June 18, 2024 YES YOU CAN FULEYNIMO YEY QAYRKAA KAA REEBIN HOREY U SOCO

  Рет қаралды 10,876

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 6 ай бұрын
I use to watch you sometimes before you left Canada. But I only subscribe to your channel when you move to Africa because it’s more beneficial now. 🙏
@awesabdi882
@awesabdi882 Ай бұрын
Masha allah tabarakallah ilaaheey ha ha ku barakeeyo adiga iyo xaajigaaga iyo caruurtaada aad ayaan kuu taageeraa kuna daawada runtii waan kula qabaa fikradaada in eey nolosha afrika eey ka wanaagsan tahay tan qurbaha insha allah waa soo guureynaa
@sidiabukar302
@sidiabukar302 6 ай бұрын
Mashaallah tabarakala Ale haku barakeyo nabaad iyo cafimad iyo nolol sharafleh oo quruxbadan kunonada Anagane noso duceya in illaah muradkena ha ino wada sahlo.
@hali4175
@hali4175 6 ай бұрын
Masha Allah eedo waxaan rabaa inaan daris kula noqdo boos iib ah ii soo Radi insha Allah.
@anisaahmed9089
@anisaahmed9089 5 ай бұрын
MashaaAllah TabaarakaAllah its all most finished your project. Thank you for your motivational speech and encouragement. I am from Kenya originally living in the united kingdom 🇬🇧 and thinking moving back to Africa and I am liking living to the coast, specially in the country side. It’s much more better than the urban areas and cities. I lived in Nairobi and Nakuru in the past but you’ve encouraged me to move to the coastal areas. Here I come Insha’Allah very soon 🔜
@saadoyuusufmohamed8189
@saadoyuusufmohamed8189 5 ай бұрын
Mansha Allah mama soomaali ilahay hakuxifdiyo dhiiri galintaada waxbadan bay iga badashay waxan udhagaystaa sifiican❤❤❤❤❤❤
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 5 ай бұрын
Masha allah rabi awladada hakuu xafido dhulka waa meeqa mmo somali
@shairabdi
@shairabdi 6 ай бұрын
Ilmaha waa wada cadyahiin Faadumo cadeey sacdiyo cadeey salmaan cadde 😂😂😂😂😂 Mashllh allaha u xifdiyo
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 5 ай бұрын
Mashaalaah tabaarakalaah ❤❤❤❤❤ so beautiful ❤
@laylaahmeeday1168
@laylaahmeeday1168 5 ай бұрын
Mashallah tabarakalah aad baad u dadasha ina abti allaha ku xafido adiga iyo familkagaba
@SacdiyoAbdi-y5w
@SacdiyoAbdi-y5w 6 ай бұрын
Maamo allaah hakuu barakeeyo gurigagan cusub io carrrtada illahay waxan kaga baryayaa inad cimri wanagsan io camal suuban io fatxad ku qaadadtit gurigagan ❤❤❤❤
@Robloxfan-656
@Robloxfan-656 2 ай бұрын
Mashallah maamo Allah ku Xafido
@fartunismail5546
@fartunismail5546 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabi ma sha Allah 🥰
@zaiynabmohamed2891
@zaiynabmohamed2891 5 ай бұрын
Masha Allah Abaayo Allah kuu barakeeyo shaqo fican baad qabatay
@Farhiya-sk7li
@Farhiya-sk7li 5 ай бұрын
Maashaa allaah waan jeclahay qofka dadaallo
@fmg63772
@fmg63772 6 ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah jizaakallaah khayr habo qali darbiga sheeree oo silig saar inshaa allaah allah haidin xifdiyo
@fatushahmed3663
@fatushahmed3663 4 ай бұрын
Maamo. dalxiis makigu Iman karaaaa. 😅😅
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 ай бұрын
@@fatushahmed3663soo dhawoow habo haa
@Faisa-y9o
@Faisa-y9o 6 ай бұрын
Maashalah tabaarakalah Alaha kuu siyaadiyo nimcada Ale ku siiyey
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 6 ай бұрын
Maashaa Allaah tabaaraka Raxmaan maama somaali ducada aad u uduceysay wiilashaada Allaha u aqbalo iyo caruurtaada oo dhanba !ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo sida aa noo dhiiro geliso runtii waxad noo tahay Role model ku dayasho mudan ❤❤❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 ай бұрын
@@fowzia-hy6fc mansha allah
@Yaboy.22
@Yaboy.22 6 ай бұрын
Maansha Allah tabarakalah, Allaha kuu barakeeyo
@ummmuhammad9727
@ummmuhammad9727 4 ай бұрын
Allahumabarik ❤
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 6 ай бұрын
Maansha Alaah Baaraka laah aad baad u dadaashay waa guuleysatay Akxamdu lilaah We❤ love you mama soomaali. guubaabadaada iyo dheerigalinta👍👍👍👍👍
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 6 ай бұрын
Barakallah this incredible! May Allah protect you and your children.
@ubahcabdul3834
@ubahcabdul3834 5 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin illaah ha u aqbalo ducadaada.
@fadumoahmed3850
@fadumoahmed3850 6 ай бұрын
Allahu Akbar masha Allah allaha ku xafido xabibti insha Allah aamiin aamiin ❤❤❤
@SaadoMuse
@SaadoMuse 5 ай бұрын
asc mamo somali wakusalamay waxatahay qif qaliya dhirgaliyh hawenka allhaa halishargo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 6 ай бұрын
maashaAllah tabaaraka Allaha Allaha idin barakeeyo walalo
@najma649
@najma649 6 ай бұрын
aamiin aamiin
@Adanxoote
@Adanxoote 5 ай бұрын
Asc. ❤❤❤❤❤❤❤ yees
@xukunxassan2696
@xukunxassan2696 6 ай бұрын
Mashaa allaah mamo ilaah hakuu barakeeyo nimcada ilaah Ku siiyay mamo aad baad umahad santahay waxan Ku leyahay aqliga ilaah hakuu barakeyo
@NadifaMohamed-yn9mj
@NadifaMohamed-yn9mj 6 ай бұрын
Mashallah alle haku barakeeyo ilmaha
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 6 ай бұрын
Masha alaahaa hadaadan noosheegenin gormaan gareenaa aduunka guulayso habo mcn❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉habalyo
@hindisamatar9269
@hindisamatar9269 5 ай бұрын
Mashallah Allaahuma baarik
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 6 ай бұрын
Guriga somaliya miyad ka dhisatay mise kenya?????
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 6 ай бұрын
Aamiin yaa raxmaan❤ alaah kuu xifdiyo owlaadaada
@xarshawumedia8779
@xarshawumedia8779 6 ай бұрын
Maansh Allah tabarkalaah ilahay haku xiftiyo .ilahay isha hanooga duwo laakiin xasidaa kaa badan
@Hodan-id9tg
@Hodan-id9tg 6 ай бұрын
Bisadaha cunto iyo biyo sii 😻🐈‍⬛🐈 caato badana food sii ❤️❤️
@halimahassan8538
@halimahassan8538 6 ай бұрын
Masha allah sister ❤❤
@nacimanacima5717
@nacimanacima5717 6 ай бұрын
Maamo mcn waku jeclahay we love you ❤
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 6 ай бұрын
Aamiin mashalaah
@monagoth
@monagoth 6 ай бұрын
Asc mama somali could pls tell us why you choose that hot town walaal?
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 6 ай бұрын
It’s so beautiful
@JassimJassim-b4i
@JassimJassim-b4i 6 ай бұрын
Maashaa allaah Allaaha ha ku xafido caruurta
@A.Abdi-mw4fk
@A.Abdi-mw4fk 4 ай бұрын
Habo guuleyso habaryar dhulka la ibinayo raba plz and plz Holland joga xagee kala soo xirira habo number ka iso dir sida kula soo xirira
@fadumoshiikh2210
@fadumoshiikh2210 6 ай бұрын
nacam nimcada ilahay ku waa lagu faanaa waayo cid aan alle ahayn oo kqadi karta ma jirto
@hibaabdullahi9547
@hibaabdullahi9547 6 ай бұрын
Masha Allah Allaha hakuu barakeeyo
@Amounnouh
@Amounnouh 6 ай бұрын
masha allh ilhay hadin barakeyo
@pxlieuwu2985
@pxlieuwu2985 6 ай бұрын
Asc mama Somali ma heli karaa Lambarkaaga. Waxan raba inaan kula soo xiriiro. Waxaan jooga America.
@ima6291
@ima6291 6 ай бұрын
Fulaynimo qeyrkayey karebta
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 6 ай бұрын
Aamiin Salax iyo Saciidoow Liibaana❤❤❤❤❤❤❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 6 ай бұрын
Aamin yaa allah ❤️ jizaakumulaahu qayr habo
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 5 ай бұрын
Welldone!!!
@MunoQaali-bz8hf
@MunoQaali-bz8hf 5 ай бұрын
M a❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo mcn
@Chuunde
@Chuunde 6 ай бұрын
Meeshaan mamo somali cid walbo ma dagantahy mise ogaadeen oo kaliyah
@Chuunde
@Chuunde 6 ай бұрын
Masha alah hbo qaali
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 6 ай бұрын
Maanshaallah tabarakallah
@adontialle735
@adontialle735 6 ай бұрын
ASC mama xagee kalaso xariraa
@Hodan-id9tg
@Hodan-id9tg 6 ай бұрын
Halkee waye mesha aan guri ka dhistee amina
@saf1090
@saf1090 6 ай бұрын
the only thing we have to fear is fear itself.” FDR
@mamasoomaali
@mamasoomaali 6 ай бұрын
You are right ✅️
@najma649
@najma649 6 ай бұрын
masha allah
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 6 ай бұрын
Maashaa allaah
@fareehafarah
@fareehafarah 6 ай бұрын
ALLAH KUBARAKEYA
@hodoadam1672
@hodoadam1672 6 ай бұрын
Wcs habo mcn mama somali qali ❤
@sharmarkesharmarke5339
@sharmarkesharmarke5339 6 ай бұрын
Masha Allah
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 6 ай бұрын
Asc habo biiro addag kuxiiro dirshadaha
@laylaahmeeday1168
@laylaahmeeday1168 5 ай бұрын
Wcs qaali badan welcome
@monagoth
@monagoth 6 ай бұрын
Asc mama somali. Could you please tell why you choose this hot city?
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 6 ай бұрын
Kulel kawaa caafimaad cadaanka inee usoo ordayay fiiri
@Maria28832
@Maria28832 6 ай бұрын
MAANSHA ALLAAHE EGLAND WIILAL YAR KU DHASHAY 1994 KII MAANTEY WAA LOWYER QOFKII WAX BARTA QURBAHA SHAHADADIISA WATA CIDNA SHAQO U DIIDI MEEYSO WAA HELAAN HADADAN WAX BARAN XOOGSI BUU HELI SHAQO WEYAN 2000$ DOLAR QADANAYAN SOMALIA SHAQO MA LAHA MARKA CARURTA QURBAHA KU DHALATEY AFRIKA UMA SOO SOCDAAN DALXIS MA OGIYE
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 5 ай бұрын
Maamo 20kun miyaa fooq lagu dhisi karaa
@fareehafarah
@fareehafarah 6 ай бұрын
BARAKA ALLAH
@sahraa1716
@sahraa1716 6 ай бұрын
Mama alaha ku barakeyo lakiin waa meel cidla ah bisinka
@latifayusuf6818
@latifayusuf6818 6 ай бұрын
Masha alaah ilaah haku xafido
@SafiyaMohamed-ny1wn
@SafiyaMohamed-ny1wn 5 ай бұрын
Caruurta daroogada laguma qasbe walaguqalqaliya walid ilashanaya haday hesitantan wax kahortagan normal iyo waxbarasho caruurta west african ka heerarka ay gaaraan wa aragnay.
@AxlaamDuale
@AxlaamDuale 6 ай бұрын
Habo meel kaala soo xariiro isheeg
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud 6 ай бұрын
Maamo xagee joogta ee aad guriga ka distance
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 6 ай бұрын
Aamiinamiinaamiin
@amiradiamant7548
@amiradiamant7548 5 ай бұрын
Hbo TALO ayaa raba xagee kaala soo xariira?
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 ай бұрын
7803708883
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 ай бұрын
254 742226331 watsabka
@amiradiamant7548
@amiradiamant7548 5 ай бұрын
@@mamasoomaali thanks hbo❤️❤️
@fa9875
@fa9875 6 ай бұрын
20 k maxay ii dhisaysa
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 6 ай бұрын
Aamin habaratod Allaha u daayo
@ashanur7166
@ashanur7166 6 ай бұрын
Mamao soomali waa xaafadee magalada waa kenya lkiin waa xaafadee????
@ustaadaadam
@ustaadaadam 6 ай бұрын
Lamu
@BisharaIbrahimAdan-h4y
@BisharaIbrahimAdan-h4y 6 ай бұрын
Maansha alaah alahakuudaayo
@AminaKhalifYousef
@AminaKhalifYousef 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ZAMZAM23ZYmi
@ZAMZAM23ZYmi 6 ай бұрын
Asc
@ZAMZAM23ZYmi
@ZAMZAM23ZYmi 6 ай бұрын
Canab talafoonkaga ii sooqor dhulbaan rabaa in aad iigado
@DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
@DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 6 ай бұрын
Saxiix
@sahroali7203
@sahroali7203 6 ай бұрын
Masha allah mama qaali shukran horey usoco adigo kalena alla hano badiyo ❤❤❤
@Yaboy.22
@Yaboy.22 6 ай бұрын
Beentaa ma aha waxaad ka hadleyso
Dalxiiskii dibadda loo aadi jiray oo xal loo helay.
13:07
Astaan
Рет қаралды 19 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
5 DABEECADOOD HADAAD LEEDAHAY JOOJI  HADEEER
23:59
mama soomaali
Рет қаралды 10 М.
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 36 М.
December 8, 2024
17:28
mama soomaali
Рет қаралды 4,2 М.
BIILKA KUSO GALA YUSAN KA BIXIN  GACANTADA HOYADAN  #450$# SIDEY YESHA
14:32
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19