KAAF IYO KALA DHEERI PART 11 FULL HD 2019

  Рет қаралды 598,188

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 100
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Salaan Sharaf Asxaabeey Sheekada Waa Dhiindhiin Waxa Soo Socdaa Ka Daran Waan idiin Shaqeyneynaa Noolaaada Walaalayaal
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 5 жыл бұрын
Thanks wll
@umuridwaanchanel6041
@umuridwaanchanel6041 5 жыл бұрын
Thnks abuukar
@yasminhaguf6842
@yasminhaguf6842 5 жыл бұрын
Abukar mahdi mahadsanid walal
@abdiwalibashiir2300
@abdiwalibashiir2300 5 жыл бұрын
Baba abuukar massage kaga pint ku dhaji si uu unoqdo commentika ugu horeeyo
@naciimamaxamed7751
@naciimamaxamed7751 5 жыл бұрын
Thnks wllo
@abdulrazzaq1855
@abdulrazzaq1855 5 жыл бұрын
Inta rasulka jecel like isar kuna sali xabibkena muhomed scw
@amaalsiciid3666
@amaalsiciid3666 5 жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤️ ❤️ ❤️
@mohamedabdi320
@mohamedabdi320 5 жыл бұрын
salalaahu calyhi wasalam
@fathihusein1851
@fathihusein1851 5 жыл бұрын
Abdul Razzaq scw
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@mohamedabdi320 plz isaar subscriber
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@fathihusein1851 plz isaar subscriber
@ayaandegen9383
@ayaandegen9383 5 жыл бұрын
Inta quraanka jecel like ha ila dhaalin illahey kugu dhaardhee Plz 😍🙏
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 жыл бұрын
ayaan hasan hashi walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
@mumtazahmed6553
@mumtazahmed6553 5 жыл бұрын
ayaan hasan hashi
@abdirashidrashka6482
@abdirashidrashka6482 5 жыл бұрын
Kuu saaray wllo lkn dhaarta iska dhaaf
@mumtaazhilwa3647
@mumtaazhilwa3647 5 жыл бұрын
thank you
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
Wll like dhac iigu sii waxad jeceshahy Alle hakuu sahlee
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 жыл бұрын
Waxan jiclahay shanta somli u isracdu inan arku
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
@@Ayan-jd2pv waa sifiican Somaaliland kaliya haku dhaganaanina
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 5 жыл бұрын
@@XallinCaafimaad 🤣🤣🤣iga qoslisay wlhi
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 5 жыл бұрын
Hadi aad comment gaan aqrisay qof aad u nasiib badan ayaa tahay like saar ilahay aduun & aaqiraba farxad haku siyo😘💕💛💖👑💯
@beerkacadde8914
@beerkacadde8914 5 жыл бұрын
Quruxzan❤❤❤
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 5 жыл бұрын
Beerka Cadde Amiin ❤️❤️
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 5 жыл бұрын
Aamiin
@richman3322
@richman3322 5 жыл бұрын
Amiin gidigenba
@hodanjamac3178
@hodanjamac3178 5 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@foosmohamed4195
@foosmohamed4195 5 жыл бұрын
Alla maxn sugaye inta ila midka ah like ha ila dhafin please waa codsi 100 wiligey mahelin 😍💖
@abshiroxasan1896
@abshiroxasan1896 5 жыл бұрын
Anaa Kula sugaaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@duniyoahmed5663
@duniyoahmed5663 5 жыл бұрын
Films qatara iga dheh
@adelali4210
@adelali4210 5 жыл бұрын
Foos Mohamed anaa 100 kaaga dhigay wllo
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
@@abshiroxasan1896 SUBCRIBE ee saar thanks
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@abshiroxasan1896 plz isaar subscriber
@aishakeyf834
@aishakeyf834 5 жыл бұрын
Mama feynuus inta ila jcel like
@saynabmaxamuudyusuf1173
@saynabmaxamuudyusuf1173 5 жыл бұрын
Nasteexo indha inta sugi la iney filmka soo gsho like plz
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 5 жыл бұрын
Aasparo cawa qosolkuu iga😂😂😂 dhameyey inta sideyda qososhey #like ta iisaar
@samiyoabdulle1205
@samiyoabdulle1205 5 жыл бұрын
Asparo cawa qosolko iga dhameyay
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
Wow thank You for uploading
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 5 жыл бұрын
Mina my best youtuber
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
@@kingnasrudeen3245 ♥️♥️♥️
@nastehomohamud5388
@nastehomohamud5388 5 жыл бұрын
.
@fathihaji6352
@fathihaji6352 5 жыл бұрын
@@amenabeauty waaaaw waaa ku salaamey abyo qaali ah
@babasubraa6067
@babasubraa6067 5 жыл бұрын
Aminay walashey wacaney nolol farxadleh huno aakhiro jano xuuralciintii walalkey Mohammed Allah janada isukenkeeno dhamanteen ....waa jecel aankuuqabo hunno dar Allah ayan kuujeclaaday xabibti
@hamdohussein3601
@hamdohussein3601 5 жыл бұрын
Nabsiga wuu sodagdaga ilhan💋 guul ayan kurajeyna❤🌹🇸🇴
@malyunahmed2132
@malyunahmed2132 5 жыл бұрын
Wow sanad guurada Nimco yasin iyo xajigeeda aan ku haystaa inta ila midka ah like saara
@farhiyayahye6844
@farhiyayahye6844 5 жыл бұрын
Malyun Ahmed caadi may isku qaban hada dadkan
@abdifatahzamater1378
@abdifatahzamater1378 5 жыл бұрын
Qaybta ay jilayaan rome iyo ilhaan Baaan taaageeraaaaaaaa
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 5 жыл бұрын
Same to u
@abshirawehelie4744
@abshirawehelie4744 5 жыл бұрын
shalmad raac ayuu jilayaaa roomio
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 5 жыл бұрын
Abwaankii soomaliyeed ayaan inaga baxay asxabey illaahay ha u naxariirsto abwaan sangub aan u duceyno in ilaahay janadii ka waraabiyo Amiin amiiin amiiiiiin
@farhiyasiman1774
@farhiyasiman1774 5 жыл бұрын
Amiin walal
@dekamohamed3987
@dekamohamed3987 5 жыл бұрын
Abdifatah Yare allah yarxama raximiin
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 5 жыл бұрын
@@dekamohamed3987 amiin aamiin wll thanks so much
@aminaidris5342
@aminaidris5342 5 жыл бұрын
Ilaahey qabrigiisa ha u nuuriyo
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 5 жыл бұрын
@@farhiyasiman1774 thanks sister aamiin yaa rabi
@Melon_playz
@Melon_playz 5 жыл бұрын
I love your films and please carry on like you always do
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh sxpkaa Tima weyne muunyo film ayaa ku shidmay wlhi Labo naag hakuu hishiiyaan wax ka xun maleh Inta ruwayada ku heesata like ta isaar wll mhdsanid
@somstarmusa155
@somstarmusa155 5 жыл бұрын
Fadumiina aawey Inta jacel fadumiina like ii saara also me I love fadumiina 😍 ❤ 😘 💞
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Waaba la yaabnhy faadumina iyo f,x murtiile nastexo indho mesha ey jiraan
@somstarmusa155
@somstarmusa155 5 жыл бұрын
Wlhi labadas wan u xiisney
@Hazelhazeal
@Hazelhazeal 4 жыл бұрын
@@ashwaaqmohamed6486 iyo fiska
@umuahzab1357
@umuahzab1357 5 жыл бұрын
Faynuuus caadi ma ahan🤣🤣 isku dirka kaalinta kowaaaad😍😍😍
@hyassin4276
@hyassin4276 5 жыл бұрын
Kkkkkk wa riwayad ee lasoco.
@umuahzab1357
@umuahzab1357 5 жыл бұрын
@@hyassin4276 hhh ok
@hooyoanaakujecel4914
@hooyoanaakujecel4914 5 жыл бұрын
Nin walba wuxuu jecelyahay wllzhiis inay nin farxad bdn siiyo oo jecel hezho isagana uu xaaskiisa isku mashquullin😔😔😔😔😔 illaahow wiilazha noo wanaaji dhamntoodba
@munahilwa9490
@munahilwa9490 5 жыл бұрын
Hoyo Anaa kujecel waa runta walahi dhib uma ugolo walashiis lkn gabar wiil ladhalatay ayuu silcinayaa
@munahilwa9490
@munahilwa9490 5 жыл бұрын
Hoyo Anaa kujecel Walashiisa waxuu urabin aya gabar kale larabaa Walee Nabsi waa jiraa
@asaldhaladadnaloveasaldhal5904
@asaldhaladadnaloveasaldhal5904 5 жыл бұрын
293 ruux ayaa daawatay ruwayadaan ma heli karaa 100 qof ilaahey dartiis iigu saarta like caafimad iyo cumri dheer alle hasiiyo qofkii igu sharfaa like inshaa allaah
@Umucadnaan9929
@Umucadnaan9929 5 жыл бұрын
Farta taag riwayada dadka kufaraxsan mesha ilhaan isheedee sobaxday 👀👀☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@susuabdi505
@susuabdi505 5 жыл бұрын
☝️
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@ahmedfarah6381
@ahmedfarah6381 5 жыл бұрын
Masha Allah Reer Universal TV iyo Nimco Yasin Caraale Axmed iyo Abdirashid Farxad ku Wara 👍
@guleidofficial4976
@guleidofficial4976 5 жыл бұрын
Jilayaasha caanka ah oo mar waliba heegan u ah inay dadkooda somalia ka qosliyaan Long life 🤙💯
@gabadhaisjecel5930
@gabadhaisjecel5930 5 жыл бұрын
Inta romiyow in ey tunta jecel kula mid ayaa ahay
@zamraqueen9741
@zamraqueen9741 5 жыл бұрын
filim ana ku hesato iti jifak ku dawanes like isara
@samirasaam802
@samirasaam802 5 жыл бұрын
Abukar mahdi thansk bro 👏👏👏
@queennihaal7433
@queennihaal7433 5 жыл бұрын
Fan wa dadki hore ax allaw u naxariso abwankeni qaliga ahaa inta ka naxday geridisa plz u duceya asaga &halgamagii mudane mursi😪😪😪😪😪
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 5 жыл бұрын
Ku xirnow kaaf iyo kala dheeri jimce walba 💯
@farduuscali7263
@farduuscali7263 5 жыл бұрын
Team ilhaan xarago like Igu sharfa
@kaldeeqaadan7521
@kaldeeqaadan7521 5 жыл бұрын
Wali filmkaan ma iska dhaafaa daawashadiisa sababtoo ah wlh blh talaaahi run baa u maleeyaa wax kasta
@lovelygirlhealthyandbeauty2518
@lovelygirlhealthyandbeauty2518 5 жыл бұрын
Wow the best Somali film ever seen I really like it thanks for over and keep going
@kaafisoqueen4040
@kaafisoqueen4040 5 жыл бұрын
Uf romiyow wlh wa shbeel nagood wab ncay maskint ilahan wan unxaya ilhan umc beb😥ncs romiyow
@aaminasalah806
@aaminasalah806 5 жыл бұрын
wllhi haa waa shalmad raac way ilhaan miskiin waaye
@kaafisoqueen4040
@kaafisoqueen4040 5 жыл бұрын
@@aaminasalah806 haaa wlh ciilu igudilya ncsk
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 filim lee waa
@kaafisoqueen4040
@kaafisoqueen4040 5 жыл бұрын
@@basra.93mohamed86 🤣🤣🤣🤣🤣qiirdaa nalatagaty hanalybin
@djsomali8951
@djsomali8951 5 жыл бұрын
Kkkkkkk Naag in la shabiyo waaye horaa loo dhahay
@faizaalifaizaali5024
@faizaalifaizaali5024 5 жыл бұрын
aas bro dhosa kafakatay ya ila maqlay like dhac igu si he 😂
@calixaaji670
@calixaaji670 5 жыл бұрын
Faiza Ali Faiza Ali ķkkkkķkkk
@honestdude70
@honestdude70 5 жыл бұрын
Best somali musal musal ever😍😍👏👏👏👏
@dreamygirl5185
@dreamygirl5185 5 жыл бұрын
Mama shaxshaxley iyo mama feynuus nijeclahay mama😘😘😘😘😭😭💋💋💋💋💋
@mohamedfarah9483
@mohamedfarah9483 5 жыл бұрын
Faadumiina, Faarax murtiile, iyo Nasteexo indho ayaan sugi la'ahay in ay ku soo biiraan ruwaayadaan
@mocade_1
@mocade_1 5 жыл бұрын
Music film ka lasaray ka helay wlhi 😍
@MariaMohamed1
@MariaMohamed1 5 жыл бұрын
Ilaahow riyo ka dhig kuyeh muunye 😂😂😂😂 allow noo caafi muunyaheena ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiazizadan8623
@abdiazizadan8623 5 жыл бұрын
wallhi waxaan run run ayay u dhacaan laakin hada waa riyaayad illahay biniaadan nama bado ruwaayadan waa ruwayad laga soo fakiray oo waqti la galiyay may pro waad ku mahad san tahay dadaalka aad noo samesay 👏👏👏
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Aamiin xaasidka alah idiinka qabto i love nimco yasiin waa fanaanad culus masha alah
@simanstyle5949
@simanstyle5949 5 жыл бұрын
Flimkan fosiyo futadeedaan u nacay alla gabadha futo ay surwel kudhajinayso oo lamoodo bari idaad☺️
@ibrahimmohammed9719
@ibrahimmohammed9719 5 жыл бұрын
kkkkkkkk
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 5 жыл бұрын
Kkk anaa hortaa arkay dirac ma iska gashatoo futo balaq ah waa ceeb yahuu
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 жыл бұрын
Wll qofta cayda kadaya inima maqashee
@abdihakimofficial5486
@abdihakimofficial5486 4 жыл бұрын
Kkkkkkk😭😭😭😭
@omarsscnl
@omarsscnl 5 жыл бұрын
War maanta waan ka hey ee liketa ha ila dhaafina
@elmimallin6358
@elmimallin6358 5 жыл бұрын
Inta jcl faadumiina in ee ku soo biirto like ii saara
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@zamzambarsuk4218
@zamzambarsuk4218 5 жыл бұрын
Heesta magaceeda igu caawiya ay nimco yasiin qaadayso so beautiful i really love it❤🌹❤sanad guuro wacan baan leeyahay
@xamdiahmed3460
@xamdiahmed3460 5 жыл бұрын
Asbaro iyo saxiibtiis allabta barafka inta ku qosashey like ha ii saaro pls
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Mashallah kaaf iyo kala dheri aadban ula socda sanad gurada arooska nimco waxan leeyay hamabalyo hbo alle sanado badan haysukin daayo dadkan cayatamaya melkasta maad kacaytamaysan isla yaba hawaro jacaylku inti isjecel ee waqtigu usamaxay inay nolosha wadagan wan so dhawaynaya sida mursal iyo hodan inta wali nawilaysana sidayda wan uducaynaya wasalamu calaykum😍🤲
@hudahoodo6163
@hudahoodo6163 5 жыл бұрын
Shekadan xikmada ugu weyn ee ku jirta ilaa hada waa inaanad zxp iyo qofkle toona aaminin
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 жыл бұрын
Ar kaaf iyo kala dheeri aha wa naguso dahisen cawa dad cusub arkaa i love that
@queendhusseinsheikh579
@queendhusseinsheikh579 5 жыл бұрын
Commentiga inaan aqriyo waxaan u nacaay daadkaan wadaa liketa wadaa tuugsanayo ufff like ii Saar unbey ku hayaan 🤫
@sadiaaden8804
@sadiaaden8804 5 жыл бұрын
soo mahan horta waaba yabee lik maxaa lakufalaa 🤔🤔🤔
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 жыл бұрын
Ana waan ka yaabey maxay ka helaan acuudu bilaah
@يسرى-ش4ط
@يسرى-ش4ط 5 жыл бұрын
Waan yaabi wllo
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 5 жыл бұрын
Kalige ina yabanahay umalenaaye bisinka like maxa lagasiya dadkaan
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Waaw abukar mahdi eng qaali thanks wllo saxiibayaal IAAF iyo kaladheeri inta jecel sideydo kale part one ilaa part 11 daawanayaan like isaara huuno
@ninismood123
@ninismood123 5 жыл бұрын
3 qof film ku daawado 1mamo faynuus ❤️👌 2muunye👌 3asbro👌
@khaalidcumar2120
@khaalidcumar2120 5 жыл бұрын
Musayma Nin ismood sadexdaas ayaa ugu qosol badanbaa sibaa asbro
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 5 жыл бұрын
Best musasal hambalyo kaaf iyo kala dheeri caafimaad ku daawada inta daawata oo dhan sidayda
@abdulahiyarisow3564
@abdulahiyarisow3564 5 жыл бұрын
Timo Wayne iyo faynus Lakad isku noqden Ano dawan comment qoraya yaab
@dahraanhassan7540
@dahraanhassan7540 5 жыл бұрын
mesha ma dhex seexataan asxaabey salan sare ayan idiin leeyahay thnks abukar mahdi salan gobeed iga gaarsii reer qooto qooto
@hoodoshaaciye6636
@hoodoshaaciye6636 5 жыл бұрын
Feynuus waan kahelaa qaab jiilinkeda iyo hadalkeda
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Foosiyo uff nas isku xishow oo illhey ku uuntay ka baq surwaalka soo ugu dhanyahyl lee subxnllh war axsan adigio bac weyne kishatit sida naag isneela cmll ey surwaal iyo shaati kishanee illhey haku soo hanuuniyo
@shamsoemyow3419
@shamsoemyow3419 5 жыл бұрын
Ala like ta ii Sara waligee mantan so dhay
@nimomohamed806
@nimomohamed806 5 жыл бұрын
Waw waan ka helay wlhi sidey wax u jilaayaan 👌😘🤩👈
@abdiwalialaqsa1645
@abdiwalialaqsa1645 5 жыл бұрын
Mahsaind my big bro Abuukar mahdi saxiib wan kugu tixana hay allaah ha ku dhowro
@xalimosacdiyonuurxasan607
@xalimosacdiyonuurxasan607 5 жыл бұрын
Viva nimco yaasin cadawga hajabo mamo boqorad baatahy inta dhawacaada jecel haku oyaano sanad guuradiiina
@jecliyanafteyda5546
@jecliyanafteyda5546 5 жыл бұрын
Inta jecel Hooyo mcn SUBSCRIBE igu qabta❤💋👄😘
@ladanofficial
@ladanofficial 5 жыл бұрын
gabadha somaliyed wan kusaray ana isar SUBSCRIBE
@jecliyanafteyda5546
@jecliyanafteyda5546 5 жыл бұрын
@@ladanofficial wn ku saray wl
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 жыл бұрын
Gabadha Somali weyn walal wankusaray Subscribe adigana isaar ado mahadsan
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 жыл бұрын
wadajirka nolosh walal wankusaray Subscribe adigana isaar ado mahadsan
@Miskidagan
@Miskidagan 5 жыл бұрын
Adigana walaal wan ku saaray adigana iisar
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 5 жыл бұрын
Caawa hadde caawa ana uhoreeya bal liketa dhac kusiya hee maanta dhan sugaaye😜😜
@HargalTv
@HargalTv 5 жыл бұрын
Ar Kaaf iyo kala dheeri Ahaa
@sacdiyomaxamed2016
@sacdiyomaxamed2016 5 жыл бұрын
Ppppp wllhi waiga gadanyahay aniga kal iyo laab iga dheh ilhaan masha allah walashay ku jeclahay salan sare iga gaarsiya
@munakeef4434
@munakeef4434 5 жыл бұрын
Abukar mahdi inader anaa uso horeye like igu qabo
@munakeef4434
@munakeef4434 5 жыл бұрын
Romeco dhiib badana roob kuma dao
@quuenaragsanbbe2890
@quuenaragsanbbe2890 5 жыл бұрын
Yarabi wlhi ilhaan wan LA oyey markay oysay oo musiga murugada losaray sikalan noqday calosha ihurtay wlhi ilnta ani cml beer jilcn like isaara
@maryancariifpasticceria1991
@maryancariifpasticceria1991 5 жыл бұрын
asc filimka wuu isku dhacayaa laakiin soomaaliyey comentiga filimka kabixiya laakiin dhamaan like iisaara maxaawaaye isku xishooda
@ikraam6747
@ikraam6747 5 жыл бұрын
Plz inanta fowsiyo la leeyahey dhar fcn oo qurux badan ha soo qaadato😯😯😯
@aishaabdullahi4290
@aishaabdullahi4290 5 жыл бұрын
Haaa wlhi qurux umaleyneysaa lkn fool xuma jidhkeeda dhan 😥😥😥😥
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Adi ma qofka dharkiisa ayaa fiirsanee mise riwaayada? Qofka ku qeymee siduu rabo ha u labistee adeer
@ikraam6747
@ikraam6747 5 жыл бұрын
@@musemuse6648 sorry adiga ma anaa isoo jawaabeysaa mize riwaayadaa fiirsaneysaa
@nasiimali1633
@nasiimali1633 5 жыл бұрын
thnks abuukar salaan qaas ah
@ifrahabdihayaan
@ifrahabdihayaan 5 жыл бұрын
Waxanba islahaa first one like baad noqonaysaa wasidee xaalku many people's baa iga hormartay masayr. Com🤣😂
@farxanking8709
@farxanking8709 5 жыл бұрын
Waaw wxan noqday qofkii ugu horeyay oo waliba sugayay 😍😍
@mukhtarugaas1561
@mukhtarugaas1561 5 жыл бұрын
Yeee
@sulekhajama4555
@sulekhajama4555 5 жыл бұрын
Caawa waa habeenkii ugu horeeyey ee aan halkan so gaadho like ta halaygu qabto walaalayaal
@suldaankaosmaan864
@suldaankaosmaan864 5 жыл бұрын
Jidkiii saraaadka a aaan maqli jirey waaaba sakiin ku soco like ii saaar wlll
@saharadol2022
@saharadol2022 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kaladeri fatimina iyo farax murtile haddey kujirin wlhy waa dibaato plz kusodara
@nasteexocali6436
@nasteexocali6436 5 жыл бұрын
Wey KU jiraan wll xalqadaha danbe so baxayaan inshallah
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@nasteexocali6436 plz isaar subscriber
@saharadol2022
@saharadol2022 5 жыл бұрын
Wayahay abayo
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 жыл бұрын
Hambalyo nimco yaasiin sanad guuradaadi 3aad hambalyo
@zeytuunisheekh386
@zeytuunisheekh386 5 жыл бұрын
Lkn fowziya dhar ugaliya yaakhey filimkaan unici rabnaaye waaxay qof 100.kilo surwaal xedhanaya.
@aishaabdullahi4290
@aishaabdullahi4290 5 жыл бұрын
Haa wlhi plz 😥😥😥😣😣😕
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 5 жыл бұрын
zeytuuni sheekh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk folxumo cago leh
@ismahanmohamed6123
@ismahanmohamed6123 5 жыл бұрын
Wlhi abyo been ma aadan sheegin wan unacay aniga filimka
@mubarakcayngalabokor7953
@mubarakcayngalabokor7953 5 жыл бұрын
iskaabulo ayaa ku nuursada xoolaha banaanka yaala 😂😂😂
@issybrosm5810
@issybrosm5810 5 жыл бұрын
Absolutely,,, she need better outfits
@amaldheyman8993
@amaldheyman8993 5 жыл бұрын
Mnshlh Mnshlh walakey Sxbkey abukar mhdi ilah ha ku xfido adiga iyo familkaga thank you Dhaman AsxabteydA filimka jileyso wan idin jclhy dhmntin wan idin xisey fiyowi igu nolada waligin
@shugrimohamed4647
@shugrimohamed4647 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi abowe mahad sanid fadhigaa ku fiirsanooyaa wlhi Thanks 🙏 Adiga Taem kaaga ❤️❤️🥰😍😍🌍🙏🙏🙏❤️💋
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Adigaa mudan Walaal nooloow
@shugrimohamed4647
@shugrimohamed4647 5 жыл бұрын
Abukar Mahdi wllo su aaal Romeo asaga naaag walba Ma dabcaa walee raga qaar saasbaa jira balo idinku dhacdey dheh asaga maaha wuu jilooyaaa habarka waa raga saneeya ROmeo waa xariif soo jawan hhhh igu salaan
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@shugrimohamed4647 plz isaar subscriber
@shugrimohamed4647
@shugrimohamed4647 5 жыл бұрын
laqanyo love Channel hye abowe
@sagaleeymohamed6645
@sagaleeymohamed6645 5 жыл бұрын
Isoo duceeya walalahy in ilahay i hadeeyp
@saaadanuur7916
@saaadanuur7916 5 жыл бұрын
Naaguhu iyakaa cadaw isku ah bal u fiirso Nimco yazin ayey ku fiifeen hno ordoo ilaahy wax kheyrleh oo u hambalyeeya bisinka Sannad guuro wcn 😍
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 5 жыл бұрын
mnta mcn iyo dherer kaaly iska arag 1 hour aysocotay thnks dhaman inta isku hawshay
@sumyoasalaad9918
@sumyoasalaad9918 5 жыл бұрын
asbaro xabdisa wey iga qosliyeen wlhi kulahaa habar fadhidaa Lagdin la fudud
@fadumomohamed1691
@fadumomohamed1691 5 жыл бұрын
Waan idin salaamaa reer kaaf iyo kala dheeri waxaan ahay taageerayaashina degmada waaciye somalia
@Mudan-
@Mudan- 5 жыл бұрын
Abukar mahdi waad mahaad santahay hunno
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Muunyo nin degan Weeye maashallah
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 жыл бұрын
Waaaaw nimco yasin iska jecelahy wlhy❤💋😍😍😍😍
@aragsanaragsanmohamed7085
@aragsanaragsanmohamed7085 5 жыл бұрын
Alla caawa wn soo daahay ciil badanaa jacliyoo maamo faynuus romiyow iney daba dhigato intii jacal like ta igu hur gufa
@xanaanqurux3877
@xanaanqurux3877 5 жыл бұрын
manch alaah waalayaal muraad ayaan leehay ee waalayaal inuu ilahay ii fudaydiyo ee waalayaal isoo duceeya plz plz
@sagal7686
@sagal7686 5 жыл бұрын
allah ha kuu fududay walaal muraadkaga oo macsi lahayn
@dahraanhassan7540
@dahraanhassan7540 5 жыл бұрын
xanaan Qurux abayo Alaha ku sahlo muraadkaga
@zeytuunmr7752
@zeytuunmr7752 5 жыл бұрын
Alaha ha ku fududeeyo muraadkaga mcnto
@xanaanqurux3877
@xanaanqurux3877 5 жыл бұрын
Aamiin walaal
@warishussein1675
@warishussein1675 5 жыл бұрын
Allaha ku fududeyo hadu qeer kugu jiro huuno
@mariamahmed5173
@mariamahmed5173 5 жыл бұрын
meesha dhan waxaa ugu shactaro badan aasbaro
@hayathaji6805
@hayathaji6805 5 жыл бұрын
cawada qofkii labaad baan ahay kaalay iska arag ❤ like hadaa iga danbeyso 👉
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 жыл бұрын
Xbbtii subscribe igu caawi plz
@amaljama1124
@amaljama1124 5 жыл бұрын
Nice musalsal si fican looga soo shaqeyey thanks
@diyaaqofficial
@diyaaqofficial 5 жыл бұрын
Sanad guura wacan habo nimco yasiin inta ku farax san sanad gurada nimco yasiin plz subscribe i sara
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Run run me isku qabaan ne abyo
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheeri filim cilmi badan ximbaarsan wlh alle ha u naxriisto cawke
@fadumpsheikh5925
@fadumpsheikh5925 5 жыл бұрын
Waryaa Somali ahaaay like isara
@ahmedgele2046
@ahmedgele2046 5 жыл бұрын
Maashalah @abuukar Mahdi I never forget you wlhi filmaanti ad sooduubi jirty kaaf iyo kla dheri mid kashidan lama arag
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 5 жыл бұрын
Owsalaxow like le maxa iga baqileysin😂 igu dhifta noh
@haliimaali6644
@haliimaali6644 5 жыл бұрын
owsaalaxan aqiinaa.aabaay
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 5 жыл бұрын
haliima ali Ha abay ki wstar waye kokale ma jiro😍
@mumtazahmed6553
@mumtazahmed6553 5 жыл бұрын
Amira Ali
@haliimaali6644
@haliimaali6644 5 жыл бұрын
300k like aad mudan thy💋💋💋💋❣❣❣❣✍💯
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@haliimaali6644 plz isaar subscriber
@user-he1je7ip1f
@user-he1je7ip1f 5 жыл бұрын
Asparoj waa mash hadka ugu qosolka badan waan idin salaamayaa abuukar Mahdi iyo asparo thanks
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 5 жыл бұрын
Jacaylku kuma xirna waqti gaar ah iyo dhalinyaranimada hawaaro caashaqa #Nimcoyaasiin iyo #saygeeda isku waara farxad kuwada noolada
@Sucaadlifestyle
@Sucaadlifestyle 5 жыл бұрын
Waa markii ugu horeysay oo aan first noqday
@samiiramohamed6605
@samiiramohamed6605 5 жыл бұрын
Inta filinkan kuxiran like isaara
KAAF IYO KALA DHEERI PART 12  FULL HD 2019
56:01
Abukar Mahdi
Рет қаралды 529 М.
XUJO PART 15 FULL HD 2020
1:00:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 38 МЛН
dhoof jacayl
1:20
Asadmoh
Рет қаралды 4,2 М.
KAAF QALADAADKA PART 1 HD
18:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 412 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 9 FULL HD 2019
52:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 459 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 11 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 13 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 13 SAX FULL HD 2019
51:09
Abukar Mahdi
Рет қаралды 595 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН