Journaling | Diiwaan Galinta | Natiijo Aanan Caadi Ahayn | Waxa Kaliye ee aad U Baahantahay .

  Рет қаралды 98,503

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 525
@marwanaasir2845
@marwanaasir2845 Жыл бұрын
Jornaling waxa aan bilaamay 2021 ila hadana wan wadaa 90% nolashaydu way is badashay dhawr hadafna wan xaqiijiyey thank you teacher
@faaido6069
@faaido6069 Жыл бұрын
Wll Numberkaga WhatsApp ii qor wll Wan Kaa Helay
@Ariijiina
@Ariijiina Жыл бұрын
Abaayo ma i caawin karta sida aan ku bilaabi lahay cml qoristaas
@queenliza596
@queenliza596 Жыл бұрын
Sidee lobilawa
@cabdallashaamil2076
@cabdallashaamil2076 Жыл бұрын
@@faaido6069 🤣🤣🤣😂oocadaaa
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 Жыл бұрын
@@faaido6069 magaca ama title ka "marwo"hadaad taqaanid maad tiraahdeen waan kaa helay!mise xaasaskaga dadka ayaad luf-lufataa
@abdirahmanabdullahi6077
@abdirahmanabdullahi6077 Жыл бұрын
WE LOVE YOU MR OUR TEACHER MR OMAR INSHAAR MAY ALLAH SWT BLESS YOU ALL YOUR FAMILY MEMBERS AMEEN
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 Жыл бұрын
Me too
@calinuurxaji3563
@calinuurxaji3563 Жыл бұрын
Me three
@nimcanjama9228
@nimcanjama9228 Жыл бұрын
Hadii alle nafta idaayo waxd iga helysa hadiyad best KZbinr somali ❤adiga ayaan kusiyey
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 Жыл бұрын
Anigana waan kula geyn i.a e isoo mar iso sheg i.a
@xikmadoTube
@xikmadoTube Жыл бұрын
Waqtigu wuxuu go’aamiyaa qofka aad la kulmeyso Nolosha. Qalbigaagu wuxuu go’aamiyaa qofka aad rabto Nolosha. Laakiin dabeecada iyo dhaqankaagu waxay go’aamiyaan qofka kula joogaya Noloshaada.❤️🙏🔐😇
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
THANKS WAX BAA KAA FAAIDAY
@abdirizaackstudio5158
@abdirizaackstudio5158 Жыл бұрын
18/10/22 12:40 Duhurnimo ayan dawaday muqalkan Runtii wuxuu ahaa mid kamid ah muqaladii ugu faaido badnaa aan youtube ka dawaday waxan isla mantay tijabo ku sameyy oo bilabay Journaling waxan rajayn in noloshayda uu wax badan ka badali doono insha allah
@alishacuud3643
@alishacuud3643 Жыл бұрын
Masha allh
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Жыл бұрын
جزاك الله خيرا...... Maanta ayaan si rasmi ah u bilaabi doonaa diwaan galinta Inshaa Allaah
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
*Wll waxaad rabto ilaahi haku siiyee faafi abtirka rasuulkeena* *1❤muxamed* *2❤binu cabdulahi* *3❤binu cabdi mudalib* *4❤binu haashim* *5❤binu cabd manaaf* *6❤binu qusayi* *7❤binu kilaab* *8❤binu muraat* *9❤binu kacab* *10❤binu lu ayi* *11❤binu qaalib* *12❤binu fahrin* *13❤binu maalik* *14❤binu nadar* *15❤binu kinaanata* *16❤binu khuzaymata* *17❤binu mudrikata* *18❤binu ilyaas* *19❤binu nadar* *20❤binu nazaar* *21❤binu macad* *22❤binu cadnaan* *Sii share Garee wllo* *Zay dad badani u bartaan* *(🤴Hazain🖇️)*
@saidoabdulahi9476
@saidoabdulahi9476 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ✨💖
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal Omar inshar Allah inaga yeelo fikirkaa wngsn ee gusha leh kuwii ku guuleysato oo sameyaa thanks ogaansho channel
@jamaabdikhalifabdullemxud4345
@jamaabdikhalifabdullemxud4345 Жыл бұрын
Runtii caawa waa habeen taariikhi ah insh allah. Labo dhacdo oo xasuus dheer mudan insha allah. Mahadsanid umar.
@Aw003
@Aw003 Жыл бұрын
"Journling/ax waasha maalin laha ah" Mahdsanid wall CUMAR.19/10/2022 Waxan xasuustaa inaan bilaabay wa hore qorida arimaha ila soo darsa si maalin lah ah,Tusaale: malintii u geeryooday mid ka mida macliiintaydi DUGSIGA DHEXE (INA QULUNBE) burco. Maclin XAMSE,Alle naxriusti jano ha ka waarbiyo aamiin yaa rabi. Waxan xasuusata malinata wax yaabihi aan ka qoray maclunkayagaa wax ka mid ahaa ●xafdii u ku dhintay. ●Sabatii uu dhinatay. ●meeshi lagu aasay(yacani xabaalah magacoodi). ●maadadii uu noodhigi jiray(SOOMAALI,casharkii uumarayey oo ahaa MARKABKA LAMA-DAGAANKA🐪) ●wax yaabihii uu iskuulka ku so kordhiyey(IDAACADI SUBIXII nashiidooyinka lag akhrin jiraya "Muslimuuna'aaa muslimuun xathu kanal xaqu.....). ●ILAAHAY JANNOYINKIISA HA KU ARASAAQO MALINKAYGAA iyo Dhamaan maclimiintaydi IBNU QULUNBE.🙏🏾💯❤️✨️.
@user-pl8ul3bw8g
@user-pl8ul3bw8g Жыл бұрын
كتاب صيد الخواطر لابن الجوزي احلى كتاب قرأته
@raji6644z
@raji6644z Жыл бұрын
إقرإي كتاب فقه بناء الإنسان في القرآن لكاتبة كفاح أبوهنود ليس متوفر على مأظن ولكن تجد pdf
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 Жыл бұрын
@@raji6644z ارسل هذا الكتاب pdf
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 Жыл бұрын
أين
@cartanaarr8314
@cartanaarr8314 Жыл бұрын
الي اين هل هو متوفر في العاصمة mogadishu
@raji6644z
@raji6644z Жыл бұрын
@@cartanaarr8314 لاأدري ولكن أرسل لك
@zusyahmed1014
@zusyahmed1014 Жыл бұрын
I'm the first😎😎😎😎😎
@Abdala247
@Abdala247 Жыл бұрын
Wan ujeedna😂
@user-pv2cr6pg9x
@user-pv2cr6pg9x Жыл бұрын
Markaa maxay micno kuguso biirinay inaad tiraahdo “I m the first” 🤔
@abdulaahiabdirahman8784
@abdulaahiabdirahman8784 Жыл бұрын
Who cares
@azuhazan4148
@azuhazan4148 Жыл бұрын
Note book ayaan leeyahay ugu yaraan 1 Sano ayaan qorooya lkn maanan ogayn journaling inuu yahahy 1 sano waa sanadka wax latabankaro aan qabsaday isbadal sameeye isla xisaabtamay alx🥰
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims Жыл бұрын
aad baad ugu mahadsantay sida wanaagsan ee aad marwalba noola garabtaagantahay mawduucyo runtii noloshaayada wax kabadalaya mr cumar 1m subscribe baad u qalantaa iyo kabadan
@Hajji-abdalla14
@Hajji-abdalla14 Жыл бұрын
Thanks bro ani ahan wax badan ayan ka faidy pomodoro technique wana ku kala mareyey waqtikeyga👏💝
@drgulled2979
@drgulled2979 Жыл бұрын
To record daily your own situation is the primary secret through the difficult times
@cabdishakuursalepan1656
@cabdishakuursalepan1656 Жыл бұрын
WalaL suaaL ayaa si weydii markastaH wakhti imka la iooga maxey dhalinyarada soomaaliyeed hormar uu gaadhi wayay 80%dhalinyarada soomaalid walwal iyo walbahaar ayay ku noolyihiin Ani waxan ahay ardey dhigtaa dugsiga sare Waxan hben maalinba ka fikira goorama guuleysan Hadan maalintu sas ayay ku dhaaftaaH
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustasd we love you for the magazine that is very useful for events and memories. Thank you Ustad Umar Inshaar.
@HONEYOWHASSAN
@HONEYOWHASSAN Жыл бұрын
Ustaadi wallahi wax badan ayaan kaabartay ilaahay ha inoo keen barakeeyo🤲❤️
@hananhaji353
@hananhaji353 Жыл бұрын
Journaling waxa bilabay 2019 ila hada wan wada Wax yabahaba an ka faidey : •waxan si fcn u bartay nafteyda •waxan bartay wax yabaha an ku wanagsanhy •waxan bartay sameynta ay igu leyihin dadaka igu harereysan Labo siyaboodba wan isticmala :digital and pen and book
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 Жыл бұрын
Mawduuc muhiim ah mahadsanid ustaad cumar
@maanifiso2419
@maanifiso2419 Жыл бұрын
Maalmo dhexdaas eh 2021 inti lagu guda jiray oo aan aad u walwalsanaa ayaan bilaabay in aan qoro xaaladda adag ee iheysato waxaana igu kalifay in aan qoro waxaan ahaa qof kaligeed nool mana heysanin saxib aan sirteyda ku qarsado markaasaa wax walbo aan dareemaayo ama ilasoo gudboonaado note book kuqori jiray illaa hadana sidi ayan ugu qoraa
@abdiwahab5652
@abdiwahab5652 Жыл бұрын
انها فكرة حلوة وجيدة مع اني ما بدأت الجورنالين لكن اريد ان أبدأ بأقرب وقت ممكن والشكر لك ي اخي
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Our teacher Allh ku xafido ustaad qaali
@faaido6069
@faaido6069 Жыл бұрын
Wll Numberkaga WhatsApp ii qor wll Wan Kaa Helay
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
OGAANSHO channel mowducyo MUHIM ah ♥️♥️☑☑👏👏
@somali-nowgamer3424
@somali-nowgamer3424 Жыл бұрын
Ustaad CUMAR INSHAAR runti xamaasad dheerada ayuuba iga galiyay muqalkan manta shakhsiyan diwan galinta maalin laha waxaan bilaabay 2018 balse umaan aqoonsanayn umanaan fahansanayn sidan oo kale wakhti waxan qori jiray markay xaaladu aad igu adkaato sida qof ehelka kamida oo.xanuunsan ama geeriyooday ama dhibato kale ku dhacday xataa dhacdooyinka farxada maan diwaan galin markaan cabudho ayaan ku fikiri jiray insha laga bilaab NOVMEBAR 2022 waan joogtayn doona JAZAKALLAHU KHAIR🤲🏿
@aninfinitelyvixxedvip6
@aninfinitelyvixxedvip6 11 ай бұрын
Maashaa Allah tabarakallah Cumar. Jazaakallahu khayran jaza'
@sadiiqsacidabdulahi2213
@sadiiqsacidabdulahi2213 Жыл бұрын
Great content my brother. Waxaan ku dawaaneyey ilaa 2019 comment ugu horeeyey oo an ka bixiyo muqaal aad leedahy. Muqaaladii Geography ahaa maxaad ku joojisey my bro
@firdowsaelmi8247
@firdowsaelmi8247 Жыл бұрын
Mashallaah waad mahdsantahay walal wax baad iifaaiidaysay ani waligey an qori jiray mana ufahansaneyn sidaan.
@ayaankhaliif4344
@ayaankhaliif4344 Жыл бұрын
Thanks ustadi wax ban ayaa kaa faaiday runti alle haku xifdiyo
@ainnana1632
@ainnana1632 Жыл бұрын
Seriously it helps me past 2 year my journey journaling to grow
@iamtheboss6045
@iamtheboss6045 Жыл бұрын
mahadsanid wall sidaad dadaal ugalinayso inaad wax wanaagsan noo sheegto
@NeymarJR-km7hw
@NeymarJR-km7hw Жыл бұрын
We love you our Somali journalist ❤
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 Жыл бұрын
I agree with you!!!
@abdikadirahmedmohamed2005
@abdikadirahmedmohamed2005 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad, waa mowduuc qiimo badan.
@mohadaacad4774
@mohadaacad4774 Жыл бұрын
Mahadsanid wll omar
@alialasow9354
@alialasow9354 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar
@naimaofficial3129
@naimaofficial3129 Жыл бұрын
Mahadsanid cumar ani waan sameeya journaling ka lkn kaliya waa mid family iyo nafsadayda . Wxaa kafaiday inaa qayb General ah kudaro🤍🌼😍
@maryanmohamed1386
@maryanmohamed1386 Жыл бұрын
thanks bro wa bilaabi insha Allah.
@inamohamed5768
@inamohamed5768 Жыл бұрын
Runtii maan fahamsanayn xitaa isma lahyn waa mawduuc jira lkn waxaan sidaas oo kale qoraa waxa isoo gaaraY ilaa iyo 2018- up to Now mrkan culays dareemana sidas lnid ah waan qoraa sometimes waan layaabaa waxyaalaha aan diwaan galiyay
@Forexsom
@Forexsom Жыл бұрын
Journaling and success go in hand
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshar , kolay beenta ma fiicna muuqaalkaan wax weyn ka faa,iday runtii , muuqaalkaan kaliyane ma aha kuli wax ayaan ka faa,iday Mar marka qaar waa macquul inaan xoogaa isku afkaar ahayn, lkn taas kama dhigna inaad xun tahay mise khaldan tahay kaliya waa ra,yi Mahadsanid ustaad omar inshar
@adiirfarhanharoole489
@adiirfarhanharoole489 Жыл бұрын
Ustaad Omar inshar mahadsanid...💯
@abdixafid1805
@abdixafid1805 Жыл бұрын
waad ku mahadsanthy Mohammada inshaar video faa idiyonki no leh Allha ka ajarsiyo wllky
@AXMATO_
@AXMATO_ Жыл бұрын
Cumar inshaar aqoon yahan ayaad tahey wll qof Sameyn fiican leH ayaad tahey wllhi qof Aan Wax badan Ka FAA iidey ayaad tahey musho sanado ah Ayaan kugu xidhanahey
@cadesiciid3090
@cadesiciid3090 Жыл бұрын
Omar inshar wlhy muqalkan waa icajab galiyay si wayn alle haku barakeyo if iyo aakhirapa
@geeleofficial8488
@geeleofficial8488 Жыл бұрын
M.a ostaad omar inshar allah ku xafido
@naztehazurian7972
@naztehazurian7972 Жыл бұрын
Mashallh ustaad anigu waxaanba dhihi lahaa hadii uu jiri lahaa isbitaal dadka sidhaba xogohooda wu waydiiya yacnii xaladay dareemayaan dawa saxana siiya waxa uu ahaan lahaa journalism ka
@rukiakujiki2232
@rukiakujiki2232 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@haaneedtube2123
@haaneedtube2123 Жыл бұрын
Wan isku dayaa insha Allah "mahadsanid ustad "🥰😍
@najuumaneha4031
@najuumaneha4031 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahy wll manta ayaan bilabayaa I.a waxaan rajeenaya inaa wax badan ay noloshayda iska badaalan run aahntii mawduucaaan aad baan uga helay adna waad mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad marwalba qayrka inoo lajeceshay iyo wanaaga chenal kani intaan kusoo biiray waxyaabo badan ayaan kafaaiday oo aan halkaaan aan kusoo koobi karin adna allh cilmiga hakuu ziyaado waadna kumahadsan tahy hadii aad qoraalkaan ad aqrisay🙏
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@dekamohamed5102
@dekamohamed5102 Жыл бұрын
2018 ban bilabay waan ku faa'iidey buugta aan akhiriyo muuqada iyo maxdarooyinka aan daawo Wixii aan sanadka ahdaf aan doonayo inaan gaadho ka bilaha ah iyo maalinlaha walahi aanba yaabey sidaa aan korey masax ahan iyo aragti ahanba bal ee shan hadaf oo waaweyn baan qorta sanadkii kan ugu horeysiyo baa ugu hor rumooba cajiib
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Mansha allah tabarka raxman wlo mahadsanid Alle haku barakeeyo meeshada labada channel si xad dhaaf ah ayaan ugu xidhanaya sida class oo kale ayaan uu sugaa
@tahriib8809
@tahriib8809 Жыл бұрын
Siigadii ma iska daysay😢 sister
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Mid Ka Mida Dadka aan Wax Ka Faa,iidno💝🥰 Waan Bilaabayaa Ustaad Mahadsanid🥰❤️
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
Love from our heart ♥️ mr Omar ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥 please Keep going
@fathiapdirzak1898
@fathiapdirzak1898 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaadkyga❤🙏
@SahalDiini
@SahalDiini Жыл бұрын
waxaan aad ula yaabaa sidaa aad marwalba caadada xun ugu soo darto mawduucyadaada adoo ka wacyi gelinaya dhalin yarada alle haku barakeeyo
@anasmaanow474
@anasmaanow474 Жыл бұрын
Cumar inshaar wll aad iyo aad ayaa u mahadsan tahy siigada waan iska daayay mudo 20bari thanks
@mustafesaahid7615
@mustafesaahid7615 Жыл бұрын
Ogaansho waaa jaamacad bilaash ah Walalkeen cumar inshaar wuxu u qalmaa subscribe 1 million ka badan
@sharmaarke1611
@sharmaarke1611 Жыл бұрын
Mqnslh cumar nin wax badan laga faaidiyo ahna dhiiri geliyahyaga hoyo iyo hooyooyinka dhintay iyo umadda kaleba alle ha u raxmado
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Жыл бұрын
Alle ha kaa abaaliyo wanaaga iyo horumarkad nala jeceshahay. Noloshayda qayb muhiima ayaad kaga jirtaa
@cabdikariim9587
@cabdikariim9587 Жыл бұрын
mahadsanid sxp Cumar inshaar
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 Жыл бұрын
Hambalyo hormaris walal cumar nabad kugaar intaas iyo inkabadan❤❤ 700k
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s Жыл бұрын
بارك الله فيك اخي
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب
@saalahabdiwaahid569
@saalahabdiwaahid569 Жыл бұрын
Qalbiga Ayaan kaga mahad celinyaa wll OMAR INSHAAR 🙏
@Barwakosaed
@Barwakosaed Жыл бұрын
Journaling anuu wxn bilaabay 2012 mar aan dhiganayey primary school ka yadoo aanay jirin cid igu war gelisay till today wan joogteeyey Alx I'm university graduated now!
@abudhayib___6915
@abudhayib___6915 Жыл бұрын
MASHA ALLAH Wax Faaido Leh Ayad Noso Gudbisa ..!😊 Mahadsanid wallkey Halkan Kuma so kobi karo Mahad celintaada Anyway Mahadsanid 🙏👍👌✋❤❤👉❤🙏👏👏👏😊😊
@Wabax
@Wabax Жыл бұрын
Haday soomaali badan smyn lhyd hormar badan ayaa lagaadhi lahaa, aynu smyno insha Allan
@7june2024
@7june2024 Жыл бұрын
Mahadsanid cumar
@aminamohamed4988
@aminamohamed4988 Жыл бұрын
Masha allah walal cumar aad ayaan ooga faaiiday aniga waxaan qoraa waxaan rabo inaan sameeyo ama aan rabo inaan ubaahanahay inaan soo iibsado lkn maanta laga bilaabo waxaan qori doonaa wax walbo
@Sadiq-bulshawi10
@Sadiq-bulshawi10 Жыл бұрын
Xasiloniiidaa qalbigaaa ayaa igaa maqan noh isoo ducee aqyartaa iyaaah Iyoo cajiis farabadaan ayaan iskuu arkaa dabcaan mxaa usabaabaa ayaa isdhihi kartaan aqyareey talaadinaa ilaa wadaagaa dabcaan am missing inner peace ✌
@noolefaraxsan1873
@noolefaraxsan1873 Жыл бұрын
Saaxib aniga xataa waxaan ahaa mid dareema welwel xasiloni daro iyo kalsoni la aan balse alx hadda alle ayaa mahad leh kaliya waxaan sameeyay inaan salaada jamaacada ku tukado iyo xifdinta qur aanka oo aan hadda marayo juskii 10aad horey waan u xifdiyay lkn waa lumiyay Waxa ugu muhimsan aan ku dhahayo waa iska dhaaf hadii ay jirto caado xun noocay doonto ha ahaate Alle culeyska haka qaado wll
@xafsaxayaati6950
@xafsaxayaati6950 Жыл бұрын
Wllhi anaa ayantan bilabay inaan qoro xalddan daremayo si hadhoti marki aan kabaxo xaladan dib u eego i.allh Ilhy muradkeyga haifududeeyo🥺🤲
@cabdifitax8465
@cabdifitax8465 Жыл бұрын
Mahadsanid wallaal cumar
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Masha allah Aniga iyo asxaabteyda-waxbarashada waan kuwada faaiidnay POMODORO technique, Jazakallah kheyr.
@faaido6069
@faaido6069 Жыл бұрын
Wll Numberkaga WhatsApp ii qor wll Wan Kaa Helay
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
@@faaido6069 Qofkaad arakto maka heshaaa
@abdulahiheyle5815
@abdulahiheyle5815 Жыл бұрын
Mahdsanid xigta cusub ee inoo soo gudbisay waadna kumahadsantahay jazaka allah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Dhamaan walalaha somaliyeed waan idin salaamay. Gobolka doonto ahaw wadanka rabto katirsanow ciddaa doonto taageersanow waxaan nahay midig iyo bidix ee aan dadka iska xigsano oo isjeclaano
@yasmaofficial
@yasmaofficial Жыл бұрын
Manshllaah waa sidii xasuus qorkii oo kale
@ZainabAbdi-vj8qu
@ZainabAbdi-vj8qu Жыл бұрын
shugran walal omar runtii markan taladu iga warerto waxan ada channel ka ogansho ❤💯
@Safooya
@Safooya Жыл бұрын
Qoraalka walawalka wuu yareyaa Ex:- Mar aan jamacada ku jiray waxaa bilay inaa ka cabsado adida jmcda kadibna inaa qoro bilaway, malin waliba intaan bixin aa qorijiray waxaa ka cabsayo kadib markaa so labto waxaa qori jiray waxaa laso kulmay waxaa iso baxday inay ahed wax aa ani sawirtay.
@abdihakimabdallejeek3830
@abdihakimabdallejeek3830 Жыл бұрын
Maalin walba shay yar ayaad waxwayn nooga dhigtaa waankula yaabanahay OGAANSHO
@TALLMAN114
@TALLMAN114 Жыл бұрын
illhey ha u naxariisto.
@nadrafaarax801
@nadrafaarax801 Жыл бұрын
Alle hooyadaa ha unaxariisto wll cumar
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Жыл бұрын
Aniga journaling sanadkan bilowgiisa ayan bilaabey ilaa hada waan wadaa muqdisho joogaa mar mar meel bar ah ayan fadhiista kedib wax ayan iska qoraa dadka inta badan wey i eegaan
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
M.allah thankzzz Ustaad
@mohamedxuseen2793
@mohamedxuseen2793 Жыл бұрын
Mahadsanid Mr Omar waxbadan baan kaa fa,idnay
@mohamedhasanabuukar4391
@mohamedhasanabuukar4391 Жыл бұрын
Ad Baan ula dhacay moduucan ustad Allah kusharfo
@alesuge9918
@alesuge9918 Жыл бұрын
Wll cumar inshaar wll hooyo macaan Allaha unaxariisto kitaab keeda midigta Allaha kasiiyo aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@mowlidmohamud8256
@mowlidmohamud8256 Жыл бұрын
Waa i cajiby runtii so bdi maclin waa shidaal runtii dhiri galin taadu
@alishacuud3643
@alishacuud3643 Жыл бұрын
Alla ustaad Waa qaqiiq marwalboo waxakugu dhaco qorto Waa xazuuzo kuumuhiima
@user-uf9ph2cz4k
@user-uf9ph2cz4k Жыл бұрын
Anigu anon is ogeyn baa sameyn jirey thanks ustad
@saidahashi9921
@saidahashi9921 Жыл бұрын
Waan qori jiray waxa igu dhaca Ano xalad nafsiyadeed ku jira Lkn Hada ma qoro Waxan daremayaa in ay maskaxdaydu mar wlba xasuusato waxyahaba xanunka leh ee aanan qorin Wd mhd santhy Hada Wn ku noqon saan nafis u helo👏
@camper7664
@camper7664 Жыл бұрын
Thanks so much my prother omar inshaar🤗😍
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
Mahadsanid..Omar
@shafkazbinuxasan12
@shafkazbinuxasan12 Жыл бұрын
M,a allaaah zxp wllhy wafursad waan bilaabayaa
@faizabeautysalon605
@faizabeautysalon605 Жыл бұрын
Msh allh ogasho waa ku bahanahay halke kaala so xiriira
@97plus33
@97plus33 Жыл бұрын
Shukran wllo basle wali kamaSoo hadlin U17 somalia wacadarihii aay ka dhigeen banooniga 💕💕💕👍
@nimcomaxamedsigad5235
@nimcomaxamedsigad5235 Жыл бұрын
Wall cumar ishaar tanks
@Cashraabi
@Cashraabi Жыл бұрын
maashaaALLAH, aadbaan kaaga faaiiday waad mahadsan tahay.
@sacdiyonuur4666
@sacdiyonuur4666 Жыл бұрын
Manshallah maclin Omar
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 42 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 8 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 46 М.
Fikirka Xad Dhaafka ah | Cudurka Casriga | Overthinking .
11:16
WASIIR OBSIYE: MAXAMED ABIIB ''WAA LA AF-DUUBAYE LAMA XIRIN"
25:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
Time Blocking | Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo :
12:12
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34
Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah
16:49
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Omar Inshar
Рет қаралды 75 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1 МЛН