JUWEERIYA JANO KUNOOLAW DAREEMAHAYGA NEW OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 303,971

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

JUWEERIYA JANO
KUNOOLAW DAREEMAHAYGA
EREYADA AXMED XARAF
LAXANKA QAMAR SUUGAANI
MUSIC MAFTUUX CADCEED
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 99
@Akram_editor8
@Akram_editor8 Жыл бұрын
Wow 15-july-2023 14:30 pm bey hawada soo gashey daqiiqad walboo idhaafta jaceylkiyo doonistaada dib baan ujadiidsadaaye kunolow dareemaheyga, hadaa iga dambeyso like 👍 iisaar thnks 🥺🎧
@HodanJamac-cr1re
@HodanJamac-cr1re 5 ай бұрын
YouYpp😊😊pmźoulol🎉i
@NaseaFilmshort
@NaseaFilmshort Жыл бұрын
Heestani iney kaceyso hdal kama taagna cidi igu raadsan like😂❤🎉
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 Жыл бұрын
Lyrics: AHMED HARAF Jiweriya Jano JJ Guuleystay markan ku doortay Daryeel badan baad isiisay Dib baa rajo iigu beerto Dartaa noloshan jecelaaday x2 Waxaad ii daartay laambad Waxaad ii noqotay daacad Waxad ibartaa duruuso Dabeecada ii wanagsan x2 Kooris Daqiiqad walboo idhaafta Jacylkiyo doonistaada Dib ban u jadiidsadaaye Ku noolow dareemahayga Page 2 Intaa dacalkayga joogtay Inan dar alle kifaaxay Dusheyda laga gartaaye Daa'in abid hay cidleeynin x2 Waxaad igu deeqday farxad Waxad iga deyrtay xaasid Waxad ii dhistay doowlad Dal aan kaligay sareeyo x2
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Hees shidan 🔥🔥🔥🔥
@kingfathxialimohamuthshaah
@kingfathxialimohamuthshaah Жыл бұрын
Qamrka shaashadaha kabaxay lak😢in laxankakisa ma dhiman garaca😢😂
@ladanhussein3812
@ladanhussein3812 Жыл бұрын
Qamar qamar ba iga dhadhamaya heesta😮😂❤
@quluupmideeye6370
@quluupmideeye6370 Жыл бұрын
Qamar suugani ma cid aanu laxan u saarin baaa fanka joogta hada goetka fanka qamar sugani
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Daqiiqad Walbo I Dhafta Jacaylkiyo Doonistada Dib Ban U Jadiidsadaye Ku Nolow Dareemahayga🥹♥️
@moha_khadar
@moha_khadar Жыл бұрын
*ku sali nabiga*
@DAAHIROAPDALA-hg1sk
@DAAHIROAPDALA-hg1sk Жыл бұрын
Scw
@nimcoabdi8845
@nimcoabdi8845 Жыл бұрын
Ku nolaw daremahyga 💋🥰🌎❤️
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын
Laxankii qarniga weeye 🎉🎉waad u hagar baxdey inanta wlhi wllky qamar🎉🎉
@Iamsharer
@Iamsharer Жыл бұрын
Erayada 💯 Laxanka 💯 Muusiga 💯 Codka 💯 Kamerada 💯 Farsamada 💯 Waa Hees loo hagar baxay runtii 😍👏🏽👌
@IbrahimjamaAwmohamed
@IbrahimjamaAwmohamed 4 ай бұрын
Intaad dacalkayga joogtay In aan dar alle kifaaxay dushaydaa laga gartaaye Daaim abid ha i cidlaynin Waxaad igu deeqday farxad Waxaa iga dayrtay xaasid Waxaa ii dhisty dowlad Dal aan kaligay sareeyo Daqiiqad kastoo i dhaafta Jcylkiyo doonistaada Dib baan u jadiidsadaaye Ku noolow dareemahayga💋💋💋💋💋🫀
@IbrahimjamaAwmohamed
@IbrahimjamaAwmohamed 4 ай бұрын
Guulaystay markaan ku doortay Daryeel badan baa i siisay Dib baad rajo iigu beertoo Dartaa noloshaan jeclaaday Waxaad ii daartay laambad Waxaa ii noqotay daacad Waxaad ibartaa daruusoo Dabeecado ii wanagsan Daqiiqad walboo idhaafta jacaylka iyo doonistaada dib ban ujadiidsadaaye ku noolow daremahayga
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Duumaarko hanala socdaan lakin siida kokaala habon
@ToosanAhmed
@ToosanAhmed 4 ай бұрын
Habartan buuran ee foosha xun, heeskan wey ku dheeshay 😂😂😂😂
@LoVeR_Man23
@LoVeR_Man23 Жыл бұрын
Laxanka 🫡🫡
@MohomedApdird
@MohomedApdird 13 күн бұрын
Inaanta hablaha casimada eryatay juweriya
@KhadiiraAhmed
@KhadiiraAhmed 4 ай бұрын
East walaashi ayaan mooday buurtane 👎👎👎👎👎
@libanshire1661
@libanshire1661 Жыл бұрын
Cadceed studio ayaan ubaahnaa halkuu kuyaalaa
@waqalwstudio4
@waqalwstudio4 Жыл бұрын
Wajaale😅
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын
​@@waqalwstudio4😂😂😂😂😂😂😂
@kingfathxialimohamuthshaah
@kingfathxialimohamuthshaah Жыл бұрын
Ninka madhaxa ka daaya sxp ma aratay jigjiga yara kaar ahaan xarunt telssomta
@libanshire1661
@libanshire1661 Жыл бұрын
​@@kingfathxialimohamuthshaahsxb meeshii waan tagay wali ma arko
@ToosanAhmed
@ToosanAhmed 4 ай бұрын
Overweight bay tahay buur soconaysa
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Axsan caleeg another level another Beat
@SayidcaliMaxamed-uo6zr
@SayidcaliMaxamed-uo6zr 4 ай бұрын
Heesti ku nolow dareenmahayga
@SayidcaliMaxamed-uo6zr
@SayidcaliMaxamed-uo6zr 4 ай бұрын
Heesti ku nolow dareemahayga
@RoukyahAbdo
@RoukyahAbdo 4 ай бұрын
Habartan fanka ku dhex wareertay kkkkk
@Jookar1
@Jookar1 Жыл бұрын
Messiga fanka:qamar❤ Ronaldaha fnka: A.A.shaah❤ Makala dhacaan walhi
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Жыл бұрын
Laxankii Qamar big legend.
@Badrudiinmedia
@Badrudiinmedia Жыл бұрын
2024 kii maahee waa 2023kii
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Жыл бұрын
Masha allah beautiful qurux keep going wow ❤👏❤❤❤❤best song music level ❤❤❤😍
@SundusAbdirizaq
@SundusAbdirizaq 11 күн бұрын
From axmed xaraf ❤
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 13 күн бұрын
Qamar laxan udaa
@abdirizaakqurboofficial3334
@abdirizaakqurboofficial3334 Жыл бұрын
Heestii heesaha hit song walshay +cadceed+ahmed haraf+ahmed ak hawaar music wax kale🔥🔥🔥
@Aamina209
@Aamina209 4 ай бұрын
Tan aa waar wuxuu fanaanad maaha, habar gabowday weeyan.
@Mudan-di5vp
@Mudan-di5vp 4 ай бұрын
Muhiimadu waa inaad hinaastay lkn gaadhimaysid😂😭
@BarniAhmed-xx6nd
@BarniAhmed-xx6nd 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂east sister 😂
@abdirzck
@abdirzck Жыл бұрын
Qamar our mulaxan 💀
@KhadiiraAhmed
@KhadiiraAhmed 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@KhadiiraAhmed
@KhadiiraAhmed 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@Maansistudio
@Maansistudio Жыл бұрын
Top camera 🎥 man ❤
@BiyodahabAhmed
@BiyodahabAhmed 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎
@BiyodahabAhmed
@BiyodahabAhmed 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎
@KhadiiraAhmed
@KhadiiraAhmed 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎
@KhadiiraAhmed
@KhadiiraAhmed 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎
@RhodaAhmed-s2q
@RhodaAhmed-s2q 2 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎
@abdirashidelmi2660
@abdirashidelmi2660 Жыл бұрын
Beautiful soul. Beautiful environment. Sweet lyrics
@ashapuranisarkar2316
@ashapuranisarkar2316 Жыл бұрын
Nice
@Ugaasoali-bd5wh
@Ugaasoali-bd5wh 4 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎
@musexuseen
@musexuseen Жыл бұрын
lasoco heeso❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉
@Amina_624
@Amina_624 Жыл бұрын
Guuleestay markan ku doortay my keeygi 2023 waa sanadkeeyga aloow idaa nololi kaamey horeen my❤️🫶daain awid haycidleenin /15/7/2023/❤waxaad igu deertay farxad❤️❤️❤️🫶🫶
@musexuseen
@musexuseen Жыл бұрын
lasoco heeso❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@YusufAli-wh5fj
@YusufAli-wh5fj Жыл бұрын
Nice hees
@NimoSead
@NimoSead Жыл бұрын
Jah ishcalaa hees❤❤❤❤❤🎉
@BarniAhmed-xx6nd
@BarniAhmed-xx6nd 4 ай бұрын
Ruuxan aad moodo East walaashi subxaanalaah.
@subeertv3936
@subeertv3936 Жыл бұрын
Jano in the building
@mohamedabdirisak5821
@mohamedabdirisak5821 Жыл бұрын
top weeey cod dahabiya muusig heersara ah horo u soco muuuqalaan lag fara yarsatya
@RealSom4kReal-Som-4k
@RealSom4kReal-Som-4k Жыл бұрын
Juweeriya jano
@handeeq
@handeeq Жыл бұрын
Laxanka waa loo hagar baxay gabadha❤🎉 qamarka fanka shida❤😊
@kingfathxialimohamuthshaah
@kingfathxialimohamuthshaah Жыл бұрын
100 wlllhi qamarku umadana maaha big man lxan
@hetrofilms4261
@hetrofilms4261 Жыл бұрын
So beautifully song Quen of voice
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 7 ай бұрын
Dib baad rajo Igu beerto❤
@faysamaxamud466
@faysamaxamud466 Жыл бұрын
Waan jacelahay
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 Жыл бұрын
Ilahaw maxay tani hees tahay 😂
@abdijamac5303
@abdijamac5303 Жыл бұрын
Ku noolow dareemahayaga jano jano Hawrawar 🎉
@Mrsfardosa
@Mrsfardosa Жыл бұрын
Waxaasaa hees la dhahaa 🎉
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
Laxanka Qamarka . Waaa uu Hagar baxay wlhi
@sagalosman7002
@sagalosman7002 Жыл бұрын
Naftaydaan u qaada
@ismailwarabacadeofficialch9290
@ismailwarabacadeofficialch9290 Жыл бұрын
Xidigta fanka sanadka 2023
@soumeyamohamed2661
@soumeyamohamed2661 Жыл бұрын
Wowo waxas ba hesaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Dumar dhowrson ahaada
@naciimaabdikariem9603
@naciimaabdikariem9603 Жыл бұрын
guulaystay markan ku doortay🥺🥰
@AhmedAbdii-w7l
@AhmedAbdii-w7l Жыл бұрын
Hobolada cimri dagdagu intu uuga imaada MA kamerada mise mekaabka
@Ugaasoali-bd5wh
@Ugaasoali-bd5wh 4 ай бұрын
Balwada ayaa cimri deg dega ku haysa bal eeg habartan barartay ee habaarka qabta. 👎👎👎👎👎
@Ugaasoali-bd5wh
@Ugaasoali-bd5wh 4 ай бұрын
Qaad bay ka Soo dheregtay 👎👎👎👎👎👎
@fartuuncqadiribrahim9092
@fartuuncqadiribrahim9092 Жыл бұрын
2023malaga bodey
@CabdiCali-n5i
@CabdiCali-n5i 11 ай бұрын
Wawo
@hajinouh1824
@hajinouh1824 Жыл бұрын
The one only it's your time
@AbdillahiYare-mz1ot
@AbdillahiYare-mz1ot Жыл бұрын
Wxni hees way dhafty
@hoodamuumin4903
@hoodamuumin4903 Жыл бұрын
Qamarka fanka
@naruuro2588
@naruuro2588 Жыл бұрын
Heestydi ❤️🫀🩺
@bellamouna4355
@bellamouna4355 Жыл бұрын
😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩 keep going sœurette
@maxamedcali8221
@maxamedcali8221 Жыл бұрын
❤❤❤
@AbdullaahiAbdirisaaq-mj3sz
@AbdullaahiAbdirisaaq-mj3sz Жыл бұрын
Thanks
@rahmaibrahim447
@rahmaibrahim447 Жыл бұрын
7 minute 276 views
@safoloveso1044
@safoloveso1044 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IkraamjaamacMaxamed
@IkraamjaamacMaxamed Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamircabdi3943
@zamircabdi3943 Жыл бұрын
hees iyo badh 💯
@updirizakfamouz
@updirizakfamouz Жыл бұрын
❤❤❤
@abdoulkaderadenomar8491
@abdoulkaderadenomar8491 Жыл бұрын
😪😪
@MustalifaAbdilahi-mn2wv
@MustalifaAbdilahi-mn2wv Жыл бұрын
Weewe🎉
@MaryamaCabdi-tg2tj
@MaryamaCabdi-tg2tj Жыл бұрын
Best song ❤❤
@BiyodahabAhmed
@BiyodahabAhmed 4 ай бұрын
Naag daashay ay tahay oo nasasho u baahan.
@FathumoAli-x2b
@FathumoAli-x2b Жыл бұрын
Ma shallah walshay mcn juweerya jano ilove ❤️ ❤ ♥️
JUWEERIYA JANO HANJABAADA KAMA DIDO NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 179 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,1 МЛН
HABOON NUURA  JAWIGA BOQORADA  OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
XAAMUD UBAXLE  MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI
7:52
Digaale Music
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,6 МЛН
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 5 МЛН
BARWAAQO QALANJO LIBIN CAASHAQ OFFICIAL VIDEO 2017 HD
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Anshax & Juweriya | Meerayaasha Qalbiga | Official Music Video 2020
6:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
JUWEERIYA JANO KUNOOLAW DAREEMAHAYGA NEW OFFICIAL MUSIC 2023
4:53
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 13 МЛН
Juweeriya Janno Waano Official Video 2023
4:43
Shevodinio Official
Рет қаралды 306 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН