KA BARO COURSE FREE BILAASH AH WEBSITE KA UDEMY - FREE UDEMY COURSES

  Рет қаралды 25,162

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 3 Qaab aad u heli kartid Koorosyo waxtar leh oo bilaash ah kuna jira Website ka Udemy.

Пікірлер: 195
@Samimusic.1
@Samimusic.1 11 ай бұрын
I can't miss any of your videos ❤
@saidosman9860
@saidosman9860 10 ай бұрын
I love your suggestions
@sahankaciyaaraha
@sahankaciyaaraha 11 ай бұрын
KZbin rada Somalida inta badan waxba dadka uma faa,iideeyaan taa badelkeed iyagaa dadka lacag lee ka sameeya lkn Zakariye waa yarka kaliya ay dadka wax ka faa,iidaan waqti dhumisna ma yaqaan ninkaan waa serious
@Bullale6
@Bullale6 11 ай бұрын
Yaasalaam!!! Horta Aduunku waa kala faaiideysi uun iyadoo la daahfeydaydo xoga dahsoon. In badan mahadsanid ustaad waxaad nala wadaagtay muuqaal faaiido muqadas ah xambaarsan, shakhsiyan waan kaaga mahadcelinayaa sida aad isku hawshay adoo wax noo faaiideynaya.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Knowledge is light and ignorance is dark ❤❤❤❤
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 11 ай бұрын
Manshlla ustaad aad ayaad u mahadsanid muqaalada faaidada leh ee aad nala wadaagto muqaalka si gaar ayaan uga helay shukran❤
@Balaxoofto
@Balaxoofto 11 ай бұрын
Thanks Ustaad❤ Muuqaal faa'iido badan Runtii👍👍👍
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 ай бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 11 ай бұрын
Alayka wasalaam waraxmatulaahi wabarakaatuhuu Istaad Zakaria Abdilahi. Allah yaa Baarik Akhi.
@mohamedkadiye4915
@mohamedkadiye4915 11 ай бұрын
Jazakallah kheir, dalinyaro kakaca fadiga , wax baro oo shaqeista. ❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 ай бұрын
Wa iyaak akhi mashkuur
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 11 ай бұрын
Soomaaliya baa dadka lahadhay oo dib udhigtay waayo maleh Bank International ah, address, International phone number and Google adsence markaa maxaa layska wareerinayaa Mar hadaadanba online uga shaqeesan karin😢
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 11 ай бұрын
Ilahay haku barkeyo wll big respect my brother zakariye Abdale
@hassanahmedhussein3856
@hassanahmedhussein3856 11 ай бұрын
U encouraged to wacht all your videos thanx you brother
@abdijabarmohamed3249
@abdijabarmohamed3249 11 ай бұрын
jasaka allah wall zakariye
@mohamedmuse4051
@mohamedmuse4051 11 ай бұрын
Mahad sanid Ustaad ✍️ Waa mawduuc aad umiihima jazakallah❤
@Hassan-adan.
@Hassan-adan. 11 ай бұрын
Mahadsaid walal xog muhiim ah ayaad bulshada u soo gudbisaa
@musj21
@musj21 11 ай бұрын
Tiktok ku so bir sxb dadbadan ba ku xidhan oo ka faidiye great work 👍
@waheliye44
@waheliye44 11 ай бұрын
Keep goin bro froM cardiff🎉
@kunaguero7313
@kunaguero7313 11 ай бұрын
Shukrn wlal Allah Haku Sharfo My brother I am from Garissa
@suhaybugaaska9270
@suhaybugaaska9270 11 ай бұрын
Ku Mahadsanid Ustaad sida aad noola wadaagtay xagtaa faa’idada leh 🙏
@Engineer-Abdullahi
@Engineer-Abdullahi 21 күн бұрын
Mahadsanid sxb
@mohamedomar8783
@mohamedomar8783 11 ай бұрын
Way ii shaqayn weyday ustaad markaa GO COURSE taabto wuxuu igu soo Tuurayaa coursera waxaana lay gu odhanaya 7days free trial kadib permonth 39$
@al-cadaalachannel3194
@al-cadaalachannel3194 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Allaha ku barakeyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Wax barashadu waa muhiim
@User098cv
@User098cv 10 ай бұрын
Asc Zakariye mashaa Allah waxbadan ayaankaa faaiidaysanay khayr Alaha kusiiyo qofkii doonaya websayd inloo sameeyo ilasoo xidhiidhsii insha Allah
@AhmedSaid-eg9kk
@AhmedSaid-eg9kk 11 ай бұрын
Wll zakariye waxaa ku waydinayaa su aal ku sabsan ciwankan oo ah luuqada English ku baxayaa dhalinta in badan way ku liitan ee sida ugu macquulsan oo lagu fahmi karo casharada 🙏💯
@AhmedRamadan-zl3hz
@AhmedRamadan-zl3hz 11 ай бұрын
Brother I like your idea but every update of the professor won’t change in the coursesity if that so it is nice
@Abdirahman570
@Abdirahman570 9 ай бұрын
Walaal Zakariye Cimri caafimaad dheer
@Maankoriye
@Maankoriye 11 ай бұрын
Thanks walal aadba u mahadsan tahay illahay misanka xasanadka ha ku saaro barnamijyada aad so gudbiso e somalida faidada u ah.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 11 ай бұрын
Maasha alaahu sakariye cabdulaahi. qofka aan ingiriiska aqoon ee rabo inuu kooriska qaato afka soomaali amba carabiga maloo soo dhigi karaa adoo mahad san ascww
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 6 ай бұрын
masha,allah waan ka faa,ideystay wallaahi
@sayidcodkar-xp4rb
@sayidcodkar-xp4rb 11 ай бұрын
Thanks ustaad daris ban ahan jirnay lascanod
@shaqalemaxamud426
@shaqalemaxamud426 10 ай бұрын
Mahadsanid wall inta udanbeysa link-ga hoos so dhig ❤
@abshiryuusufjaamac5657
@abshiryuusufjaamac5657 11 ай бұрын
Zakariye mahadsanid walaal alle ha ku sharfo dadaalkaana ha kaa abaal mariyo
@sadamabdimohamed3690
@sadamabdimohamed3690 11 ай бұрын
Mahadsanid zakariye abdullahi
@axmanna14
@axmanna14 11 ай бұрын
Mahadsanid walaal, aad ayaan ugu riyaaqay muuqaalkan, mid ka faa'ido badanna muddooyinkan ma daawan, markale mahadsanid
@IbraahimYuusuf-y6n
@IbraahimYuusuf-y6n 6 ай бұрын
Websites yadas shahaado maleyhin mcalin❤
@abubakarmahadfarah1518
@abubakarmahadfarah1518 6 ай бұрын
Mhd sanid Ustaad Zakaria..👑🙏
@abdurazakabdulahi9169
@abdurazakabdulahi9169 2 ай бұрын
Mahadsanid wll zakariye
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 11 ай бұрын
Anoon daawan wali baan comment garaynaya shukran wll
@aysartube9982
@aysartube9982 10 ай бұрын
Waxa ugu muhiimsan waxa weyw barashada sida wax loo barto ? Ama learning how to learn? Kan ugu muhiimsan wakaaz
@caqliziyaadhussein7977
@caqliziyaadhussein7977 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@ahmedobsiiye2141
@ahmedobsiiye2141 10 ай бұрын
mahadsanid wallal allehaku sharfo
@naciimoxareed5617
@naciimoxareed5617 11 ай бұрын
Aad baar u mahad santahay ustaad
@XharmaakeUpdirashiid
@XharmaakeUpdirashiid 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@MathewPhillips-k5p
@MathewPhillips-k5p 14 күн бұрын
Lee Brenda Anderson Charles Brown Maria
@kingabdalla9644
@kingabdalla9644 6 ай бұрын
Thanks legend
@Humblegirll
@Humblegirll 11 ай бұрын
Mahadsanid wllo website coursera asagana waxa ku jira casharo badan free ah kas I hope inay dad badan yaqanan 🙏🏼
@FAUZEMAHDIHARET
@FAUZEMAHDIHARET 9 ай бұрын
Midkee wayee
@fahmobarud4888
@fahmobarud4888 10 ай бұрын
Shugran sakariyow abaalkaaga Jane ale ha ka dhigo wllo Sidada wllnimada iyo daacadu ku jirto eed wanaga noola jeceshahay wll anigu waxaan raba management ma ka helayaa free couseska
@sudiabdi6774
@sudiabdi6774 11 ай бұрын
Waa kumahad santahay sidaa nolawadaagtay io diirigalintaada
@shuaybyousufabdullahi3734
@shuaybyousufabdullahi3734 Ай бұрын
kooris kasta laga mehelayo ,teeda kale meel kale ayu ku sii dira iyo trial
@abdirahman125
@abdirahman125 10 ай бұрын
Cerificationka ayaa caqabad ah coirses free ga ah laguma.siinYa shahaado
@khadafiquubbe3429
@khadafiquubbe3429 10 ай бұрын
Mashah Allah ustaad
@mohassan5087
@mohassan5087 10 ай бұрын
Pmp certified baan diyaarinaya website registration free 120 iga rabaa markaas ma helaa coupon discount ama wado kale ku heli karo free website
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 11 ай бұрын
Well done mr zakariye
@naasixmedia8907
@naasixmedia8907 11 ай бұрын
Mahadsanid wll jazaakallah
@GalolPro
@GalolPro 11 ай бұрын
Jazakallah, Ustad...
@MuslimaAhamed-w8q
@MuslimaAhamed-w8q 12 күн бұрын
Young Shirley Wilson Melissa Lopez Dorothy
@elmimusa3630
@elmimusa3630 11 ай бұрын
Thanks brother Zak as always
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 ай бұрын
You most welcome brother
@abdirisakqalinle9948
@abdirisakqalinle9948 10 ай бұрын
​@@ZakariyeCaawiye Lkn sxb sidee certificate lagaga qadanaya
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 11 ай бұрын
Mnshllh wll zak❤🎉🎉
@HumairaAhamed-u4h
@HumairaAhamed-u4h 5 күн бұрын
Perez Elizabeth Thompson David Hernandez Betty
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 11 ай бұрын
Mahadsanid brother
@ahmedjama2682
@ahmedjama2682 8 ай бұрын
masha allah ustaad see markaan dhamaysto courseka shaahada u helayaa
@JannatiKhatun-e5b
@JannatiKhatun-e5b 17 күн бұрын
Jones Linda Williams Edward Miller Timothy
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm 11 ай бұрын
Sxb waxn donayaa inad isamayso ciwan anleyahay o aad ibuxso si aan ugafaaidaysto waxbarashada bilaashkah
@AbdifitahNurGure
@AbdifitahNurGure 3 ай бұрын
waan u bahanahay sidee loo samaystaa website mcln
@cisecabdirashid1006
@cisecabdirashid1006 11 ай бұрын
Thanks Zakariye 🙏
@najiibabdullaahishmohamed9162
@najiibabdullaahishmohamed9162 5 ай бұрын
thank you pro really liked
@RuthKing-h3b
@RuthKing-h3b 10 күн бұрын
Davis Kimberly Johnson George Clark Nancy
@armaan2828
@armaan2828 9 ай бұрын
Mahadsanid macalin😊
@barkhadahmet
@barkhadahmet 11 ай бұрын
Mahadsanid wall❤️
@AnnaMartin-h8x
@AnnaMartin-h8x 12 күн бұрын
Allen Betty Thompson Amy Thompson Linda
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 11 ай бұрын
Like waan saaray
@StephensKeith
@StephensKeith 13 күн бұрын
Jackson Paul Martinez Barbara Lewis Robert
@Sixa-clinic
@Sixa-clinic 11 ай бұрын
Well done 👏
@TenaHosan
@TenaHosan 25 күн бұрын
Allen Anna Thompson Jessica Thomas Mark
@CabdaleXasan-nd1oz
@CabdaleXasan-nd1oz 11 ай бұрын
Thanks ustaad
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 11 ай бұрын
Asc wllo "Vending machine-ka" Japan iyo China aadka looga isticmaalo ee cabitaanada iyo cuntooyinka fudud lagu iibiyo kawar doon wll
@aliilyare7475
@aliilyare7475 11 ай бұрын
Thanks ustaadii 🙏
@muhsinyusufahmed3522
@muhsinyusufahmed3522 11 ай бұрын
Masha allah ❤
@HusseinMohamed-k2d
@HusseinMohamed-k2d 9 ай бұрын
Ustaad hdaan dhameesto shahaada ma ii soodiraayaan
@umuayman6328
@umuayman6328 10 ай бұрын
Machaalah
@rowdajamal6673
@rowdajamal6673 9 ай бұрын
Ma shaqaynayo.
@belindacramerde9731
@belindacramerde9731 4 күн бұрын
Smith Ruth Garcia Melissa Wilson Dorothy
@MuxuboMuxubo-ct1sx
@MuxuboMuxubo-ct1sx 11 ай бұрын
M.a
@MstAma-t7g
@MstAma-t7g 14 күн бұрын
Johnson Frank Lewis Brian Perez Ruth
@HdjdjNdjd-f4b
@HdjdjNdjd-f4b 5 күн бұрын
Jones Amy Brown Nancy Lopez Thomas
@maxamadxaji7276
@maxamadxaji7276 11 ай бұрын
asc walaalkey waad mahansan tahay mar walba waxaad moodaa inad fahansantahay baahiyaha jiro
@carabyare4407
@carabyare4407 10 ай бұрын
Makiinada saliida ayan rabaa sideen kuhelaa wll
@abdirisakqalinle9948
@abdirisakqalinle9948 10 ай бұрын
Mhdznd sxb lkn sidee certificate lagaga qadanaya
@mohamednorahmed9849
@mohamednorahmed9849 11 ай бұрын
Alle haku abaalmariyo
@mohamednorahmed9849
@mohamednorahmed9849 11 ай бұрын
Mahadsanid
@DavidAllen-f2g
@DavidAllen-f2g 25 күн бұрын
Anderson Cynthia Lee Jessica Miller Dorothy
@aishaadaud2612
@aishaadaud2612 11 ай бұрын
Walal aad iyo aad u mahadsan thy xirfado free aan is bari karno nala wadaagday dhalin yaro aanka fa'ideysano fursadaha
@JonseHarrison-m6t
@JonseHarrison-m6t 13 күн бұрын
Young Jennifer Rodriguez Kenneth Walker Betty
@DavidAllen-f2g
@DavidAllen-f2g 26 күн бұрын
Hall Linda Miller Mark White Eric
@moushabahmed3356
@moushabahmed3356 10 ай бұрын
merci beaucoup tonton
@LindaLibby-m7n
@LindaLibby-m7n 13 күн бұрын
Moore Karen White Deborah Lewis Elizabeth
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm 11 ай бұрын
Sxb igacawi sida lohelay waxbarashada bilaashka ah
@abdikarimhassan1557
@abdikarimhassan1557 11 ай бұрын
zakariye walaal mahadsanid allaha ku barakeeyo sxb lkn courses ka qaarkood wuxuu ku leeyahay buy
@MamieKnight-i7l
@MamieKnight-i7l 3 күн бұрын
Rodriguez Matthew Robinson Carol White Jennifer
@OrpiAktar-q3w
@OrpiAktar-q3w 12 күн бұрын
Davis Scott Miller John Lopez Mary
@badriolow9660
@badriolow9660 10 ай бұрын
Zarakiye walaal course markan dhameyo shahadada ma ka heli karaa
KHARASHKA CUMRADA SIDA VISA-HA CUNTADA TAXI ( UMRAH COST )
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
4 WEBSITE KA DIYAARI SHAHAADADA IELTS 📚🎓
10:25
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 14 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 24 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 48 МЛН
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 57 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 97 М.
Webinar: Sidee Graphic Designer uu noqon karta, sidee anigu uu bilabay?
10:36
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 10 М.
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.
CULAYSKA NOLOSHA ISAGA FUDUDEE!
10:29
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 16 М.
Xirfadaha ugu fiican Sanadkan | Talo Muhiim ah
8:10
Gelle Bashir
Рет қаралды 31 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 24 МЛН