Juuj Wa Maa Juuj Maxay Ahaayen, Naar Maxay Ku Muteen || Sh Umal, Sh Xassan, Iyo Sh Shibli

  Рет қаралды 447,407

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

Күн бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE

Пікірлер: 70
@dabjacayl3314
@dabjacayl3314 2 жыл бұрын
Nabi muxamed warkiisa hala qaato doodna yaan laga keenin scw
@fuadmohamedabdi8962
@fuadmohamedabdi8962 2 жыл бұрын
Sheekh umal alle ha ku xifdiyo
@aneymaalim704
@aneymaalim704 2 жыл бұрын
manshaalah sheikh umal
@jamaxirsi798
@jamaxirsi798 2 жыл бұрын
Ilahay khayr ha Ku siiyo
@jibrildaahir1329
@jibrildaahir1329 2 жыл бұрын
Illahey nama Gaarsiyo
@sheikhabdishakurabdikarim4047
@sheikhabdishakurabdikarim4047 2 жыл бұрын
Mashaallahu very clear narration on juuj wa majuuj
@MohaAkVlogs
@MohaAkVlogs 2 жыл бұрын
Ar somaliya Yuug wamaa Yuug kulaha Allow dhibtoda nagabadbaadi Sbto ah wax macafinayan Way cunayan wixi biyo iyo Baad ah Subxanallah
@maxamed9999
@maxamed9999 2 жыл бұрын
yuug iyo yamaayuug. ayaa la yidhaah soomaali ahaan english ahaana gog magog.
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Subxanallah yaa allah shartooda naga badbaadi
@القارئمصطفىالصوماليّ
@القارئمصطفىالصوماليّ 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 2 жыл бұрын
manshaa alaah baaraka alaah fiikum shuyukhuna
@yasminkulmiyechanali6864
@yasminkulmiyechanali6864 2 жыл бұрын
Xasbiyalah wanicmal wakil waqtigas ilahay namajujiyo
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
wa been.wa sheeko carbeed la so dhodhobay
@farahabdiwarsame722
@farahabdiwarsame722 2 жыл бұрын
aamin
@ismacilibnuxubquran179
@ismacilibnuxubquran179 2 жыл бұрын
سبحان الله الله اكبر حسبن الله ونعم الوكيل
@القارئمصطفىالصوماليّ
@القارئمصطفىالصوماليّ 2 жыл бұрын
لا إله إلا الله
@dekaluul6946
@dekaluul6946 2 жыл бұрын
SubxanAllah
@alidalmar2754
@alidalmar2754 2 жыл бұрын
hadad rabto in aad ogato yajuuj wa ma juuj labada video dawo in wax kaga baxan, allahu yaclam wcs
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
mashaallah.
@Mohamed-mr4mp
@Mohamed-mr4mp 2 жыл бұрын
Juuj
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
Waxaan culimada iyo cidii cilmi uleh aan waydiinlahaa . Yajuuj wa majuuj waxaynu ognahay in ay aad u badanyihiin hadaba waxaan iswaydiiyay maadaama uu aadamuhu maalinkasta dhinto oo aynu soo duugno maalinkasta dadkeena ayaga ma dhintaan inta ay dunida joogaan ? Hadii ay suashayda aragto cid cilmi uleh hayga soo jawaabto insha allah
@hassanabdulahi7408
@hassanabdulahi7408 2 жыл бұрын
كل نفس ذائقة الموت Wax walba naf leh wee dhintaan la soco
@farxiyaabuukar1958
@farxiyaabuukar1958 2 жыл бұрын
Sumxanalaah
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 2 жыл бұрын
salallaahu caleyhi wasalam
@cabdiraxmansheekh2991
@cabdiraxmansheekh2991 3 жыл бұрын
الجواب الصحيح أنه من مات علي الشرك سواءبلغت دعوة الرسل أم لا فمأواه جهنم وبئس المصير لأنه مما يعرف العقل وأحاديث الإمتحان لاتشمل من مات علي الشرك
@halbawlemedia8513
@halbawlemedia8513 2 жыл бұрын
وماكنا معذبين حتى نبعث رسولا
@yasserabdullah9523
@yasserabdullah9523 2 жыл бұрын
دعك من العقل أين دليل الشرع؟
@J_Dub63
@J_Dub63 2 жыл бұрын
وما فائدة ( وما كنا معذبين حتى نبعث رسولا) ؟ ا ذ االذي اشرك ولم تبلغه الرسالة يعذب ؟ هذا تناقض وحشا لله ان يتناقض القرءان!
@J_Dub63
@J_Dub63 2 жыл бұрын
@@yasserabdullah9523 .يا حبيبي، الدين يخاطب لقوم يعقلون .
@zakariyemaxmuudshiiq2788
@zakariyemaxmuudshiiq2788 2 жыл бұрын
subxaanallaah
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
yuuug ma yuuug ahahaha waa ya'juuj iyo ma'juuja
@badridayib4697
@badridayib4697 2 жыл бұрын
WAXAN FILAYAA MAR HADII 99KAMIDA NAARTA LA GEEYAY XABADA KA DHIMAN INAY RASUUL AHAYD OO AY JANADA GALAYSO
@mod2967
@mod2967 2 жыл бұрын
Subxaanelaah
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 2 жыл бұрын
Subxanala
@libanmacowkadiye5368
@libanmacowkadiye5368 2 жыл бұрын
Love you
@abdullahiali3212
@abdullahiali3212 2 жыл бұрын
Mukhtaar
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 жыл бұрын
Asc culumada somaliyed oo islamkaa jisaakalhu qeran codsi wax nafahn siya camo ayan nahaye yuug iyo yamaa yuug ilahey ayan ka magan galnay ami n
@nadiircabdi6190
@nadiircabdi6190 2 жыл бұрын
Nadiicabdinuur
@maxamed9999
@maxamed9999 2 жыл бұрын
yuug iyo yamaayuug. ayaa la yidhaah soomaali ahaan english ahaana gog magog.
@shukrihusseinadan3954
@shukrihusseinadan3954 2 жыл бұрын
Kuwa gaalada kuma jiraan miya kuwa juuuj wa majuuj oo sameynaya
@abdifitahmuqtarsheikhisse9976
@abdifitahmuqtarsheikhisse9976 2 жыл бұрын
Anaa is weydiiyey xataa
@Barakifit
@Barakifit 2 жыл бұрын
Xasbun Allah ilahy shartooda hana hidbiyo
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 2 жыл бұрын
Waa China 😆🤣😂
@wacayssuleyman2380
@wacayssuleyman2380 2 жыл бұрын
Waa Mongoliyiin maaha China!
@eartrail
@eartrail 2 жыл бұрын
Kuwasan ka shakiyey anuu.
@Dagannipraahim1433
@Dagannipraahim1433 2 жыл бұрын
Sheekh waxan Ku weydiiyey juud wama juud ma caruurtii aadanba
@القارئمصطفىالصوماليّ
@القارئمصطفىالصوماليّ 2 жыл бұрын
Wll nabi nuux inankiisa yaafis ayay ku aftirsadaan
@القارئمصطفىالصوماليّ
@القارئمصطفىالصوماليّ 2 жыл бұрын
Nabi aadam dadoo dhan ayaa ku aftirsada
@mahadcena448
@mahadcena448 2 жыл бұрын
Haaa
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 2 жыл бұрын
Qoomkaa juuj kamaa juuj somali ayey joogaan waa aabgaal iyo haawargiidir
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 2 жыл бұрын
Alle muslinimo ha inagu dilo oo janada ha inagu kulmiyo
@maryanabdulkadirmohamed5861
@maryanabdulkadirmohamed5861 2 жыл бұрын
Amiin
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Horta aniga yabaye masixul dajaal yaa dhalay ! Cidi igu dhanta arinkan majirtaa
@wacayssuleyman2380
@wacayssuleyman2380 2 жыл бұрын
@Cumar Farah Hooyo iyo Aabe ayaa dhalay, Xadiis ayaa kuso arooray, wax walba haka jawaabin.
@abraaraxmed259
@abraaraxmed259 2 жыл бұрын
Waa ibna aadam caadiya Hooyo iyo aabaa dhalay Lkn cimrigiisii buu ilaahay dheereeyay ilaa qiyaamaha uu kasoo baxo
@sheikhulbalad6236
@sheikhulbalad6236 2 жыл бұрын
Waa been waxan
@RBchannel_4j
@RBchannel_4j 2 жыл бұрын
Subxnallah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Adigaa beenale ah oo jaahilnimo haysaa
@wacayssuleyman2380
@wacayssuleyman2380 2 жыл бұрын
Maxaa runa talow hadaa?
@abdillahimoussafarah78
@abdillahimoussafarah78 2 жыл бұрын
Hadii Aad Adigu Runta iyo cadaymaha xaqiiqada Aad haysid Maxaad noogu sheegi weyday oo Aad commentaire Culimada ugu Af lagaa Daynaysaa Beenaaleyahaw Aqoontu waa Barasho ee Baro
@قناةظفرالتينيقات
@قناةظفرالتينيقات 2 жыл бұрын
intee kunoolyahy kan saan u hadlaya diin magaarin miyaa
5 Qiso Oo Kusabsan Sixirka Iyo Isha Sh Xassaan
13:28
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 150 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Calanka in Lo Aamuso Oo Lo Istaago Ma Gaalnima Sh Cumar Faaruq,Sh Shibli iyo Sh Xassaan
22:13
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 64 М.
Gabar Hadi Lagu Meheriyo Kadibna Ilmo Dhasho Adiga Oo ugalmoonin Maxa Lasameyni Sh Xassaan
22:01
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 16 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 02.10.2025
Somali Radio
Рет қаралды 500
QISADII YA'JUUJ IYO MA'JUUJ SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
7:40
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 98 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 240 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН