiban baan ahay ducada
@haniimaxmud488
@haniimaxmud488 10 ай бұрын
Baxdzaxree❤❤❤❤
@FarDowsa-yo8vc
@FarDowsa-yo8vc Жыл бұрын
Sheekh waan kusalamay ilaaha hakuxifdiyo saada noo jeceshahay ilahay hakuu jeclado marna sheekh ayaa tahay maran aabahay ookale waan kuduceey aabe mcn 🤗😍
@ruqiyamaxamud-vm3vb
@ruqiyamaxamud-vm3vb 6 ай бұрын
Alleh ha ku barakeeyo ajir xasan ale hakasiiyo
@FardawsaAhmedAhmed
@FardawsaAhmedAhmed 6 ай бұрын
sheekh ceydaruus..alaah..hakubarkeeyo..sadex.sano..xanuunkaas..baan.ladaaladhacnaa... culimada..kubaraarugsan..sidan..waan..uduceeyaa.marwalab.
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 5 ай бұрын
Scwscw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
@سميره-م4ب
@سميره-م4ب Жыл бұрын
Mashala mashala rabiihini isi hajalatuu umurii kesani hadhereressuu mashala amiiinii
@BishiirColaad
@BishiirColaad 9 ай бұрын
Mansha allah allha ku barakeyo sheekhow❤❤
@mohamedbushra8392
@mohamedbushra8392 2 жыл бұрын
Maashaa'allaha Tabarakallah Maashaa'allaha Tabarakallah jzk hkeyran yaa sheihka. ♥️
@suqrasultan7707
@suqrasultan7707 2 жыл бұрын
Ilaahay ha kaa jasaai mariyo sheek m.sha alaah m.sha alaah. M.sha alaah
@احمدالحبيب-ض4و
@احمدالحبيب-ض4و 2 жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و جزاك الله خيرا يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ماشاء الله
@faisali4387
@faisali4387 2 жыл бұрын
Eöd
@faisali4387
@faisali4387 2 жыл бұрын
Yego3o
@DeeqaMaaxmed
@DeeqaMaaxmed 11 ай бұрын
😊​@@faisali4387
@QaliKarar-gl3zr
@QaliKarar-gl3zr 10 ай бұрын
😊
@SabaadAbdirahman
@SabaadAbdirahman 10 ай бұрын
@howlwadaagdayniile9326 1
@schlapbachtransportag4182
@schlapbachtransportag4182 7 ай бұрын
Jazakallh sheaikh
@haidmustafa3977
@haidmustafa3977 Ай бұрын
Sheikh Masha alah
@imaginable7226
@imaginable7226 Жыл бұрын
Allaha Ku barakeeyo Sh. Caydaruuus..
@ahmedbeyan4412
@ahmedbeyan4412 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا راقي عيدروس
@IbrahminIbro
@IbrahminIbro 7 ай бұрын
Sheehk mahadsanid thakyou
@IbrahminIbro
@IbrahminIbro 7 ай бұрын
😊😊😊
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 2 жыл бұрын
لااله الاالله سبحان الله الحمدلله الله اكبر لاحول ولاقوة الابالله اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@adansheraa209
@adansheraa209 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adansheraa209
@adansheraa209 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adansheraa209
@adansheraa209 Жыл бұрын
❤❤1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafsohafso6773
@hafsohafso6773 2 жыл бұрын
JazakaAllh sheikh Allah hanagu caafio
@jamillaali7265
@jamillaali7265 2 жыл бұрын
Jazakala khayr shekh
@caashocabaaas3316
@caashocabaaas3316 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد بسم الله ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك 🤲🤲🤲اللهم امين يارب العالمين امين جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل شكرا لك اخي الكريم الله يوفقك كل خير اللهم آمين يارب العالمين امين 🤲🤲🤲🤲
@safiyomaxamed7165
@safiyomaxamed7165 2 жыл бұрын
Masha Allah wall
@YurbAadan
@YurbAadan 6 ай бұрын
❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@Fatmamusdhaf-ml4is
@Fatmamusdhaf-ml4is Жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka Allah
@khadrahaji6279
@khadrahaji6279 2 жыл бұрын
Sheekh ilaahqy khyr haku siiyo misanka xasanaatkana haku saaro ajarka sheekh in bdnban is cilaajiyey is badal badanna wankala kulmay sheekh aayada فالقي السحرة الساجدين markan marayo dhagtayda midigta baroor qof dumaraa ayaa ka baxda mudo dheer markan hurdana tib igu dhufata jismigayguna uu is badalaa oo madaw badanba fuula
@FardawsoGiijiye
@FardawsoGiijiye 7 ай бұрын
Kher allaha kusiiyo aamiin
@MARHALABDIADAN-su9vn
@MARHALABDIADAN-su9vn Жыл бұрын
Masha Allah Shiikha. Allah
@ubaxyaasiin1116
@ubaxyaasiin1116 2 жыл бұрын
Mansha.allha sheekh alle haku xiftiyo
@muniiraaxmed8169
@muniiraaxmed8169 2 жыл бұрын
Mansha allh wallo ale haku barkayo
@Fitfinesse_3
@Fitfinesse_3 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr sheikh
@AmusedBocce-fx7yo
@AmusedBocce-fx7yo 10 ай бұрын
Waxan dareemay wadna gariir iyo cabs badan shiikh jasaakalah
@MohamudEdan
@MohamudEdan 9 ай бұрын
Shekhow aad ayaan madaxa ugu warayray alx jirka qabow iyo necaw ayan ka daraymay
@saruuraaxmad5884
@saruuraaxmad5884 Жыл бұрын
Waa markii 4 kusonoqonayo ruqayadan😊
@camirjamalacamirjamala-ep4pw
@camirjamalacamirjamala-ep4pw Жыл бұрын
Qer Allah kusiiyo Allah ku xifdiyo
@xawonur-g8j
@xawonur-g8j 9 ай бұрын
masha allah 👍👍👍👍
@BerikisuIbrahim-pz5ok
@BerikisuIbrahim-pz5ok Жыл бұрын
Thanks so much ,I Wich I understand this language🙂🙂🙂
@bossman5624
@bossman5624 2 жыл бұрын
ما شا الله تبارك الرحمن
@najaahkadraa6412
@najaahkadraa6412 10 ай бұрын
Jizzakumullah qeyr sheikh
@shukrimaxamudcali7852
@shukrimaxamudcali7852 Жыл бұрын
Maasha allah sheekh allahana kulmiyo si aad quraan iisaarto waanxanuunsanayaa jisakala qeer
@ahlaamyusuf7577
@ahlaamyusuf7577 6 ай бұрын
Jazakalah shekh ceydarus
@deeqoahmad7253
@deeqoahmad7253 Жыл бұрын
Masha allah tabarakallaah❤
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo
@ramlaaxmad9710
@ramlaaxmad9710 2 жыл бұрын
أجمل رقيّة بارك الله فيك وجزاك الله خيرا وحفظك الله من كلّ سوء
@salmaabdala356
@salmaabdala356 Жыл бұрын
0
@salmaabdala356
@salmaabdala356 Жыл бұрын
9
@xuruuromaxamud
@xuruuromaxamud Жыл бұрын
@@salmaabdala356 333333333333333333333333333333333333333333
@rahoylamar1779
@rahoylamar1779 Жыл бұрын
​@@salmaabdala356😊q5 tutx
@sihamsaeed1614
@sihamsaeed1614 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا يا شيخ عيدروس
@safiyocabdidahir6882
@safiyocabdidahir6882 2 жыл бұрын
Masha allh jaasaka allh kheyr
@mahmedhaliye5341
@mahmedhaliye5341 2 жыл бұрын
@@safiyocabdidahir6882 Mustafe
@mahmedhaliye5341
@mahmedhaliye5341 2 жыл бұрын
Kuceli
@MuqtaarCade-vf7lb
@MuqtaarCade-vf7lb Жыл бұрын
00th to Philipp to waa awwwwaaa 1qszzxzp
@MuqtaarCade-vf7lb
@MuqtaarCade-vf7lb Жыл бұрын
Wall mcn the world 0000000years the 0000000000000000000000years 00and the first place 0place 0on come from their last last last night I was in
@hamdikhalifmacalin9762
@hamdikhalifmacalin9762 Жыл бұрын
Mashaallah sheikh jkz
@CadnanIbarahim
@CadnanIbarahim 10 ай бұрын
Sheqow san afka u kala qadayay wan dalay haman si ayan kabixiwayay indhihi ilin jasakalah qeyran
@NazraDucaale
@NazraDucaale 9 ай бұрын
Maku ladnatay wll
@aminahassan1208
@aminahassan1208 2 жыл бұрын
jzkallahu khayr Macalin cayr.ilahay janatufardusa Allah geeyo amiin
@sahroali1499
@sahroali1499 2 жыл бұрын
Asc sheekh Caydarus. Jazzakallah khayr. Toban beri ka dib ayaan dhegeystey. Waxaan dareemay sida wax electric oo kale ayaa jirkeyga ku socday tin iyo cirib, qar qaryana waan dareemay,xanuun iyo culays qorta iyo feeraha dhinaca midig waan dareemay. wejiyaal dad iyo xayawaana waan arkaayey. In shaa Allah 7 beri ayaan wadi doonaa. Jazzakallah khair.
@ayanabdirasheed8849
@ayanabdirasheed8849 2 жыл бұрын
Abayo see noqotay
@sahroali1499
@sahroali1499 2 жыл бұрын
@@ayanabdirasheed8849 Abayo habeen kaas waxaan dareemay aydin iiga taagan feeraha iyo qoorta oo i xanuuntay, qarqaryo, wejiyaal dad iyo xayawaana waan u jeeday 7 beriayaan dhegeystay masha allah wixii aad bey iiga yaraadeen alhamdulillah
@amiinoawees9592
@amiinoawees9592 2 жыл бұрын
Ilahey haku cafiyo walashey
@sahroali1499
@sahroali1499 2 жыл бұрын
@@amiinoawees9592 Amiin Yaa Allah. Thank you walashey jazzakallah khayr
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Жыл бұрын
@@sahroali1499abayo hada maresatay
@abakammona5717
@abakammona5717 2 жыл бұрын
Asc manshallah sheikh aadbaa yutubka ugu dhegaysta qur'aan aad soo geliso khayr aallah ku siiyo
@bisharosalad8596
@bisharosalad8596 2 жыл бұрын
As shiiq ceydariis walaashey aa iga xanuusan 11 iyo tobansano oo muqdusho joogto eexagaajtaa
@saadociise
@saadociise Жыл бұрын
​@@bisharosalad8596 😢
@sareedocabdi8318
@sareedocabdi8318 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزأ
@sareedocabdi8318
@sareedocabdi8318 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MunoOmar-c7p
@MunoOmar-c7p 11 ай бұрын
Mashallah markastan aan jir xanuun daremo sheikhana ayan dhageysta jasakallahu qeyr ii cafi sodkada raxmadaleh wan kusoduceyna ana
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 2 жыл бұрын
جزاكم الله خير وبارك الله فيك يااخي
@hanialimashaaallah6982
@hanialimashaaallah6982 2 жыл бұрын
Shukran jasaakalaah qeyr illaahay hanoo aqbolo aamin yaa allah
@nimcomooge6843
@nimcomooge6843 2 жыл бұрын
Wan cabsanaya markan indhaha. isku. Qabto
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 жыл бұрын
Masha allah shekh allaha ku xafido
@CadnanIbarahim
@CadnanIbarahim 10 ай бұрын
Shugran sheq qer allah hakusiyo
@MominsDirir
@MominsDirir 7 ай бұрын
❤❤❤
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 8 ай бұрын
Xakimo cali ❤
@ashrafyyousuf6821
@ashrafyyousuf6821 Жыл бұрын
Somalia has good n strong Muslims🎉🎉🎉Masha Allah
@princessnajax6498
@princessnajax6498 6 ай бұрын
Alxmdullah thanks bro
@sacdiyasalah2081
@sacdiyasalah2081 2 жыл бұрын
Mansha Allah culas badan o jirka iga sarnaa Aya iga tagy sheekh shugran
@Marwabare-ob1mq
@Marwabare-ob1mq 5 ай бұрын
Sax wad mahadsantahay jisala khayr
@kowsarmohamed17
@kowsarmohamed17 2 жыл бұрын
بارك الله شيخنا
@mashallahaw1150
@mashallahaw1150 2 жыл бұрын
sheikh alle haka kuxafido waxn kacodsana in aad iso duceysid yara wan xanun sanahay
@shukrii9137
@shukrii9137 Жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@XaliimoXasan-i5e
@XaliimoXasan-i5e Ай бұрын
Sheekh ajar allaha kusiiyo allaha kubarakeeyo waan kucafimaaday
@FarxiyoCNaasir
@FarxiyoCNaasir 10 ай бұрын
Sheekh cuncun iyo madaxwarer iskuhayaa😢shekh ilahy hakubarakeeyo❤isha allaah ilahy shikhow cadowga hakaqabto😢❤
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 Жыл бұрын
Mansha Allaah sheikh mahadsanid
@naciimamaxamed4460
@naciimamaxamed4460 2 жыл бұрын
Allow nagu caafi sheekhana allow kajazai sii yaa rabi gariir ayaan dareemay subxanallaah
@sacdia1238
@sacdia1238 Жыл бұрын
Masha allah thanks sheikh
@FarxiyoCNaasir
@FarxiyoCNaasir 10 ай бұрын
Maasha allaah maasha allaah shekh ilahy hakubarakeeyo isha allaah😢😢❤❤❤
@marishcadey7359
@marishcadey7359 2 жыл бұрын
mash allaah shekha ilaahay haku barkeeyo waan dhageystay hurdaa iqabtay iyo korkoo dhan baa iga riiray
@sadiamohamed3218
@sadiamohamed3218 2 жыл бұрын
Asc shekh caydarus alle ha ku xiftiyo adiga iyo famillagaba ajarbana alle hakaa siiyo qur anka aad imada ku akhriso waxaan ka mid ahay dadka walalahaa ee mar walba dhageysta ruqiyadada shekh marka an dhageysanayo waxaan gala xalad kale wan xanuunsada xitaa ma awodon in aad markas soqoro commets wan wada gariirah xuun indhaha ah shekh adna alle ha ku xiftiyo inta jirana alle ha cafiyo
@farahhassan2352
@farahhassan2352 2 жыл бұрын
ALLAH SWT haku xafidu sheikh
@nemo-qy6js
@nemo-qy6js 2 жыл бұрын
Assalamalaykum sheikh Mashaallah Mashaallah may Allah bless you walalo and grant you jannah ❤ Ameen
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 жыл бұрын
Ameen
@fardowsaali638
@fardowsaali638 2 жыл бұрын
@@khadradiriye9412 1:'Sanchez
@sahrosiciid5713
@sahrosiciid5713 2 жыл бұрын
@@khadradiriye9412 Hff
@zaynabmaxamed833
@zaynabmaxamed833 2 жыл бұрын
Aqqqqqqq
@ubaxxassan1499
@ubaxxassan1499 2 жыл бұрын
Mel kasto jirka jirka kamida wey ixanuntay wadnaha iyo madaxa ha ogu darnadane qeyr alaha kusiyo shekh cafimad alaha nagu siiyo tuftada anagana 🤲
@samsamnuur9504
@samsamnuur9504 2 жыл бұрын
Shekh makadhagaytay runiyada wan ilmeyey wan lalaboday
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi 🤲🤲
@kuwaitxirsi8129
@kuwaitxirsi8129 2 жыл бұрын
Masha allah Ustadi allaha kaa ajibo
@khadijohassan3241
@khadijohassan3241 2 жыл бұрын
Masha Allah shiikha Allah ku xifdiyo adiga iyo family
@mashallahaw1150
@mashallahaw1150 2 жыл бұрын
sheikh waxan joga sucudi carabiya sheikh horay nogo soqad salida 7sabcada ah oo adno shegtay sixirka iyo isha iney urontahay wan ubahanahay aniga salidas sheikh jizakalah
@simranqurux595
@simranqurux595 11 ай бұрын
​@@mashallahaw1150salidaas magaceyda isheyg ishaah ilmayar igadhibteyh walal
@AhmedFarah-u6z
@AhmedFarah-u6z Жыл бұрын
Jizaa kallahu kheyr sheekh caydaruus
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Жыл бұрын
Alx ilahay cilmiga haku barakeyo ramadanki sheydan iso wareray Alx dawa uhelay
@muniramohamend3438
@muniramohamend3438 Жыл бұрын
Asc sheikh. Madaxa ijareynay
@suleimanmohamedahmed5585
@suleimanmohamedahmed5585 Жыл бұрын
😢😢😢 alahahanuuniyo biliis😢😢😢😊
@MominsDirir
@MominsDirir 7 ай бұрын
🙏🙏
@farhiamohamed2631
@farhiamohamed2631 2 жыл бұрын
Jazaakallahu qeer sheq ajar iyo xasanaad an laso koobi karin allaah haku siiyo
@Boholey_baasha
@Boholey_baasha 11 ай бұрын
Qeyr allaha ku siiyo janada allaha kugu bishareyo
@hothomohamett125
@hothomohamett125 2 жыл бұрын
Mansha allah sheikh ilhay hakaa abaal mariyo
@kuwaitxirsi8129
@kuwaitxirsi8129 2 жыл бұрын
Masha allah Allaha ka ajibo ustadi
@haidmustafa3977
@haidmustafa3977 3 ай бұрын
Sheikh ilaahaya khayr ha ku siiyo
@ayuushyuusuf831
@ayuushyuusuf831 2 жыл бұрын
Jaskallah khayr shiakh
@adnan3091
@adnan3091 2 жыл бұрын
Jasakumullahu khayra
@laylaabdi6843
@laylaabdi6843 2 жыл бұрын
Asc sheekh baarakalaah hargaysa matimaadid biyaa
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 Жыл бұрын
Mahadsanid sheekh wanku caafimadi insha allah
@xafso3332
@xafso3332 2 жыл бұрын
Allaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad❤❤🧡🧡🤍🤍💯💚💚
@naimoyuusuf2100
@naimoyuusuf2100 2 жыл бұрын
Ustaad Allah kaa Bala mariiyo taftaad adabaan ogu fiicinadaye Allah kaa Bala mariiyo jasa Allah
@hamdiali2988
@hamdiali2988 2 жыл бұрын
Asc walal wandhages Tay ruqiyada waxan xanuun ka dareemaya dhanka bidix sheeq noo ducey Inuu alaah na caafiyo qur aanka alaah nagu caafiyo
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:56:21