Dr aniga beerka iyo ila caloosha guudkisa marka taabato waxan ku leyahay buurbuuro yaryar lamodo in lagu yaaciyey maxay noqon kartaa dr dusha sare marka laga taabtaabto waxd daremeysa buurbuuro yaryar iibso jwb dr
@dr.awalemohamedabdullahi66384 ай бұрын
@@HibaaqArwa haa waxa fiican kombuteer lagusaaro lahubiyo buro in ay kugu taal
@HibaaqArwa4 ай бұрын
Dr mahadsanid lakin cududaha ama sida utaqaan labada gamcod murqahoda iyo bawyaha wn kuleyahay buurbuurkas yaryar lamoodo dhagxaan lagu yaaciyey Mar Mar ayey aad iigu bataan marna waa dhexdhexad
@dr.awalemohamedabdullahi66384 ай бұрын
@@HibaaqArwa mar hadad jaanis helikarto isbitaalka ayankulatalinlaha ayankulatalinlahain ad soo gaarto