Рет қаралды 14,498
Jungkook , ma uu rabin in uu kooxda ka tago cananatii mamaulkuna waxay sababtay in uu ilmeeyo wax badan , waxase sida la sheegay ka xumaaday J hope oo xataa damcay in uu kooxda ka tago isaga oo yidhi ma taalo wax qadarin ah, junook wuxuu u bahan yahay waqti , hadii qofku wax qaldo miya ala eryaya
daawo muqalkoo dhan like garee oo kusoo biir channel ka subscribe na saar ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,