No video

Ka jawaabista Hadalkii udanbeeyay ee Sh. Barbaraawi Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali

  Рет қаралды 32,008

Lasocod Media

Lasocod Media

Күн бұрын

Пікірлер: 295
@ridwanziyad4425
@ridwanziyad4425 4 жыл бұрын
Asc. waxan leeyahay ummada ku wareertay culimadan wxa idiin daahirno badan inaad iska daysaan dawashada videoyada aan faa'iidadu ku jirin ogaadoo ha noqonina shayaadiinta ka qayb qaadata dabshida dooda labada sheikh ka dhaxaysa .
@aminahmet4558
@aminahmet4558 9 ай бұрын
Dr. Faysal quruur badan ayaa ku jira xaqiiqdii.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Soomalaay ma Sheekh Mustafe iyo Sheekh Dirir baa xumaan inaga mudan oo akhlaaqdood aad ogtihiin ?.
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 4 жыл бұрын
Salafiya kusheegyaasha culimada soomaaliyed ma aaminsano
@cabdiraxmaanmaxamed3582
@cabdiraxmaanmaxamed3582 4 жыл бұрын
@@hassanmohamed5472 wll salafiyiintu masaa,il bay ka hadlaan ee shakhsiyaad kama ay hadli
@mumtazrashid7691
@mumtazrashid7691 4 жыл бұрын
Waaa runtii sheekh barbaraawi ururka jamaacatu ictisaam dee cidna mamatashid markan aad kaligaa dooda iskadoonayso sheekh waxa lagu mooda inanyar oo xanaaqday waar aankula taliyee idhagayso sheekh markuu ku radinayo toos hadalkiisa udhagayso adigoo xanaaqsan hadhagaysan hadaad adigoo xanaaqsanuun aad dhagaysato waxaad ku jirtaa isdifaaciduun.
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 3 жыл бұрын
Sh barbaraawi inaad u doodayso way iska cadahy culimadu hakuuu zinaaato wll alah ku barakeeyee
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Sheekh Dr Feysal aqoon buu leeyahay oo waa graduates waana runtii Berberaawi waa nin duul duul badan oo cajalado badan oo cullimo badan ku maagayo qeyru daliil weliba xilligii ay Salafiya jadiid ka baxayeen Itixaad or Icticsaam oo ay suuq raadisja ahaayeen,waxaana saldhig u ah ninamkaas durid iyo I arkaay.
@presidentiftheunitedafrica8881
@presidentiftheunitedafrica8881 4 жыл бұрын
waar yaa kaa baqaya waabad is qaadataye cidlo haka xiiqin sheekh bar baraawi kabuhuu kula dul mariye
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 3 жыл бұрын
Qabiil ku taageer deee jadiidiyo waxba Islama hyde
@fatimaahmed7892
@fatimaahmed7892 4 жыл бұрын
mansha allah dr faysal cilmigaaga allah kubarakeeyo
@yaasiindawlad7282
@yaasiindawlad7282 4 жыл бұрын
Lkn wll cilmi Ayaa laysku radiyaaye sheeko layskuma radiyo
@bulaalechannel826
@bulaalechannel826 4 жыл бұрын
Jaamiyadda cilmi soo barta dheh oo draad soo qaata.
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 4 жыл бұрын
jaw waar maxaa lagaa baryayaaa waad madhan tahaye
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Abdurrahim Roble ; hala yaabin waa qolyaha Digtoorku sheegayo ee Masaajidada lagu horjoogo ,ogowna hadii aaney wax baran oo suuqa lagu soo daayo sida kuwii Sheekh Soomow bey odhan doonaan Rasuulka (CSW) ayaanu cabudnaa iwm.
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Jazak allah kheyer sh. Faysal cimigagan Allah ku siyad dada badan wayin ogayiin ayad noo sharxadayii
@soolsanaag7824
@soolsanaag7824 4 жыл бұрын
Culumadii somali lnd meeye my dhex galan
@mcgureey5414
@mcgureey5414 4 жыл бұрын
‏قال التابعي الجليل بلال بن سعد : إذا رأيت الرجل : لجوجا مماريا ، معجبا برأيه فقد تمت خسارته...! [ ابن بشران في فوائده٤٤ ]
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 3 жыл бұрын
Wllhi shekhan male cilmi
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Hadda meesha ma waxaad usoo fadhiisatay inaad dadka muxaadaro usoo jeedisay oo diinta iyo xaqa u sheegto mise qof baad u jawaabaysaa sidii gabadh yar oo xintamasa? Waxaad wax usoo baratay inaad intayar ee aad islamic university of madinah kasoo baratay ayaad ra taa inaad kusoo caanbaxdo ee isku xishood nin weyn oo madhan baa tahaye?
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 3 жыл бұрын
Mayee wuxuuu usoo fadhiisty inuu cadeeyo barbaraawi iyo xoosh ineey joojiyaan cayda culimada
@mustafaabdirahmanahmed2857
@mustafaabdirahmanahmed2857 3 жыл бұрын
قال صلى الله عليه وسلم( من حسن إسلام المرء تركه مالا يعنيه ) وقال صلى الله عليه وسلم( فليقل خيرا أو ليصمت )
@bashircabdulahi3599
@bashircabdulahi3599 4 жыл бұрын
شكر الله لك فضيلة الشيخ الدكتور فيصل
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 2 жыл бұрын
JazakAllah qeyr Dr faysal xaqqa wad cadeeysaa baraakallah fiikim ❤️❤️
@jacfartakbe7776
@jacfartakbe7776 10 ай бұрын
Wale
@mustafaabdirahmanahmed2857
@mustafaabdirahmanahmed2857 3 жыл бұрын
لكل عصر شياطين تدنسه والشاطين هذا العصرإتحاد
@cawilaxmed3690
@cawilaxmed3690 4 жыл бұрын
Sxb faysalow ilaahay ka baq iska dhuranku sifaadka culimada maaaheee
@abshir200009
@abshir200009 4 жыл бұрын
Adigaaba shaikha magaciisa shaikh aadan ku darin Oo aflagaado ah
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 20 күн бұрын
فضيلة الشيخ فيصل حفظه الله ورعاه اسكت الذين كانوا بلاء ا على الأمة بسبب ردودهم الباطلة على العلماء الأمة الإسلامية نحمد الله تعالى ونشكره
@ridwanziyad4425
@ridwanziyad4425 4 жыл бұрын
Malaga yabaa in illaahay jidka xaqaba ku waafajin waayo .maxaa yeelay isdifaacidadu waxay kugu kalifaysaa inaad xaqa aqbali waydo ..xataa hadii xaqu kuu cadaado .maxaa yeelay jidaalka badan midhihiiso waa madhalays iyo faa'iido darro
@ilyassmohmd7475
@ilyassmohmd7475 4 жыл бұрын
Sh Cabdillahi Barbaraawi isagoon ka waynayn Ayuu ka caansan yahay Dr Faysal
@somalitech2842
@somalitech2842 3 жыл бұрын
War shaydhaankuba dadka wuuka caan sanyahay Barbaraawi wu caanbaxay hadal uun
@xasancumarwadayabusaalax1918
@xasancumarwadayabusaalax1918 2 жыл бұрын
Waa runtaa wllhi
@samsammaxamed5505
@samsammaxamed5505 4 жыл бұрын
Sheekhow aflagaadada jooji ilaahayna xasuuso cimiguna maaha waxlagu faano
@kingyashofficial
@kingyashofficial 2 жыл бұрын
انا احبك في الله وارجو ان اكون مثلك جزاك الله خيرا يا دكتور انا احبكم انت ودكتور حسن ومالك شيخ محمد عبد امل انا احبكم في الله
@abdihakimahmed3639
@abdihakimahmed3639 4 жыл бұрын
Sheekhan Anigu ma aqaan lkn waa nin cilmi badan sida kamuuqata Somaliland waxay noqotay car until culumada
@khaalidabdilahi9989
@khaalidabdilahi9989 4 жыл бұрын
انت لا تعرف عدوك بربراو هو شيخ عالم
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 3 жыл бұрын
RuntAa wllhi waa shekh
@ridwanziyad4425
@ridwanziyad4425 4 жыл бұрын
Sh.faysalna halbaan leeyahay waxa laga hayay dalabatul cilmi baan u tudhayaa lkn maanta adigaaba dawakhiyey . dood bad dalbatay laakiin muranbaad ka dhamaan weyday shiikh
@zamsammuxamed2642
@zamsammuxamed2642 4 жыл бұрын
Masha.allah dr faysal xafidahullah
@maxamedmuuse3485
@maxamedmuuse3485 4 жыл бұрын
Wallaahi waa ila meerayso kaliyaata waxaa laga rabay in uu yidhaahdo waaar anaguna diyaar baanu nahay lkn wuu meerysty
@user-cb3oo5of4c
@user-cb3oo5of4c 4 жыл бұрын
Maxamed Muu se
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 4 жыл бұрын
لا حول ولا قوّة إلاّ باللّه......Walaalayaal ku waano qaata Nasiixada Dr Faysal
@axmedsiciid5409
@axmedsiciid5409 Жыл бұрын
Maxaa lagunaseexoqaa taa isagana ubaahan Nasteexo kadaabku akh
@axmedsiciid5409
@axmedsiciid5409 Жыл бұрын
Na as
@crisaaqxuseen4179
@crisaaqxuseen4179 4 жыл бұрын
Anaga nooma cuntanto faashiliinta noocan ah in aanu wakhti siino
@ibraahimjamac2168
@ibraahimjamac2168 Жыл бұрын
Waa muhim waxaad qorayso inaad kafiirsato intaanad qorin Aakhiro waa la iskaga daba imanaya sida uu inoo sheegay suubanuhu ❤
@engyasiin6382
@engyasiin6382 4 жыл бұрын
Sh fayasal ale haku xifdiyo laakiin yaanay dheeraane hala soo gaabo culimo
@user-pm1rs8um6e
@user-pm1rs8um6e 4 жыл бұрын
sheikh barbaraawi waa nin wanagsan
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 3 жыл бұрын
Waa salafi waana sh diinta wax badan u qabtan
@amearohusseinmathews5599
@amearohusseinmathews5599 4 жыл бұрын
Dr. Feysal, may I remind you "Pickering really is the epitome of the sidekick"!@ Lasocod Media
@user-bp9fj3gb8m
@user-bp9fj3gb8m 3 жыл бұрын
Masha allah
@barisamaad7665
@barisamaad7665 4 жыл бұрын
Dr fayzal jazakalaahu kheyr sheekhanaaa
@mustafaabdirahmanahmed2857
@mustafaabdirahmanahmed2857 3 жыл бұрын
يناقش باالعلم لا يناقش بالجهل
@sheikhmaxamed1703
@sheikhmaxamed1703 4 жыл бұрын
Aflagaado badanaa ninku. faysaloow sh.barbaraawi marnaba wax xumaata ah kugumuna shegine sifiican uhadal
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 3 жыл бұрын
Waa duni aakhir sabaan Culimadii ba is haysata KZbinradii baa is haysa Fanaaniintii baa is haysta Siyaasiyiintii baa is haysta Qabiiladii baa is haysta Waa ilaaay ka yaaba oo hadaad wada doodaysan dadka caamada ah ha wareerininee si asturan u dooda lakiin social media iska daaya
@yaasiindawlad7282
@yaasiindawlad7282 4 жыл бұрын
Dr faysal ila merayso Ayu wadaaye
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 3 жыл бұрын
Sh barbaraawi muxuuu wadaa???
@bulaalechannel826
@bulaalechannel826 4 жыл бұрын
Cajeeladaha noo badi nimankan jaajuusiinta ah, sida barbaraawi, xoosh, ciid naga soo gaadh, cay uun bay hayaan
@maxamedibrahim5790
@maxamedibrahim5790 4 жыл бұрын
Waar aakhiradaada utudh oo culimada cayda kadaa
@bulaalechannel826
@bulaalechannel826 4 жыл бұрын
Ma nimankan yaan TV laga soo bixin isku haysta ee isku bidcaynaya ayaad taageersantahay. Maalinba mid baa xaqa garanaya jaamiya khayr malaha
@maxamedibrahim5790
@maxamedibrahim5790 4 жыл бұрын
@@bulaalechannel826 acuudubillah naftaada ugabaq jahliga akhii
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Maxamed Ibrahim : maxaad jahli ugu carareysaa waa run waxa laga sheego badankoodu .anigay 2008 kii kuwo aanu saaxiib aheyn oo masaajid nagaga cararey intay meel kale furteen cajalado sedex ah ii keeneen oo igu yidhaahdeen waa muxaadaro wanaagsan dhegayso bal inaad nasoo raacsid.bro waxaan ugu shitay Berberaawi saa waaba wada aflagaado ogow faan,wuxuu toos u aflagaadeynayaa Sheekh Baahiir Axmed Salaad oo weliba ku fogaanayo shakhsiyan 2.Wuxuu ahaa Sheekh C//hi Xaashi ( Burco ayuu joogey) ,isagu aad buu waxku durayey oo wuxuu aad u daliishanayey xaalkii khawaariijta ilaa uu ku gaba-gabeeyey xadiiskii ay ku Kilaabu Naar.Waxaa markii ugu dambeysay dhegaystay cajaladdi Sheekh Cukaashe oo isaguna ku bilaabey duriin uu kasoo bilaabey khawaariij,xasanu banaa kuna dhameeyey Soomaaliya .bro markaa labada Sheekh ee dambe aqoon wey leeyihiin oo waxooda coverup bey ku sameeyeen balse Berberaawi wixiisu waa halkii Cabdi good ka odhan jiray daahir yaa shamis.
@maxamedibrahim5790
@maxamedibrahim5790 4 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-tx6dj kumacararayee waa xaqiiqo aan arkayo adiguse cadaalada kahadal meel ay cid kuaflagaadeeyeen culamadaa dacwa salafiyah ee aad ka dhawaajisay ma arag .in laiskabeen abuurtaana wax fiican maaha.،اتق الله يا أخي وكن من الصادقين ولا تتبع الهوى فيضلك عن سبيل الله
@cabdulraxman9642
@cabdulraxman9642 4 жыл бұрын
Dr faysal illahay ka baq sxpow
@yaasiindawlad7282
@yaasiindawlad7282 4 жыл бұрын
Dr hadad cili ka dodayso Iclaami dood ba ladhan
@somalitech2842
@somalitech2842 3 жыл бұрын
Salafiidu waynasiree Alleh yayaamahadleh dr faysal noosoosaaray
@abdiomar7283
@abdiomar7283 2 жыл бұрын
Waad naga haysa jasaaka laahu khayran
@mohamedc.rahman1596
@mohamedc.rahman1596 2 жыл бұрын
حفظك الله يا شخي
@mahamedxasan8817
@mahamedxasan8817 4 жыл бұрын
laba qof oo muslina oo laa'ilaaha ila'laahu muxamedun Rasuulu'laahi ku qawlaya oo ku dhaaqaya:oo is haysita oo murmaya waxay isku haysitaan wax ka hooseeya.ayay isku haysitaan figrad muslimka ka dhan ah oo qarsoon!!!!!
@aduunkuaduukurabaa2957
@aduunkuaduukurabaa2957 4 жыл бұрын
sheekhan caanimuu rabaa ee haku daalina
@cabdiqaadir5077
@cabdiqaadir5077 4 жыл бұрын
culimadii maxaa ikhlaaskii kaga dhacay
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 4 жыл бұрын
قال أبو حاتم الرازي علامة أهل البدع الوقيعة في أهل الا ثر
@alifanax7596
@alifanax7596 4 жыл бұрын
علي من تعني؟
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 4 жыл бұрын
@@alifanax7596 ليس كلاما لي و إنما هو من كلام علماء
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Waar anigu garanmayo waxano kooxo ah iyo magacyo ahe anigu islam ayan ahey wixi islam dhafana ima khuseyso
@ahmedfuje3445
@ahmedfuje3445 4 жыл бұрын
Waa la mashquuliyay dr:Faysal. Hadduu barbaraawi ku yiri kula doodimaayo maxaa ku jiraa. Ka wareego. Kkkkk
@farahabdi9423
@farahabdi9423 4 жыл бұрын
Sheekh barbarawi kama fadhiisan inu taxasubka ka digee wuxu joojiyay ujawaabida dr caaye
@ahmediimaan8136
@ahmediimaan8136 4 жыл бұрын
Sheekh faysal ilaahy kacabso hadaadad waxsheegyso waxaan sheeg
@abwaankhalidgabyi-og9436
@abwaankhalidgabyi-og9436 4 жыл бұрын
Hadal qalalan baad haysa faysalaw illahau shar kaaga dad ma haka qabto
@maxamedmuuse3485
@maxamedmuuse3485 4 жыл бұрын
Waar markii hore sawdigii lahaa masaajidka kadinkiisaan kugu dajiyay imakana waxad leedahay daaqadaad iska furtay kkkkkkkkkk كذب له قرون
@abdirahmanjama3714
@abdirahmanjama3714 4 жыл бұрын
Hadalka adigoon fahmin ama aan firo gaar ah uyeelan haka falcelin wll Usluub edeb leh uhadal adigoon cidna utacasubayn!
@mowlidahmedmohamed588
@mowlidahmedmohamed588 4 жыл бұрын
personal attack waa ceeb ax ax war xataa gaaalada bilaa diintaa baa sidan aan uwada hadlin sorry about that !!!!
@abdifataxjama8023
@abdifataxjama8023 4 жыл бұрын
kkk shkh hadii shey barbaraawi ay ka dhammaatey doodii iskadaa wacdiga wuu kumacaanyahey lkn maxaa kahooseeya oo cirdi umad lacundiinayaa ciyaalka markaa barbaraawi awal saad shegtey dowladaay nakala qabtuu yidhi waaka wasiir khaliil yidhi jooji khaliina wakaa iclaamka soosaarey lkn miskiin barbaràwi isagoo wax iska celin muxuu kadooney dowlada war waxa ciilbaa naga haya wuuu iska qeylin jirey kumajirno maanta lagabilaabo maxaadiradiisana dhageysan meyso
@amalsicid2979
@amalsicid2979 4 жыл бұрын
Sunxaanlh ilahy ka baq barbaraawi ayaad u dhagaysan wayday mise ilaahy dartii
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 4 жыл бұрын
Adeer maa lays dhaga tirayaa kh barbaraawi isagaa kuleh doodbaanu diyaar unahaye sideed uhadlayaa
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 4 жыл бұрын
Taariikhtii layslasoo maray ayaanad garanayn
@fuaadcabdi4478
@fuaadcabdi4478 4 жыл бұрын
Maxaa tanaaquda waxa dhaba baadil nimadiisa drooka wallee waa nacas kani
@jumcaadam1360
@jumcaadam1360 4 жыл бұрын
C.laahi barbaraawi iyonkooxdiisu Alle haka baqeen marka hore oo cirdiga dadka muslimiinta ah ee ay baneestayn hayska daayeen
@soomaalisoomaalidhalay6687
@soomaalisoomaalidhalay6687 4 жыл бұрын
War yaab badanaa labadaan wadaad inay is dilaan bay ku siganyihiin
@maxamadcabdi3051
@maxamadcabdi3051 Жыл бұрын
War meesha cilmi la imaw ee laga aamusin jaahilku wuxuu kufiican yahay mida kale maxaa ku ogesiyey ina la jar jarey been badnidaa
@lowyacadooffice3959
@lowyacadooffice3959 4 жыл бұрын
sub xaana laah ilaahow cilmiga noo siyaadi si aan jahliga uga baxno, wali wax naqan ciya ma sheegin.
@abubakaraxmed1941
@abubakaraxmed1941 4 жыл бұрын
Ninkan waxaan fahmay inuu jaahilyahay oo layska soo horayysiiyay
@arizadizi8993
@arizadizi8993 4 жыл бұрын
Maxaad ku fahantay inuu jaahilyahay.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Aniga lasiiyey cajalad uu Betberaawi ku aflagaadeynayo Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo cullimo kale oo laygu yidhi waa muxaadaro,ka dib markaan dhegaystay ayaa ninkii ku idhi war odey muxaadaro maahee waa xadgudub shakhsiyaad lagu weerarayo ee ciyaarta nagadaa.waxay aheyd xilli ay isisoo caan saarayeen magaalo mareykanka ka mida ayaan joogney 2008 kii.
@addirahmankhadar7678
@addirahmankhadar7678 4 жыл бұрын
Asc culumo inaad dadka xaqa iyo jifka toosan ku hagtaan baa haboon lkn maaha in caamada iyo bulsho waynta kalaba dooda aan faa'iido lahayn lagu waalo. ألحق أحق أن يتبع
@maxamedmuuse3485
@maxamedmuuse3485 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh waaar waxan oo taraajucii waaxay kulaa sidaa umaan jeedin
@abdikaadirrabile1705
@abdikaadirrabile1705 4 жыл бұрын
Asc walloyaal culimada yeynan aflagaadayn labaduba masalo diiniya ayey iskuhayaan waaceeb waa culimadenii yeynaan kuxadgudbin sharaftooda
@mmppwm2465
@mmppwm2465 4 жыл бұрын
Allow xaqa nagu mideey yaa rabi
@naasirismaciil1812
@naasirismaciil1812 4 жыл бұрын
Wadaadkani ma wariyaa hadal badanaa daliilka aad ku banaynayso in diin ta firqooyin laga dhigo Keen?
@axmedcabdi863
@axmedcabdi863 4 жыл бұрын
Aar niyaw iska aamu wax kuu wax kuu hadlimayside ka dr sitaw
@DhammeMaxmoud
@DhammeMaxmoud 4 жыл бұрын
Culimadu ha dooddaanu nidhi waanu daawaniye. Kuwii diinta sheeganayay markay sida siyaasiinta iskugu jawaabaan, toloow anaga maxaa nalagu haystaa
@islam-salam787
@islam-salam787 4 жыл бұрын
Nin hadlay nin aamusay baa ka badiyay Dr faysel walaga badiyay haduu kaa amusay inad sii wado may ahayn imikaba jooji ciyaarta was baraajo
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 4 жыл бұрын
Calaamada ahlubidac waa inay magacyaan aanay ahlusunahu lahayn ugu yeedhaan ufiirso bal ictisaamka
@ismailsultan9452
@ismailsultan9452 4 жыл бұрын
Beenta maaha zxp .Allah caqliga ku barakee wll.❤
@jumcaadam1360
@jumcaadam1360 4 жыл бұрын
Idinku maxaad dadka u bixisaan ....isla qumanaanta jaamiyada weeyaan لانهم جعلو قولهمالحق،واجتهادهم لازم الاخذ به هناك مسايل اجتهاديه عند العلماء وهي قطعية عنذهم جعلوا انفسهم معيارا للحق ،،،فمن كان مع شيخ فلان فهو اثري ومن خالف شيخهم ولو كان على حق فهو ضال مضل
@soocmaxamed4159
@soocmaxamed4159 4 жыл бұрын
حفظك الله يا شيخنا
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 4 жыл бұрын
Dhamaan madaakhilada waa dad tacasub badan uarka koxdooda kaliya iney salaf yihiin wixii kasoo harey yihiin dad baadil oo ahlu biac ah
@aweysmaqtuub6941
@aweysmaqtuub6941 3 жыл бұрын
شيخنا الفاضل د فيصل salafi jadiidi mel ali meeshat ku aragto kuridi
@hamzaabdirahman3282
@hamzaabdirahman3282 4 жыл бұрын
sheikh faisal wuu saxanyahay. sheikh barbaraawi waxaan leeyahay. dacwadaada gudo, culimada kalena nabad gali
@mohmedabdirahaman4123
@mohmedabdirahaman4123 3 жыл бұрын
فيصل هو من جماعة الاعتصام وكانت معروفة جماعة الإتحاد
@DhammeMaxmoud
@DhammeMaxmoud 4 жыл бұрын
Waar ragii raga ahaa ee diinta wax ka soo bartay ayaa golaha soo galay
@aamiinyare7849
@aamiinyare7849 4 жыл бұрын
Culimadu khilaafka ha joojiso dadka yaan la jahawareeein dadku waa mid muslim nahay intasa nagu filin maha inaad dood samaysn. hada idinka iska dhamaan lah subxnalaha
@cabdikhaliqaxmed6774
@cabdikhaliqaxmed6774 Жыл бұрын
الرجوع إلي الحق فضيلة يا جديدية
@HammsemahmedMahmed
@HammsemahmedMahmed 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@abwaankhalidgabyi-og9436
@abwaankhalidgabyi-og9436 4 жыл бұрын
Waxba maad sheegin faysalaw hadal kaagana waxa ka muqata iska celin iyo inaad sheilkha kuso caan baxdo
@nuurjaamac6096
@nuurjaamac6096 9 ай бұрын
Waar ninkani ma wuxuu is moodayaa inuu ka cilmi badan yhy sh barbaraawi waligii baanu gaadheen waa caalim sh barbaraawi
@channel-rt7bb
@channel-rt7bb 3 жыл бұрын
Maxaa dooda keenay ma shiico iyo sunibad kale tiin sheekh
@maxamedjazari2440
@maxamedjazari2440 4 жыл бұрын
صدقت يا شيخ فيصل
@cabdishakurxasan4297
@cabdishakurxasan4297 4 жыл бұрын
مسكين
@abdirisaqrabiile1301
@abdirisaqrabiile1301 4 жыл бұрын
Horta aqoon saaya kumalihi wadaadaw waa mahan unban KZbin ka kugu arakay lkn qaabka aad uhadlayso qof walba wuu dhibsanaya sidii qof wadad maaha cay uun baad wadaa in yo beenaala tahay caadi miyan u hadli karaynba 2 diinaba wan dawada hada ninka kale inuu kaa saxsanyahan umaleeya waayo mararka qaar waad fanaysa wadadkii iigu horeeyay ee wadad kale wan ka aqoon badanahay yidhi een KZbin ka arkay bad noqotay Allah a xaqa nawafajiyo
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Waxan kutalin lahaa anigu insida ugu dhakhsaha badan lododo oo culimadu cidii khaldan lasaxo midhiyhana lajojiyo jawabtisa
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 4 жыл бұрын
Warkan markaan daawado qosol ayaan udhacaa waa nin faan badan
@samsammaxamed5505
@samsammaxamed5505 4 жыл бұрын
اتق الله في نفسك يا فيصل
@cabdishakurxasan4297
@cabdishakurxasan4297 4 жыл бұрын
صحيح
@almaaziniisamilismail8865
@almaaziniisamilismail8865 3 жыл бұрын
Ar Adinka ka baqa
@mustafeaxmed3505
@mustafeaxmed3505 4 жыл бұрын
Waxalsyidhi qofku wuxu kudhex qarsoonyey carabkiisa ninkani waxa soobaxaday inaanu waxbakuhadalay xujana haysan
@kadrmusa9739
@kadrmusa9739 Жыл бұрын
انت على طريقا الباطل حقا حقا
@farahabdi9423
@farahabdi9423 4 жыл бұрын
Acuudu bilaahi mina shaydaan. Tabta foodlaydu uhadashuu uhadlayaa dr caayaw culimadii ceebaysay!!!
@mustafeaxmed3505
@mustafeaxmed3505 4 жыл бұрын
Faysaloow maxad ugajawabiwayday su aalii lagaa wadiiyey ikhwaan tabliiq kudhiiro
@kadrmusa9739
@kadrmusa9739 Жыл бұрын
اتقو الله تفريق على امم ليس من حق يا شيخ
@mohamedaar9733
@mohamedaar9733 4 жыл бұрын
اهجمه والجبريل معك.
@maxamedmuuse3485
@maxamedmuuse3485 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh ismaan ogayn
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 3 жыл бұрын
Sidani ma sheekh nimaa
@amalsicid2979
@amalsicid2979 4 жыл бұрын
Hadaad cid u jawaabayso ilaahay baa cago kusiiyay barbaraawina hargaysuu kula joogaa ee sitoosaa ugu tag anagana nagadaa waxd noosoo marinayso kala hadal xaqa Aad sheegayso
@ahmedmohamudsaed5105
@ahmedmohamudsaed5105 4 жыл бұрын
taas wuu ka dalay imisa ayuu waday hduu wax isla hayo muu yimado barbataawi
@mahmudyusouf6962
@mahmudyusouf6962 4 жыл бұрын
لا ترون أن الله مال السنة نبيه الخادعين الماكرين يسمون باسم آخر
@mustafeahmed5762
@mustafeahmed5762 3 жыл бұрын
Waxan layaabanay dr faysal mabuufahmin cadalkii sh bar baraawi ee ahaa taniwaa kiliibki ugudanbeeyey aankuusooduubo sh barbaraawi hadalkaa wuxu wuxusheegay inaanu faysal mardanbe lahadlayn lkn muu odhan mardanbe kama hadlaayo masalada xisbiyada Dr faysalna wuxuuyidhi waadigaa ka aamusay masaladii xisbiyada
@user-jx3bk4yx5v
@user-jx3bk4yx5v Жыл бұрын
Mar kaad doontay in aad soo caanbaxdo sheekh barbaraawi ayaad isku ladhay Shekh siciid Naxwe xun ayuu kaaga so hadhay
@kadaromar5104
@kadaromar5104 3 жыл бұрын
culumooy dooda ba dadkad is tustiin mise waa nasteexo
@ubaxxajiibrahim9259
@ubaxxajiibrahim9259 4 жыл бұрын
Ninkani wax Aanu ahayn ayuu is Mooday Waar Edebso oo alle u Toobadkeen
@s0ph13ii7
@s0ph13ii7 4 жыл бұрын
culimoy dadka waxay idinka sugayaan wax wayn oo dalkooda iyo diintooda uga shaqeeya
@cumarcjamac9217
@cumarcjamac9217 4 жыл бұрын
Kan haduu cilmi hayo wuu ka muuqan lahaa hadoodee muxuu kudoodaa
@axmedkayse8963
@axmedkayse8963 4 жыл бұрын
dr faysaloow horta waxaad ka doodaysaan waa cilmi cilmiguna aqoonbuu ubaahnayay hase ahaaate adiga waxaagu afsoomaali sheekh barbaraawina waxaad ku lahayd dalill kuma jiro muxaaradaada
@nasrakhadar622
@nasrakhadar622 Жыл бұрын
ictisaam qudhooda aya khawaarij ah
@jacfartakbe7776
@jacfartakbe7776 10 ай бұрын
Benale
DOOD CILMIYEED DHEX MARTAY DR FAYSAL MAXAMED CALI IYO MAXAMED CABDI DAA'UUD
1:30:32
Sh.Dr.Faysal Maxamed Cali
Рет қаралды 65 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
Su'aalo Fatwo ah Dr. Faysal Maxamed Cali iyo Dr. Khadar Xasan Axmed
1:33:13
Sh.Dr.Faysal Maxamed Cali
Рет қаралды 2,4 М.
MANHAJUL ICTISAAM DARSIGII 1AAD|| Sh Cabdinasir X Axmed
1:01:25
Warsan Media
Рет қаралды 10 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН